Doodii dhexmartay sh mustafe iyo sh Cali raage

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 54

  • @XUNAYNMEDIA
    @XUNAYNMEDIA  9 วันที่ผ่านมา +3

    Channelka subscribe noosaar MAHADSANID

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 5 วันที่ผ่านมา +10

    SubxanAllah SubxanAllah
    Ilaahayoow na badbaadi Ilaahayoow xaqa nagu dil oo nagu soo saar 🤲🏼🤲🏼

  • @KhadroAbdi-p6w
    @KhadroAbdi-p6w วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahow xaqa nagu sug yaa rabi

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 7 วันที่ผ่านมา +7

    حسبناالله ونعم الوكيل.

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 9 วันที่ผ่านมา +12

    Aabahey waxan ka maqli jiray waalida waa 100 nooc maanta ayn arky subxana laah😂😂😂😂

  • @awilmohamed8473
    @awilmohamed8473 6 วันที่ผ่านมา +7

    Shaydaankan yaa shiikh ku sheegay,ninkani waa Gaal cad,oo Sunnada Rasuulka dafiray.

  • @Rumeisa_Abdullahi
    @Rumeisa_Abdullahi 2 วันที่ผ่านมา +1

    Cali raage waxaan garanayaa anoo aan aadin maxaadaro aadan jeedin utaanga sidaan kuujeclaa markaad nawaaninayso aayad iyo xadiis uun baad daliilin jirtay hadana in aan kudhegaysto daaye waan murugoodaa fasahaada aad umada soomaaliyeed fasahaadinayso markan arko ilaahy qalbigaaga hadii uu hanuun lamaagay hakuhanuuniyo hadii aanu kulamaaginna umada hakaa aamusiiyo aamiin

  • @abdilahihasandiriy
    @abdilahihasandiriy 3 วันที่ผ่านมา +1

    Kani waa jaahil bilaa diin ah❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamedQaasin-k7d
    @MaxamedQaasin-k7d 3 วันที่ผ่านมา +3

    Beenale khaain oo diinlawe ah ayad tahaye dadka ilaahay hakaqabto badi ayadtahaye ilaahay ka baq

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 5 วันที่ผ่านมา +7

    Naartaba sow laguma hareerayn waxa naftu jeceshahy

  • @AbdiNasir-n5h
    @AbdiNasir-n5h 4 วันที่ผ่านมา +3

    Sabxana llah war Kani wu ambadaye ilahey ubarya inu so
    hadeyo, badhiliba xaq u noqday
    xaqina badhilbu unoqday Waka afkisa ku caday Naya...

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 4 วันที่ผ่านมา +3

    Mas kaxda alle ha kaa qaado duli ayaa ta hay

  • @MaxamedCali-ue4cz
    @MaxamedCali-ue4cz 3 วันที่ผ่านมา +1

    Alxmdulilah waxaan aqriyay comment Yada dhamaan wexey isku raaceen midkaan jaahil in uu yahay dadkeena diinta wey barteen Cidna ma qaldi karto waan ku farxay runtii الحمد لله حمدا كثيرا كما امر

    • @Sunny45553
      @Sunny45553 2 วันที่ผ่านมา

      Dadkeena fikirka wa ku yar yahey, caqliga kama shaqey siiyaan, fanka bini aadanka dhan bu dabiici u yahey mana ku xumaanayo shiikh ba yiri wa xaaran,

  • @umusumaya-mq5ms
    @umusumaya-mq5ms 6 วันที่ผ่านมา +3

    Cali raage waa nin ka tagay diintiisii Allaha soo hanuuniyo haduu hanuun la doono haduusan la doonina ummada muslimkaa Allaha ka qabto

  • @cllaahisheikhxaamud4496
    @cllaahisheikhxaamud4496 5 วันที่ผ่านมา +2

    Ninkaan axadiista rasuulka NNKH inkiraya wuxuu horu dhac u yahay qolooyin qandaraas weyn kaso qaatay yahuud iyo nasaaro. Isagu shaqadiisu waa inuu dadka kuwa maangaabka ah shaki galiyo. Alloow naga qabo

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 4 วันที่ผ่านมา +2

    Kan war kiisu waa nijaaso nijaasana lama dhagaysto

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Otaanga kenya adigoo awahaabi xiiqsan ah baad nagu dhibijiray oo waan garanaayay shilimaadka markii lagaa goosto inaad waalandoontid.

  • @nasramohamed2068
    @nasramohamed2068 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxan intu kaimade wale wa sur gadom ilahey umada hakaqabto kan subxannallah.

  • @abdisalaandheereeye148
    @abdisalaandheereeye148 4 วันที่ผ่านมา +2

    لاحول ولاقوة الّابالله
    ma kanaa sheekh u taqaana ilaahay u soo noqo adigo degdegaayo

  • @abdihamidofficialchannel2802
    @abdihamidofficialchannel2802 5 วันที่ผ่านมา +2

    Heestu waa xaaran markaa music lagu daro

  • @abdurrahmanmahamoudfaarah7837
    @abdurrahmanmahamoudfaarah7837 5 วันที่ผ่านมา +2

    Nimanka iyo naagaha sida xoolaha isu boodaya marka ay heesayaani mahees baa?

  • @AmiiraNasri-dc5qo
    @AmiiraNasri-dc5qo 3 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😂😂😂War ininkani hlku ku nolyahay

  • @ibnuomar7326
    @ibnuomar7326 4 วันที่ผ่านมา +1

    Ciwanka waa qaldanyahey ; sh cali raage inaad ku soo qorto waa qalad; shaydaan cali raage inaad kuso qorto weyaan

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 วันที่ผ่านมา +1

    Shiid heesaha WA xaraam raali show waxa hanoo sheegin dadka habadiyeeyn

  • @adenmohamed4760
    @adenmohamed4760 5 วันที่ผ่านมา +1

    Sheydaan cali raage Rabi ku qabey

  • @MohamudDahir-du7jt
    @MohamudDahir-du7jt 2 วันที่ผ่านมา

    Cali Raagoow qof jahawareersan baad tahay Axaadiista Nabiga waad diiddeen inaad daliishataan Maxamed Gazhaali goormaad hadalkiisa daliishigiisa billowdeen .

  • @adenmohamed4760
    @adenmohamed4760 5 วันที่ผ่านมา +1

    Sheydaan cali raage

  • @CumarKumar
    @CumarKumar 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Noo seeta waxa xaran timeya waa laba music iyo adigoo xuman u adegsada jacl iyo blakkaakkaalal

  • @SafiyoFarah-j4u
    @SafiyoFarah-j4u 5 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaan waa horeey ahaayeen maxaa loo soo cusbeyneysiiyey

  • @omerabiib1422
    @omerabiib1422 5 วันที่ผ่านมา +1

    Heesta muusigada leh mafiicna tiibilaamuusig ah ee hadalsan ah maxuma

  • @cabdisahal3477
    @cabdisahal3477 4 วันที่ผ่านมา +1

    Beenaahan yaa dadka yaa kaqabta

  • @AliMagan-m3q
    @AliMagan-m3q 6 วันที่ผ่านมา +1

    Waa Shaydaan fasahaadsan

  • @FaysalMatan-ei7xg
    @FaysalMatan-ei7xg 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cali raage taada ayaa xidhan

  • @AhmedHassan-f9w2b
    @AhmedHassan-f9w2b 5 วันที่ผ่านมา +2

    Nebiyada
    Qofkii beeniya waa gaaloobey,

    • @XUNAYNMEDIA
      @XUNAYNMEDIA  5 วันที่ผ่านมา +1

      Xaqiiq

    • @ismailali-nd5dp
      @ismailali-nd5dp 4 วันที่ผ่านมา

      Haa wlhi . Nabiga scw qofkii been ka sheega Naarta ayu galayaa.😢 wal ciyanthan billahi.😢😢😢

  • @shucaybmooha7827
    @shucaybmooha7827 9 วันที่ผ่านมา +1

    Subxnallh war kani muxuu ahaa

  • @XuseenMaxamuud-g8p
    @XuseenMaxamuud-g8p 8 วันที่ผ่านมา +1

    Waaryaahee kan muxuu ahaa waxay kan iimaakala bala lugu dhacday ma music yaa xalaala iimaanka allaha kaaqaad oo afka gooso naw waayaab

  • @nadiifohussein3815
    @nadiifohussein3815 5 วันที่ผ่านมา

    Dhaalim ka umada halaga qabto dhalinyarda ayuu qaldi, waa mujrim diinlaawe ah

  • @123yus
    @123yus 6 วันที่ผ่านมา

    Maxaanu kuu saarnaa 10 sano kahor baad sooqaadatay weliba ninkii xumaa ee ali raage ahaa

  • @ismaelmahamoud3917
    @ismaelmahamoud3917 5 วันที่ผ่านมา

    Wadadow war dadku diinta wey niga yaqaani oo alxamdulilah wey bartee wadadow kitabka alle raacaaa

  • @Abdihoussein1990
    @Abdihoussein1990 4 วันที่ผ่านมา

    Ciyalasuuq umada hadhiibiin

  • @Mohamedaliaden-pj7hr
    @Mohamedaliaden-pj7hr 3 วันที่ผ่านมา

    😂😅😅😅

  • @abdisalaandheereeye148
    @abdisalaandheereeye148 4 วันที่ผ่านมา

    dada lik saarayo haka waantoobaan

  • @mgaadsantv4982
    @mgaadsantv4982 4 วันที่ผ่านมา

    Hada ma wuxuu ledahay heestu waa xalaal

  • @bashirabdulle2412
    @bashirabdulle2412 4 วันที่ผ่านมา

    Asc ww Mustafa ku oronmayo shekh ba tahay ee waxa tahay nin bartay languageka I am so sorry ayan ku leyahai rali ahow carurtada ku korso wan ku salama