Mncha Allah ustaad Ibrahim Waberri ustaad aad u xiiseeyo waxaan filayaa inuu hada soo gaadhey hargeisa waxaan u rajaynayaa inuu noogu soo iman doono gabiley aad u danaynayaa inuu mawduuc noo jeediyo adaa u mahadsantahay ustaad Mubarak Haddi
think and grow rich Napeleon iyo manage your life Dr. Ibrahim fiqi oo la soo qaatay kaliya qaacida igu cusbeed lee dhihi karaa waxa kale waa copy and paste marka la fiirsho cilmi cusub ma ahan bis afsoomaali dheeri ah
Mshaa allah ustab #ustadmubarakhadi sharafi kurgaga ha ahato
Mansha Allah Ustaad waan u xiisannay barnaamijkaan qiimaha badan. Ajar Alle hakaa siiyo.
Maasha Alaah, Kannaalka Macallimiinteyda waa nii salmy
Jaasa kalaahu khayr. Ustaad.
MAsha Alh
shilweeye inaad kuftaaye
hadaad kambaduudho boodhka
asa aad kiciwaydo baa xun
Abwaan Weedhsame
Masha Allah shukran ustad
ustad kun iyo kow jeer waad mahadsan tahy nabigeena scw waxuu yiri qofkaan umahadcelinin dadka rabigiii ooma mahadceliyo xaqiiqatan waxa aan kaafaaiidey anigu unbaa garanaayo cidkale oo wax ka og majirto mar labaad mahadsanid ayaan kuyelayahay allaha kusiyaadiyo nimcada aad haysato
Waa inaad hawlahaaga tartiib ku waddo, oo dagdaga iska ilaaliso, hadafkaagana I ndhaha ku hayso.
Joogtayn ayaad uu baahan tahay, wax kastaa waxay ku dhisan tahay isbiirsiga iyo joogtaynta.
Caqabadahaa kaa hor imanayaa waa inaanay ku niyad jabin, waa inaad noqotaa qof flexibility ah, aida biyaha qulqulayaa aanay marnaba dib ugu noqon.
Mansho allah
Thanks for back bro Mubarak haadi
Ustaad Mubarak hadi Mahadsanid bulshada Somaliyed shaqo wanaagsan ayaad u haysa Ilaahay haka abaal mariyo amiin
Masha Allah ustad mubarak
Masha allah Ustaad allh ku sharfo barnaamijyadaadi waxay inoo yihiin meel aan ka shidaal qaadano inoo soo badi allah ku sharfo
Mncha Allah ustaad Ibrahim Waberri ustaad aad u xiiseeyo waxaan filayaa inuu hada soo gaadhey hargeisa waxaan u rajaynayaa inuu noogu soo iman doono gabiley aad u danaynayaa inuu mawduuc noo jeediyo adaa u mahadsantahay ustaad Mubarak Haddi
Thanks teacher.
ustad Alle haku xafido malayn kar maysid sidan ugu xiisnay barnamijka fikrad iyo buug.
Shukran ustaad Mubaarik Hadi buuga xaga lahelaya
Haji alle haidin barakeeyo dadkena waad udadaleysaan
Shil weeye inaad kuftaaye, hadaad kambadhuudho boodhka asaad kici waydo baa xun!
👌
Maashaa Allah Waa Buug Khulaasadiisa aan kahelay Jizaakallah khayr Ustaad Mubaarak Haadi inaad nala wadaagto Buugaan.
Runti ceebba ha'igu ahaate waxaan kamid ahay Akhyaarta aan Ustaad Ibraahim Waaberi horay u aqoon, lkn waxaan ku faraxsanahay inaan Maanta meeshaan kabartay. Waana wax igu cusub oo aana aad ugu farxay inaan arko Qof Af soomaaliga wax ku qora oo sidaan personal development (Hormarinta Shakhsiga/Nafta) ugu xeeldheer. Bulshadeena wey u baahantahay Dad Diinti wax kayaqaano si Maadi ah ahna Mowduucaan Umadeeni wax uga faa'iideeyo oo Arimahaan ka hadlo, Anigana haduu Allah idmo waan aruursan doonaa Dadka Adinkoo kale ah, ee Maalin iyo Meel khayr qabta Allaha nagu kulmiyo. Allahuma Aamiin 🤲🏾
Thank you ustaad mubarak Hadi❤
Thanks Mubarak hadi
Ustad mubaarak hadi alle hakuxafdiyo
Mansha allaah Alle ha kuxafiido
ManshaAllah Allaha hakubarakeya
Ustaad aad ba umahadsantahy
Ustaad Erayga AADYAR SOCOD wxa kaga habon ba isleyahay QUNYAR SOCOD🥰😇
Mahadsanid ustaad buuggan buug u caadoyin eg ayaad nala wadaagtay hda ka hor inkasto buuggi xasuusan misana qodobaddi bn xauusta raxmanku haku barakeeyo waxad dhistay maankayga.
Mansha allah tabarka raxman macalin qali labo macalin oo qiimo badan alle haydin barakeeyo
Thank you for coming back with another amazing booster.
masha Allah ustaaad🙏
جزاك الله خيراً استاذ مبارك هادي ،جعلك الله مباركاً اينما كنت
Assaluma caleykum ustaad from Djibouti 🇩🇯.
Masha Allah ustaad Mubarak Hadi runtii waan uxiisnay barnaamijyadaadii safarkii waad soo nabad dhamaysay waxaab rajaynayaa innaad noo sii wadi doonto barnaamijyadii qiimaha badnaa ee aad halkan nagula wadaagi jirtay
Masha Allah. Si Wacan ayad nosoo gaarsiisay Ustaad. Jazakallah khayr. Cimrigaada Rabi hakuu barakeeyo.
Mashallah tabarakallah keep going. Allah cilmiga cimriga iyo cafimad kaba ha kuu siyadiyo.
Ustad Ibrahim wabari is in Hargeisa Somaliland
Welcom Ustad
Ustaad mubaarak 100k hambalyo hore Maris ah
Mahadsanid jasakallah walal
Maash Allah
Salaam culaykum ustaad mubaarak from hargeisa, baryahaan waanu ku waynay ,balse buuggii baanu ku nasanay macalin salaan sar
Buugani waa buugii iigu cajiibsanaa oo aan aqriyo. Qoraagu Waaberi wuxu kuu qeexayaa wadada kalliya guusha iyo horumarka laggu gaadho iyo waxyaalaha kuu keen karra dib u dhaca.
Anigana ada ka mid ah dadka isaameyey Mubarak qeyr alaha kusiyo abowe
Ramadan Mubarak ustaad.
Buugaan xagee ka heli karaa adigoo mahdsan ama meel aan ugu hagaago ma ilawadaagi kartaa.mahdsanid ustaad Allah kusharfo
Shukran brother
Masha allah ustad keena waa lagu wayaya soo dhawoow aad ayaan u jeclahaay ustad ibraahim wabari barnamijtiisa alle habarakeeyo.
Masha allah
Ustaad waad naga raagtay
Mahdsanid wax wayna waanu ka faa.iidnay alle mhdii
Mansha allah hormar wacan
Dir tor zakir Nike
Saan tusaale uga dhigan kara yaa Allah 🤲🤲
Inta mar an video gaan ku cesh ceshtay ma maleesan kar tit bro masha Allah
Ibrahim waaberi waa qoraa cajiib ah.
Kanaalkayga haddii aad soo booqato waan hubaa innaad ka heli doonto insha allah.
Ilaahay khyr hakugu abaal mariyo
جزاك الله خيرًا اخي
Ustaad waa lagu waayay
Manshallah waa buug qiimo badan
Macalin mubaarik haadi horey usoco
Masha allh ustaad alle hakuxafido
Maasha allaah
Asc ustad from mugadishu.
Welcome back.
mahadsanid Wlll
Bugan sen ku heli kara runti ad bu muhim uyahay ustad waxan joga mglda jijiga hadi xita gayiga somalida ka agdhaw laga heli karo fadlan nala wadag.
Ustaaad Mubaarik Haadi Adoo Mahadsan Buugan Waban Ka helee Halkaam Ka heli karaa
Ustaad welcome back
Ustaadkeygi xafidullaaH ustaad aad ayaa ku faraxsanhy inaan ku aragno adoo caafimad iyo markalle oo aad noo sii wadid maan dhiska dhalinyarta ❤💯
Ustaad aadbad u mahadsan tahay inad markale dib inoogu bilowday barnamijyadaadii
M.a Ustaadkeyga qaaliga ah walaahi waan kuu xiisnay
In badan mahadsanid.
Ustaad shukran booga link hadaheso nala wadaag
From Boorama
Maasha'allaah ustaad waxaan rabay buugga layiraa garaadso intaadan guursan
Mansha allah
Way inagu yaryihiin
Macalin bookshelf tour kaaga muqaal nooga soo sameey
Soo noqosho wacan macallin.
MashaAllah
Mashallah. Great advice
Ustaadow Walguu waaye Seethy horta
Fikrad iyo buug waan u xiisay barnaamijkan, ustaad mhdsnd
Mahadsanid ustaad waa buug cajiib
Scwr waanu kuu basaasnay xiise cusub iyo jaaanqaaad kale challenge books noo bilaw kaasi saamayn gaaruu igu yeeshay qof ahaaan
mahadsanid ustaad
mahadsaanid ustad
M.a ustd waan kuu xiisney ad uweyn
Waan sugeynaa muuqaaladii aan barney
Isku soo noqod wanaagsan ustaad allah ku sharfo mudo ayaan ku wenay
Masha Allah Alaha kuxafido
mahadsanid wllkayga
Buugga ma laga heli karaa Hargeysa ama Amozan?
Akhii mahadsanid 😍
Maadaama aad dib noogu soo celisay barnaamijkeenii Fikrad iyo buug.
We miss you ustaad ilaa xad.
Asc Ustaad Mubarak hadi
Waadban kusalamayaa burak buga xageyn kaheli karnaa
Soo noqosho wacan ustaadi bal nagu badnow dhaghii ku dhageysan jiray Abaarsadaye
Buuga PDF Ma Leyahay walal?
Bookaan halkee ka heli karnaa ustaad Mubarak
Wallo xageen kahelaa wadankii
Buugaas xagee laga heli karaa ?
Wcs ustaad buugaagii wali mahelin waxaan joogaa Uganda Kampala
Mahadsanid macallin
Mahadsanid macaliin
think and grow rich Napeleon iyo manage your life Dr. Ibrahim fiqi oo la soo qaatay
kaliya qaacida igu cusbeed lee dhihi karaa waxa kale waa copy and paste marka la fiirsho cilmi cusub ma ahan bis afsoomaali dheeri ah
Buug
Ninywo xage laga gadaan kaaran