Faa'iidooyinka Wax Akhriska & Saan ku Bilaabay!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ก.ค. 2024
  • Muuqaalkan waxaan kusoo bandhigayaa faa'iidooyinka wax akhriska iyo buugaagti aan ku talin lahaa qof doonayo inuu afsoomaali wax ku akhriyo sidoo kalena taariikhda somalida wax ka ogaado.
    Qeybaha Muuqaalka:
    0:00 Hordhac
    0:30 Faa'iidooyinka
    8:05 Buugaagtan Akhri

ความคิดเห็น • 138

  • @umumohammed7813
    @umumohammed7813 3 ปีที่แล้ว +18

    De beste book te read is Al-Quran Al-kareem though. Thanks 🙏🏽

  • @ayaanlenur2915
    @ayaanlenur2915 3 ปีที่แล้ว +5

    wax akhrisku inuu cajiib yahay .
    waxaa caddeynaya.
    Aayaad-dii ugu horreysay ee Rabbi kuso dajiyey Nabigeenii Muxammed SCW . waxay aheeyd
    IQRA .

  • @khadarcabdiraxmaan3031
    @khadarcabdiraxmaan3031 3 ปีที่แล้ว +15

    الله يحفظك في الدارين اخي شقيق .
    جزاك الله جنة الفردوس الأعلى اخي العزيز.
    Halkaas nooga wad duruusta

  • @Tradershafi
    @Tradershafi 3 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsan tahay ustaad ❤️🙏🏽

  • @deekbashir1870
    @deekbashir1870 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll qali ❤️🙏

  • @hamseibrahim9268
    @hamseibrahim9268 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah Abdulwali khalif

  • @mohedrashed8403
    @mohedrashed8403 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ustaad adba u mahadsantey

  • @zakariyemohamudabdi962
    @zakariyemohamudabdi962 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allah Walaal Abdiwali Khalif

  • @bashiirgelle6753
    @bashiirgelle6753 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid masuul AllaH ku sharfo

  • @dhuxulyarevloges7691
    @dhuxulyarevloges7691 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll qali
    Apdiwali alle khyr haku siiyo

  • @ramlomaxamed2156
    @ramlomaxamed2156 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah walal shugrn allaha ku xafido aamin

  • @rabsholeoffcial7329
    @rabsholeoffcial7329 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad waad mahad santahay
    Qaabka wangsan aad wax nagu soo gud bisay
    Marwaliba waaxan sugeynaa vido aad nosogud bisay

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah baraka Allah, Tabaaraka Allah.

  • @abdurehmaniidle11
    @abdurehmaniidle11 3 ปีที่แล้ว

    Xafidullaah ustaad

  • @globalofficial2367
    @globalofficial2367 3 ปีที่แล้ว

    Mansha alah ale hakusiyadiyo cilmiga

  • @amiinabdirashiid8529
    @amiinabdirashiid8529 3 ปีที่แล้ว

    Shukran akhii

  • @khadiijamohamed4478
    @khadiijamohamed4478 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay haku xafido wllo

  • @saki7952
    @saki7952 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allaah sxb cilmiga iyo caqligaba illaahay hakuu siyaadiyo.
    Waa muuqaal yar oo kooban lkn dhinacyo badan taabanaya.

  • @apdallaaqil6669
    @apdallaaqil6669 2 ปีที่แล้ว

    M.a
    Keep going Wll qaali

  • @mohamedAamiin-vs5ru
    @mohamedAamiin-vs5ru 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah horo usoscswalla soona badisheekooyinka

  • @nastehafanah5805
    @nastehafanah5805 3 ปีที่แล้ว

    Muqal muhiim ah shugran wll

  • @bashiir1957
    @bashiir1957 2 ปีที่แล้ว

    Thanks my pro

  • @caliciise4891
    @caliciise4891 3 ปีที่แล้ว

    Thnks ustaad

  • @ahmedalihassan2970
    @ahmedalihassan2970 3 ปีที่แล้ว

    Thanks teacher

  • @danahedkufilanedabsan4396
    @danahedkufilanedabsan4396 3 ปีที่แล้ว

    Maanta aya ku cubahay chanelkan maanshllaah runtii aad ayaan uga faaidey baarakallah shiikh

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 ปีที่แล้ว

    Wonderful 👏 👏 👏

  • @AyaanCali-mh2xq
    @AyaanCali-mh2xq 4 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allaah Walaal thanks wax badan Ayan kaa faaiidnay

  • @jaamacxuseenyuusuf267
    @jaamacxuseenyuusuf267 3 ปีที่แล้ว +4

    *القراءة بداية تغيير الحياة*

  • @abdisamadsultaanadem9836
    @abdisamadsultaanadem9836 3 ปีที่แล้ว

    Macalin halkeen kaala soo xidhiidhnaa si aan wax badan kuu waydiino

  • @yuucadeofficial1358
    @yuucadeofficial1358 3 ปีที่แล้ว +2

    Walaahi walaalo waxaa ku riyoodey adiga oo xisaabta aad inoo fahansiiyey mashaa allaah walaalo noo wad xisaabta

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 3 ปีที่แล้ว +4

    Ustaad cabdiwali waad mahadsantahay,
    Runtii chenelkaadan waxuu kamid yahay meelaha aan usoo faaiido doonto

  • @daadir2020
    @daadir2020 3 ปีที่แล้ว

    M.a ustaad

  • @ustaadosman500
    @ustaadosman500 3 ปีที่แล้ว

    Barakallahu fik

  • @nasrajama994
    @nasrajama994 3 ปีที่แล้ว +9

    Mashaa Allah walaal buugaas tariikhdii daraawiishta waxaa qoray aabahay Aw Jaamac Cumar Ciise Allah yaraxma.waxaase cajiib ah sida videogan iigu yimid maanta subxanallah.

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  3 ปีที่แล้ว +5

      Wll aabe alle ha u naxariisto, qabrigana rabbi janno ha ooga dhigo, dhaxalka weyn ee uu inooga tagayna mid ajarkeeda qabriga u nuuriso rabbi ha ooga dhigo. waligii waa la xusi doonaa insha'allah.

    • @nasrajama994
      @nasrajama994 3 ปีที่แล้ว

      Allahumma Amiin 🤲🏽.adigana aad baan kaaga mahad celineynaa dhamaan ilma Aw jaamac meelkasta oo aan joogno dal iyo dibadba jazakallah sida sharafta leh oo aad uguxustay channelkaaga.

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  3 ปีที่แล้ว +2

      @@nasrajama994 adaa mudan wll, runti anaa ku sharfan inaan buugiisa wax ka bartay channelkana ku xusay. Ilaahay kuwi wadadiisa qaado dadkooda waxtarka ulahaana taariikhdooda qoro hana dhigo.
      Mahadsanid inbadan wll.

    • @caaqilyare3162
      @caaqilyare3162 2 ปีที่แล้ว

      @@nasrajama994 Wll aabe dhaxal buu inooga tagay xaqiiqatan lkn maanta yara wee dayacan yihiin juhdigii aabana waa sii lumayaa

    • @caaqilyare3162
      @caaqilyare3162 2 ปีที่แล้ว

      @@nasrajama994 Oo aan ula jeedo in aan laheleenin bugaagtii oo daabacan. Waxaan idin ku boorin lahaa in aad dhaxalkii aabe uu lumin oo aad soo noleysaa kana dhigtaanmid meel walba laga heli karo. Shukran

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 ปีที่แล้ว

    Xafidaka Allah

  • @naciimanuura3265
    @naciimanuura3265 3 ปีที่แล้ว

    Wllo mahadsanid

  • @khadiijamohamed4478
    @khadiijamohamed4478 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah ❣👍

  • @waawamoha5374
    @waawamoha5374 2 ปีที่แล้ว

    Thnks ustad

  • @fuaadmahamud317
    @fuaadmahamud317 3 ปีที่แล้ว +3

    Mahasanid 💯 💯 wllkeen waxaan intaas ku darilahaa haddii uu akhriskagu bato u fakari maysid dad dadka caadiga ah u fakaraan oo nin ka fikir dheer ayaad noqonaysaa wax badana sii sadalin Kara we need to read many books to our population

  • @matanebrahim9697
    @matanebrahim9697 3 ปีที่แล้ว

    Shukrn

  • @ogaalsidemedia730
    @ogaalsidemedia730 3 ปีที่แล้ว

    Thanka

  • @zakariayahye1
    @zakariayahye1 2 ปีที่แล้ว +1

    Guulayso Ustaad, wax aqrinta waa tan diinta ina farayso, waa tan ummaddaha ay ku kala tageen, waa tan jahliga ka fogeeysa, waa tan damiir iyo dadnimo lagu gaaro, waa iftiin la aan. Hanoolaato

  • @abdiosman4770
    @abdiosman4770 3 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @maanoowcabdi4421
    @maanoowcabdi4421 3 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @taabostore
    @taabostore 2 ปีที่แล้ว

    abdiwali walaal dhamaan qodobadaan waa sax! isbuuci hal buug ayaan aqriyaa mar marka qaar labo isbuuc ayee igu qaadataa! asxaabteyda markaan hadlaayo qof walibo wuxuu idhahaa waxbaan kaa bartaa markaad hadleysid! aniga waxaan jeclahay markaan buug aqriyo in aan dadka la wadaago! mahadsanid

  • @farhanalmani1772
    @farhanalmani1772 3 ปีที่แล้ว

    Mnsh allah

  • @nasroxasan6184
    @nasroxasan6184 3 ปีที่แล้ว

    ماشاءاللہ

  • @garaadabdrihamanfarah5231
    @garaadabdrihamanfarah5231 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaal ahlan wasahlan,
    Waxaan kaa codsan lahaa accoun aan kaala soo xiriiri karo inaad iiishegto,
    Mahadasid

  • @safiyocali345
    @safiyocali345 3 ปีที่แล้ว

    Mhdsnd wllke wad ino FAA'ideysay sidee wax aqriska ulaazimaaa

  • @husseinkullow9367
    @husseinkullow9367 3 ปีที่แล้ว +6

    Hada ubahantahay buugaga English ka so dagsa labdan app
    1. Light reader
    2. Anybooks
    Good luck.

  • @maxamedibraahimxuseen4638
    @maxamedibraahimxuseen4638 3 ปีที่แล้ว

    intee kaala sooxariiraa

  • @Kuusowpro
    @Kuusowpro 3 ปีที่แล้ว

    xil iskama saari jirin wax akhrinta lkn maanta wixii ka dambeeya waan u dhaar sanhy

  • @umuhaala4661
    @umuhaala4661 3 ปีที่แล้ว +1

    بارك الله فيك يا اخي
    Aniga English ayaan rabaa in aan aad ubarto mana jecli aqriska waxaan jeclahay qoraalka maxaad igu waanneysaa?

  • @iamupdyhamittupdylaahi9569
    @iamupdyhamittupdylaahi9569 3 ปีที่แล้ว

    Successful

  • @mohaxaajidahir9668
    @mohaxaajidahir9668 3 ปีที่แล้ว

    M.a pro shaqada wangsan eed no heysid kaga mhdcelinenaaa👌

  • @hadiyahali5441
    @hadiyahali5441 3 ปีที่แล้ว

    waxa aad aqrinaysaan ha noqdaan wax faaiido u leh aakharadiina iyo aduunkiina

  • @daraaso6711
    @daraaso6711 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @Liban-17
    @Liban-17 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaal qaali aad baad u mahadsan tahay intaa ka dib waxaan kaa codsanayaa casharadii Autocard ama Archicard ahaa noo soo gali adiga oo raalli ah

  • @xamzecade4338
    @xamzecade4338 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad Abdiweli waxn ahay ardayad Dhameese machad diini ah. waxn jclhy inaan barto kulyada شريعة ان لو ama Shareecada Qaanuunka marka maleedahay xirfad Marka aan Dhameyo inshllh aan wax kutari karo ama aan kushaqeyn karo?? mahdsnd

  • @coachismail7280
    @coachismail7280 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan kaa codsaneenaa ustaad inaad Audio book 📖 noo bilaawdo Even Qeyb qeyb xita nooga dhig 🧤

  • @YaxyeCabdi-vs6hx
    @YaxyeCabdi-vs6hx หลายเดือนก่อน

    Ustaad meesha aad muuqaalada kusoo duubtaa maadaa leh

  • @dhamme0
    @dhamme0 3 ปีที่แล้ว +7

    Buuga aad kuugu dhiiri gelinaya wax akhriska waxa weeye buuga layidhaa =caalamka wax akhriska

    • @rahma_h2y
      @rahma_h2y 3 ปีที่แล้ว

      Ma arabic mise english amase somali

    • @dhamme0
      @dhamme0 3 ปีที่แล้ว +1

      @@rahma_h2y waa somali

    • @rahma_h2y
      @rahma_h2y 3 ปีที่แล้ว

      @@dhamme0 waad mahadsantahay

    • @dhamme0
      @dhamme0 3 ปีที่แล้ว

      @@rahma_h2y maad u bahanty wllw

    • @rahma_h2y
      @rahma_h2y 3 ปีที่แล้ว

      @@dhamme0 اه waan rabi lahaay aqii

  • @shaqalecabdikariin1565
    @shaqalecabdikariin1565 3 ปีที่แล้ว

    استفت منك الأشياء لا سمعتها بعد

  • @caliciise4891
    @caliciise4891 3 ปีที่แล้ว

    Chennalkan waa mid ka mid ah channalda kuwa ugu fcn aana raadinayi anigane waa rabi inaa sidaan oo kle kutubo u so koobo mustaqbalan i.a ee qofkii channalo kle yaqaano hano tilmaamo aan is caawinee

  • @sheikhkaatun8093
    @sheikhkaatun8093 3 ปีที่แล้ว

    Asc wll adaa ku baahanahay ee ielaa soohadal ama anaa kula soohadli ee wax aan Kala soo xariro ee rib

  • @ibraahiimbilcileey3623
    @ibraahiimbilcileey3623 3 ปีที่แล้ว

    Asc akhii Allah haku xifdiya waxad tala iga siisaa waxaa dhibaata igahaaysaa faham la aan naxwaha tala isii

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  3 ปีที่แล้ว

      Maxaad naxwaha u baraneynaa?

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 3 ปีที่แล้ว

    Wax akhriiska wan ka caajisa maxaad igula talin lahayd abateed uma haayo wax akhriin

  • @user-jf7oh2pn9h
    @user-jf7oh2pn9h 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad link laga soo shubanaayo labada buug ee ah
    1 saaxiibo kasbo
    2 دع القلق وأبدأ الحياة
    Labadas link hoosta mad noo soo dhigtid si soo dagida ay noogu fududaato ustaad
    Wad mahadsantahay

  • @sumayosiman6150
    @sumayosiman6150 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc walal Abdiwali khalif walal waxan rabaa inaad kasoo sameyso vedio web designer, sidoo kalana maxay tahay waxyaalaha la iga rabo saan u barto web designer? suuq ma leeyahay walal intaas baan ku weydin waxan rajeynayaa inaad vedio ka soo samaysid insha Allah.

  • @kamalawil3687
    @kamalawil3687 3 ปีที่แล้ว

    Wll waxaad noo sheegtaa qaabkee wax loo akhriyaa ma sidan u fahmayno intii la bilaabo ayaa la dhameeyaa? Mise nooc kle baa looga faaiidaystaa?

  • @boqolkaboy9506
    @boqolkaboy9506 3 ปีที่แล้ว

    From anaga pro

  • @mohnzir1372
    @mohnzir1372 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhab ahanti 1 buug aya bedeli Kara nolloshada odhan the more you read the more you know

  • @madiinamedia8289
    @madiinamedia8289 3 ปีที่แล้ว

    Hy wll xage lagaaga soo xariiri kara

  • @cayuushmaxamed273
    @cayuushmaxamed273 2 ปีที่แล้ว +1

    Wax Akhrinta waan jeclahay lkn ma awoodo qarashka books 📚 wlhi blhi books 📚 University ayabo qarash ugu filan Wllkey wax kle kuma dhibi kare marka shaqo helo lee bilawi kara

  • @mascuudabdi9401
    @mascuudabdi9401 3 ปีที่แล้ว +12

    nio wll horta waa kumadcelinaya ee wax akhriska aad ayaan ujeclahay lkn badanaa book mahelo markaa ma noosheegi kartaa bar online ah oo aan kaheli karro bookta

    • @fathaalim7750
      @fathaalim7750 3 ปีที่แล้ว

      Taasa I haysta walal

    • @axmedcumar8907
      @axmedcumar8907 3 ปีที่แล้ว

      Telegramka kanaalo so dhiga ayaa jirta sido kale isku day inad buug so goodato oo pdf kugulama taliyen ee jeebka iska taabo

    • @abdijabarhassanabdulahi6365
      @abdijabarhassanabdulahi6365 3 ปีที่แล้ว

      Badigoobka gusha gogal ka hel

    • @yusramohammed6397
      @yusramohammed6397 3 ปีที่แล้ว +1

      Z_libary website la dhaho aa jiro waad ka heli krta

    • @zakicaddeadeen6893
      @zakicaddeadeen6893 3 ปีที่แล้ว

      Wall waxn joga wadanka 🇰🇪kenya waxan raba inan kucawiyo.."light reader" ayaladhah waxad kaheli kartaa play store,

  • @abdulyusuf559
    @abdulyusuf559 3 ปีที่แล้ว

    bugaagaas aad sheegtay dhamaantood waxa laga helaa moqdisho

  • @cabdicasiisosman68
    @cabdicasiisosman68 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc horta wll cabdi wali aadbaad u Mahadsanthy laakiin suaal baan doonayaa wll in aan ku weydiiyo su aal adoo iga raaliya .
    Nooca buugeed akhriyeyso , ma buug kasta ayaad akhriyeysaa mise inaad akhriso Example
    Ahaan hadaan barto injineerin inaan akhriyo buugta ka sheekayneysa dhiska iyo injineerinka
    Ka hadla . Thanks wll

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  3 ปีที่แล้ว +2

      Qofka takhasusaadkiisa inuu akhriskiisa badiyo ayaa la rabaa halka majaalaadka kalena uu wax ka akhrinayo tusaale 60% inaad takhasuskaada akhriso inta kalana majaalaadka kale ee nolasha.

  • @naadiyojaamac2628
    @naadiyojaamac2628 3 ปีที่แล้ว

    Wll mcn buug ta free ah sidee loo helaa

    • @xaalixashi5385
      @xaalixashi5385 3 ปีที่แล้ว

      Telegram hadad isticmaashid waxa jiro groupyo buugag pdf free ah la soo dhigo oo afsomali, carabi iyo english ku qoran marka hadad daneneysid xagaas ka raadi

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 3 ปีที่แล้ว

    Good idea

    • @caawiye98
      @caawiye98 3 ปีที่แล้ว

      Walaalayasheyda somaliyeed wixii bugaag af somali ah, oo farii ah, doonaya ha ila soo xariiraan.
      Waana ku soo dhaweynaa dadka hadda bilaabaya wax akhriska.
      Walaal aad ayaa u mahadsantahay sida aad marwalba dhalinyarada u dhiiragelisid oo u baraarujisid.
      Shukran.

  • @zakariamohamed4993
    @zakariamohamed4993 3 ปีที่แล้ว

    Telegramka ku qor somali buug waa darki kartaaaaa

  • @maanafibraahim5962
    @maanafibraahim5962 3 ปีที่แล้ว +4

    Wll Khaliif waxa aan ahay arday sanadkaan baliibaya dugsiga sare ee school ka waxaa rabaa in aan waxa badan ka fahmo nolasheyda mcnaha sidee jadwal aan u sameystaa aniga i anfaco mustaqbalka iyo hada.wll khaliif jawaabtaada waa ii muhiim I.a waan kaa sugayaa😊

    • @Ibrahim-oz6bx
      @Ibrahim-oz6bx 3 ปีที่แล้ว

      Wax akhri hadaad rabto inaad hormariso Noloshada.ku bilow akhriska Majaalka (waxyaalaha aad kaheshid akhriskooda) ee aad jeceshahay

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 3 ปีที่แล้ว

    ENGLISH Casharka 1aad th-cam.com/video/dMC1E616epM/w-d-xo.html

  • @mayweseethelightoftruth7833
    @mayweseethelightoftruth7833 3 ปีที่แล้ว

    Aaww walal plis wankubaryaa, buwagta somalida & suganta, & inagu & xabashida, iwm, halka lagahelo nairobi kenya

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 3 ปีที่แล้ว

    Qofka qab waynidaa inlagu barbaariyo way wanagsantahay lkn halkaa qabiilka aynu galinayno uun inaynu somalinimo ka dhignay ahayd amaba kor ugasii qaadno oo islaanimaa laandheere ah nidhaahno

  • @anasfardowso3237
    @anasfardowso3237 3 ปีที่แล้ว

    Somalia is not the intended addressee only except for my people that have not easy to be able access

  • @amiinali2228
    @amiinali2228 3 ปีที่แล้ว

    Aar sheekhna muu ahayne shaydaanbuu ahaa...shaydaan ina cabdale xassan...xoolo laga dhaco maatada,..naago meher la,an lagudhaco,,qabiilo lacaayo...kaas anuu sheekh uma aqaano..dadgaaruu ama qabiilo gaaruu halgan ugusuntanyahay lkn anaga qawlaystan unaqaanaa...

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  3 ปีที่แล้ว

      Maankaaga qunful haku xirin wll qof walba qalad iyo saxba wuu leeyahay. Muuqaalka inaadan dhameysan ayaa kaa muuqato.

    • @amiinali2228
      @amiinali2228 3 ปีที่แล้ว

      @@cabdiwali waa run qofku qalad iyo saxba wuu sameeyaa lkn...qaladaadku umada somaliyed kagalay inta la qariyo in wali ilaahay oo saalixa umada loogadhigo waa qalad aw-jaamac cumar ciisena taariikhda qaladwaynbuu kagalay taariikh kusheeg haldhinacaanu dhiganaha kuduugay ..waxase qaladkuu qari isyidhi markhaati kufilan unoqday suugaantuu katagay ina cabdile xasan oo shaqsiyadiisii nagaga filan....markaa cidii qabiil ku raacday waa halkeeda lkn inu inaderkii siyad bare taalo qasaba ugadhisay xamar taariikh beenana usameyay aw-jaamc...xayaysiisna ugu hagarbaxay inaderki idaajaa...qulubta somaliyed kumadegikaro...

    • @iknow_my_enemy9750
      @iknow_my_enemy9750 3 ปีที่แล้ว

      Horta fikir kaagu waa kuu gooni lkn waxaad ogaataa hadaysan ahaan lahayn Ilaahay iyo Sayidka inaad maantay diinta islaamka iyo xornimaadaan aadan midna haysateen.

    • @amiinali2228
      @amiinali2228 3 ปีที่แล้ว

      @@iknow_my_enemy9750 caaqyahow ina cabdle xasan isagon jirinbay somalidu islam ahay hadad uhaysato inu isagudadka diin baray...mida labaad ciduu gumaysi kaxoreyey waa ayo magac diimeed buu maatada xolahoda kudhacayay...waana lasoo afjaray somaliduna nin reekiisa amaanaya hajoogte siday xornimo kugaadhay waawaxlayaqaano oo taariikhda kucad.....hadad caabudayso iyo hadad jeclanaysaba anuu kuumadiidin lkn tarikh Adan waxba kaogay iyo wax yarantadi laguusoo laqimay haiila imaanin 👍

  • @cabdishakur4235
    @cabdishakur4235 3 ปีที่แล้ว

    M a

    • @caawiye98
      @caawiye98 3 ปีที่แล้ว

      Maasha allah.
      Jazaakallah.
      Video wax tarleh.
      Walaal waxaan kaa codsanlahaa inaa sii wadid video waxbarashada sida; madooyinka xisaabta i.w.m.

  • @khadarcabdiraxmaan3031
    @khadarcabdiraxmaan3031 3 ปีที่แล้ว +2

    Wllo bugaas ciwaankiisu yahy jooji walaalka billow nolosha , isaga oooo afka hooyo ku qoran ma la heli karaaa

    • @anisoabdirahman549
      @anisoabdirahman549 3 ปีที่แล้ว

      haa dr jamac sahal ayaa afsoomali ubadalay

    • @khadarcabdiraxmaan3031
      @khadarcabdiraxmaan3031 3 ปีที่แล้ว

      @@anisoabdirahman549 mhdsanid wllo aniisa , hlkee laga heli karaa markaa??

    • @anisoabdirahman549
      @anisoabdirahman549 3 ปีที่แล้ว

      @@khadarcabdiraxmaan3031 wll melaha book shopyada dhan waa ka hela hdii kalana online kudalbo

    • @saamiyamahad2227
      @saamiyamahad2227 3 ปีที่แล้ว

      Haa wll waad helaysaa asagoo PDF free ah. Telegram gal qaybta searching waxaa Ku qortaa dhiirigaliye dabadeed kanaalkaas ayaad ka helaysaa

    • @khadarcabdiraxmaan3031
      @khadarcabdiraxmaan3031 3 ปีที่แล้ว

      @@saamiyamahad2227 mhdsanid in bdn wllo xaawo

  • @midnimo3593
    @midnimo3593 2 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid

  • @abdi-kariimmoalimabdulleh7753
    @abdi-kariimmoalimabdulleh7753 3 ปีที่แล้ว

    Thanks