@@aliabdirahmanjama1445 Waa hubaal in uu Huryo alifay sxb, hadaad war kale oo kaa ka duwan haysid Ka soon hubi qolalka kaydka ee idaacadaha Hargeysa iyo Muqdisho
Casiyo midabka dhiinkaay Waad I cadibasaaye Adna ani ila curri Inta dumar colad qabo. Hees aad aan u jeclahay waaye. Aun to Maxamed Axmed. Mahadsanid walaal
Heesta erayada waxa laahaa Abwaanki waynaa alla wayn , Cabdi iidan faarax, luuqdi kuluc ilaahey labadaba hawnaxariiste.
Max cumar huryo leh
Abwaan huryo leh
Alle ha unaxariisto aamiin
اه اه يازمن يا ريت ا لز من يعو د ...زمن الناس الطيبين والاصا لة و العراقة
waa xaqiiq waa erayadii maxamed cumar huryo iyo codkii maxamed axmed kuluc ilaahay ha unaxariisto labadaba
Cabdi iidaan baa lahaa walaal muran maleh
Heestan waxaa sameeyey Maxamed Cumar Huryo, maaha Cabdi iidaan
Xurmo daran iyo jacayl biri ma gooyso ayuu Cabdi iidaan Faarax leeyahay
Laakiin casyoow midabka dhiinka ah lihi, Diigaa habeenkii iyo Dhool bari ka muuqdaa dhaan loo negeeyaa waxaa alifay Huryo
Ha ku daalin jeedaal, Hees walwaaleed iyo Dayaxaa i dhibay xalay, kuwaasna Cabdi Qays baa leh
Sida geed caleenloo ubax guudka qariyey ayana Axmed Saleebaan Bide ayaa leh
Hadaan Baaxad leeyahay bada soow ma jiidheen iyo jacaylkaygii shaanshaan tegyeey, kuwaana Maxamed Cali Kaariye ayaa leh
Dhamaantood Allah yarxamu
Heestan waxaa curiyey oo lahaa AHUN hal abuurkii weynaa Cabdi Iidaan Faarax iyo luuqdii Maxamed Axmed Kuluc isagana AHUN. Lkn waxaa dadku isku qalandaan heesta Diiga iyo Dhool bari ka muuqda
Cabdi iidaan daroor ma lahayn ee waa Huryo Dalmar
Cabdi iidaan faarax ayaa sameeyay huryo wuxuu lahaa diiga habeenkii marku waagu daalaco heestaa ayaa lagu khaldaa
@@aliabdirahmanjama1445 Waa hubaal in uu Huryo alifay sxb, hadaad war kale oo kaa ka duwan haysid Ka soon hubi qolalka kaydka ee idaacadaha Hargeysa iyo Muqdisho
Alle haw naxariistee heesta waxaa curiyey erayadeeda abwn cabdi iidaan faarax laxanka xasan greet 1975ttii
Saxibayaal waa heesihii cabdi iidaan allah ya raxma shaki kuma jiro.
Ilahay ha unaxariisto amiin
Casiyo midabka dhiinkaay
Waad I cadibasaaye
Adna ani ila curri
Inta dumar colad qabo.
Hees aad aan u jeclahay waaye. Aun to Maxamed Axmed. Mahadsanid walaal
Marxuun Dibiile la odhan jiray AHN ayaa aroosyadii dulcad ka qaadi jiray cod halaasi ah oo habluhu jeclaayeen aduunyo maxay xabaali nin haysaaa alahayoow u wada naxariiso
Please soo jawssb zxp
Anigoo 9jir ah ayaan maqli jiray lkn maan dhadhamin jirin hada 2004tii abtigay arooskiisii xawaadle hargaysa
Ereyadu waa maxmned cumar huryo laxankuna xasan greet
Muranka joojiya kuligood aun
Waa midhii abwaankii wayna cabdi iidan faarax waxay ku jirtay 7tobadii hesood ee cabdi idaan u dhibay waxanay isku ahayen abwaanka iyo fananku habarwadaag
real Somali artist Allah yaraxma..
Allaah yaa raxma maxamed
codkii:kuluc
Erayadii: maxamed cumer xuseen (huryo)
Laxankii:kuluc
Heesta erayadeeda waxaa lahaa cabdi iidaan faarax dadku hakala saraan abwaanadii sameeyay heesaha
Heesta erayada waxa laahaa Abwaanki waynaa alla wayn , Cabdi iidan faarax, luuqdi kuluc ilaahey labadaba hawnaxariiste.
Eebe ah unaxariisto Aamiin best songs kuluc 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Cakuye Midabka ma aha waa Cas iyo Midabka dhiinka leh. Heesta magaceedana waaa Curub Lix iyo Toban jira
Ingiriiskuna waxay yidhaahdaan sweet sixteen
@@AhmedMohamed-tn5yg U sheeg sxb
Shaarka ha layaabin waxaanu hayn qisadii cabdi iidaan iyo gabadhii idaacadda ka shaqayn jirtey
Casyow weeyaan. Casyow midabka dhiinkaa leh (casaan yahow midabka dhiinka ah lihi midabka cas ee dhiinka saafiga ah baa Laga hadlayaa)
@@AhmedMohamed-tn5yg heestaasi xurmo daran bay ahayd gabadhii isticmaashay aun abwaan cabdi idaan markay shaqada rabtay markuu caawiyay ee shaqadii heshayna ka abaal dartay xurmo daran weeyaan taasi
Waa ereyadii huryo
😢😢😢😢
Xasuus
Bay iitahay 😭😭😭
Suugaanta Yaynaan Meel Qaldan Ula Kicin Heesta waxa Alifay Mahamed omar Huryo
Cabdi iidan Faarax wuxu u dhiibay kuluc 1" xurmo daran.Saw Saw
wala huba ereyada inu laha cabdi iidaan faarax laxanku wa kuluc sidan maqlay saxib yal
Ilaahay haw naxriisto labadaba waa sax
Abwaan cabdi iidaan iyo codkii
Maxamed axmed
Maxamed Axmed allow kuu naxariiso. Boqorkii masraxa.
Boqorkii maseaxa maxaad uga jeeda jaale
@@searchrightthings.947 Haddaan saxay sxb, waxaan kawadaa boqorkii masraxa.
Mø kuluc Aun dadkii horee dad kii hore dad ayay ahayeen
Hees macaan weeye Aun maxamed axmed kuluc
Heesta erayada waxa laahaa Abwaanki waynaa alla wayn , Cabdi iidan faarax, luuqdi kuluc ilaahey labadaba hawnaxariiste.
Calleemo.cadceed.sagaal.....dhamaaan.timaaaamo.ishuwaaan?????? Adna..aniga....(hubi)???❤❤❤❤❤❤.midabka.(dhiiinkle))???
رحم الله الشاعرالمخضرم عبدي إيذان ورحم الله المتألق محمد أحمد كلع سيد الغناء والطرب الأصيل
Ereyadii cabdi iidaan faaar codka Axmed kuluc labadaba Alle janadii hageeeyo
امين، رحمه الله رحمة واسعة 🙌🙏!
9
@@iidfarax5320 aamiin ilaahey hawnaxariisto
اللهم امين
daroor my homeland
Casyow midabka dhiinkaa weyaan ee ma aha cakuye.
Kelmada cakuye ma raaci karto midab.
Abwaan cabdi iidan Aun Dhaxalkii ayey ka mid aheed codkii boqorka masraxa Aun m.m.kuluc
M.a.kuluc
Mise ismail cagaf baa lahaa heestaan ceelkii daroor
Cabdi iidan ayaa lahaa
Laxanka luuqda kuluc
Casar liiqa galabtii waa 5:30xili qurux badan
Areyadi cabdi idaan faarax alle ha u naxaariisto
Cajiib !!
wooooooooow fan waa fankii hore 🌺🌹🌷🌸💐🌹🌺💛💛💛🏩
Laxanka Xasan Gareyd wuu soocan yahay.
Erayada gabayaa cabdi iidasn faarax ka daran
Iidaan
@@caliismaaciil336 Waa sidaas.
Roble Maer haaheey
Bästa jag vet.
Maxamed Mooge, Kuluc baa Ka Fanaan San, Kan Amaanta Ubadiya, Fanku Rag kala Jecleysi malahee
Amaan midan hakaa ahaato
Wa heesaha aan jeclahay mid ka mid ah
Casiyo midabka dhiinkay...
Diiga habeenki...
Haku daalin jeedaal..
Dhool bari...
Midhihii cabdi iidaan faarax
Waxaad isoo xawuusisay xaaskaygii aanu kala.maqnayn 17sano waxaanu isu jirnaa ugu yaraan 4kun KM mahadsanid
Oo taasi maku xaasba meherka ku haya maxu yahay waa yaab mise waa mid aad furtay
Thengs
Ax yaa hees
Faatixada umara WlaalA adeerkay walaal xasuus bay ii tahay
Kkkkk heesta mgceeda saxdii waa "" curub lix iyo toban jira "
Ceeel.imasa.nooc.biyood..ceel.shiidaal
Aun cabdi iidaan Faarax
❤❤
Heesahi akhyaarta weeye
huryo wuxuu lahaa Diiga
heestan waxa tiriyay cabdi iidan waxay ka nid tahay 4 heesod ee
1 xurmo dara
2 dhool bari
3 sow sow
4 xrmo daran
🍅🍅🍅🍇🍇🍇
Cir onkoday hillaaciyo
Calcalyada xareedaa
Eesh calaa erayo
Aun labadoodaba
Fanaanka iyo abwaanka
CASYOHOW MIDABKA DHIINKA LEHI
WAAD I CADABAYSAAYE
ADNA ANNIGA IGA CURRI INTA DUMAR COLAAD QABO
erayadii abwaan dheeg
Haysku khaldin heestan waxaaa lahaaa cabdi iidaan faaarax
Sxp dheeg wuxuu lahaa sida canabka beeraha kuluc iyo magool ayaa wadajir ku ahaaa
w
3g
?(1ubax.kuu.sheeeg🌹)?♨️🛑🍓🍅🍒🍉🍁.miyaad.garatey..maya.wali.?????🚘🚗🚨??⛽shiil.noqda
But