MAXAAN VIDEO GA KU EDIT GAREEYAA?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 พ.ย. 2018
  • Badankiina waxa iga codsateen inaa idin baro waxa aan video ga ku edit gareeyo.
    Maanta cashirkeena waxan idin bari doonaa software ka aan isticmaalo. Hadii ubaahan tihiin asigoo full cashir eh, soo comment gareey.
    Ha hilmaamin inaa video ga Like gareesid!
    ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
    Hadaa meeshaan kucusub tahay, ha hilmaamin inaa channel ka subscribe gareesid!
    Si aad ula socotid wax badan ama ila soo xariirtid, igu soo darso instagram keeyga. Waa amir_sayid
    Link: amir_sayid...
    ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
    🗣TALK TO ME ON MY SOCIAL MEDIA :
    Instagram ► / amir_sayid
    SnapChat ► / amir_azan
    -AmirSayid
  • แนวปฏิบัติและการใช้ชีวิต

ความคิดเห็น • 342

  • @nafisadiamond8778
    @nafisadiamond8778 5 ปีที่แล้ว +128

    Inta iga dambeyso like ha iga xasdina yah wani tugaa👊😭🙏🙏🙏🙏

  • @mahmudabdulle750
    @mahmudabdulle750 5 ปีที่แล้ว +3

    Thanks bro , wad ku mahadsan tahay sida ad nogu fa ideeysid mar walbo . Horey u soco

  • @karamakuligeen1412
    @karamakuligeen1412 5 ปีที่แล้ว +5

    AmirSayid well done bro the more you do the more we support you

  • @abdallaahmed9422
    @abdallaahmed9422 5 ปีที่แล้ว +2

    Bro guul ayaan kuu rajeynaa insha Allah, wadna ku mahadsan tahay waqtigaada qaaliga ah aad siisay asxaabtaada, dadka horumarka gaara waa dadka ufaa'ideeya dadka kale, sida adigo kale..

  • @abdirahinmohamed2823
    @abdirahinmohamed2823 5 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allaah sxp horya usoco hool fiican ayaa inoo haysaa
    hormar wacan 👍👍👍

  • @kingiskaflimsvlogs7681
    @kingiskaflimsvlogs7681 5 ปีที่แล้ว +49

    Ma heli karaa 10 qof oo somalinimo subscribe igu saarta ❤️🇸🇴

    • @mariamm4398
      @mariamm4398 5 ปีที่แล้ว +3

      Maadaama Aan somalinimo aan ku faano subdcribe aayn ku saaray Viva Somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈👈💞💞

    • @AmiraAmran11
      @AmiraAmran11 5 ปีที่แล้ว +1

      Walalkay wan kusaaray adina iso booqo

    • @AmiraAmran11
      @AmiraAmran11 5 ปีที่แล้ว

      @@mariamm4398 sis anina chanelkayga kuso boor mahadsanid

    • @qadarprem4115
      @qadarprem4115 5 ปีที่แล้ว +1

      @king iska isaar adine

    • @Anas-ti7kq
      @Anas-ti7kq 5 ปีที่แล้ว

      Subscribe iisaar wll Waan Cusubahay Hay xaasidin wll Fadlan Soomanimo 😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @iqraanaali2077
    @iqraanaali2077 5 ปีที่แล้ว +27

    Waaaaw amiiiiir sdaan kuuu sugaaaye baaahiyaa iqabte dhaqso cuno iso niyeeso 👏👏🤗🤗🤗🤗

    • @mohamedabdiosman6397
      @mohamedabdiosman6397 5 ปีที่แล้ว +1

      Iqraana Ali
      Jacaylba kuhaya adi inbtide

    • @Anas-ti7kq
      @Anas-ti7kq 5 ปีที่แล้ว

      Subscribe iisaar wll Waan Cusubahay Hay xaasidin wll Fadlan Soomanimo 😍😍😍😍😍😍😍😍

    • @drmusdhafachannel8517
      @drmusdhafachannel8517 4 ปีที่แล้ว

      Hye abaayo qataraaa thy

  • @cadnanarab335
    @cadnanarab335 5 ปีที่แล้ว +2

    Amiir bro wxn kugu jcly dadka wxkasta waa barta mnsha allah like iisaara inta tagerta amiir siyada

  • @somin4530
    @somin4530 5 ปีที่แล้ว +1

    Thnks my bro amiir hoshaan ilahey hakula garab galo waayo anaga ayaa wax noo faideenosaa jamacad na ilahey hakuu fududeyo wana mahadsantahy

  • @umufarhia6836
    @umufarhia6836 5 ปีที่แล้ว +4

    Qofkii 5aaD ani wayeh cawa😍😍😁❤Amiir lov U wll❤😘

  • @samia213
    @samia213 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah aad ayaad u mahadsantahay Bro wlhi wax yaabo badan ayan ka faaideey ruun ahanti horay u soco In shaa Allah video yaal badan wansugeyna

  • @sekeriyem3557
    @sekeriyem3557 5 ปีที่แล้ว +1

    Bro hore usoco adiiga dhamaan vidéo yaha aad so dhigta dhan waxbaa laga faaiida wollah hore usoco markale bro 😘😁

  • @mrwithoutmrs4842
    @mrwithoutmrs4842 5 ปีที่แล้ว

    Aaad ayaa ugu mahad santahay sxb Amir waxana ahay Channel kaga qof kuxeran marwalba keep going 👌👌👌

  • @Loosey565
    @Loosey565 5 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allaah brother Amiir horay u soco

  • @fardowsoyasin2731
    @fardowsoyasin2731 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waad mahadsan tahay sida qurux badan aad noguso gudbiso barnamijyo xiiso badan

  • @maxamediskow2598
    @maxamediskow2598 5 ปีที่แล้ว +1

    Woowowow ma sha Allah nolow captian

  • @abdinaasirmohamedali9051
    @abdinaasirmohamedali9051 5 ปีที่แล้ว

    Masha allh wax Badan ka faiday thanks bro

  • @yuusufabdulahimohamadyuuma1729
    @yuusufabdulahimohamadyuuma1729 4 ปีที่แล้ว

    Msha Allah Amir Zayid Guleso Epow cdde

  • @mohamedabukar2009
    @mohamedabukar2009 5 ปีที่แล้ว +3

    Amiir sayid wllkey madaxdena saln sare big respect ✌😘
    Teda kle Mens fashionka noo soo badi

  • @Hanad10k
    @Hanad10k 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah bro hapoon wye wax barashada allaha ku fududeeyo

  • @JUSTAREMINDA
    @JUSTAREMINDA 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allah my Bro Amir sayid

  • @motrrealitycar2599
    @motrrealitycar2599 5 ปีที่แล้ว

    Wey sxp Amir sayid waan ku aaminsanahy sxp Hormar wacan ayaan ku leeyahay 👍👍👍

  • @xogahadunida6201
    @xogahadunida6201 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah wllo hor markadu wa hormarkena marnaba kama cajiso vedeo yadada keep going pro

  • @nafisadiamond8778
    @nafisadiamond8778 5 ปีที่แล้ว +6

    Fist qofka 5ayan ahay Amir sayid love ❤️ isar

  • @sihamsiman598
    @sihamsiman598 5 ปีที่แล้ว +1

    Wow amiir thanks wllkey wan isku dayay wana helay heesta an rabay thanks alot amiir

  • @hamsesaed1859
    @hamsesaed1859 5 ปีที่แล้ว

    Wllhi wax badan Ayaan kaa idaystay mashalah Allah hakudaayoh bro

  • @homesidehunter6817
    @homesidehunter6817 5 ปีที่แล้ว +2

    Thrums up for you bro.... the second person I have ever subscribed for...

  • @faysalmohamed5002
    @faysalmohamed5002 5 ปีที่แล้ว

    masha allh mahsanid qaabka wangsn nagu faaideyse keep going parafsoore sare

  • @Mascuud
    @Mascuud 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid sxb I'm new fan

  • @axmedkachannel2499
    @axmedkachannel2499 5 ปีที่แล้ว

    Thanks amir cde sxb waan ubaahanahy sxb isagoo full totorial ah

  • @ilyazmaxamad1029
    @ilyazmaxamad1029 5 ปีที่แล้ว +2

    Wow thanks sxb wan ka faide waaba ku wareey heesha saan uraadiyaaaye thanks

  • @KhaLeDhaykal47
    @KhaLeDhaykal47 5 ปีที่แล้ว

    Waaaaaw khibrad badan ayaadleed hay amiir sayid

  • @saidalipapakha7763
    @saidalipapakha7763 5 ปีที่แล้ว +2

    Thankz amir sayid bro we love you

  • @deqoimran4973
    @deqoimran4973 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah my bro inolow waliga 😍😍😍😍 one love

  • @somaliinstagram1484
    @somaliinstagram1484 5 ปีที่แล้ว +1

    Amir sayid ..sxb weegan ayan kugu soo darsaday hore usoco

  • @abdulrahimmahad2894
    @abdulrahimmahad2894 5 ปีที่แล้ว +1

    Thanks zhp amir waxad tahay best youtuber in the world in the world0

  • @abdiwalichannel.6574
    @abdiwalichannel.6574 5 ปีที่แล้ว +2

    Amir sayid bro keep going 👍👍👍👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👍👍👍👍👍

  • @YahyeSalebanmuse
    @YahyeSalebanmuse 5 ปีที่แล้ว +10

    Amiir aniga sabcrube kaliya kumaan saarin waxan la share gareeyay dhamaan azxpaTAyda keep going bro

    • @Anas-ti7kq
      @Anas-ti7kq 5 ปีที่แล้ว

      Subscribe iisaar wll Waan Cusubahay Hay xaasidin wll Fadlan Soomanimo 😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @abdiumoure1941
    @abdiumoure1941 4 ปีที่แล้ว

    Waa Mahd santhy bro sayid

  • @fatushabdi284
    @fatushabdi284 5 ปีที่แล้ว +1

    Wwwww waa sameeye snapka thank u

  • @mebrave2068
    @mebrave2068 5 ปีที่แล้ว

    guuleyso zxp mr walba

  • @ugbaadmohamed1385
    @ugbaadmohamed1385 5 ปีที่แล้ว

    go forward amiir taageero

  • @cmfarsmye7087
    @cmfarsmye7087 5 ปีที่แล้ว +11

    Be forward alweys!
    My bro🙌🙌🙌🙌

  • @ayuub_hassan
    @ayuub_hassan 5 ปีที่แล้ว

    M.a wllkey iga weyn Go ahead marna gadaal ha fiirin

  • @Allhamdulilahpage
    @Allhamdulilahpage 5 ปีที่แล้ว

    waaw masha alaah amiir sayid vidiw fican ayad sodhagtay sxb wad mahad santahay kuwakalana walagadho raa sxb

  • @theclassicman6730
    @theclassicman6730 5 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi nin somali ah oo saan u edit gareeyn karo weligey ma arkin bro keep going and good performances

  • @Sharivvv
    @Sharivvv 5 ปีที่แล้ว +2

    A goal without plan it's just a wish.
    📋Waxay lamid tahay qori bilaa xabad.

  • @zizouzidane5053
    @zizouzidane5053 5 ปีที่แล้ว

    Thanks bro saad nogu faidaysay

  • @tahlilstudio407
    @tahlilstudio407 5 ปีที่แล้ว

    Sxb qaaaali sharaf aya ledahay keep going wlhi qofka wax ku bara wuxu ku tusey sida lo shaqaysto thank u

  • @kheyriyoqasaaro
    @kheyriyoqasaaro 5 ปีที่แล้ว

    Mazha'allaah guulayzo

  • @cumarahmed6637
    @cumarahmed6637 5 ปีที่แล้ว +1

    Horumar wcn Kape keep going

  • @haniqalii9635
    @haniqalii9635 5 ปีที่แล้ว

    Masha alah gul gul wacan horu uusoco

  • @hajizoodani1397
    @hajizoodani1397 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allah wllo ilahy hakula garbaqabtio

  • @zuhaypferhan3953
    @zuhaypferhan3953 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi aad ayaanu ugu baahanay wllo editing kaa gaar ahaan soft werkan inoo sii wad wllo inta itaalkaaga ah hal qof oo somalia oo sharxaya waan wayay adiga oo kaliya ayunbaan kuhelayy

  • @Somali_Lyrics1
    @Somali_Lyrics1 5 ปีที่แล้ว

    Well Done Bro Horey usoco Amiir Sayid ( N.B Iam with you bro )

  • @khadarabdullahi1562
    @khadarabdullahi1562 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah keep going brother

  • @showme916
    @showme916 5 ปีที่แล้ว

    ما شا اللهً
    Good understanding Bro

  • @queenali487
    @queenali487 5 ปีที่แล้ว

    inadeer alle dartiii ayaan ku jecelahay keep going

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 5 ปีที่แล้ว +2

    Keep the going my proh from Swizterland

  • @nourmohanourow3468
    @nourmohanourow3468 5 ปีที่แล้ว +1

    Amir sayid waxa nahy tageraga koobad lov isaar sxp saree
    Waxa tahy macalin keep going
    Vive mon frère

    • @AmirSayid
      @AmirSayid  5 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid ⚡🙏

  • @abdallamohamedhusein5860
    @abdallamohamedhusein5860 5 ปีที่แล้ว

    Mashllah
    Sxb mr wlba wn ku xiranahay kanalkga sxb
    Hore usoco.🤗

  • @adamlove6540
    @adamlove6540 5 ปีที่แล้ว

    thks bro waad noo faaidaysaaa wllhi

  • @sadiaali448
    @sadiaali448 5 ปีที่แล้ว

    👏🏽 skills 😍😍 keep going 🤗

  • @qaalisalald6610
    @qaalisalald6610 5 ปีที่แล้ว

    Waan dhawanhy amiir sayid ku xiisny mlmha sa vediokga usugayey ea aomay yaqey amiir hore usoco amir ku tagera dhinac walba

  • @abdowfaaska5707
    @abdowfaaska5707 5 ปีที่แล้ว

    Wow u like it pro well done 👐

  • @sitarakhan4526
    @sitarakhan4526 5 ปีที่แล้ว +4

    M.a walakeyga Amir. Hore uu soco

    • @Anas-ti7kq
      @Anas-ti7kq 5 ปีที่แล้ว

      Subscribe iisaar wll Waan Cusubahay Hay xaasidin wll Fadlan Soomanimo 😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @maxamedapdi8271
    @maxamedapdi8271 4 ปีที่แล้ว

    Wan ka hely wlhi cilmad barty eed nala wadagty👌 like igu cawiyah

  • @JJSLH
    @JJSLH 5 ปีที่แล้ว +1

    sxb wa sax manooso koobi kartid lkn noo soo gaabi meelaha ugu muhiimsan cml

  • @JJSLH
    @JJSLH 5 ปีที่แล้ว +3

    tan kale software aan lacag ahyn oo asagane wax lagu editor gareeyo noso raadi

  • @jiilkacusub1
    @jiilkacusub1 4 ปีที่แล้ว +1

    Wax badan ka faa idey bro kuwa dhiman wan ka sugeyna isha allah

  • @koracaalami8863
    @koracaalami8863 5 ปีที่แล้ว

    Keep going King bro

  • @amiirkaamiirada4756
    @amiirkaamiirada4756 5 ปีที่แล้ว

    Amiir sxp waxaad thy wlhy qofka Kali ah een tageero inta la dawado thanks horay usoco

  • @slamandaud9070
    @slamandaud9070 5 ปีที่แล้ว

    Thanks bro wx badan aan ka faa iday

  • @focitube5336
    @focitube5336 5 ปีที่แล้ว +1

    Mncha llh hi forward ➡ bro
    😍 Kula socdah Mar walpa

  • @ahmadhassaniman8109
    @ahmadhassaniman8109 5 ปีที่แล้ว

    Thanks mhasniiiid shukaran in bdaaaaaaaan

  • @theworldtube9423
    @theworldtube9423 5 ปีที่แล้ว

    Thnks bro kugu faana hore usoco

  • @Eduruus
    @Eduruus 5 ปีที่แล้ว

    Horey u soco sxp qaaliya

  • @abdallashow
    @abdallashow 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah one hour 1.k views hormr wcn sxp Sare

  • @motivationsheild
    @motivationsheild 5 ปีที่แล้ว

    thanks bro horay u soco

  • @cumarcabdisacad4841
    @cumarcabdisacad4841 5 ปีที่แล้ว +1

    Amazing pro Go forward Please Teamka Amir zayid like ha iga ilobina

  • @marizaabdi5888
    @marizaabdi5888 5 ปีที่แล้ว +8

    First 😍😍wllkey keep going

  • @sayidaxmd2934
    @sayidaxmd2934 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sxb amiir sayid runtii waxatahy qofka kaliyah ee aan kataageero you tube ka midkle chenel ayaa igaaga furan you tube markaas ayaan xayeesiin rabaa dukaanka sanadka cusub aan furan rabo hadaan helo lacag aan meel kasugayo waxaan rabay inaa kadhigo dukaan iska caadiyah ee lagu gado dharka raga ee iska caadigah blse markaan kusoobiiray Chanel kaaga runtii waan badal fikradeydii oo waxaan ubadalay inaa kdhigo fashion clothess

  • @mazlahmustaph1495
    @mazlahmustaph1495 5 ปีที่แล้ว +9

    A goal whith out plane is just a wish 👍👏♻♻

    • @Anas-ti7kq
      @Anas-ti7kq 5 ปีที่แล้ว

      Subscribe iisaar wll

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 ปีที่แล้ว +1

    Amir sayid go away bro

  • @Fantastic-sp6if
    @Fantastic-sp6if 4 ปีที่แล้ว

    mahdsanid wll laakiim waan u baahanaya wll thanks

  • @shukriabukarabdi4720
    @shukriabukarabdi4720 5 ปีที่แล้ว

    Best TH-camr 😉😉

  • @raxmarose848
    @raxmarose848 5 ปีที่แล้ว

    Keep going forward dear brother ❤ ❤ ❤ ❤

  • @ahmeddhalintaxafadaofficia7761
    @ahmeddhalintaxafadaofficia7761 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah bruh I am exciting Washington Dz

  • @moestudio8343
    @moestudio8343 5 ปีที่แล้ว

    Asc brother mashallah u doing big keep it up

  • @udhigamadhigo1441
    @udhigamadhigo1441 5 ปีที่แล้ว +1

    Amir sayid sxb wax badan ayaan kaa fiidey waxaadna thy qofka igu dhiira galiyey inaan noqdo youtuber balse wali ma gaarin hadafkeyga guuleyso

  • @hamdimohamednur805
    @hamdimohamednur805 5 ปีที่แล้ว

    wn ka helay ina ader horay u soco

  • @sharmasharkey4288
    @sharmasharkey4288 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah thank

  • @abokorwarsame6986
    @abokorwarsame6986 5 ปีที่แล้ว +1

    keep going bro 👍😊

  • @hiikoowgaming8890
    @hiikoowgaming8890 5 ปีที่แล้ว

    Hore usoco bro love isaar maanta

  • @mazlahmustaph1495
    @mazlahmustaph1495 5 ปีที่แล้ว +1

    #AmirSayid 👍 #Thank you bro

  • @jiilkacusub1
    @jiilkacusub1 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going broh

  • @gangdufle6255
    @gangdufle6255 5 ปีที่แล้ว

    Keep going bro

  • @ahmedcabdi902
    @ahmedcabdi902 5 ปีที่แล้ว

    Hore usuco sxb sare

  • @najuu_maanka441
    @najuu_maanka441 4 ปีที่แล้ว

    Thank's pro waan tijaabi 🙏🙏

  • @superin9309
    @superin9309 5 ปีที่แล้ว

    thanks sxp wax an ka bartay