$500 ka Samee Tiktok Bilkasta Adigoon Wajigaaga Muujin | How To Make Money On TikTok (EASY)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Halkan Ka Gado Tiktok Account wa.me/+2526177...
    $500 ka Samee Tiktok Bilkasta Adigoon Wajigaaga Muujin | How To Make Money On TikTok (EASY)
    ✔️ Kusoo Biir Telegram Channel-ka: t.me/Omarroshid
    ✔️ You can Contact us Here:
    ► WhatsApp: wa.link/wtw90d
    ► Instagram: / omarroshid
    ► Email: engroshid@gmail.com
    ► www.tanaadonli...

ความคิดเห็น • 109

  • @Omarroshid
    @Omarroshid  13 วันที่ผ่านมา +9

    Halkan Ka Gado Tiktok Account wa.me/+252617773919

    • @Editorfaazi
      @Editorfaazi 13 วันที่ผ่านมา +1

      Waxan anigabo vpn ku sameeyey nio😂

    • @MahadHusein-o3d
      @MahadHusein-o3d 13 วันที่ผ่านมา

      Ustad channelka semtick ma adiga iska leh

    • @Semtikdigital
      @Semtikdigital 13 วันที่ผ่านมา

      @@MahadHusein-o3dsxb mohaz online iyo semtik isku shirkad lee waaye

    • @Abdulaahiabdirashiid-nx4ws
      @Abdulaahiabdirashiid-nx4ws 13 วันที่ผ่านมา

      Ustaad Omar TH-cam ka ma la soo dhigi karaa Animation ka codka AI GA SOO LA ISKUMA QABSANAYO TH-cam KA🤔

    • @SuhybMxmd
      @SuhybMxmd 12 วันที่ผ่านมา

      FLIPS KAWARN HADA ZO GALIYO ZX MIYA

  • @Nureditsofficial
    @Nureditsofficial 14 วันที่ผ่านมา +11

    Waan kaa hayaa Ustaad Inbadan Ku sugayay

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  14 วันที่ผ่านมา +3

      mahadsanid walaal

    • @Nureditsofficial
      @Nureditsofficial 14 วันที่ผ่านมา

      ​@@OmarroshidAdaa mudan Ustad

  • @amiincox6206
    @amiincox6206 11 วันที่ผ่านมา +1

    Thank you so much Mr Omar Roshid muuqaaladaada aad baan ugu raaxaysta waxaan ka codsanayaa qaabka cod nadiifa loo duubo loona hagaajiyo inaad soo samaysid wax kasta waad na bartay oo kale.
    Waa codsi muhiim ah oo ka dhiman dhalinyarada doonaysa inay sameeyaan content creation

  • @Semtikdigital
    @Semtikdigital 13 วันที่ผ่านมา +7

    Dadka jecel in ay Income ka sameyan internet tiktok waa halka ugu fudud✅️

    • @Abdulaahiabdirashiid-nx4ws
      @Abdulaahiabdirashiid-nx4ws 13 วันที่ผ่านมา

      Muuqaalada Ai ga intsgramka lacag malagaga samayn karaa

    • @AbdulkhaaliqQeybdiid
      @AbdulkhaaliqQeybdiid 12 วันที่ผ่านมา

      Zxb xagee kaala soo xiriiraa

    • @Semtikdigital
      @Semtikdigital 11 วันที่ผ่านมา

      @@AbdulkhaaliqQeybdiid commentiga pin ka saaran ee ugu horeeya wll

    • @Quranic_56
      @Quranic_56 10 วันที่ผ่านมา

      Waa xqiiq ilahay hano fududeyo

  • @cumarshow3348
    @cumarshow3348 7 วันที่ผ่านมา +2

    Tiktok lcg fcn lagama sameeye asxbey yaa waqti kulumin ana 300k heesto wlhi halka video 1$ cml kasameya 200k views muqaal ah fb iyo youtube ku dadaala

    • @Anasmarmahamud
      @Anasmarmahamud 4 วันที่ผ่านมา

      Zhp maxa kugu qoran runta isheg ani South Africa joga

  • @BarakoTrading
    @BarakoTrading 13 วันที่ผ่านมา

    Ustaad waa ku mahadsan tahay mar kasta fursadaha aad nala wadaagto, kartoon kaasta aad iyo aad ayaa loogu baahan yahay ee muuqaal inooka soo samee. mahadsanid

  • @QisooyinKannal
    @QisooyinKannal 13 วันที่ผ่านมา +1

    Soo koobid
    1: samayso Tiktok akoon lacag u furan tahy waliba wadamada lacagta laga ogol yahu lagaaga soo sameeyay
    2: Dooro hal mowduuc kaliya isaga joogtee guul ayaad ka gaari doontaa
    guulayso 💸🙏

    • @Semtikdigital
      @Semtikdigital 13 วันที่ผ่านมา

      waa intaas 🎉

    • @SuhybMxmd
      @SuhybMxmd 12 วันที่ผ่านมา

      ZXP HADHOWTE ZIDE LACAGTA UGALA PXA

  • @JilleyAliIbrahim
    @JilleyAliIbrahim 13 วันที่ผ่านมา

    Thanks for your helpful without financial issues dear teacher ge happy wherever you are. 😊😊

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 6 วันที่ผ่านมา

    Cartoon animation waanu u baahanahay sida loo sameeyo jaalle ee inoo soo sameey barnaamijkasi inshallaha

  • @Hayirproduction
    @Hayirproduction 14 วันที่ผ่านมา +1

    Ustaad waan ubaahanahay inaa sameyo ayaan diyaar u ahay ee innosoo sameey.

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  14 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid walaal

  • @JilleyAliIbrahim
    @JilleyAliIbrahim 13 วันที่ผ่านมา +1

    before i pay the account creator i must practice the editing very well, thanks.

  • @Cristiano-q5v
    @Cristiano-q5v 13 วันที่ผ่านมา +2

    I know how to make account of creator rewards program

  • @taalokale7098
    @taalokale7098 13 วันที่ผ่านมา +1

    Sxb carton animation muuqal kasoosamee wlhi sidan ugu farxay markaa tiri isoo weydiiya aan soosameye soosame please and please

  • @NasradiinOmar
    @NasradiinOmar 13 วันที่ผ่านมา

    Asc zhp waxaad muuqaalka soosameysaa sida google adds loosameeyo

  • @salmanabdisalam-g4v
    @salmanabdisalam-g4v 13 วันที่ผ่านมา

    wll omar wnx kudhahay wxn malin ksta wakhtiga ad galinayso e ad noshegayso adi lcg mka samysay mise wa tijabinaysaa

  • @APDHALAAli
    @APDHALAAli 8 วันที่ผ่านมา

    Ka soo sameey

  • @maanka_7
    @maanka_7 11 วันที่ผ่านมา

    Ciwan lacagta ufuran tahay waa samen karaa, balse waxad nala wadaagta sidee views badan waliba dad somalia jooga oo kale ku heli karaa, badana marka ciwan lacagta ufuran yahay samesid location kana badashid marka muqal soo dhigtid dad badan ma arkayan, ciwan caadi ah ado somalia joga hada iska samesid oo muqal dhigtid markiba waxa laga yaaba in million ay dawato marka sidaso kale midka lacagta ufuranthyna sidee views sidas ubadan ku heli karaa

  • @rahimalbabofficial859
    @rahimalbabofficial859 13 วันที่ผ่านมา

    Zhp waxa rabaa inaa iga cawiso❤

  • @SuhaybSaajid-b4f
    @SuhaybSaajid-b4f 8 วันที่ผ่านมา

    USTAAD su.aal ayaan qabaa Pinterest sidee video loogala degaa adoo raaliya ❤❤

    • @princeguleidofficial2173
      @princeguleidofficial2173 7 วันที่ผ่านมา

      Vidmate sticmaal share kasoo dheh Pinterest to Vidmate

    • @bycfitnessboy4598
      @bycfitnessboy4598 5 วันที่ผ่านมา

      linkga video ga copyee deto goggle ka kuqor pinterst video download online halka ku best gare linkiga oo kalasodag

  • @Alasow-f5h
    @Alasow-f5h 14 วันที่ผ่านมา

    Zxb sida loo sameyo kartoon
    Noosogili❤

  • @jawharmuse9617
    @jawharmuse9617 13 วันที่ผ่านมา

    Ustaad thank you if you can make video carton animilanation?

  • @yaasirsaed
    @yaasirsaed 10 วันที่ผ่านมา

    Sxp appka kartoonka lagu sameeyo no soo same sxp ❤❤❤😮😂

  • @Mustafe-c3q
    @Mustafe-c3q 10 วันที่ผ่านมา

    Zxp cartoon animation so diyari lkn mobile 📱 kaso dhig

  • @faysalyuusuf1302
    @faysalyuusuf1302 5 วันที่ผ่านมา

    Ustaadow tiktok account kayga waxaa ku xiran 28.8K followers ma ku xiran karaa ?
    Plz iisoo jwb adoo mahadsan

  • @Shamuure.......12601
    @Shamuure.......12601 13 วันที่ผ่านมา

    Ustad ma lay gu wada waree jinayaa sherciyada tiktok ta😊

  • @A.maalik.
    @A.maalik. 13 วันที่ผ่านมา

    TH-cam video kasoo dajiyay dhikaa sharudaha followers le idhiman checknaccount dhahay dhahay 15 le lika calamadey ugu yarana 50 ku jirta kwrn zxb maku wada oo maka war suga copyrightna malahn video iska ilaliya answer me

  • @Hayirproduction
    @Hayirproduction 14 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid ustad.

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  14 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid walaal

  • @wardiMuktar8922
    @wardiMuktar8922 13 วันที่ผ่านมา

    Hhhhhhh omer waad iga qoslisay please hadaad dhahdo hhhh

  • @gooxfamilyofficial5991
    @gooxfamilyofficial5991 13 วันที่ผ่านมา

    Hadii France layga so sameyo
    Xagan maka geli kra mise VPN layga raba Ustaad

  • @UgbaadXasan-th3cw
    @UgbaadXasan-th3cw 13 วันที่ผ่านมา

    muuqaalka samee sida loo barto video aditor wallo😢❤🎉

    • @A.maalik.
      @A.maalik. 13 วันที่ผ่านมา

      Walaka cawina abayo

  • @Oldlegend22
    @Oldlegend22 13 วันที่ผ่านมา

    Sxb ani wa ifuran yahe untied kingdom lkinse 10kun magari karo

  • @Salahquiz10
    @Salahquiz10 13 วันที่ผ่านมา +5

    Cartoon animation

  • @queen1045
    @queen1045 13 วันที่ผ่านมา

    codka qofka aad soo dagsatay iyo script inay islahaadaan miyaa laga rabaa wll ?

  • @A.maalik.
    @A.maalik. 13 วันที่ผ่านมา

    QOfkii ubahan tktk lacagta ufuran tahay nala so xariri

  • @mursalmaxamed3287
    @mursalmaxamed3287 13 วันที่ผ่านมา

    Muuqaal ka soo samey kartoon ai

  • @AabeYare
    @AabeYare 12 วันที่ผ่านมา

    Animation soo samee

  • @user-nn1ir7qb4d
    @user-nn1ir7qb4d 12 วันที่ผ่านมา

    Asc bro I wanna contact u personally. So, how can I do ?
    Thnaks

  • @Qisomedia20
    @Qisomedia20 13 วันที่ผ่านมา +1

    Xage ka hela mohazkan walal an radiye

  • @Moh_media45
    @Moh_media45 11 วันที่ผ่านมา

    Ok pro ❤

  • @HANAD4
    @HANAD4 10 วันที่ผ่านมา

    Sxb sidee u sa meyaa

  • @Salahquiz10
    @Salahquiz10 13 วันที่ผ่านมา

    Tiktok peta program in badan sugayey mahadsanid
    Macduuca xiga cartoon animation sxp

  • @Moustapha97
    @Moustapha97 14 วันที่ผ่านมา

    Thanks bro

  • @XasanBadri-l6m
    @XasanBadri-l6m 11 วันที่ผ่านมา

    please zxp kaso same Ana ubaahan😢

  • @Shugri498
    @Shugri498 13 วันที่ผ่านมา

    Cartoon sida loo sameeyo noosoo gLi

  • @Mohamed_iftiimiye04
    @Mohamed_iftiimiye04 วันที่ผ่านมา

    Waxaan ubaahanahay sida loo baxsado lacagta mar horaan sameystay

    • @sakariyecabdi3865
      @sakariyecabdi3865 วันที่ผ่านมา

      Wr wll halkeen kala soo xadhiidhaa inaad I caawiso rabaaye

  • @cabdulahisahal
    @cabdulahisahal 12 วันที่ผ่านมา

    Zxp iso dir

  • @natureandmotivationofficia3454
    @natureandmotivationofficia3454 13 วันที่ผ่านมา

    TH-cam ayaa igu leh lacag ku xidho ma ila Xalin kartaa

  • @ابوعبدالله-و1
    @ابوعبدالله-و1 13 วันที่ผ่านมา

    Ustaad aaway scribt

  • @Adesh-zs2pj
    @Adesh-zs2pj 10 วันที่ผ่านมา

    How bro

  • @mohameddeeq7578
    @mohameddeeq7578 13 วันที่ผ่านมา

    Cartoon animation pro sidee loosameeyaa

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 13 วันที่ผ่านมา

    Ninkan hadalka goygiynaya maba ladhaha Ankara

  • @FaysalKoosaar
    @FaysalKoosaar 13 วันที่ผ่านมา

    Wakhti kuma Xidha

  • @Xaajiwarfaa
    @Xaajiwarfaa 13 วันที่ผ่านมา

    Kkk ka samee Aqoon kale maleh miyaa kkk

  • @gooxfamilyofficial5991
    @gooxfamilyofficial5991 13 วันที่ผ่านมา

    Cartoon nogu xigsi muqaalka Ustaad

  • @CabdishakuurAshkii
    @CabdishakuurAshkii 11 วันที่ผ่านมา

    Pro cartoon animation

  • @CabdulaahiMaxamedcabdi-cs2ov
    @CabdulaahiMaxamedcabdi-cs2ov 13 วันที่ผ่านมา

    Kasoohadal kartoon ani mentions

  • @tigert-lh9wt
    @tigert-lh9wt 13 วันที่ผ่านมา

    Animation please

  • @AbdihaliimHassanAbdalla
    @AbdihaliimHassanAbdalla 13 วันที่ผ่านมา

    Alx vpn ayan kusameyay bishii 2ad ee xarir ah ayey iso dirayaan lcg qofkii hal abur kusumyn kara wixi hore ujiray xitaa Waka qadeyn karaa

    • @user-yw4xv6er9l
      @user-yw4xv6er9l 13 วันที่ผ่านมา

      Lpx igacaawi aniga sidaad usameysatey, se lacagta ma labaxdey

    • @AbAkArC
      @AbAkArC 10 วันที่ผ่านมา

      😂 been waynaa

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 13 วันที่ผ่านมา

    Why aad sidaas ugu hadleysa hadalka ujarjareysaa acudubillah go go go ma quruxbuumodey war caadi uhadal halagufahme

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 12 วันที่ผ่านมา

    Ado somalia jooga

  • @Khaire.10
    @Khaire.10 14 วันที่ผ่านมา

    Tiktok gayga 50k ayu marayaa viyuus kiisuna cirkii galaa lkn lacag kama sameyo talo isii sxp

    • @SuhybMxmd
      @SuhybMxmd 12 วันที่ผ่านมา

      ZXP ACCOUNT LCG U FURN TAHYLE IZKA FURO

  • @ayaankeyf8361
    @ayaankeyf8361 13 วันที่ผ่านมา

    Waan Rabaa wall

  • @DHAY_GEEL1
    @DHAY_GEEL1 13 วันที่ผ่านมา

    Wlhi waan ka iibsaday lkn wali lacag kama samaynin😢

    • @QisooyinKannal
      @QisooyinKannal 13 วันที่ผ่านมา

      Soo koobid
      1: samayso Tiktok akoon lacag u furan tahy waliba wadamada lacagta laga ogol yahu lagaaga soo sameeyay
      2: Dooro hal mowduuc kaliya isaga joogtee guul ayaad ka gaari doontaa
      guulayso 💸🙏

  • @Razzzedits
    @Razzzedits 13 วันที่ผ่านมา

    carton animetion sida lo sameyo nOso kali pls

  • @Shamuure.......12601
    @Shamuure.......12601 13 วันที่ผ่านมา

    Daacad ma yihiin ragan laga iib sanayo ustaad

    • @Gaza_news1
      @Gaza_news1 13 วันที่ผ่านมา

      Sida loo sameeyo ciwaan tiktok lacag laga sameeyo way fududay nio

  • @xaaji15
    @xaaji15 13 วันที่ผ่านมา

    Cartoon animation 👌

  • @Kariye_24
    @Kariye_24 13 วันที่ผ่านมา

    sxb carton animation kasohadal

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia 13 วันที่ผ่านมา

    Wllo whtup ka aya sms idin sodhigay iga eega

  • @Khaire.10
    @Khaire.10 14 วันที่ผ่านมา

    Muuqaalkan waan daawaday Lkn wax faaido ah kama helin title ka iyo isma laha muqaalku 😡😡

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  14 วันที่ผ่านมา

      walaal fican udaawo muuqaalka, mahadsanid

    • @QisooyinKannal
      @QisooyinKannal 13 วันที่ผ่านมา

      Soo koobid
      1: samayso Tiktok akoon lacag u furan tahy waliba wadamada lacagta laga ogol yahu lagaaga soo sameeyay
      2: Dooro hal mowduuc kaliya isaga joogtee guul ayaad ka gaari doontaa
      guulayso 💸🙏

  • @CabdikhadarCumar-y4m
    @CabdikhadarCumar-y4m 13 วันที่ผ่านมา

    Asc numbarka tly

  • @cabdulahicarab9153
    @cabdulahicarab9153 13 วันที่ผ่านมา

    Ok carton animation

  • @ANYPODCASTS
    @ANYPODCASTS 13 วันที่ผ่านมา

    Zxb

  • @Akrim47
    @Akrim47 13 วันที่ผ่านมา

    Fadlan cartoon animation ka sida lo sameyo ayaan i bahanahay video ka so samee pleas

  • @MAAWEELOSHEEKO
    @MAAWEELOSHEEKO 13 วันที่ผ่านมา +2

    Cartoon animation

  • @KhaalidMaxamed-hc7et
    @KhaalidMaxamed-hc7et 13 วันที่ผ่านมา

    Cartoon animation

  • @AbdullahAbdi-ie5dz
    @AbdullahAbdi-ie5dz 13 วันที่ผ่านมา

    Cartoon animation