SHARCIYADA SWEDEN 🇸🇪 WAX LAGA LAGA BADALI DOONO |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 26

  • @ahmedabukarxasan5842
    @ahmedabukarxasan5842 ปีที่แล้ว +1

    Zxp wayama een rontinka 24 aqawatta ino so doob

    • @Wayaamo
      @Wayaamo  ปีที่แล้ว

      Sxb maku fahmin

  • @abdikariimhajjiali5445
    @abdikariimhajjiali5445 ปีที่แล้ว +1

    Saxib waxan ka codsanaya ina iga jahil bixiso wadanka manta la jogo ugu wanagsan yurub dhanka shaqada, mushaarka, sharciga, canshurtisana yartahay mida kale qof master degree heysta from bangaladesh ah marku imado inu qariyo aqoontisa ama jnu sheego aqoontisa midke wanagsan sxb si fahfahsan iga so jawab romania aan joga wadan aan iska dhiibo aan raba sxb please reply xita iso gal hadadan video ka gaarin si walalnimo ah wn u bahanahy walal

  • @calidaahir4085
    @calidaahir4085 ปีที่แล้ว

    Visa waxbrsho Russia 🇷🇺 xaresty. Maka bixikra. Uroupe masoogali kaea

  • @Samiah.A
    @Samiah.A ปีที่แล้ว +1

    Wllkeey wayaamo guuleeso 🙏❤

  • @xbetofficiall3794
    @xbetofficiall3794 ปีที่แล้ว +1

    Wayaamo sxb videos badan soo dhig talye

    • @Wayaamo
      @Wayaamo  ปีที่แล้ว +1

      Sxb wan ku dadaalaya in an so dhigo 2-3 muqaal isbuuci

  • @Tusearday
    @Tusearday ปีที่แล้ว

    Wayama zxp sweden shaqo qaab keen usoo cosd san karaah pro🤝

  • @XAREEDTAAJIR1
    @XAREEDTAAJIR1 ปีที่แล้ว +1

    First comment

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 ปีที่แล้ว +1

    War Cabdiqadir wayama wall waxaan kuba ar kayey adop Tiktok wareegaya waana kusoo fallow gareeeyay bal youtube ka wakhtisii 🤣🤣🤣

  • @mokreem8343
    @mokreem8343 ปีที่แล้ว +1

    Nio saxiib hadii aan Serbia ama Austria dalxiis ahan Ku imado maka bixi kara oo magali karaa wadamada kale yurup yacni qaab tahriib ahaana

    • @Wayaamo
      @Wayaamo  ปีที่แล้ว

      Haa sxb

    • @mokreem8343
      @mokreem8343 ปีที่แล้ว

      @@Wayaamo Saxiib isla su,aashaydi hore lasacota
      Hadii aan dalxis Ku imado Serbia io Austria faro miya layga dhiga, hadi aan wadamadan galo faro malayga heela UK,FRANCE,JARMAL, SPAIN,ITALY
      JAWAAB ADOO MAHAD SAN

  • @cvinijonour
    @cvinijonour ปีที่แล้ว

    Zxp nolosha wadanka Belgiumka wax nooga sheeg zxp video noogasoo sameey

  • @XAREEDTAAJIR1
    @XAREEDTAAJIR1 ปีที่แล้ว +1

    Sxb wxn kuwaydiinaya Qofku isagoo aan sharci haysan yurub xirfad mabaran karaa.

    • @Wayaamo
      @Wayaamo  ปีที่แล้ว +1

      Haa sxb wadama qaar sida jarmalka

    • @XAREEDTAAJIR1
      @XAREEDTAAJIR1 ปีที่แล้ว

      @@Wayaamo sxb Austria ayan joga

  • @subeyraskar
    @subeyraskar ปีที่แล้ว +2

    Zhp waxan ku waydiiyay hargeisa joga pasaport somalia hesta kwrn hadaan serbia visa dalxiis kaso dago faro ma layga qaada hadaan so dhafo oo sweden iska dhiibo faro ma layga hela ama ma layga qaada 👋imiza lacaga igu baxaysa wll muhiim u ahee

    • @Wayaamo
      @Wayaamo  ปีที่แล้ว

      50-50 waaye sxbow

    • @XAREEDTAAJIR1
      @XAREEDTAAJIR1 ปีที่แล้ว

      Sxb Anaa faro Serbia layga qaaday, Wax dhibaato AHna iima keenin, Serbia EU union ma aHan, Faraha Lagaa qaadayana Eurodac ayay kasoo baxaan Oo ah wdmda EU unionka ah.

    • @subeyraskar
      @subeyraskar ปีที่แล้ว

      @@XAREEDTAAJIR1 zhp haye halkad martay ii sheeg visa nocma ah gosatay wax barasho mise dalxis pasaport noce ahna wad wadatay

  • @naadirhassanaadan706
    @naadirhassanaadan706 ปีที่แล้ว

    Sxb plz german kaso hadla nooh

  • @abdalejeerjeer
    @abdalejeerjeer ปีที่แล้ว

    How i can bring my family in sweden 🇸🇪

    • @Wayaamo
      @Wayaamo  ปีที่แล้ว

      18 Hadi ad ka yar tahay wad u dacwoon kartaa Hadi kale ma keeni kartid sxb

  • @kamaalmohamed9195
    @kamaalmohamed9195 ปีที่แล้ว

    Zxb Xage kalaso xidhidha wankugu dale

  • @musadaqsalaadcalimusadaqsa3717
    @musadaqsalaadcalimusadaqsa3717 ปีที่แล้ว

    Noi ciyow noo soo gali hadda no soo dhig