Qiso xanuun badan😭 gabadh Ku xidhan channelka 😭💔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 181

  • @NaleyMohamed-c7l
    @NaleyMohamed-c7l ปีที่แล้ว +6

    Xppti aad ayaa ugu xumahay dhibta ku soo gaaray ilaahey owlaad saalix ah haku siiyo qalbigana allaha ku qaboojiyo 😢😢😢

  • @UmsumeyaHanuudi-kh7vs
    @UmsumeyaHanuudi-kh7vs ปีที่แล้ว +6

    Ilahaw ubad qayr qaba sii yaarabi dhibki so gaadhayna janno ugu badal yaarabi dhibatoyin nocasa waa uso joogay

  • @ashaa.mohamud4752
    @ashaa.mohamud4752 ปีที่แล้ว +1

    Walaasha Ilaahey Ubadd hasiiyo Caruurta waalid ka ayaa dayaca marka waxaan leedahay ilmaha u dadaalaa oo tababarna siiyo

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 ปีที่แล้ว +3

    Walaasha, Raxmaanku awlaad saalixa hasiiyo, shaydaankii dhibka u geystey na Xisaab Allah ayaa, sugeysa

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 ปีที่แล้ว +2

    Yaa allah ku irsaaq awlaad aad dahab moodo oo dhusha ku soo xajsiiya yaa rabi qalbiga u qabooji

  • @HiboQasim
    @HiboQasim ปีที่แล้ว +9

    Awlaad ay ku faraxdo allh siiyo aamiin

  • @farahahmedjama6907
    @farahahmedjama6907 ปีที่แล้ว +10

    😢😢😢 cuqubo Allah haku rido aan waligiis ka hadhin

  • @nima3696
    @nima3696 ปีที่แล้ว +1

    Walashey ilmo agoon ah korso ....qasab maaha inaad dhashid ..caruur waad korsan karta ..iya dhalay lama idhaho ee aya koriyay aya la idha marka ha niyad jabin....caruur wa iskumid ...love u sister never give up ..Allah gives u kids..amiiin....

  • @axmedxuseen1615
    @axmedxuseen1615 ปีที่แล้ว +4

    Wll qisadani waa mid aad uga Naraxay wll waan ooyay lakiin ribigii waynaa halkuu ka gali aduunka rabi haga Jaro amiin

  • @abdirahmanhassan3769
    @abdirahmanhassan3769 ปีที่แล้ว +2

    Yaa rabbi yaa raxmaan wlhi xanuun waaye ilaahow aduun iyo aakhiroba inoo naxariiso

  • @rnoor9763
    @rnoor9763 ปีที่แล้ว +3

    Ilaaheyow ragga xunxun ee dumarka yar iyo weyn dhibaateeyo raganimada kaqaad, gabadhaana farxad iyo caafimaad eykuiloowdo dhibaatadii eysoomartay allow kuirsaaq, owlaadkheyrleh eykufaraxdo Ilaaheyow sii inshaa'allaah aamiin aamiin jaarabi

  • @khadijabin8262
    @khadijabin8262 ปีที่แล้ว +1

    Masiibo haku dhacdo kaas gabadha dhibaateeyey waa duli

  • @shukrimohamed1254
    @shukrimohamed1254 ปีที่แล้ว +1

    Laaxawla walaa quwwata illaa billah. Awlaad Ay kufaraxdo oo ku ilowdo dhibti soomaratay Allaha siiyo, maba iloobi doontee

  • @hafsakhalif5629
    @hafsakhalif5629 ปีที่แล้ว +2

    Walaaly kaas hadaad joogtit meel udhow waxaad kusamaysaa dhib uusun ilaawikarin nolashiisa inta kadhiman mujrimkaas.
    Allahna hakucaafiyo wallahi qalbikaan kadareemy xanuunkaas

  • @bellaabdibile5503
    @bellaabdibile5503 ปีที่แล้ว +2

    Yaa Allah caruur qalbiga uqabojisaah sii.

  • @SahraMohamed-g2r
    @SahraMohamed-g2r 7 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah ma xayawaanbaa qof ciyaal kufsanaayo. Waa waxuush Nina aadan ma ahan doqonka

  • @MmMm-jp8yu
    @MmMm-jp8yu ปีที่แล้ว +5

    Allow ku irsaaq awlaad saalix ah🤲🤲🤲

  • @fatimahodey
    @fatimahodey ปีที่แล้ว +1

    Qurun huursato ayey fatxiya cabsiye ubixisay Somalida, walhi wa runtaa

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 ปีที่แล้ว +2

    walaahi abaayo run ayaa sheegtay. Somalida ilmahooda maka ilaaliyaan waraabaha ay guriga keensanayaan. ina ader iyo qaraabo ayaan nahay ayaa wax walba uga muhiimsan. qaarbaa ilmaha ku aamusiya oo dhaha, naga aamus balaayo ayaad sheegtaaye.!. markii ay sheegan in dhibaato loo geystay. subxana allah.

  • @bellaabdibile5503
    @bellaabdibile5503 ปีที่แล้ว +4

    Yaa Allah qalbiga u qabojii gabadha. 😢😢 ax ax 😢

  • @amaniroble7190
    @amaniroble7190 ปีที่แล้ว

    ilaahay waxaan kabaryay nikaas gabadha yar kufsiga ugeeystay ilaahay calaamo haka ifiyo caruurna ilahay masiiyo cansar hoosta ilaahay hakaa galiyo waan ooyay walal 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲

  • @mansaneboukoul3147
    @mansaneboukoul3147 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay hakamasuuxo niiyaadeda awlaad basriyina allah siiyoo

  • @fardowsamohamud9701
    @fardowsamohamud9701 ปีที่แล้ว +1

    Ilma yar oo dhibkaa loo gaystay qasab dhaawac jir uu soo gaaray ee Dhakhtar ha tagto hana u sheegto dhibka loo gaystay.. Ilaahay owlaad saalix ah ha ku irsaaqo, qalbiga na ha u dhayo❤

  • @ubaxali2985
    @ubaxali2985 ปีที่แล้ว +1

    Subhanallah allow kaso saar xaqerda ninkaas bahalka eh yaa rabb🙏🙏

  • @shugriduhul2170
    @shugriduhul2170 ปีที่แล้ว +1

    Wcs walaal Fatima Muna Jzk kheyr,
    Walaalaha iyo walasha ay yuxuushta
    Nimanka ah dhaawacdat oo walina
    Socota dhibkas gabdhaha lagu hayo
    Iney cadaalad helan ban Rabbi ka bar
    yaya, yaxuush kasta ee dhibkaa geysta
    hadii caarka laga jari lahaa gabdhaha
    Wa nabad geli lahaayeen.

  • @kamilkayf4474
    @kamilkayf4474 ปีที่แล้ว

    Allaha somli garansiiyo in ay hablaheena ilaaliyaan ileen waa hilib geed sudhane allaha nagu duwo yaa rabi

  • @amiiramohamed9241
    @amiiramohamed9241 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow awlaad saalax sii yaarabi

  • @deckoalimohamed5901
    @deckoalimohamed5901 ปีที่แล้ว +1

    Alle ubad bariya ha siiyo walalsheen

  • @fay6834
    @fay6834 ปีที่แล้ว +8

    Wlhi been maaha waa dad jaahiliin ah somalidu, Mahadsanid wll ❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว +2

    Wcs walaashey mcn faatima muna allaha kubarakeeyo aadbaan kuu salaamay inbadan

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr ปีที่แล้ว +2

    Allah haw gargaaro intii kufusigu ku
    Dhacay Subaxanallah

  • @XalwaMahamad
    @XalwaMahamad ปีที่แล้ว +1

    Wsc wallo wax ladhagaysankaro maahan sheekadaani alla ciilbadanaa iyo kaaga darane cadaalad inaysan helayn dalkeeda

  • @Maryanruun26
    @Maryanruun26 ปีที่แล้ว +1

    gabadhas illahey qalbiga ha u qabojiyo illahey owlad saalix ah hasiiyo

  • @mariakarlsson356
    @mariakarlsson356 ปีที่แล้ว

    Asc. Walasheey Alle haku barakeeyo waan jeclahay qisooyinkaga

  • @dekahaji
    @dekahaji ปีที่แล้ว +6

    Somali dulmi badana oo caruurta udarana 😢

  • @amaniroble7190
    @amaniroble7190 ปีที่แล้ว +1

    ilaahoow ulaad sii maskiinta yaa raxmaan yaa kariim🤲❤😭

  • @NuurtoNuurto-r8m
    @NuurtoNuurto-r8m ปีที่แล้ว +3

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
    Laa Xawla walaa quwata ilaa bilaah qalbiga alaha uqabowjiyo walshen😭

  • @nuralanur490
    @nuralanur490 ปีที่แล้ว +1

    Walahi it’s true!!! Yaa allah protect our girls 👧

  • @quenraxma292
    @quenraxma292 ปีที่แล้ว +1

    Ubad khayr qaba allaha siiyo wllshen qalbiga allaha u qaboojiyo

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 8 หลายเดือนก่อน

    Farxad allaha kugu badalo habo waa qiso xanuun badan walahi

  • @roodaosman6399
    @roodaosman6399 ปีที่แล้ว +1

    Allha cafiyo ubad kheyr qaba allahasiiyo amiiin yarabi

  • @hanefa283
    @hanefa283 ปีที่แล้ว +4

    RABIYOOW KAN KUFSADAY CALAAMO KASOO IFI😢 KOLEY WAA LEYS YAQAANAA

  • @aadeymahmoud6905
    @aadeymahmoud6905 ปีที่แล้ว +1

    La xowla wala quwati ila Billah caliyil cadiim dadka nocas ah wanaguso baten hadan somali nahay ilahay ha uga aar goyo xasbunallaah

  • @ruqiyaabdisalam4731
    @ruqiyaabdisalam4731 ปีที่แล้ว +1

    aad baan uga xumahey dhibaatada walaashaa Ku dhacdey arinta dayaca gabdhaha oo aad Ka hadashey waa arin aad dadkeenu ayaan ugu baraarug saneyn dumarka soomaaliyeed waa ayaan Daran baan iraahdaa cid Dan kale majirto wallahi markaad arko muslimiinta kale sidey dumar kooda u ilaa shadaan waan Ka maseyraa

  • @Osman-s7t
    @Osman-s7t ปีที่แล้ว +1

    Walashey ilahay awlad akousiyo

  • @mansaneboukoul3147
    @mansaneboukoul3147 ปีที่แล้ว +3

    Haablihisa ayaay taking sugaysa walahi subxanallah

  • @ayannitta
    @ayannitta ปีที่แล้ว +8

    😢😢😢😢subxanallah Allah qalbiga ha uqabojiyo awlad ay ku il dogsato Allah siiyo asagana Allah ka abalmariyo dhibka uu ugeestay maskiintas yareyd

    • @rodaabdalla
      @rodaabdalla ปีที่แล้ว

      😢 صبحان الله

    • @rodaabdalla
      @rodaabdalla ปีที่แล้ว

      1 we hear you sister 😢 sad story sister I am crying to feel that child pain 😢😢

  • @munabihe4463
    @munabihe4463 ปีที่แล้ว +2

    Laxawla walaquwata ilahay kurbada haka faydo yaa Allah

  • @zahraluul8092
    @zahraluul8092 ปีที่แล้ว +2

    Gabadhaas owlaad ay dhibta ku halmaanto ilaahay hasiiyo

  • @Hearxx4b3lla
    @Hearxx4b3lla ปีที่แล้ว

    Ilaahay;SWT) caruur barakeysan ha siiyo
    Walaahi waa xanuun

  • @nimco9305
    @nimco9305 ปีที่แล้ว +3

    Mahan in la siyo nin kufsaday carurta yar yar ragii kufsaday subxanalah dadkena wa in ay ciqaban, dhaqtar ha tagto ayado yar aya laga yaba in u dhawac garay rabi ha u dhiso niyadeda hana ku risaqo carur salixin ah o ay ku indha dogsato walashena.

  • @nawila1861
    @nawila1861 ปีที่แล้ว +1

    Ala xanuun badana 😢 qalbiga i xanunay wallahi gabdhaha somalida inta an ka kufsana waa laso tatabty wa in la kugsady iyo inu la isku dayay

  • @lovvbott
    @lovvbott ปีที่แล้ว +1

    Allaha haku arsoqo allowlad cafiamad qaba .

  • @umuamiira113
    @umuamiira113 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay awlaad ha siiyo xbbti wlhi sheeko xun weeye

  • @fatimahodey
    @fatimahodey ปีที่แล้ว +1

    Allaa xanuunkeeda waadhafiyey sheekada

  • @fadumaisse7283
    @fadumaisse7283 ปีที่แล้ว

    Asc walee SaaS bay u egtahay sababtoo ah waxaa dhici kara neerfahaa wax kagaareen lag yaab ee ha isbaarta waa sax

  • @siciido8920
    @siciido8920 ปีที่แล้ว +5

    Sorry abayo ilahey carur wanagsan ha kusiyo

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 ปีที่แล้ว

    Ma shaa Alaah, barakalaah xabiibatii

  • @yasmiinomar724
    @yasmiinomar724 ปีที่แล้ว

    Allah ha ku sharfo wallo fatima muna

  • @seedpro5385
    @seedpro5385 ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢😢😢😢😢 suubaxanalh

  • @khadijabin8262
    @khadijabin8262 ปีที่แล้ว +1

    Sax waarun ahelkaa ugudaran

  • @anababdi9566
    @anababdi9566 ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢 Allah no xafdiyo subxaanallahi

  • @abdiraxmanabdullaahi9334
    @abdiraxmanabdullaahi9334 ปีที่แล้ว

    Alow ubad dagdag ah sii gabadha

  • @Gacalhanan
    @Gacalhanan ปีที่แล้ว +1

    Illahow ubad khyr qabo sii

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 ปีที่แล้ว

    Xasbunaah wanicmal wakiil, pedophilia Meel walba ayey joogaan, Gabar lagu xadgudbey ayaa hadana sheydaankii dhibka u geystey lagu abaal marinayaa jahligu Meel xun ayuu na geeyey Subxaanallah.

  • @miriamfarah2665
    @miriamfarah2665 ปีที่แล้ว

    Imkaar ha ku dhacdo inanka inanta yar sidaa u biiyey gabadh reer dhaleen ayuu guursanaya

  • @leylaaliisgoowe7242
    @leylaaliisgoowe7242 ปีที่แล้ว +4

    ايه والله إنك صادق مانهتم ببناتانا لازم نهتم بي عيالنا ❤أختك ليلى من الصومال وشكرا يارب عافيها وارزها ذرية صالحة يارب العالمين ❤

    • @xawamaxamed8875
      @xawamaxamed8875 ปีที่แล้ว

      asc..wllo..😢...waan..usoducanya..walasheen...inuillahi.kamasoxa..xasuuta..dhibkilogisti...inshallha...waxabkusobiximeyaan...ubaad...khirqaba..allha siy.o..walasheen...amiin amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @sahraabdi9699
    @sahraabdi9699 9 หลายเดือนก่อน

    Aabahaas ilaahey ha janeeyo. Aabe wanaagsan buu ahaa. Bal caqli xumo ka wayn miyaa jirta in danbiilihii lagu abaal mariyo qofkuu dhibaateeyay?

  • @hanefa283
    @hanefa283 ปีที่แล้ว

    Reer miyiga mNaxaan caruurahooda 😢ayey xisun ugalaan kama naxaan reer miiyiga caruuraha ayey xoog karaadiyaan

  • @zahraluul8092
    @zahraluul8092 ปีที่แล้ว +2

    Waaruntaa wlhi abaayo waa inlaga warhayaa caruurta

  • @nouranasir8628
    @nouranasir8628 ปีที่แล้ว

    Asc waan ku waa yay barayah baa soo dhwaaw

  • @aminamuse4264
    @aminamuse4264 ปีที่แล้ว

    Wll waxaa iyaguna aad u badan kuwa magaalada gudaheeda sharaab wax ugu daraya siday doon na ka yeelaya oo u baahan in hablaha laga wacyi geliyo in aanay cabaan sharaab aanay iyagu igu gacantooda ku furan

  • @axmedxuseen1615
    @axmedxuseen1615 ปีที่แล้ว

    Faduma Ana waa liga qasay kolba waan ku soo celinayaa

  • @sitteyhussein2558
    @sitteyhussein2558 ปีที่แล้ว

    Illaahay owlaad baari ha siiyo

  • @yasmiinomar724
    @yasmiinomar724 ปีที่แล้ว

    Sorry sorry sorry😭 alla naxariis darnaaa balo ku dishay rabi owlaad baari ah ha siiyo

  • @FadumoAbdi-q6n
    @FadumoAbdi-q6n ปีที่แล้ว

    Fadumo muna allahay hakudhoor ❤❤

  • @amira1438
    @amira1438 ปีที่แล้ว +1

    subxanallah kasi talow intu ku dambeya musibo helaha

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 ปีที่แล้ว

    Subxanallah Subxanallah walle an wax kale ilmaha kuwaynin ee ay tahay dhibatadi u ugeystay aya sabab uah

  • @hannadhoore2575
    @hannadhoore2575 ปีที่แล้ว +1

    لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم
    Waxaan qiso kaa dhagaystaba caawa aad Ayay iitabatay qalbigay ixanuujisay
    Alle hasiiyo ubad wanaagsan oo dayibiina gabadhaas walaashena

  • @mariakarlsson356
    @mariakarlsson356 ปีที่แล้ว

    Waa nin jiran subxaanalaah

  • @SahraOsman1122-cq2me
    @SahraOsman1122-cq2me ปีที่แล้ว

    Ilaahay calaamo kugu rid ninkaa inanta sidaa ugalay

  • @HindaAbdulle-fl2jj
    @HindaAbdulle-fl2jj ปีที่แล้ว

    Laga yasbaa in uu makaanku dhaawacmay ileen minkii meelkama jiro xubinta taranka markuu balaayo qooqan oo gaamuray ku aasay wuxuu hayay oo dhan makaanka iska daaye beerkeeda ayuu ku dalacikarayaa markuu siday tahay ugu sii daayo

  • @fadumohassan7608
    @fadumohassan7608 ปีที่แล้ว +2

    SubhanaAllah 😢😢😢😢

  • @rifalalsharif2884
    @rifalalsharif2884 ปีที่แล้ว

    Ax Allah qalbiga hawqabojiyo

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 ปีที่แล้ว +4

    Faduma muna waa ku salaamay walaashey ❤

  • @fadumoabdulle7593
    @fadumoabdulle7593 ปีที่แล้ว

    Sorry walaal qaali allaha ubad baari ha ku siiyo

  • @saynabjama8160
    @saynabjama8160 ปีที่แล้ว

    Subxaana laah walaahi caloosha ayaa irogmatay

  • @ummusulaymaan5961
    @ummusulaymaan5961 ปีที่แล้ว +2

    اللهم❤ صل❤وسلم❤ علي نبينا❤ محمد❤ صلي الله❤عليه❤وسلم❤

  • @amalmohamed8465
    @amalmohamed8465 ปีที่แล้ว +1

    Allah Rahmanka Rahimka ah qalbigeda ha uu qabojiyo

    • @amalmohamed8465
      @amalmohamed8465 ปีที่แล้ว

      Amiin Amiin Amiin ya Allah 😤😤😤♥️♥️♥️♥️♥️

  • @MuxumedCabdi466
    @MuxumedCabdi466 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anigumaansiidaayeenilaaoolakeendebiilihiigabadhayardilay❤🎉🎉🎉

  • @AbdifatahEid1997Hassan
    @AbdifatahEid1997Hassan 11 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢 sorry adban uga xumahy

  • @MuxumedCabdi466
    @MuxumedCabdi466 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Faadumohaawaanmaqalnaa❤😂🎉

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 ปีที่แล้ว +1

    Waa lagu maqlaa si fasiix ah

  • @rodaabdalla
    @rodaabdalla ปีที่แล้ว

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا فاطمه مونه

  • @nimco9305
    @nimco9305 ปีที่แล้ว

    Subxanalah dhibato adun ayu baday inkar ayu qaba

  • @barwaqobahjacooking3263
    @barwaqobahjacooking3263 ปีที่แล้ว

    Subuxan Allah 😂

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @aminadaud7256
    @aminadaud7256 ปีที่แล้ว

    Sallalaahu Caleyhi wasalim

  • @yasminesalmo7772
    @yasminesalmo7772 ปีที่แล้ว

    Haa sharafey wan maqleynaa

  • @muhiyadin-t6o
    @muhiyadin-t6o ปีที่แล้ว

    Asc wall masar miyaa joigtaa