Albaabada Is-baddelka I - Mubarak Hadi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 163

  • @mohamedhanuuniye8859
    @mohamedhanuuniye8859 ปีที่แล้ว +80

    ISBADELKA
    1. Hadii aad aragtid mashaalill/problems kugu soolaalaabanaya, mar wax ka badan aad la kulantid isla xaaladii hore oo kale waxaad u baahantahay isbadel.
    2. Hadii nolashaadu routine keedu uu isku mid yahay, galab kii, subixii iyo habeen kii aaysan wax faa’ido ah kusoo galin oo aay fadhiid iska tahay waxaad u baahantahay isbadel.
    3. Hadii aad iska weeydo macnaha nolasha, oo xiisihii nolasha iyo rabitaan kii nolasha wax baaris ama akhris aad weeydo oo aad qaban weeyso waxaad u baahantahay isbadel.
    4. Hadii shaqo aan shaqadaadii ahayn qabatid, oo meelihii aad farxada ku dareemaysid aadan hayn sida cibaadadaadii ama shaqadii aad qaban jirtay waa meesha soomaalidu ka dhahaane”hebel shaqadiisii shaqo aaan ahayn buu hayaa)
    5. Hadii uu ay badato marmarsiyahaaga iyo cudur-daaradaada, waxaa dhacaysa in aad gaarto heer ay aad sii diyaar marmarsiyihii aad sheegi lahayd marka hoowl kuu balansanayd aadan qaban.
    Albaabada isbadelka
    1. Meelaha aay dhibtaadu ka imaanayso, fariiso oo qor. In aad isbadel u baahantahay waa calamaad ku tusinaysa in aad is badel u baahantahay. Marka xali arinkaas.
    2. Albaabka yool dhigashada(goal setting) marka aad dhibtaada qortid waa in aad sameeysaa yool dhigasho, marka aad hoowsha bilaabaysid, xiliga aad dhamaynaysid, wax yaabaha aad u baahantahay si aad hoowshaas u qabayid. Isbadel ku si aan ogaal ahayn buu u dhacaa, laakiin si aad u samaysid waxaad u baahan tahay in aad baratid oo koorsooyin aad u qaadatid.
    3. Albaabka isbedelka waa WAQTIGA, waqtigu waxa uu kamid yahay albaabada ugu waa wayn, cabaar kii ku dhaafay waa cad kaa go’an. Qofkasta waxuu haystaa 24 saac maalintiisa laakiin waxa aay kula duwanyihiin sida looga faa’idaysto waqtigaas.
    4. Bay’ada waa albaab kale oo aad ka gali karto isbadel ka, saaxiibadaada iyo dadka kugu hareeraysan waxa aay ka mid noqon karaan horsocdkaga iyo hagaaskaaga, sidaas daraadeed iska hagaaji, mana ahan ba’ado sida aad u fahantay ee suud ka xirto iyo diyaarado la raaco. Shanta qof ama dadka kugu hareeysan average kooda ayaad tahay, dadka sida aay kuu arkaan ayaad adina isku sii aragtaa. Raadso akhyaar aad isku ahdaaf tihiin sidaad wax u arkaysid aad u aragto ama kasii wanaagsan
    5. Midka u danbeeya waa caadooyinka yaryar(atomic habits) hadii maalintii aad hal page akhrisid waxay noqonaysaa wax badan, sidoo kale hadii aad maalintii socotid 30 daqiiqo waxa ay saameeyn ku yeelanaysaa caafimaadkaaga, cuntada aad cunaysid waxaa kaa yaraanaya macaanka.
    Ugu danbeeyntii waxaa jira laba nooc oo isbadel ah mid qofka ku dhaca oo si ogaal la’aan ah ugu dhaca iyo mid qofku sameeyo oo u baahan qorshayn, aqoon, go’aan iyo joogtayn.
    Mar hadaan isbadelka la hurayn tan danbe ayaan naftayda iyo tiinaba idinku dardaarmayaa.
    Qoraalkaan waa fahamkayga iyo waxa aan ka qoray mowduuca ustaad ka, waxii aan saxay Alle ayaa ku mahadsan. Sidoo kale ustaadka oo moowduucaan noosoo gudbiyay.
    Mahadsanid ustaad abuukar. 17:48

  • @yusufhuseinyusufdaad9607
    @yusufhuseinyusufdaad9607 ปีที่แล้ว +9

    Ustaad fikrad ban raba in aan kula wadaago.
    Ustaad waxd no samysa podcast aad xogo badan aad noogu so gudbiso weliba gaar ahaan wacyiga qofka iyo dareenadiisa ❤

  • @Mohamud_shibile
    @Mohamud_shibile ปีที่แล้ว +10

    Ustaad Mubrak dhabtii hadal walba aad nala wadaagto iyo xigmad walba wuxuu nooga qiima badan yahay dheeman iyo luul rabbi hku barakeeyo cilmiga iyo garashadana hakuu siyaadiyo.
    Mahadsanid ustaad.

  • @Ducaysane-to1qv
    @Ducaysane-to1qv ปีที่แล้ว +26

    Frist person😊

    • @dr.hussienhajiomer6553
      @dr.hussienhajiomer6553 ปีที่แล้ว

      Not sense!
      First understander!.

    • @HayatInspiration
      @HayatInspiration ปีที่แล้ว +1

      @@dr.hussienhajiomer6553yygyyygy

    • @Guuleedagaabeeye
      @Guuleedagaabeeye ปีที่แล้ว

      @Dr. Hussein haji Omer not sense!
      The first person who applies it in his life makes sense. 🤌

  • @abdiwahaabhassan5636
    @abdiwahaabhassan5636 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah macalin mubrak hadi 2019 kugu soo biiray anigo nairobi jogo ila hada waan kugu xeranahay dhirigilintada waa dhaqaajisay riyooyin badan lahaa anigo niyad jabsan kugu soo biiray alhamdulilah nolosheyd wey is badashay dalka ku noqday gaar kismayo mashruuceyga waan fuliyay jazakallah macalin long life

  • @yuniscabdirihman1211
    @yuniscabdirihman1211 ปีที่แล้ว +6

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد، كما صليت على إبراهيم، وعلى آل إبراهيم، إنك حميد مجيد، اللهم بارك على محمد، وعلى آل محمد، كما باركت على إبراهيم، وعلى آل إبراهيم، إنك حميد مجيد

  • @kanleemahoowaakusiina9004
    @kanleemahoowaakusiina9004 ปีที่แล้ว +6

    After long time come back i am so happy to see you 😊

  • @verygoodboy5724
    @verygoodboy5724 ปีที่แล้ว +14

    Hi there i am so happy to see you again i would appreciate if you would consistently upload such videos which motivate us to read more books

  • @powerfulldua647
    @powerfulldua647 ปีที่แล้ว +2

    Mufakir+cilmi baadhe= aqoonyahan mubarik hadi
    Alle cilmiga caqliga maalka iyo ubadkaba hakuu barakeeyo
    Markasta ood naga maqantahay waxan ogahay kutub badan inaad soo akhriyayso oo aad markaa anaga noo faaidaynayso
    markasta oo aqooni kuu korodho anagana way noo korodhay waayo nin bulshadiisa anfacaya wax kusoo celiya tahay
    Bulshadana waa bulsho duntay oo u baahan dad badan oo adiga oo kale ah lkn nasiib daro kaalintii uu lahaa aqoonyahanka soomaliyed way dayaceen ee ahayd toosinta iyo wax u sheega bulshada marka laga reebo dad yar oo Alle barakeeyay ood kow ka tahay ustaad❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ceelqooxlemedia110
    @ceelqooxlemedia110 3 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah ustaad Allah hakuu xifdiyo ❤❤

  • @BAASHExuseenyuusuf267
    @BAASHExuseenyuusuf267 ปีที่แล้ว +3

    Aad baad u mahadsantahay ustaad mubaarak waan Note 📝 Garaystay Runtii aqoonta Alle hakuu Barakeeyo.

  • @Cirguje2023
    @Cirguje2023 ปีที่แล้ว +3

    Baryahan muuqaal maad soodhigin walaahi maalmo badan baan soo booqday bal inaad muuqaal soo dhigtay. Saas oo dhan hanooga raagin ustaad qof muntafaca ayaad tahaye

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 ปีที่แล้ว +1

    23sano ka hor ayaan isbedel waajib igu ah isoo maray LAAKIIN waxa is iri samir ku xali hada oo 2023 lagu jiro ayaan dareemaa inaan wali is bedel u baahanahay LAAKIIN Ma awoodo.

  • @munamohamed5989
    @munamohamed5989 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ustad allah ku xifdiyo ustad ku dayasho mudan

  • @Farxiya-k8v
    @Farxiya-k8v 6 หลายเดือนก่อน

    Mash Allah Allah ❤❤❤

  • @ruqiaali5716
    @ruqiaali5716 ปีที่แล้ว +1

    Ustaadunaa😍

  • @abdirashkhalifa8967
    @abdirashkhalifa8967 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ustaad welcome back mufakir

  • @baxnaancabdi1080
    @baxnaancabdi1080 ปีที่แล้ว

    ustaadi Allaha kusharfo

  • @hayaathabiib9608
    @hayaathabiib9608 ปีที่แล้ว

    Meeshaad marasydit Quruxdeeda iyo Wacdigada waxay ii sheegayan inaan Isbedel deg deg ah u baahanahay.
    Illaahow ii fudududeey❤❤❤❤

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว +14

    My favourite teacher Mubarik Haadi..Allah kubarakeeyo aduun &aakhiraba ustaadii dhiiri-galintadu ma aha kaliya mid Qalbiga taaban ee waa mid muuqal ahaan qofka u badalin noloshiisa👏👏

  • @khaalidnuur1960
    @khaalidnuur1960 ปีที่แล้ว +4

    12/05/2023 jimce 2:27 duhurnimo 🎉Masha Allah aad yaad umahadasanthy udtaad Mubarak waxaan rajaynayaa inaan ku dhaqmi doono qodobadan oo runtii aan aad ugu baahna madaama jimce Kastaa aan gaadho goaan ah inaan isbadalo hadana aan Wali halkii aan taaganahay runtii video Gan wax badan ayaan ka fahmay qaabka isbadalku
    Waana cilmi ii kordhay Axld insha Allha waxaa illahay ka rajaynayaa inuu igu hirgaliyo isbadal wngsn oo waxtar Leh Ameen ❤

  • @maryamahmed2237
    @maryamahmed2237 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wl welcome back wakafaiidi jirtay please noo joogte taloyinka waxbarsho iyo wayo aragnimo allah hku barakeeyo 🎉

  • @ladna262
    @ladna262 ปีที่แล้ว +5

    Asc ustaad Mubarak aad baan miducan ugu baahnaa thank you very much ilahay cimriga cafimaadka iyo cilmigaba hakuu barakeeyo

  • @ahmedkasim5769
    @ahmedkasim5769 ปีที่แล้ว

    Mhdsanid ustaad❤

  • @ayanhassan3918
    @ayanhassan3918 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allha wllo qali guulaso insha allha

  • @HasanMohamud-ix1eb
    @HasanMohamud-ix1eb ปีที่แล้ว

    الله يرزقك الجنه ❤

  • @HooyoHideaiyoDhaqan
    @HooyoHideaiyoDhaqan ปีที่แล้ว +3

    Mashalah sheekh Mubarik noo soo bad a talooyinka walaal ❤

  • @abdielmi6419
    @abdielmi6419 ปีที่แล้ว

    Aqoonyahan Mubarik waaan ku salaamay.

  • @cumarmoumin9103
    @cumarmoumin9103 ปีที่แล้ว

    Our leader soo laabasho wacan ustaadii

  • @sacdiyomaxamed2170
    @sacdiyomaxamed2170 ปีที่แล้ว

    😮ماشاءالله

  • @fartunmuridi2782
    @fartunmuridi2782 ปีที่แล้ว

    وعليكم السلام ورحمة الله mahadsanid

  • @yusufabubakar3112
    @yusufabubakar3112 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad long time!!
    Aada baad ugu mahadsanthy so laabadkada
    جزاك الله خيرا

  • @khalidjamac1359
    @khalidjamac1359 ปีที่แล้ว

    شرا اخي❤

  • @abdikani4376
    @abdikani4376 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah Tabarakallah
    Ilahay haku barakeyo cilmiga iyo caqliga ilaahay dartii ayaan kuu jeclahay

  • @abdallaabdullahi5942
    @abdallaabdullahi5942 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid Ustaad waan tabay barnaamijyadaadii waxtarka leh .

  • @nadiiracadaani-el2zq
    @nadiiracadaani-el2zq ปีที่แล้ว

    Thank you Walaal

  • @nicmahayaan9972
    @nicmahayaan9972 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll Mubarik Hadi sidaad noola talisay, 3 bilood ka dib hadii alle idmo waxan kula wadaagi doonaa isbdelkayga insha allah

  • @mariamm.sheikhw1522
    @mariamm.sheikhw1522 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid ustaad, wax badan ayaan kaa faaiiday m.a. waana dhaqan galin doonaa qodobada isbadalka insha Allaah. Mahadsanid markale ustaad.

  • @SOMALIQUIZ2023
    @SOMALIQUIZ2023 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ustaad waan kuu darsanay soo noqod wanaagsan

  • @CabdiqaniQaniyo-mt9uu
    @CabdiqaniQaniyo-mt9uu ปีที่แล้ว

    Allah haku barakeeyo wll

  • @Zahruush
    @Zahruush ปีที่แล้ว

    Ustaad loo xisay ustaad mubarik🥺
    Allh ku xafido💗❤️

  • @CabdiraxmanQoys
    @CabdiraxmanQoys ปีที่แล้ว

    Very good video for those who want to change and change it for the better and change their situation it's beautiful video that will tell us which way and what way we need to change thank you

  • @ZagalZiciid-x4u
    @ZagalZiciid-x4u 11 หลายเดือนก่อน

    Jasaaka laahu khayr ustaad

  • @maxamedyare8404
    @maxamedyare8404 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad alle hakuxafido

  • @diidihassan5716
    @diidihassan5716 ปีที่แล้ว

    Jazaakallaahu khayr

  • @abdulkadirali8595
    @abdulkadirali8595 ปีที่แล้ว

    shukran ustaad mubarak hadi

  • @hamzeahmed1902
    @hamzeahmed1902 ปีที่แล้ว

    Thanks bro❤

  • @shaaficimacaane4604
    @shaaficimacaane4604 ปีที่แล้ว

    جزاك الله استادي

  • @Amifta_Salah_77
    @Amifta_Salah_77 ปีที่แล้ว

    ustaad Mubarak Hadi alle caqliga cilmiga iyo cududaba ha ku barakeeyo wax badan bn ka faaidnay ustaad

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @moussaroblehabdillahi3446
    @moussaroblehabdillahi3446 11 หลายเดือนก่อน

    جزاك جيرا استاذ مبارك

  • @yusrazulaiman2569
    @yusrazulaiman2569 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid ustaad mubarak wax badan baa kaa faaiiday ilaahy ajar hakaa siiyo❤️🤴

  • @saleebaanbashiir2756
    @saleebaanbashiir2756 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid, mudane.

  • @AhmedDirieh
    @AhmedDirieh ปีที่แล้ว +1

    Asc saxiib waaxan rabaa inaan ku waydiyo sideen isku badi karaa hadii aan dhaafin karin dhibaato cafimaad oo ii haystaa

  • @salmansamir5570
    @salmansamir5570 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad. Rabbi hakaa abaalmariyo. Lkn beryahaan waan ku weynay.

  • @ruunmariam1070
    @ruunmariam1070 ปีที่แล้ว

    Welcome back ustadh🎉

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad mubaarik

  • @sahraonline
    @sahraonline ปีที่แล้ว

    Ustaad waad mahadsantahay khayr Alle haku siiyo.

  • @واعبدربكحتييأتيكاليقين-ز8ش

    baarakallahu fiik akhi

  • @safiaduco_daahir
    @safiaduco_daahir ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @ilyaazzola.8189
    @ilyaazzola.8189 ปีที่แล้ว

    Wad mahadsan tahay wll

  • @faafintadiintaislamka114
    @faafintadiintaislamka114 ปีที่แล้ว

    M.a❤

  • @Darularqam2024
    @Darularqam2024 ปีที่แล้ว

    Usts la waayay

  • @nawaalnalka5983
    @nawaalnalka5983 ปีที่แล้ว

    Welcome back ustaad❤️

  • @muminochanel5191
    @muminochanel5191 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah brother please upload more motivational videos ❤❤❤

  • @abdiqafaarahmed2137
    @abdiqafaarahmed2137 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid teacher

  • @abdirizakmohomed1535
    @abdirizakmohomed1535 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah ustaadi

  • @NuuraAdammohd
    @NuuraAdammohd ปีที่แล้ว

    Ustaad ❤so labasho wacan

  • @carafaadabdilaahi
    @carafaadabdilaahi ปีที่แล้ว

    manzha Allah ustaad

  • @Issechannelyoutube
    @Issechannelyoutube ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad allaha ku xafido👍

  • @TheSomaliPride
    @TheSomaliPride ปีที่แล้ว

    Mashallah umada wax baa isiyaadosaa

  • @asmabintucabdikarim9301
    @asmabintucabdikarim9301 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله لاقوة الا بالله اللهم بارك عليك mahadsanid wll mubarik

  • @mkafamily6700
    @mkafamily6700 ปีที่แล้ว

    Good to see back ustaad Mubarak Hadi

  • @bilexasan699
    @bilexasan699 ปีที่แล้ว

    Shugran laka ya ustadii
    Waxa aad tahay qof ku dahsho mudan

  • @umucabdullhadimaxamuud6375
    @umucabdullhadimaxamuud6375 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا وكثر الله أمثالك

  • @maxamuudahmedcabdikadir4520
    @maxamuudahmedcabdikadir4520 ปีที่แล้ว

    Masha.Allh

  • @ruweidaabdalla5412
    @ruweidaabdalla5412 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaad

  • @واعبدربكحتييأتيكاليقين-ز8ش

    masha Allah

  • @1fil-san
    @1fil-san ปีที่แล้ว

    ربى وفقني لما تحب وترضى

  • @saidabdishire9369
    @saidabdishire9369 ปีที่แล้ว

    Thanks 👍 alot I have been trying to be a reader and make it a habit at least 2 years now but still some days am active while others not i think One day I will achieve that habit of reading Insha Allah

  • @faatimaabdiwali2403
    @faatimaabdiwali2403 ปีที่แล้ว

    we are happy to see you again ustaad

  • @Yahyemohamed607
    @Yahyemohamed607 ปีที่แล้ว

    Welcome back ustaad Waan Ku xiisnay❤️

  • @axmedwarfaa7489
    @axmedwarfaa7489 ปีที่แล้ว

    AllaH Haku xifdiyo ustaad🥰

  • @ayuubahmedsurato3937
    @ayuubahmedsurato3937 ปีที่แล้ว

    Jasakallah ustad❤️

  • @fahadmuhudiin6790
    @fahadmuhudiin6790 ปีที่แล้ว

    Thanks, teacher haadi

  • @yaxyekhabiirka125
    @yaxyekhabiirka125 ปีที่แล้ว

    Keep goin pro

  • @deqaadam400
    @deqaadam400 ปีที่แล้ว

    Thanks so much 🎉

  • @ibrahimhassan3769
    @ibrahimhassan3769 ปีที่แล้ว

    mahadsanid ustaad

  • @yaasmiinhassan7166
    @yaasmiinhassan7166 ปีที่แล้ว

    Allahuma barik wllo

  • @abdull_haji77
    @abdull_haji77 ปีที่แล้ว +3

    Ustaad mubarik mahadsanid marka hore marka xiga muuqalkan waxad uga hadashay mawduc ad muhiim u ah heystana dhalinyarada inta badan on xita anigu ku jiro abaal ad u weyn ayaynu kaga hayna sidad noo hagtay ood dariiqda saxda noo tusiday i.a waxan rajeyna aniga iyo dadka ay arimahan heysta ay isbadal sameyn donan mahadsanid mar labaad

  • @nimcobaashi5573
    @nimcobaashi5573 ปีที่แล้ว

    Mamsha allah walale mubarka ilahay ha ku xiftiyo adiga iyo walle Ayub Waxad no tihin tirka nolosheena hadaan nahay dhalinyarada

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustad ❤

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia ปีที่แล้ว

    GUULEYSO

  • @MohamedCabdinasir-ej4el
    @MohamedCabdinasir-ej4el ปีที่แล้ว

    M.a. walal. Allaha. Ku. Grabgala. Sida. Fcn. Ee aad. Nola. Wadageysid. Dhirigalinta fcn

  • @fadumocawil586
    @fadumocawil586 ปีที่แล้ว

  • @abdirizaakhassan3894
    @abdirizaakhassan3894 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

  • @liibaanmohamed9149
    @liibaanmohamed9149 ปีที่แล้ว

    Mahadzid in badan waan kaa faa idey , waa nalooga bahnyahy in lagu dabaqo nolosha isbadaladaas

  • @Faras_cade
    @Faras_cade ปีที่แล้ว

    mahadsanid

  • @sahraomar4197
    @sahraomar4197 6 หลายเดือนก่อน

    Isoo duceeya is badal baan raba hada nolosha aan ku nooloahy mid ka qurux badan

  • @abdirizakdhere04
    @abdirizakdhere04 ปีที่แล้ว +1

    Ustad you provide us incredible lesson