Asc sxb hozow Pro waxaan kaa codsanayaa inaad muuqaal nooga soo diyaariso gangster wayn Daauud Ibrahim iyo shirkadiisii D company please waa codsi intii igu raacsan like ha saarto fariintayda mahadsanidiin dhamaantiin
ALLAH soo celiyo farmaajo la aantiisa dalka wuu baa,ba ayay sabsbto ah xasan shiikh dhiigaynu miirtay 90ka canshur nagu dhibay si walbo wu no canshuuray qof ganacsato ah lacag lah hals canshuuro blse qof maskiin ah in la canshuro waa danbi bdn iyo dulmi weyn qof muslim lama canshuuri karo kaliye zaka laga rabaa sanadkii waxayna ku xirintahay lacagtisa ama wuxuu leeyahay cadadiisa ama intay la ekyihiiin kaliye waxa la canshur gaalka oo ALLE SWT iyo RASUULKII SCW iny aminaan diiday marka anaga reer galbeed inaan ku deyano oo waliba dadkayno danyarta ah u dulmino waa danbi marka xasan iyo teamkisa qabiil haku taagerin ani farmaajo isku qabiil manihi xasan sd kle bls aadu dadka u dhubay dhiiguuu nagu miirtay RABIGAYGA SWT hanaga qabto dhowoo dheereyn INSHA ALLAH🤲😢😢💔
Waa dad cawaana oo bilaa diin qaarkood yihiin dowlad wanaagsan kama jirto maxaa yeeley dilaaga way is dhaafin lahaayeen ama qol madow ayey gelin lahaayeen
Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼
Aamiin
Ameen
Amiin ❤
O
Aamiin Aamiin yaarabi ❤❤❤
Asc sxb hozow Pro waxaan kaa codsanayaa inaad muuqaal nooga soo diyaariso gangster wayn Daauud Ibrahim iyo shirkadiisii D company please waa codsi intii igu raacsan like ha saarto fariintayda mahadsanidiin dhamaantiin
Ma soomali baa
@@AishaSaid-zr7mg Mya Waa Hindiyan
Waaba soo gashee ku sali nabiga scw ❤
Scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw scw scw ❤
Nabiga aanu ku salino salalahu calayh walasalm
عليه افضل الصلاه والسلام ❤
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤❤
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤
Salallaahu caleyhi wasalam❤ Salallaahu caleyhi wasalam❤ Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw
Hal mar aynu is xasuusino saliga nabiga (scw)
Scw scw scw scw scw scw
Zcw zcw scw
Allh naku kulmiyo janada dhamntena
Hindidan kuwooda xag jiriintii waa cawaan caadiya haba ugu horeeyo ra'iisal wasaarahoodu, sheekadanna wax badan ayaa inaga qarsoon baba sadique iyo salman oo kaliya looma socdo ee muslimiinta hindiya ayaa loo dan leeyahay.
Allah ha unaxariisto baba sadiqow
Aamiin
Madaxweyne Farmaajo ilaahay wadankeena somalia 🇸🇴 ilaahay nabad hanoogusoceliyo asxaabay wadankii mdxwyne Diyaar saran ayaa qabsaday🎉🎉🎉
Farmaajo beele ka bax meeshan siyaasad ma taale😂😂😂😂
@saabirboss😂😂😂😂😂😂channel5024
Alle sooma celiyo
Farmaajo illaaheey nooma sow celiyo
ALLAH soo celiyo farmaajo la aantiisa dalka wuu baa,ba ayay sabsbto ah xasan shiikh dhiigaynu miirtay 90ka canshur nagu dhibay si walbo wu no canshuuray qof ganacsato ah lacag lah hals canshuuro blse qof maskiin ah in la canshuro waa danbi bdn iyo dulmi weyn qof muslim lama canshuuri karo kaliye zaka laga rabaa sanadkii waxayna ku xirintahay lacagtisa ama wuxuu leeyahay cadadiisa ama intay la ekyihiiin kaliye waxa la canshur gaalka oo ALLE SWT iyo RASUULKII SCW iny aminaan diiday marka anaga reer galbeed inaan ku deyano oo waliba dadkayno danyarta ah u dulmino waa danbi marka xasan iyo teamkisa qabiil haku taagerin ani farmaajo isku qabiil manihi xasan sd kle bls aadu dadka u dhubay dhiiguuu nagu miirtay RABIGAYGA SWT hanaga qabto dhowoo dheereyn INSHA ALLAH🤲😢😢💔
Salman khan wuxuu dubai lasoo gatey gaari bulletproof ah oo qiimo ahaan jooga 2 crore oo udhiganta $245k
Hosow waaku salaamay ❤
🎉
Shekadii filmka oo really ah😂😂😂
Haa xabsiga dhexdiisa mission laga fulinayaa😂😂
@@Abdiaziz-Hussein 😂😂😂😂
Waa filim caadiya ah😂💔
It's a normal movie 😂
Wax filimaanta ay kasameeyaan waa wax si dhaba uga dhaca gudaha dalkooda
Xukumada hada heeso aya bunbuniya wayo xabsi ku jira Hado Muslim ahan la hay mar hore dililahayen
Isaga ayaa cadeystay in uu ka dambeyey dilka allah ha unaxariste baba sadiqow
Gangster nimada film lee lagu jili jiray run run may nooga dhigeen waliba asagoo xabsi ku jira😂😂😂😂
Ibrahim daud noo soo daa sheekadiisa mahadsanid
Ibrahim daud ka soo hadal sxb mahadsanid 🙏
Baba sadiiquu isaga ayaa diley wuuna sheegtey zaki media ayaa arimaha hindiya iyo filimaanta ka hadla
Keep my brother I am big fan 😊
Legend hosow
Hosow pro wan kuslamay Sxp❤
wan ka qaday zxp
Adu ma hosow ba tahay yaab badana😂 😂😂@@kalitfarah3734
Wll an kusali rasulka scw
Wakuslaamay hosow❤
Waan kaaqaday najmo
Ibrahim daud kazkar video kasoo samee please hosow sxb,😮😮😮
Wllhi waa sheekadii ayaa ku soo tabin jireen filmantooda oo dhab ah😅😅😅
Haa de filmka ayey fakar kla dhaxbxan somha
nin dowlada india ma rabto inay tisho 2015 ilaa hada ayuu u xiran yhy waxayna raban muslimiinta india inayku cabsiyaan
Keep going wllkey markasta io meeLwaloD jogTidna rabi Hakugu xifdiyOH❤
Xisbiga BGB oo ah xisbi aad uneceb islaamka ayaa ninkan wadata xabsiga VIP ah ayuu ku xiranyahay bishiina $4k buuku isticmaalaa😂😂
😂
Dadka Islam inaa ku cabsiiyeen rabba lkn wax kama faaiidayaan
Thanks man
Aniga ahaan: Salmaan khan baa aktar ka ah😂
War walal waanku salamay waxanan kaala socda JIGJIGA
Fadlan codkaaga waa uu hooseeyaa Ee Kor udhig ama sameecada iska hagaaji mahadsanid!
Legends hassow 🎉
Salalahu caleyhii wassalam ❤️
My favourite youtuber legend Osman hosow keep going 🔥❤️
Wow 500k
Ninkan dowladda India ayaa adeegsato
Horo usoco hosow 😻✌🏻
Waa❤alashabaabk❤ hinadida❤
Ka joog😂😂😂😂
Balkaran parar is not easy 😂
Hku waso
@@sucaadcabdisucaadcabdi7079 naa mxa u caynaysa gabadha shaqbo
@@sucaadcabdisucaadcabdi7079 mxa ku cayi gbdha dhaqan xumida
Subxaana lahah magaal yar ba isku caynaysan idinku walala
@nastehoclqani3240 dadka qar caqligoda wala yabeysa Nimaan kabahoda ka aqoon baay dartood isku waqtiga iska luminayan somalida jahiilinta ku badan
Laadirka ugu dambeen mala dilaa mise atoorahaa ladilaa 😂😂
Aan sugno 😂😂😂
Wan kuwareray wll hosow ii gusoceli shekada 😎
😂😂😂😂
Tiktok kaso arky waso ordey😂😂 salman bhai ayantan walo baqoya 😅 xawayankena barakeysan kulha 😂😂
Kib going zxo❤😊
Keep going wax baro zxp 😂
hindidu marka ay aflaamta jilayaan noloshoda iyo wax dalkoda ka socda ayay ka jilaan
Xusul baruur ma thy Mise mcnha mgcas badan aqoon kkk
😅Abdi isdeji@@Mohann_11
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Thanks pro
actorka wa salman khan 😂😂😂
Hoosow ibrahim daud shekadisa noso dhig zhp
Ileen waxaa ay filimanta ku jilaan waa run
Waa dad cawaana oo bilaa diin qaarkood yihiin dowlad wanaagsan kama jirto maxaa yeeley dilaaga way is dhaafin lahaayeen ama qol madow ayey gelin lahaayeen
Filinka markuu Soo Baxo iishga Big movie Action Drama waaye
Saw Saw
Filim hindi waa hore nogu dambesay maa naga daba wadaa hoosowow salman khan waxba lama aha laadarkan yar inuu so afjaro 😅😅
from zaki media ❤
Sheekadu waaa film caadiyeee
Tolow mrkan aman aragna Actor dhimanaya oo ladirku guleysanayo😂😂
Maqul mha actor lee gulaysan kra😂
Vidiogan marhore miyaa diyaarise bro ?
Caawa waxaa laqabte team leader weyn oo ninkaas baandadiisa muhiim u ahaaaaa
Intte kama qashay xarifkaas ishegbal saxbiow
600k🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dawood Ibrahim Aya gangster ugo wyn indian mafia sxb kan wa caruur
😮😮😮😮😮😮
Hada ani 31 sana ma jiraa wali waxa isku maleyaa 28😂😂Waxaan a dhashay 1993/bisha 10aad lkn malinta ma aqaan am still 27or 28😢😂😂
Waa ahatay aqwan aroos😅
Da.da wax sa uwen maha qali
Imisa caruura hada haysataa Alle ha barakeeyee Mise lanabarkyga xageed Ka keenty ayad wali leedahay 😂
Sherukhana ha ku daro haduu xariif yhy😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Cabsi cabsi o India o laadaro runaa kajiraba 😂😂iska film u malyn jiree 😂
Caanimo ayuu kuraadinayaa 😂😂
Legend
IbraHim dauud ka So hadaL
Ben waye
# free Palestine 🇵🇸 ❤❤❤❤ inchallah 🙏
Ninkan waxba ma aha sirdoonka india isticmala gangertarka india waa wad muslim kaas ayaanah lala tartan siinayaa
Mrka inay muslimiintu loo maleeyo inay Gangstero yhiin makula saxan thy oo diintena mgceeda la sharaf xuumeyo
Gangistar india ugu weyn waaye ninkaan hhh😅
War cunuga waxba mesha kama aha 10 ugu horeyse xita kuma jiro kan laga cabsado wa ibrahim daud caden hada ubahantahay wkuso diri karaa
Ma ahan. Ibrahim daud aya. Ugu weyn
#QofKII 24 AAD AYAA NOQDE , 🙃🙃🙃🙃
Aflaantooda ayaa waxaasi ku saabsan weligoodba.😮
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Please Ibrahim daud muqaal ka soo same
Salman khan Noloshiisa ayaaaba film camal eh 😂😂
Ninka Caadi mahan Dillayo Dil le ku dambeyo
Why he look good😭😂😂😂
50000 India 🇮🇳 money to dollars 594.75senti😂 ee qof udilee 😢
Asc wll B didy halku kudanbeyay muqal nogasoqad mujrinka jeelka lagu dhex garacy aya ladhay
Am Laurent b
Waa filimka oo pdf laga dhigay😮😂
😂😂
🙏🏻🙏🏻❤️🥰🥰🥰
Atoraha waa salman khan ladarkana walaso afjara😂😂
War markan Actorka laso afjaraya ileen shekadu reality bay tagan thy😂😂
Waa habka alshabab u wada shaqeeyaan.
Hindia xitaa dhakhtar Uma aadi doono😮
Ma isaga dhawaaqee
Hhhh film kii ayaa run run ku noqday hindid😂😂
Walal website kaga ma ada hawada ka saray mise cilad ba jirta hadda unban linkga raacay suspended bu so qoraya
Markasta Ladiriinta la jiri jary mrka Hdda tolow ama Actorka ladilaya😂😂
Film fanjroj in aan firsanaayo ayn moodaya 😂
Sandeydut midka la dhoho ha qaarijiyo haduu xariif yahy viva laadirka😂😂😂😂😂
😂😂Film Bey isku bedelen
Waaba laadarin Caadiya Kuwani😂😂😂😂
Waxay film kudhigi jireen ayay karun sheegeen😂
Salman 😢
Salman khan wuxuu bishnoi ku yiri 5 crore bixi wuuna diidanyahy isagoo haystaa 2850 crore
Waaba nin qurxanee maxaa gangistar ka dhigay😂😂😂
qafafka yar yar ayaa mustaqlkaga samayn ku yeelana
ibraahim dauud shekadiisa maxey thy waa kaa sugeynaa
Hindidu wxa guryahoda ka dhaca unbay no soo jilaan😂