Dulmigu ma guulaysto si kasta oo uu mudo dheer u qaato. Cajiib weeyi qisadan. Please qisooyinka Dulmiga ku saabsan nooso badi wll, aad ayan uga hela si aan u ogaado cidhib xumada dulmiga si aanan ugu dhicin dulmi insha Allah.
📬 هناك فرق بين البخل والظلم يا أخي البطل:- 📯الظلم يتضمن انتهاك حقوق الآخرين. 📯بالتالي، بينما يتعلق البخل بالامتناع عن العطاء، فإن الظلم يتعلق بعدم تحقيق العدالة.🫡✌️
Waxaaba qalad ah qof aad ushaqayso inad mushaarkaga ku aruurisatid sababto ah wa isku dhici kartiin dee bes waxaagiina waa ka haysta waa inkiri karaa marka kii hooyadaa dhashay haduu xitaa yhy waxaaga ka cadayso 28 markii la soo gaaraba gacanta ha kuu taagnaato ii dhiib saaxiib haduu kaa hor yimaad haduu kaa sii tagayo ii dhiib lacagta
Waayeelkaas naftiisa dulmiyey waxaa laga raba inuu Rabbigiis u toobad keeno! Maxaa wacay Dulmi+inkirid ruux dhididkiis! Haduu sidaa ku geeriyoon lahaa oo Rabbigiis ku hor istaagi lahaa waxaa suurtagal ahaan lahayn in adoonkaasi kuleetiga ku dhegi lahaa!!
Ma hesheen habka aan sheekada idinkugu soo gudbinayo
@@buuloxuubeey haaa masha allah sxh si wanagsan baad u tabisa
Haaa
Haa xoogaa yara boobsii
Haa soo badi qisooyinka noocan oo kale mahsanid wll xasan
Aad iyo aad
Dulmigu ma guulaysto si kasta oo uu mudo dheer u qaato. Cajiib weeyi qisadan. Please qisooyinka Dulmiga ku saabsan nooso badi wll, aad ayan uga hela si aan u ogaado cidhib xumada dulmiga si aanan ugu dhicin dulmi insha Allah.
Dulmigu ma raago lakiin mesha qofka loogu tashaanayo alla jooga qofkana alla u furaya khayr
ومكرو مكرا ومكرنامكرا وهم لا يشعرون
Dhibkii ay larabeen iga ayaa Allaah ku celiyay 😢
Kuwa dadka qiyaana ilaahay naguma daro ama dulmiya ogoow markasta ood dulan geesaneysid ha moodin inaad guuleysatay allaahu akbar
Saxib waxan ka cod saneya waxa so dhaw Ramadan ee Tafsirka nosodiyari aso dhameystiran👍👍🇵🇸🇵🇸
sheekh dirir channel ku qor halkaas ayad ka helaysaa isagoo dhamaystiran
waliba playlistiga kasii baadh kaas oo uu ku qoran yahay tafsiir haday dhabkaa ka tahay weeye 😊
Maasha Allah watmahat Santa hay xasano waanka Heley qisada eenoosoobadi qisooyinka waxaan ahay datka kudaawada
Wlhi waa qiso cajiiiiib ah ILAAHAY waa Caadil
ويمكرون ويمكر الله والله خير الماكرين
Xaqa bini aadamka ah halkuu aadayaa wlh ninkii sacuudiga taladii uu siiyay waan ka naxsanaa oo waxaan islahaa wuu qiyaamayaa lkn wax aan lafileyn ayaa kasoobaxay alla qiyaanada mafiicno subxaana allaah sacuudigaa imisaa sidaa qoorta looga jarey kuwo la ogyahay iyo kuwa aan la ogeynba ❤❤❤
Alle wate Wehel uma baahno! Allahu Akbar
Dadka nuucaasi ah oo Xaqa qofka iska baneeysanaa aduun iyo Aakhiro waxba uma yaal.
2025 sanaad aad guulo badan gadho allha kaga dhiigo manta ii labo ah inan dhanka guusha uscodo adiguna haa niyaad jaabin insha aalllh
@@mahdiabdi562 gushada mxaa waye
السلام عليكم كيف الحال
Waa qiso heer sare ah ee qisaakkaas ximmada leh soo badi
Waa qiso Cajiiba waxa aynu kafaa iidaynaa qof ilaahay kacabsada ee ilaahay talasaarta inuu ilaahay cidhiidhii kasta kasaaraayo imika ninkaa uu dulmiyey ee sodaniga ahaa hadana ilaahaybaa kaqaadey dulmigii from hargaysa somaliland
الله اكبر
ولله العزة ولرسوله وللمومنين
Jasakala khayr waligay ma arag wlhi qiso ka macab thank you pro
Odogan carabkaa ee xabsiga hore ugu jirey waa masiibo
Waa legend wlhe 😂👍
@@EngDanial4094carabtu farbey ina dheeraty😂😂😂
Ustaad Xasan sheekoyinkan cml ino soo badi
والله قصة جميلة ماشاءالله الله يسعدك
Alle ayaa dhagartoodi ka abaal mariyey dheh allah dhagarroow inaa ku tilmaamto waa arrin culus mahadsanid
Baakhay waa Cadowga ILAAHAY
Thanks pro aad ban uga helay qisadaan waxan rajaynaya inad noso badiso inzha allh ❤
Walaahi qiso cajaaiba ayay ahayd sheekooyinkaa layaabka leh noosoo badi sxb waxaanu joognaa hargaysa intaas oo sano ayaanu kugu xidhanahay 🤙
kisaaskii danbi baarista ahaa ayaan u xiiny nooso celi❤😊
Dhagaxa lagu gu soo Tuuro guryo ka dhiso intaa Isla asagi ku tuuri laheed qofki kugu so tuuray 😊
Wan ka helay qisadan Masha allaha wad mahadsanthye wll sida wacan ee nugu Soo gudbisaye wll thnks
Cajiiib mahadsanid mudane❤
شكرا اخي احسن الله اليك
Mansha allah khayr alle haku siiyo
Masha allah wllka noso badiii qisoyinkaa❤
sheekada ninka suudaaniga ah ayuun baan fahmay lkn kuwa police ka ah no
Mahadsanid wll lkiin qiso xanuunbadan😢
Carabta qaar Lama Soo dhawaysto gaalada ka roon teeda kale ninkan iska daacad buu ahaa oo waa. Oday Muslim ah buu is yiri
📬 هناك فرق بين البخل والظلم يا أخي البطل:-
📯الظلم يتضمن انتهاك حقوق الآخرين.
📯بالتالي، بينما يتعلق البخل بالامتناع عن العطاء، فإن الظلم يتعلق بعدم تحقيق العدالة.🫡✌️
Qisoojinka nosobadi brother thanks
Wa qiso ku dhamatey caddalada allah
Masha allah illahay baa xaqiisi ifiyay mahadsanid xasan cusmaan xoogaa boobsii wll
Waan kahilay thanks idacada
Alle aamin ma iisho
Thank you so much ❤❤❤
You're welcome 😊
Walaahi waaa qiso cajiib!🤭😳ah runtiii
Inoo soo badi walal
Dulmiga ma fiicno odeygaas tan ku dhacday wuu ka sheekeen doonaa
Dulmiga allah majecla
BarakaALLAH
Cajaib bl arag wey dulmiyen lkn ilhey wx wlba arko ❤
Carbta lama aamino naxrisna ma laxa allow hay badin xumaan baa ka buuxada inta illahay wax siyay baanay umada u naxriisan
@ABDULLAHIMOHAMEDHASHI-u6w kuli waa isku mid illahay nama bado carabta
Ilahay dulmiga ma jecla
Waa qiso fiican oo cibro ku jirto
Wlhi waa sheeko cajib ah
Masha Allah
Masha allah
Alllee waa cadille
Dhibka dhan waa ninka suudaniga ah side 5 sana u shaqeeyaa lacag la,aan
Masha allah❤❤❤❤❤
Wll ileys channel isku cod bad tihiinn 😮😮😮😮😮😮😮
Carabtu dhacdoyinka caynkan
Oo kale ahi way ku badan yihin
Intooda badanina xaqa bani
Adamka iskama dhawraan ila mid Alle xaqa garan siiyo moye
Wlh sxpow qisadan ad ayan ugu helay sxp keep going
Wa qiso cajaib ah qisadan 😮😮
إنقلب السّحر على السّاحر
Waxaaba qalad ah qof aad ushaqayso inad mushaarkaga ku aruurisatid sababto ah wa isku dhici kartiin dee bes waxaagiina waa ka haysta waa inkiri karaa marka kii hooyadaa dhashay haduu xitaa yhy waxaaga ka cadayso 28 markii la soo gaaraba gacanta ha kuu taagnaato ii dhiib saaxiib haduu kaa hor yimaad haduu kaa sii tagayo ii dhiib lacagta
Wow 😊
Aduunka carabta wax ka cunsurisani ma jirto aduunka meel loo shaqo tago waxaa igu xun khaliijka
Codsiga waa Naga yeshey qisoad dumark soo badi waxa waxa dhegesto waa dumar wilasha
Wilasha hee😂
😂😂😂 wuuw
War yaa ifahamsiiya qoraalkan 😂😂😂
❤❤❤❤❤❤mashaala
Aniga iyo mid iga yar 16 sano iyo 18 sano kala jira tahribka qisada nagu dhacdaya filim laga subin kara qofkii dhibka soo maray lee k sheken karo
Maad igashekeysid
@@palaalapoi152 sheeko dheer waye anagoo luqada aqoonin yar yar aabo nalaga dilay aun safarkoo dheer dhibato alx
@@fushkaxmahamed7315 abaha hailowin uducey
Waayeelkaas naftiisa dulmiyey waxaa laga raba inuu Rabbigiis u toobad keeno! Maxaa wacay Dulmi+inkirid ruux dhididkiis! Haduu sidaa ku geeriyoon lahaa oo Rabbigiis ku hor istaagi lahaa waxaa suurtagal ahaan lahayn in adoonkaasi kuleetiga ku dhegi lahaa!!
Subxanallaaah
WAN kahelay wll qisoyinkan
Meel kale ayaan ka dhagsatay
Allahu akbar 🤲🏾
Anagaad sheekadii filimka noo keentay😂
Illlahay. Waa caddalli. Bal. Halak. Xaqiisii kasoo baxay
Inan soo jabeybuu ahaa ninka jeelka kula jirey ee sacuudiyaanka😂😂😂
Wlhi legend buu ahaa kkk
Shan sano aa dulqaad ma,ahan waxaan waa sawirnimo hadhaw waaba laga inkiriyaa
Sxb soo badi waqtigana dheeree 50min hada awoodo mahadsanid 😊
😂😂😂😂😁🤣 Xaqa feeraha u ka dilaaca
Runtii aadbaan uga helay 😊😊😊😊
Subxanalah
Asc waad ku mahad santahay waa ka helay qisadan waayo dulmiga maficna
Allah Akbar
Cajiiba
Allahu akbar
Caadi maaheen sheekada
Aduunka carab iyo ethiopian baan unecbahay nacalatulah waa cunsuriyiin 90% carab
@ABDULLAHIMOHAMEDHASHI-u6w10% bay ka mid yihiin
Baqeylku laba jeer buu qasaraa ayaa ku dhacdey carabkii.😂
ماشاءالله
😂😂😂😂😂😂😂 waar ninkaa sacuudiyaanka ahaa èe xabsiga kujiray maskaxbuu hayay
@@khaliddayib-r1d hhh haa walaahi odayga wuu la baxsaday
The 👌
Dulmi badna aso cimri ah oo dadka dulmina aniga ilahey amarkiis marka arko qof ladulminayo aada ugu xumada waxaa is dhaha maoga miyaa ino ilahey neceb yahay ina is dulmino keena ladulmayna oo yahay kan aflaxi doono halka kan wax dulmiyeyna oo qasaari doono waliga qofna hadulmin aniga ilahey hadalkiisa xasuusanahay dabecad ahana maba ihi dadka ine wax dulmiyan jecel wad iga nabad gale af iyo idinba ana in liidulmiyo majecli ina wax dulmiyana majecli lkn biniadamka marka iska ilaaliso dulmigoda ayaga kudulmayo yaab waaye adunkan
Soo Badi qisooyinka noocano plz
❤❤🎉
Zxp wa qiso cibro qaadasho
😍😍😍
DIEU grand
Walhi cibra qadasha❤
nio qisooyinka aadbad ugu fiicantahay ee hadaad nosoo badiso seed u aragtaa
انا لله وانا اليه راجعون
Cajaaib dulmiga ma fiicna
Sxbka kaliya aandhageysto
Xasanow wllo meyeyna Bnjkii ma ogtahay
Wali lama garin ilhy hana garsiya