Wiil FARXAD Badan Ayuu Ahaa Arrintaan Kahor

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 153

  • @hosowpro
    @hosowpro  2 ปีที่แล้ว +65

    Sheeko aan horay usoo qaadanay sabab aan usoo celinaa maleh ilaa Iyo inaan ka warheyno sababta sida inaan dhankeeda kale ka hadleyno ma ahanee, sida Sheekada Simon Leviev.
    Marka asxaabta sheekadan ku qaldeysa sheeko hore u baxday saas ha u ogaaadeen. Mahadsanidin

    • @kaltoumomar8024
      @kaltoumomar8024 2 ปีที่แล้ว +2

      please abowe naga dhaaf sheekooyinka #Cabsida leh
      kuwa
      #wacyi galinta leh noo wad

    • @garaarwabari1208
      @garaarwabari1208 2 ปีที่แล้ว +1

      Sorry wll waa macquul in aan udawaday sikale taasana xaqiiq ah waan ka xumahay in aan dag dagay balse aniga hadiiba aan janis helo waxaan booqdaa Channelka hosow Pro waana ku xirnahay Channelka Mar labaad iga raali noqo ugu danbeen keep going wll

    • @nasraabdullahi9406
      @nasraabdullahi9406 2 ปีที่แล้ว

      @@kaltoumomar8024 😅😅inaa dawato yaa kgu qasbe tan kle wax cabsi leh maba jiraan

    • @xananmaxamed7817
      @xananmaxamed7817 2 ปีที่แล้ว

      Wllo shekade gabey so dhamestir

  • @ayaanhassan4936
    @ayaanhassan4936 2 ปีที่แล้ว +6

    Alx calaanicmatal islam❤️❤️❤️❤️
    Ufiirsada wax allah waxa allah naga reebay fasido inoo malehbwaxa aahan khadaare ahayn waxa akamida
    1- ribada ( gaaladu 30-40 sano ayey bixinayaan lacag intay waateen 70% kor udhaaftay alx hadii ay shaqada wayaana dib uvelinyaaan gurugii ay kusoo tabceem subhanallah
    2- daroogada ( hada wiilka mustaqbalkiisii kuciyaaray
    3- khamriga
    4- beenta
    4- dulmiga ( oo dadbadan ay inkaar u xambaariyeen awlaadoodii waayo hadii adigu aadgaysao dulmi pod kabadbaado Saw lagajarimaayo masaakiintaa aan waxaan galabsan subhanallah
    5 doofaarka
    6- khamaarka oo ragbafan guryahooda kudumeen siday shilimaantoodii ugu shubayeen
    7- saaxiib xun sida wiilkaa way lugooyeen halkuu kalasaaxiivi lahaa wiilal daacad u ah oo kadheer waxaa aykula taliyeen

  • @maxamudmuriidi2656
    @maxamudmuriidi2656 2 ปีที่แล้ว +17

    " لا تحزن ان الله معنا" الاطمئنان ❤️
    الثقة بالله نجاح❤️
    ادعولي انو ينفرج همي ولكم بالثل❤️‍🩹❤️

  • @maazimhanad7428
    @maazimhanad7428 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid wll sidaa noogu soo gudbisay qiso layaabka leh , waxan ka codsanyaa inaad sidan maanta kale uso gudbiso cod kaliya sida channelka dadweynaha kale , mahadsanis

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 2 ปีที่แล้ว +12

    Bismilaah daroogo xumaa🙄sowta wiilkii faraxsanowga ahaa bahal ka dhigtey😳😏🤨mahadsanid hasow👍🥰

  • @najimaxuseen9838
    @najimaxuseen9838 2 ปีที่แล้ว +25

    Kkkk kulha inan nolhayi baan tijabinaye😇😁

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn 2 ปีที่แล้ว +6

    Acudubilaah subxanalaah ilahow hana tusin waxas oo kale thank you bro 👍👍

  • @hooyotarbiyo5384
    @hooyotarbiyo5384 2 ปีที่แล้ว +13

    coming soon 300k walalky hossow

  • @aazizmohamed2616
    @aazizmohamed2616 2 ปีที่แล้ว +6

    Wow first fun ahay hossow sxb 🤩🤩

  • @fahmomaxammed2256
    @fahmomaxammed2256 2 ปีที่แล้ว +4

    Ana u horeeyo osmann liketa kushub❤️❤️

  • @naimakhiyre8037
    @naimakhiyre8037 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa cabsaday kaligey guriga joogaa yaab wlhii illahow na amaaanso mahadsanid hosow

  • @abdibasidmohamed9593
    @abdibasidmohamed9593 2 ปีที่แล้ว +3

    First viewer hosow my favourite channel on TH-cam love big fan

  • @casalcarabeto3390
    @casalcarabeto3390 2 ปีที่แล้ว +9

    Hossow qofki u horeyy ahay filaya aad kujeclnhy wllhi we love u❤❤❤❤❤🤘

  • @salma114
    @salma114 2 ปีที่แล้ว +4

    anigu ninkaas hal maado ayaan kala simanahay taas oo ah inaan mar mar ka shakiyo inaan ahay qof nool ilaa aan dawakho sidaan u fakaraayo mar mar xitaa si aan u xaqiijiyo inaan ahay qof nool waan is qanjaruuftaa

    • @hodanabdi580
      @hodanabdi580 2 ปีที่แล้ว +1

      Adkaarta Badso walaasheey

    • @ummkhubayb2290
      @ummkhubayb2290 4 หลายเดือนก่อน

      Adigu muslim ayaatahay ee diinta kudhexjirkeeda badi .Alle hakucaafiyo walashay

  • @natazhamanga633
    @natazhamanga633 2 ปีที่แล้ว +15

    Keep going legend

  • @xabsomaxamed3749
    @xabsomaxamed3749 2 ปีที่แล้ว +8

    Walahi dunidaan waa laayaab waa cajiib runtii 🤣🤣

  • @omaari155
    @omaari155 2 ปีที่แล้ว +2

    Hosow qebta hordhaca aad ka dhigeso waxkle no sheeg shekada filin oo kale ha ahaato lkn bilawgaba hadan ognahay falka qofka ku kacay xiisaha ma badno marki labaad kula wadagaa shekada dhankeyga way xiiso beeli dadkle sidey u arkan ma ogise

  • @naajicade4700
    @naajicade4700 2 ปีที่แล้ว +2

    Cant wait 300k fav hossow🥰🥰

  • @carabjunior2253
    @carabjunior2253 2 ปีที่แล้ว +4

    Hosow big legend 🙌

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 ปีที่แล้ว +1

    thanks brother keep going insha allah 👍👍👍

  • @zumaashapdi1113
    @zumaashapdi1113 2 ปีที่แล้ว +4

    Cirkaa dhagax iga so dhacay waan daqramay😥
    Dhiig badana iga baxay wxa I habaray ex keyga lcg badana ka cunay isoo duceeya😭

    • @mohamedzaakow
      @mohamedzaakow 2 ปีที่แล้ว

      Oo wlhi ah

    • @hamdihassan9064
      @hamdihassan9064 2 ปีที่แล้ว

      😂🤣🤣😂😂inkaar kaqabto lacagta umada inaa cuntid oo nasatid maa rabtaa 🤣🤣rali gali umada

    • @Xalimo421
      @Xalimo421 2 ปีที่แล้ว +1

      Cirka dhagax ka so dhacay😂Beentad sheegeyso hadaaba dambi kugu filan.Allaa og.Hadad run shegeyso Ninkaas i cafi dheh.Alaha noo dambi dhaafo dhamanten.

  • @Dr-Hashimi
    @Dr-Hashimi 2 ปีที่แล้ว +1

    Tabin aad iyo aad u wanaagsan👏👏👏👏💯🙏

  • @dr.bilaniitaahmed6306
    @dr.bilaniitaahmed6306 2 ปีที่แล้ว +3

    asc wloh Ozman wan jecelahy muuqaladaada ee soobadi plz???

  • @rihaanppe1710
    @rihaanppe1710 2 ปีที่แล้ว

    Fast comenti sidi wllkey cml ku jeclhy oo hormarkaga ku farxaa

  • @najmabahar19
    @najmabahar19 2 ปีที่แล้ว +7

    9:15 Ani waxaan daremayaa qeyb iga mid ah iney tabay faras🤣💔

    • @duceysanepoi6628
      @duceysanepoi6628 2 ปีที่แล้ว +1

      😂😂

    • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
      @ZakariyeMaxamed-vj5ot ปีที่แล้ว

      Farasa mise genyo wabatahy ma oga waxa aso walan shektay dad fiyow iney shektan somali la dhaho

  • @Mafiamonn181
    @Mafiamonn181 2 ปีที่แล้ว +5

    kan somalia in lakenay ahay keep going bay dhihi lahayen😅

  • @AbdiHakiimhadiis
    @AbdiHakiimhadiis 2 ปีที่แล้ว +8

    Waxa i farxad galiya malintayda in ay iso dhacdo notification ah "YOU GET NEW SUBSCTIBER" MAD IGA FARXIN KARTA ADIGA?

  • @MaxamuudMaxamed-k1k
    @MaxamuudMaxamed-k1k 5 หลายเดือนก่อน

    Zxp maalin kasta qof ceebtii haka sheekayne fikrad kle la imow aad youtube kusii joogto

  • @fowsiyabashir5833
    @fowsiyabashir5833 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa bahaloobey illaahaw ha na tusin idha xumadaa

  • @munomohamedzubeyr9789
    @munomohamedzubeyr9789 2 ปีที่แล้ว +2

    Part three sheekadii kaa sugooynaa osmaanow

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaha keep going walkey osow bro

  • @143ladan
    @143ladan 2 ปีที่แล้ว +4

    Hosow pro max waji lacunaayo manokentay alaseydan cabsi cabsi aabaidaaran 😳😒🧐

  • @Deeqaluul721
    @Deeqaluul721 2 ปีที่แล้ว +3

    Wllo cismanow plz qisa kasta ciday ku saabsanthy mgciisa noogusoo qor si aan Usii baadhbaadhno Oo wxbadan ugasii ogaano

  • @halimamaxamed9456
    @halimamaxamed9456 2 ปีที่แล้ว

    Bisnka wax maqli jiiraye warabo dadoow.allow haa itusin qof saas ah

  • @maandeqcllaahi1495
    @maandeqcllaahi1495 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaah

  • @abdimohamedsiad9294
    @abdimohamedsiad9294 2 ปีที่แล้ว +3

    Horumar wacan (arkaa milkiile)

  • @ridwana1276
    @ridwana1276 2 ปีที่แล้ว +4

    Ninka iyo naagta is qabay labadaba mala cunay mise wow dilay 🙄

  • @asadhersi1295
    @asadhersi1295 2 ปีที่แล้ว +1

    Zxp Nft ka so hadal
    Plz hazow halmar iwar maqal
    #Codzi the last .

  • @alihassenroble4633
    @alihassenroble4633 2 ปีที่แล้ว +1

    Ha isdhibin sxb
    Ee kusoco
    Wad gaadhi hadafkaaga

  • @M.OZIL4
    @M.OZIL4 2 ปีที่แล้ว

    *300k* finally coming soon Bruder

  • @mahaddoni7684
    @mahaddoni7684 2 ปีที่แล้ว +2

    Keep going sxb qalaali ah

  • @ifrahmohamud4895
    @ifrahmohamud4895 2 ปีที่แล้ว +4

    Bro shekadan mar hore ayad noga shekeysay oo waliba mar dhow ah hadii anan aniga qaldaneen

  • @tushinaali2895
    @tushinaali2895 2 ปีที่แล้ว +2

    Walidkiisa wexe u muqata ine ka gabiyeen ine cawinaad cafimaad si dagdag ah ula radiyaan said aye I tabatay waxa ku dhacay wilkan

  • @rashidaxmed6098
    @rashidaxmed6098 2 ปีที่แล้ว +1

    Wan iska dhafay markan qaarbadan cuni gaadhay 🤔🤔 Alxd

  • @sundusmoha1211
    @sundusmoha1211 2 ปีที่แล้ว +8

    Waligey 10 like ma helin plz cawo igu cawiya

  • @fariidofikar1467
    @fariidofikar1467 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @nimcooniahmed9901
    @nimcooniahmed9901 2 ปีที่แล้ว

    Subhaanalah wlhi waa cabsaday mareey cunoow so gartay wll hosow 3:00 hbn firsanoyaa

    • @captaincarapinho4923
      @captaincarapinho4923 2 ปีที่แล้ว +1

      Isku waqti baan daawaneena😃😉

    • @nimcooniahmed9901
      @nimcooniahmed9901 2 ปีที่แล้ว

      @@captaincarapinho4923 wlhi markii wax lacunaa ladhahay dhinacyadaa fiir fiirshay

  • @ahmedabdirsak5846
    @ahmedabdirsak5846 2 ปีที่แล้ว

    NIO hosow Sxb Maxaad Dadka Waalwalan sheekoyinkoda Nogu soo Qaasatan😁😁kkk Wall hormar wacan

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @fahanhassan8257
    @fahanhassan8257 2 ปีที่แล้ว +1

    SubahnAllah

  • @samiramohamud1787
    @samiramohamud1787 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa qiso cajiib ninka in tu waxasoo dhan sameynyy mey qabtan😢

  • @herkukushanow9143
    @herkukushanow9143 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waxay ilahatahay had iyo jeer kalataga walidka in caruurra xalad adag geliyo!

  • @sahrahared2599
    @sahrahared2599 2 ปีที่แล้ว +2

    Bismilaah Waa wax xun

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 2 ปีที่แล้ว +3

    😃 Ninka Wuxuu qabasho laha markuu 1 Liter Saliiid istaaga kaga saaray hhhh

    • @fartunmohaaa4241
      @fartunmohaaa4241 2 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @Abdullahidhaqane
      @Abdullahidhaqane 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂

  • @mahamudmk9073
    @mahamudmk9073 2 ปีที่แล้ว +2

    Keep going 💪 hosw 💯

  • @nazrazead
    @nazrazead 2 ปีที่แล้ว

    Keep going wlloh Allah keep you

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed5380 2 ปีที่แล้ว

    Meeqa chanel ayaa laga soo daayey sheekadan

  • @uploadcentral8753
    @uploadcentral8753 2 ปีที่แล้ว

    WALAAL wajigaaga maxaad noogu soo duubi weyday maad iska daysay

  • @feelfree4067
    @feelfree4067 2 ปีที่แล้ว

    Garan maayo ma cilad dhankeygaa mise video ga voice kiisa marmar hoos noqonaya?

  • @munnaabdi8971
    @munnaabdi8971 2 ปีที่แล้ว +1

    Waan dawaday lkn adiga waan jeclhy waxad soo dayso

  • @abdideck8905
    @abdideck8905 2 ปีที่แล้ว +3

    Mxa oogu socelisay shekadaan Mise as xabtadaa tijabinaysa 🤣☝🏻

    • @sumayahmaxamed8403
      @sumayahmaxamed8403 2 ปีที่แล้ว

      Macelisaa aniga hada aa iigu horeeyso waxa lagaa yaabaaa in uu I looobay

  • @filfilocAhmed
    @filfilocAhmed 2 ปีที่แล้ว +2

    Ax ax 😭😭😢😢😢

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks

  • @atikagullet9813
    @atikagullet9813 2 ปีที่แล้ว +1

    ManshAllah

  • @mohmedAbdi71
    @mohmedAbdi71 2 ปีที่แล้ว

    Thankz hosow bro where is your another channel

  • @garaarwabari1208
    @garaarwabari1208 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc shekadaan waxeey ila tahay in hada kahor aad noo soo gudbisay haaa waan hubbaa in aad noo soo gudbisay adiga bal sxb dib ugu noqo

    • @hosowpro
      @hosowpro  2 ปีที่แล้ว +1

      Walaal adigaba kasoo baar Channelka . Si kale inaad u daawatay macquul

  • @Yaxye12
    @Yaxye12 2 ปีที่แล้ว +1

    19 ahay ani🚸🙄🤣🤣comatiga 22way

  • @zuzuqalbisafiyafamily3831
    @zuzuqalbisafiyafamily3831 2 ปีที่แล้ว +2

    Isoboqda wlalaha qalbiga wa wlashiine

  • @MohaMoha-ub4jc
    @MohaMoha-ub4jc 4 หลายเดือนก่อน

  • @mohamedzaakow
    @mohamedzaakow 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi ninkaan waa uu raaxeystay
    😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @sadiyodahir859
    @sadiyodahir859 2 ปีที่แล้ว

    Shekadan horey ayaad noogu sheehtay abowe maxasuusatid miyaa 😳😳

  • @lunibark9978
    @lunibark9978 2 ปีที่แล้ว

    sheekadan waa sheeko hore wllo

  • @raqiyaslifestyle
    @raqiyaslifestyle 2 ปีที่แล้ว

    Horumar wacan walaal

  • @fitahahmed6074
    @fitahahmed6074 2 ปีที่แล้ว +1

    Salama bro hasow

  • @ifraaxyusuf8349
    @ifraaxyusuf8349 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah 🥺🙊

  • @africansomaliqueen9432
    @africansomaliqueen9432 2 ปีที่แล้ว +1

    Guri aya kaligey joogaa cabsi cabsi acuudu bilah 😫

  • @abdikarimkismayo1503
    @abdikarimkismayo1503 2 ปีที่แล้ว +1

    From sadam keyow

  • @iqramohamed-n6d
    @iqramohamed-n6d 4 หลายเดือนก่อน

    Qof dhan uu cunay inalillah😢

  • @raaqiyocabduqadir2184
    @raaqiyocabduqadir2184 2 ปีที่แล้ว +3

    Frist comments pls hosow pin🙏🙏🥰

  • @mudanecusub7553
    @mudanecusub7553 2 ปีที่แล้ว

    Sxb waan ku salamay

  • @munirakhalil5379
    @munirakhalil5379 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxanaallah 🤯

  • @suleymanyare830
    @suleymanyare830 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahasanid

  • @nasrahassan1540
    @nasrahassan1540 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadaan arko vidiogaaga ma dhaaf Ilaah amatkiis

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 2 ปีที่แล้ว +1

    Maal mahan iima so dhacaan video yada ilaa aan kuso raadiyo maahee ma aqan sababta pro ganbaleelkana wa iifuranyahay

  • @Shaaficihassan1
    @Shaaficihassan1 2 ปีที่แล้ว +1

    HOSOW PRO

  • @SICIIDGAALERI
    @SICIIDGAALERI 2 ปีที่แล้ว

    🤞

  • @aminaosman8349
    @aminaosman8349 2 ปีที่แล้ว

    Touch and hold a clip to pin it. Unpinned clips will be deleted awl

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxanaallah

  • @munnaabdi8971
    @munnaabdi8971 2 ปีที่แล้ว

    Lkn waxan maqaly in lagu idhan jiray doqon baad tahay oo la caayi jitay ninka macalinka u ahi caayi jitay

  • @quruxlay1894
    @quruxlay1894 2 ปีที่แล้ว

    Inanta yar hindida abaheed dilay kaso hadal wlo

  • @hashimsalman3745
    @hashimsalman3745 2 ปีที่แล้ว

    Waxaa kadhiman inyar mar aywaydeyeen askarta maxaad farkaan kugu kalifaay uuna ugu jawaawaabay wax madow ayaa isohormaray iguna yiri dilqofkaan waliba waxaa miir iigu danbeysay kolkii aan garajka joogay dhaqatiirta arkinkiisa waxay kusheegen inuu jin kujiro jirtiisa

  • @iqrasomali12
    @iqrasomali12 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxana allah

  • @maxamedmohaan7666
    @maxamedmohaan7666 2 ปีที่แล้ว +2

    Omg 😲 video gan waxad u maleysaba in maskaxdeyda laka sogobiyey wayo waxaan ahay wiil aad u xishood badan iskuulkana waan dhameye waxbarasho ayaan turkika u imid xishood dartiis dadkii baa laqabsan waye waxaan ku fikiraye si aan xishoodkan badan iskaaka yareyo in aan isticmalo toroogo hadana torogada ayan aad uku baqaa oo waxan isdhahaa xishoodle kudhibantahay hada amaa hadhow dhibaato ka daran kuku dhacda illa iyo hada cabsidas baan iskaka dhafay 😶

    • @halimasheikh8308
      @halimasheikh8308 2 ปีที่แล้ว +3

      Maxamed mohaan walal wanku baryaa torogo iska ilaali wallahi aad ayan u naxay marka aa dhahday torogo ayan ku fikiray subxana allah huno xishoodka walagu ducaysta allah xishodka nagama qaado walal iska ilaali insha Allah wax yaabaha xunxun ilahay hana ilaaliyo dhamaanteen

    • @maxamedmohaan7666
      @maxamedmohaan7666 2 ปีที่แล้ว

      @@halimasheikh8308wll mahad sanid kaliya waan ku fikiray in aan isticmalo ama aan tijaabiyo lkn masamen alle hanaka hayo wixi xun dhamanten amiin🥰

    • @halimasheikh8308
      @halimasheikh8308 2 ปีที่แล้ว

      @@maxamedmohaan7666 amiin walal dhamaanteen Masha Allah

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallaah

  • @suweydaqurux869
    @suweydaqurux869 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallh 😥

  • @madiinaumumohamed1749
    @madiinaumumohamed1749 2 ปีที่แล้ว

    Yaab cabsi waaye

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 ปีที่แล้ว

    Qof xanuusanayo ayuu ahaa laakin isagaa isku gaystay oo darogo cunay

  • @siyaadoshow1433
    @siyaadoshow1433 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs 😣😣😣

  • @jawahircali8528
    @jawahircali8528 2 ปีที่แล้ว

    asc osman

  • @ugaas-
    @ugaas- 2 ปีที่แล้ว

    Dhibatada drags we badan yihiin