Asc wallahi wan ku xinahay barnaamijkada wa runtiisa wuxu sheegayo oo dhan anigayba igu dhacday ilmaha an dhalay oo dhan kaligeey ayaa qolka dhalmada ku dhalay ilmaha abahood anigo dhalaya inkasto hada aynu kala tagnay ilmiihina ay ii Koray ay manta dad wada 20s ah ay yihiin anigo dhalaya ayaa ku iri hayga tagin ila joog markasu igu yiri maxa aniga iga baahan tahay nurse ayaa kula jooga kwr ma marka arintan uu walaalkeen sheegayo wa wax jira anigu hadan somali nahay wadamadan gaalada inan caruur ku dhalno ama ku korino nalaguma talo galin wallahi bilahay ninkan warkiisu wa xaqiiq walaalahay guuleesta koley yarka ku wareesanayo inkasto an u malaynayo arimaha ad ka sheekeynaso inusan uu garanaynin ileen qofku ila uu ilmo dhalo waxba kama garanayo guuleysta saxiix
@FaadumoMohamud-eq3de uma bahdilo tas wan ka weynahay qof adigo kala ah waligay iskuma bahdilin ee waxa laga hadlaya ninkas wuxu sheegayo inay tahay run inshallah botcast ayaa raba inan so saaro goor dhow an kaga hadlayo dhibaatooyinka jirta somali hada nahay wax badan ayaa qarina alxamdulilah anigu wan ka so gudbsy jiilka inaga dabeya sideysan ugu dhicin k Ha ii baqin inan qof isku bahdilo mahadsanid
I have been talking about this culture of absence father long time but what he needs to explain is we came from different upbringing and different background.
It's very normal in Somali community the fathers to be absent forever. When the Somali man divorces his wife, he also divorces his children for good. They call that "it's Somali men's Dhaqan"
PTSD stand for Post traumatic stress disorder abtigay waa runtiis gabdhaha umulaha ah wuu ku dhacaa PTSD Waxaana keena dhibkuu ka hadlaayo .!Abtigay Mashaallah
Na wlh mid 2 jir ah malintu dhashay ila hada sarirtisa kuma sexdo mar anigaba hurdadi iga iman jirin hadana asagaba iga yelen sarirtada sexo hadan sexashana habenki kun jer ba lay kicinaya hooyo kalay 😂 allaha nodayo lkn wlh ilmaha wa suuro socdo
Sallaam, Mahadka waxaan dhihilahaa, Barnaqamijka inaad Magaca Wacyogalin Ubadasho Wardheerana Asbuucii Mar Kucasuntit. He's not negative at all but positive. Ninkaan waa bulsho toosiye ee fadlan hala Xushmeeyo. Qalbiyadda Soomaalidda oo dhan Ayuu Taabtay Sidduu Xaqiiiqadda Uga Hadlo. Thank you so much! 😘😘😍😍
Wardheere always talks about the true of somali maryooley lakiin dhowrkii bilod marbaad timadaa please wacyi gelintaada weekly u sameey waad nagu so daahday
Alhamdulilahi walaahi 6 caruur ayaa qubaha ku dhaley odageygana qolka dhalmada ayuu ila joogey garabkeyga ayuu taagnaa gacantana waa uu iga haayey masha Allah raga soomaalida ma wada xuma ilaahay ha badiyo inta wanaagsan
Aaamiin aduunka raga ugu fican ayuu rabi nasiyay alaha
Noo xifdiyo balse waa loobahan yahay gubababada bulshada
Hadii kale way is dhiganayan
Asaga maa yiri nimanka Soomaalida oo dhan ayaa xun. Majority ayaa laga hadlaya xagee anaga ninkaaga oonu sharaxaysaa
@@anabbashir2678😂😂 qaybta qaraarka say manshallah Inanta.
Alhamdulilaah maashaallah however majority ma haytaan taas marka Ilaahay hakuu saa idiyo .! Sister
Abtigay he is telling the truth my Allah blessed him he’s very honest man period.! Whether you like or not mashallah
Kkkkkk 😂😂😂soo funny i like this guy always talking about the true somali maryooley
😂😂😂😂😂😂he is funny
Wan qoslay alaahu akbaar
Wallahi waa run waa. Qosol miiran 🤣😂🤣😂🤣
This guy is so smart always on the point 👍mashaAllah,we have been waiting this for a long time! we need more like him,keep going brother…
I don't listen to Somalis. But this guy is another level fr he's funny
Abtigay he’s very intelligent.! and great man mashallah my Allah blessed him and his family .!
Wardheere iyo mahadka wey isfahmaan wallaahi anigana waan idiin fahansanahay inta muuqaal aad warsame ama wardheere aad ka duubtey waan dhameestey alxamdulillaah
Wardheere waa nin garaad badan. Wuxu sheegaayo waa wax fiicaan. Salaan from Hargeisa iga gaadhsii. We need more people like him maashaa allaah
Xaqiidada ninkan waa dhaqan tosiye ilaahow ku xifdi mashaalh
Aniga qurbaha ayaan illmaha ku dhalay Aabahoodna illama geli jirin wuxuu dhihi jiray waa cabsanayaa waase dhaqan Iska jira. Waan necebahay Aabaha naxariis daradaa jiilka danbe ayaa samayn sidaa wanaagsan ishaa allaah.
MashaAllah this is top interview and I love it so much we need more interviews like this
Walaahi ninka sheekhadiisu way igu socota
This guy is HERO wlahi always tells the truth 😂😂😂More of this guy
Masha allaah mahadkaa ali io wardheere ale ha idin xafido
Keep this guy in your channel. It's good for the viewers and your channel growth
Jazakallah, May Almighty Rewards This Guy🎉
This Man is Legend Masha'Allaah waaruntiis, Reer Magaal😊🤍💞🤔👍
He is not negative, he is spitting facts wallahi
Adeerkaan wax badan ayuu soomaalida qoysaskooda ka bartey good interview ✅️💯
M.a we need more odoyaal wardheera okale ah😂😂😂intelligent man😊
Ilaahay amarkii ninkaan mawaadiicda uu ka hadlo waan dhamaystaa bilaw ilaa dhamaad, waa nin hadalka heli og waxa uu ka hadlayana wax badan og.
Adeer is full of knowledge may Allah reward him🤍💯🥰
adder got a good way of expressing his openions which i totally agree with
Ma shaa Alaah walhi we miss brotherka waa caaqil run sheeg ah.
Masha alaah maxamad wardhere iyo mahadka Ali siii wada dhagahadal bulshada waxbuu utarayaa
MashaAllah..illahay ha barakeeyo xikmadeesa.
Masha alaal walaahi anigu wardheere waan taageersanahay alaha xifdiyo
Maashaa Allah halkaa ka wad. Qof runta noo sheega ayaa lawaayay
Masha’Allah, dhaqan toosin loo baahnaa waaye, sii wada, Ilaahay ha adinka ajir siiyo
I really like it this program😂😂😂😂😂😂😂😂😂
kkkkk mar wuu iga Qosliyey marna wax badan ayaa faaidey😊Ninkan sheekadiisa aad bay igu socotaa waa Public speaker mashallah
❤
Mansha allah wardheere aqoonyahan waraysi taye leh
Adeero You're Funny 😁 Walahi
Mashaa allah hala noo soo badiyo caruuuta brogaraamuadooda aaf baan ugu bogay
Good job you guys doing well keep that way!!❤❤❤❤❤❤❤
MashaAllah he’s always telling the truth!
Adeer aadbn ujeclahay sheekooyinkisa xigmadda kudheehan 😂😂😂mashallah
It is true a lot of things we do so many people, including me really I learn this subject alone a lot of things thanks for theBrother
Asc wallahi wan ku xinahay barnaamijkada wa runtiisa wuxu sheegayo oo dhan anigayba igu dhacday ilmaha an dhalay oo dhan kaligeey ayaa qolka dhalmada ku dhalay ilmaha abahood anigo dhalaya inkasto hada aynu kala tagnay ilmiihina ay ii Koray ay manta dad wada 20s ah ay yihiin anigo dhalaya ayaa ku iri hayga tagin ila joog markasu igu yiri maxa aniga iga baahan tahay nurse ayaa kula jooga kwr ma marka arintan uu walaalkeen sheegayo wa wax jira anigu hadan somali nahay wadamadan gaalada inan caruur ku dhalno ama ku korino nalaguma talo galin wallahi bilahay ninkan warkiisu wa xaqiiq walaalahay guuleesta koley yarka ku wareesanayo inkasto an u malaynayo arimaha ad ka sheekeynaso inusan uu garanaynin ileen qofku ila uu ilmo dhalo waxba kama garanayo guuleysta saxiix
Wcs wll, waad kasoo gdubty Alx dhaqankan waa suuli doona ama waa guuri doonaa insha Allah dhalinyarada dambe waa fahmi doonaan
Wllo wa marxald adg ad kaso gudubtay lik hadi ad wiilal dhashy ku barbari in hadhw inshallh abo wangsan oo garbtagan xaskisa
Aad ayaan oga xumahay lkn mid ayaan ku oranayaa noloshaada adaa leh waligaa qof noloshaada haw bah dilin wixii kuu wanaagsan samee
@FaadumoMohamud-eq3de uma bahdilo tas wan ka weynahay qof adigo kala ah waligay iskuma bahdilin ee waxa laga hadlaya ninkas wuxu sheegayo inay tahay run inshallah botcast ayaa raba inan so saaro goor dhow an kaga hadlayo dhibaatooyinka jirta somali hada nahay wax badan ayaa qarina alxamdulilah anigu wan ka so gudbsy jiilka inaga dabeya sideysan ugu dhicin k
Ha ii baqin inan qof isku bahdilo mahadsanid
Masha Allah this abti is experienced 😂😂 we need more .
Woooow woooow wardheeeeere waku salmay abti
Dhaqantoosin dhibyar waayo soobadi Adeer mansha Allah mahadsanid
Maanshalah ilahay ha ku xafido aamiin
inta wagsan alle ha u siyadiyo inta halaysana alle ha soo hadeeyo😢
Realistic man wardheere
Illahayow ninkan Oo kale soomaali ubadi
Amiin
Aammiin
Amiiin.
Aamin ❤❤❤❤❤
Inaan dhalno waan udiyaarsanahay balse inaan korino umadiyaarsanin waa sax.
Mahadsanid kunjeer… sax walaahi
Ha maba u xisabsana ilmaha marku dhasho in ilmahan korin ka rabo inay wada socdan labadas maba ku talagalin taas
asc warkheere thank yuo
Mashallah 🎉ninkan wa cajiib walee
M wardheero waa igu socdaa. Iyo Mahad oo aad fariid ah my people! ❤❤
Hooyo & Ayeeyo waan ahay waa wax jira wuxuu ka hadlaayo, wuxuu saxaaya inta khaldan.
Maasha Allah ninkan waa xikmad socdo noosoo badi video yadiisa
Waa nin cajiib ah 🤔👏🏽👏🏽
Mashaa allah, adeer allah nookaadaayo. Waxaad tahay qof ku dayasho mudan.😊
I love the Dhagohadal show it’s all true.
Yes 99% father is not in hospital
Maansha Allah aabahan soomaaliyeed wixuu ka hadley xaqiida dhaqanka soomaaliyeed ee halaga faaiideyso aana iska deyno dhaqanka qaldan
Walahi wa runti adeer 😊
Mahad wl wad mahadsantahay please noso badi barnamijyada wardhere wa waxtar walahi❤
Ninkani waa masha ALLH wax xaqiiqa ayuu ka hadlaa oo qurbaha ka jira Alhow qurbaha nagu Arstur dhaamaan ciyaalka somaliyeed o dhan
Everything a Adeer sadis not a lie. He’s telling 100% the truth. A lot of Somali parents should listen to him and take advice.
Wardheere very intelligent man, Oday dhaqameyda yada wareeray ee somalida Asaga hanaloogu badalo
Wlhi he isn’t negative, but legand wali sifican buu umadeena u fahamay👌💯👍💯
Wlhi adeer wanjeclhy waayo wa nin run bdn marwalbo xaqiiqadu ka hadlaa ❤❤❤
War dheere madax sare waaqicuu ka hadlaaa maasha allah waan ku taageeraa
Mahad naagtaad nin unoqoto wlhi way nasiibadantahay❤❤❤❤😊😊😊
Ruug cadaagii soo rogaal celi. Wardheere waan kuwaynay xageed ka dhacdey. Xaqiiqda ayaad ka hadashaa.
Wardher waan ku tagerra
Allahuma baarik barakooba maxaad runta ka hashay. Sida ay tahay xaalada somalideena ayaa sheegte
Wardheere waa run sheeg daacada Maashaa allaah
Masha Allah Most of them. That's true story But my husband is different.💯👍
Walahi waan jeclahay adeerkay hurdadi ii haysay way duushay 😂😂❤❤❤❤❤❤ i wish abahay inaad noqoon lahayiid iyo Hoyaday sifiicaan uu caawiin lahayd anaguna heer fiicaaan ayaanu gaadhiin lahaayin Nasiib 😢
😢😢😮 sory wll
Ninkan xaqiiq ayuu ka hadlaa
Runtuu ka hadlaa wardheere Runtuna waa xanuun badan tahay
I like this is man walaahi
Alla adeer run badinaa masha allah wayo aragnimadada ka helay marwalba noogu so celi
I have been talking about this culture of absence father long time but what he needs to explain is we came from different upbringing and different background.
It's very normal in Somali community the fathers to be absent forever. When the Somali man divorces his wife, he also divorces his children for good. They call that "it's Somali men's Dhaqan"
@@Cici_mimi that's a sick culture.
This man is very funny 😂
So true brother I hard 8 kids with out my husband
Ninkan shakadis it is true story
Masha alh ku soco wll somalida ababka ha xun wa waxn hormarnu gaariweyne
PTSD stand for Post traumatic stress disorder abtigay waa runtiis gabdhaha umulaha ah wuu ku dhacaa PTSD Waxaana keena dhibkuu ka hadlaayo .!Abtigay Mashaallah
Manshallh manshallh abtiga allh rahmnki habrkeeyo si cadaaladi ku jirto buu uso gudbinaya bulshada labada dhicba dhibatooyinka inahausta
Waa Arimo muhiim ah oon Lagu baraarug saneen waa casharo muhiim ah dadka in Aay fahmaan ninkaan wax badan Soo wareeyso .. 100%i agree..
Mashaallaah
Manta dhaga hadalkii aniga ayuu so galy ilmihe curad ayan haysta oo 2 bilood jira aniga ayuu ilaa seexda sarirtisa kuma rido intaa hoosta ayan ku haysata oo hintana wan ka ilaliya xita suliga kam gali karo ma rarka qaar 😅😅😅 manta ka diba wardheeri ayaan taladisa racayaa Mahadsanid
Walhi iska bar hadii kale wad ku walanee hoyana watahay hoolo badan ku yaal
Na wlh mid 2 jir ah malintu dhashay ila hada sarirtisa kuma sexdo mar anigaba hurdadi iga iman jirin hadana asagaba iga yelen sarirtada sexo hadan sexashana habenki kun jer ba lay kicinaya hooyo kalay 😂 allaha nodayo lkn wlh ilmaha wa suuro socdo
@@khadrishgwal1202 😂😂😂😂 hadii oo nas jaqo layskama fogeyna karo
Ajir allah ka siyo ader wanaga ad shekeyso hoyoyinka somaliyeed hanayna wa Ina qaladadkena iska saxna
Sallaam, Mahadka waxaan dhihilahaa, Barnaqamijka inaad Magaca Wacyogalin Ubadasho Wardheerana Asbuucii Mar Kucasuntit. He's not negative at all but positive. Ninkaan waa bulsho toosiye ee fadlan hala Xushmeeyo. Qalbiyadda Soomaalidda oo dhan Ayuu Taabtay Sidduu Xaqiiiqadda Uga Hadlo. Thank you so much! 😘😘😍😍
True ✅
OMG! They don’t let kids cry back home. When my little used to cry, they all used to tell me stop him
Wiikan weriya waxaka cidsanay ninka masulka ina barnamij week marso gala no samaysan plz walahi wan jecelay
Hada maxaad sheegtay? Iska sax afsoomaaliga.
@@Queen-kd4jl😂😂😂😂😂😂
😂 wiilka wariyaha waxaan ka codsaneynaa in barnaamijka week halmar kkk@@Queen-kd4jl
Wardheere always talks about the true of somali maryooley lakiin dhowrkii bilod marbaad timadaa please wacyi gelintaada weekly u sameey waad nagu so daahday
Wiilkaan wariyaha ah asagoon guursan ayaa waayo arag laga dhigay Maashaa'Allaah,
run
The truth hurts so much
Aadbaan barnaamijkaan uxiiseynaa umadana waxbadan ayey kafaa idayan agar ahan qurbaha ninkaana xaqiiqda qurbaha taala ayuu kahadlaa jazakalahu qeyr thanks ❤
Saxwaayee
Asc walal qurbahodhan beykajirtaa anigey igudhacday waxaa a ku ula hay yurub
Ta illaaa jikada kasoo qeylisaaa waaa aniga 😂😂😂 lkn wuxusan lahayn inuu ku ooyo kuma garabsiiyo
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Asc maaansha alaah maaha qof nagatif ah ee wacyiga jira ayuu sheekaynaa
Waredoeow abowe ana bufiska qawa ilmaheyga waxba macunan maarkasta walbaharan bey igudilen afkas ban oguqura
😂😂😂 so funny this guy I always❤❤