The majority of the Somali community understand the problem. That's why you see individual lectures everywhere. The problem is, no one is ready to take action. Absolutely no one. And words without action are just words! But you know who takes action, the bad ones among us. The thieves, the corrupt politicians and they are actually succeeding in it. Who is ready to take action?
Aniga waxan qabaa Somalia halo kala qaybiyo Kenya iyo Ethiopia o qaarada Africa dhan halaga wada tiro💯 Somalia waliged maheshin donto mana israaci donto💯 Qofki hadalkan uu dhibi dono waa qof qiyaali kunool ah o jecel in runta wlaigedba aan laga hadlin o qarsanaato.
In diinta la iskuxukamaa qarax iyo balaayo maahan 1300 Sanaa isku xukumaynay cid isqarxinjirtayna majirto nimankaan isqarxinayaana waa wax galbeedku kashaqeeyo ee diin islaam maahan
Markaad u fiirsato qoraalada dadka. Dhamaan waxay muujinayaan in nin walba khaatiyaan joogo. Waan isla weynee maba weyna. Waar u noolow dalkaaga ha u dhimane. Xataa qabiilkaaga u noolow ha u dhimane. Waayo maalin aad mid shaah u shubto wixuun baad u qaban hadaad nooshahay.
aad iyo aad ayaa u mahadsanitiih waa warbixin aad u sareysa waxaa ka ilowday wardheerow lacagta giftigaa ee la siinayo ninka waalan Ama qabyaalidiistaha ah waxaa qasab ah inta aad siisay ninka waalan oo kale in aad siiso ninkii furtay abkaan ee dagan China AAD IYO AAD AYAA UGA XUMAHAY IN AANAAN AQOON DANTEENA
❤❤❤ maxamed A. Wardeere salaan sare guulayso. Talo dahabi ah yaad dhalinta siisay hadii ay wax KU qaadanayaan. Waan xasuustaa markaan dhoobleey joogtay. Waad mahad santihiin dhamaan
Wallahy Somali people are definitely not ready for change and this man understands what’s happening back home. I think we need to start somewhere 😢
mohamed wardheere waa nin meel dheer wax ka arka waxa ooka hadlaayana waa sax
Wariye codkaaga waa hooseeyaa walaal. Mahadsanid jaale ❤❤❤
Dee hal barnaamij maadka hadashaan. Hadba meel kale yaad galaysaan walaal. Mahadsanid jaale ❤❤❤❤
Alle walaalkey wardheere fariidsanaa
Ninkani waaa Doctor ku takhakhusey cudurada guud ee Somalida ku dhaca 😂
Waa run walhi
@@munirkh asaga ya kadaweneya
Waa runtiis Poor Leader ship balaayyada sow qabiil iyo qurun laguma dooran .Illaahay aan ka barino Madax Fiican.
Hadaan idinku soo biiray jaale ❤❤❤ mahadsanid
The majority of the Somali community understand the problem. That's why you see individual lectures everywhere. The problem is, no one is ready to take action. Absolutely no one. And words without action are just words! But you know who takes action, the bad ones among us. The thieves, the corrupt politicians and they are actually succeeding in it. Who is ready to take action?
Ustaat wardheere ❤ nooloow caqligaada ilahay ha kuu siyadiyo please waxa aan jeclan lahaa in aad noqoto macalin soomaaliyeed awoowahaa wuu caqlibadnaay
Masha allah maxed wardhere waa realistic wacyigaliye ah, I hope my Somali people will understand that,
Waa kutaageersanahay mudane. Sxb dadkaan ookale hadalkooda waa igu socdaa waana ku raaxeystaa. Waa soomaali dhab ah.
Mnsha allah waa nin loo baahanyahay, warbixintan oo kale waxay sheegaysaa sida somalidu tahay,mahadsanid
Wardheere. Hadalka ah. Qurbajoogta. Aad tidhi qeebaa waalan. Waa sax. Dhuurgoogtii ayaa qurbajoog. Isu bedeshay
Waa runtiis” qof ki farxa qof la dilay waa waalan yahay umana baahna in la baaro”
Wallahi ninkaan wuu iga qosliyaa waa runtiis 🤣🤣🤣🤣
Mashaa Allah 😅😅wa iga qosliayay
somaliya rajo ma lahan inta qofka caqliga gaban lo sacabinayo 😢
Masha Allah, guuleeyso
Ilhaw somali qabyaalada ka saar❤
Wardheere waa wayo arag 👍
wuxu ushageey mohamed wardheere xaqiiqda somalida ka jirta dalkii qurbaha waxkasta wuxu ahaa waraysiga aan book & qalin usoo qaataay
mahadsidiin
Ascww Moon team, fadlan camera da adba qofka hadlaya ku qabta.
Nin saxiba nahay Laga haaya "Somalidu dagaalka wayba Rabtaa"
Taxanaha hadalka hakala jarin wariye intuu topic dhameenayo martidaada aamus ,mahadsanid
Ninkaan waa runtiis❤
Run. Walaalkey
Inshallah
Waa. Runtiisa. Runbadanaa
Aniga waxan qabaa Somalia halo kala qaybiyo Kenya iyo Ethiopia o qaarada Africa dhan halaga wada tiro💯
Somalia waliged maheshin donto mana israaci donto💯 Qofki hadalkan uu dhibi dono waa qof qiyaali kunool ah o jecel in runta wlaigedba aan laga hadlin o qarsanaato.
Walaahay. Sunburn. Sheegay
Dagaalbay. Rabaan. Intaas aad. Sheegtay. Iyo in kaloodan magacaabin
Dad nuucaan ah u baahanahay
brnaamijydaaan camall wa loo bahanyhyyy
In diinta la iskuxukamaa qarax iyo balaayo maahan 1300 Sanaa isku xukumaynay cid isqarxinjirtayna majirto nimankaan isqarxinayaana waa wax galbeedku kashaqeeyo ee diin islaam maahan
Wardheere. Aad. Baad. Uulasocotaa. Soomaalida
Ninkan wareysiyadiisa maba ka daalo😅
wallaahi ninkaan aad buu u daraaseeyay Soomaalida waxa ay sideedaba ku asteysantahay
Somalidu intay qabil iyo qudhun ku mashquul san tahay waligeed heee gaadhi mayaan
Wardheere caqliga awoowgii ayuu ka dhaxlay
Somaali awoofood ayaa haligay 😂😂😂
👍
Xalku waa in federalka meesha laga saaro, land ka la baabiyo, diinta iyo culumada ay qayb wayn ay ku yeeshaan.
Ninke wari yaha microfoonka is ka sax hadal kaaga sifiican looma maqlo.
Wlhi waa runtiis inta cfmaadka qabtana wa ku dhex wareerney dad waalan ayaa illaahey wax noogu darey pls kaniiniyaasha mental ka haloo geeyo pls. Illaahow soodaji.
Soomaali tuug shisheeye ayaa kala ilaalinaya mana fahansana soomaaliyeey qoriga dhiga oo gacmaha is qabsada
Amiiro salaama ka dheh
Iam sorry for my people they r mentelly ill
Bisinka!
Rasasta ma ka goday😂😂
Somali language that is sophisticated or unnecessarily complex,😂
It is Extremely complexed and needs more commentary
Dadka wax ma garada ah ee aamiinsan Daroodka ineey is dulmiin mise ee ayaga wax dulmiyaan ka waran. 😱😱😱😱😱
Meel dheer gaarsiiya
War ninkan wax walba haka wareysanina.. wax kasta ma khabiir bu ku yahay ? Wax yaabo uun waxba ka garanayn bu ka hadlaya mar marka qaar
Dadbadan. Baa siday duurka. Ujoogeen. Ayay qurbaha. Aadeen. Lakii. Duurjoognima. Diibay. Sitaan
Dhego hadal
Qofkaan waa xanuunsanyahay magaca soomaalida markuu ka hadlaayo waa inuu dhahaa sidaan anigu u arko
Xaqiqdi ninkan farmaajo runta ayuu kaa sheegay aniga darood mahi walhi hawiye ayan ahay blse qabil waxbo igama galin dalka aya iga muhimsan intaa farmaajo neceb siyaad bare dartis iyo wax kale ayaay kuu necebyihin blse weey ogyihin in uu farmaajo wadax weyn fecan aha
Hadii Somalia rajo laga rabo waa😂in wadanka 18kii gobol iyo dowladii dhexe loo celiyo
Soomali waa falantahaye aynu quraan isla gaadho ninkana waa loo baahan yahaye Somali ninkan ha loo dhiibo
ninkan wa qoloma wa nin macquul ah yaa garanaya reerkisa
Waa rer qawdhan isku cid baad tihiin
wiilka barnaamijka daadihinaya habayaraatee wax aqoon ah umalaha sida martida barnaamijka loo wareysto ama looga faa ideysto sorry
Wardheere wa qoloma?
Reer qurac😂
@HAWATV2018 qabiil kiisa
@HAWATV2018 Daarood hawiye gabooye
Wariye xanaqsan
Markaad u fiirsato qoraalada dadka. Dhamaan waxay muujinayaan in nin walba khaatiyaan joogo.
Waan isla weynee maba weyna.
Waar u noolow dalkaaga ha u dhimane. Xataa qabiilkaaga u noolow ha u dhimane.
Waayo maalin aad mid shaah u shubto wixuun baad u qaban hadaad nooshahay.
Waalllhi ninkaaan wa funyy xqiiiqu k hdlyyyy wa nin wx bdnn og illlhow somli isu soo jeedi qalbiydooda gacn shisheyaaa qooshysa
aad iyo aad ayaa u mahadsanitiih waa warbixin aad u sareysa waxaa ka ilowday wardheerow lacagta giftigaa ee la siinayo ninka waalan Ama qabyaalidiistaha ah waxaa qasab ah inta aad siisay ninka waalan oo kale in aad siiso ninkii furtay abkaan ee dagan China AAD IYO AAD AYAA UGA XUMAHAY IN AANAAN AQOON DANTEENA
Wallahi ninkaan wuu iga qosliyaa waa runtiis 🤣🤣🤣🤣
Bisinka!
Bisinka!
Bisinka!