“Waan ku faraxsanahay inaan caawa ka qayb galayo barnaamijka Qur’aaniga ah “ Sheekh Cabdiraxmaan.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 10

  • @tallocaafimaad8442
    @tallocaafimaad8442 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah

  • @HahaHuhu-be8ir
    @HahaHuhu-be8ir 2 หลายเดือนก่อน

    Waxyaabaha ay magaalada hargeysi Kaga duwan tahay meelaha kale
    Maasha allah

  • @XY-kx6cy
    @XY-kx6cy 2 หลายเดือนก่อน

    Salaamu Caleykum
    Waar culimo ma ictisaamkii ayaa keenteen. Culimo toosa yaan laydiin gabbane.

    • @shaahidaskar8789
      @shaahidaskar8789 2 หลายเดือนก่อน +1

      Ilahay ka cabso haday bandhig faned ahan lahayd wad tageri lahayd

  • @CabdillahiHussein
    @CabdillahiHussein 2 หลายเดือนก่อน

    Ma daliilbaa loo hayaa qiyaamka sidan oo kale diintu waa raacitaan nabiga s c.w lagu dayanayo oo .aan laga dheerayn wixii..wanaag .aad moodoba maa mid diinta lagu darayo .oo ka mid marhadaan daliil loo hayn

  • @djamasaid6839
    @djamasaid6839 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa bidco.cusub
    Ikhwaan maalinba sheeko cusub ayay dinta kusoo darayaan

    • @shaahidaskar8789
      @shaahidaskar8789 2 หลายเดือนก่อน

      Ilahay ka cabso haday bandhig faneed ahan lahayd wad taageri lahayd

    • @AyaanYuusuf-l8s
      @AyaanYuusuf-l8s 2 หลายเดือนก่อน +1

      In kheyrka lays kugu yeedho oo waaaga laysku kaashado aya bidco kula noqoty Alle kheyrka haku garan siiyo

    • @MadrasatuAtTibyan
      @MadrasatuAtTibyan 2 หลายเดือนก่อน +3

      Ilaahayo dadka bidcada wada ha naga qabto. Salaatu laylkan tartanka loogaar yeelay muxu yahay. Guryahooda haku tukadaan haday daacad ka tahay

  • @ugaskaguud3645
    @ugaskaguud3645 2 หลายเดือนก่อน

    Ssc katumo hala garsiyo shaydan wayn ba hayaa qoladas