Madaxda somalida e madaxda ka ah islii Allaah Swt wukala xisaabtamaaya hadii la gaaleeyo umada somaaliyeed islaamka ahee islii jooga hala dadaalo Hala dadaalo Hala dadaalo Allaah SWT hana xafido Aaaaaamiin
Somaliyay hal mid yeela rebot siiya ama hadaawanina waa iga talo ninkan hadi kle daawasho badan ayu helaya isna waa intu rabo oo lacag ayuu ka helaya pls islaamnimo intaas ku sameya❤❤
Hoog ayaa idiin sugnaaday hadiiba diintii ka away muslim aad ku dhalateen aad khiyaali ka raacdeen waa halaagsan teen idinka iyo wixii halkaa idiinka wacay
Ilaahayow gaala hanaga dhigin ilaahayow diinteena macaan ha naga fitnayn
وقل جاء الحق وزهق الباطل ان الباطل كان زهوقا
Fasadaqtu aqii filaaahi❤
Allahu akbar ☝️
Madaxda somalida e madaxda ka ah islii
Allaah Swt wukala xisaabtamaaya hadii la gaaleeyo umada somaaliyeed islaamka ahee islii jooga hala dadaalo
Hala dadaalo
Hala dadaalo
Allaah SWT hana xafido Aaaaaamiin
Ma ahan soomali waa itoobiyaan afsoomaligii bartay ma ahan soomali hala ogaada midaaas 😢😢😢😢
Maashaala❤❤
NABI MAXAMAD SCW ❤SCW❤ SCW❤
Somaliyay hal mid yeela rebot siiya ama hadaawanina waa iga talo ninkan hadi kle daawasho badan ayu helaya isna waa intu rabo oo lacag ayuu ka helaya pls islaamnimo intaas ku sameya❤❤
I’m video laqabto
Lama report gareeyo wax kaste dhaqanka iyo diinteena kasoohorjeedo waa yo xaq baa uleedahay qofka dal kaaga beentakashegayo cinema ka somaligaalo baaba meelkadhac ah
Masha allah, allaha barakeeyo dhalinyaradaan,
Allah akbaar
Subxanallah Allahu Akbar
Subxanallah
Soomaalida sheeganeyso kristaanka waa kuwo lacago ka uruursado kaniisadaha gaalada cadaanka...
Afrika baahi na'aha ee dadkeeda ayaa shaqeeysan waayey, madaxdoodane lacagta dadweeynaha jeebka ayey kushubtaan waa xaaraan cuna'yaal.
Jirooyin halis'ah iyo ill ayey kudhimanaayaan.
shine gabo and his wife from sweeden now they live london they are chrustian somalie going gell brother allahu akbar 👍
Amiin yaa Allaah
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Allaahu Akbar
Sheikhoow Waxaa dalkaaga Hassan keenayaa oo beerahaaga falan Gabdhaheen guursan 20 Dawladood oo wada Gaalo ah kama hadashaan wax maanta ka socoda dalka iyo Dawlad la,aanta.
اللهم انا نعوذ بك من الكفر
(Shine gabo werow ) magaciisa wakaa Xataa magac Somali ma aha
الحمد لله الدي انزل علي عبده الكتاب ولم يجعل له عوجا
Subxanallah
SubxanAllah
Ilahayeee Ifkaaaa Xaxun Kuguuuu Tuuus badgal
Aloow gaalnimo hanagu dilin 🤲
Acuudu bilahi
NINKOW JESUS Waa ilaaha nool
Ee ukaalay
Runta soo raac
Ninkaan gabadha la sawiran haduu yahay waa Oromo eedadii oo ciyaal Somaliya wadata baa keentay Xamar 1970 Somali ma aha Shanta salaadood masjidkuu ku tukan jiray Naagta ma aqaan HG waayaa la igu yiri
Hg ayey aheyd waa qalad, Hg waa gaalo miyaad kawadaa? Qof xun qabiil looma nisbeeyo...
Hada way gaalowdey (falaysa minanaa )waa dhihi kadhaa laakin way tahay
Ma qaldani ee caadifada joogi
Aniga Ninkaan daris ahayn
HG waa gaalo kuma dhihin acuudu bilaah see wax u fahantey war gabadhaas leen sheegay shaqsi xuna reer walba waa ku jiraa
Nagaca Hg iska dhig walalow mxaad ugu nisbeyn maxadse ayaga meesha u-keeni mise Hg ayaa u-ogolatay Gaalnimada dadkas kaleexo wllow.
Hoog ayaa idiin sugnaaday hadiiba diintii ka away muslim aad ku dhalateen aad khiyaali ka raacdeen waa halaagsan teen idinka iyo wixii halkaa idiinka wacay
عثاء كعثاء السيل haduu islaamnimo qiro xataa wax u kuso kordhin malahaan
Illaahay sharkooda hanaga qabto
Naag soomali oo afsawaxili iyo afsomali kuhadasho oo Tanzania joogto aa jirto
Bisinka😢
Diin waa islaam nabi ciise C,S,W, waxuu ahaa muslin aqriya quraanka xawaariyiinta waa dadka kaliyah ee nabiga illaah udiray marqaati kadhigray in eey muslim yihiin somaali masiixi wax ladhahaayo majiraan oo somaali malahan nasaaro ssli ah ama deegaan dad kirishtaan ah dagen yihiin wadanka somaalia kuwa sheegto ee somaalida ah waa murtadiin xukunkooda rasuulka ,S,C,W ayaa gooyay waan dil hadeey towbo keeni waayaan
Allah soo hadeeyo maxa yaal dhulshisheye diintaad ma wax u siisanaysa nolol yar oo dhamanayso qurbah haduu yimaado ninkaas soomaaliga asag waalanayo oo ha dhow ayuuguu dilaya
Obviously
Diinteena uunbaa ah xayaatada dhabta ah
Subxaana laah alcadiim, waxaa arinkaas u sabab ah, dhibaatada dagaalada sokeeye ee ilaa hada mushtamaca soomaalida ragaadiyey. ilaahay dalkeena hanooga dhigo mid dalkoo idil hanata, nabad galyana noo horseeda
Waxa meesha fadhiya
Qalbiga madoobadey
Xataa Allahu Akbarta
Ayay ka caajiseen 😢
Kol Hadii ay Gaalo noqdeen ha oogu yeerina Somali Somali ma Aha
Haa soomali ma ahan waa itoobiyaaan afsoomaligii bartay
2010KII AYAAN KU ARĶEY KIRISTANKII SOOMAALIGA AHAA OO TAKSILAA TU ALAFKA RAANABOODKA ECWATI HORTIISA TAGAASIGA YAAL AYUU KA MID AHAA WUUBA KU FAANAYAA
Inaalilaahi wainaa illayhi raajicuun
Sharkooda Allaha umadda haka -
Qabto ! Xasbuna Allaah was nicmal wakiil’ Shiinegaaboow -
Kenya Maxaa kaanay indho ‘Adakaa !! Ma baqayo! !!
Inallilahi
Dhamestiry……INNA LILLAAH WA INNA ILAYHI RAAJICUUN.
JAZAAKALLAHU QEYRAN
Inaad qeymo usameysan maba ahan waayo isagoo islaam ah ayuu gaalnoqday
naagtu waxay aheed markay muslimka aheed xawaadle
Naag xawadle oo galoday miya subaxanalah yarabi diinta nagu dil
Illahey waxuu yiri dadkega ii nabad gali .Xisaabu cidalaah. Shaqadaa mahan dadka amaan siiya.
Kalabaro cida amaanka lasiinayo iyo cida la,iska celinayo
Qalbi madoobaad ayaa ku dhacay wal ciyaadu bilaah.
Beenlo
NABI MAXAMAD SCW ❤SCW❤ SCW❤