Aabaha Inanta dhalay markuu soo wareystay ninkii doonayay inuu guursado Inantiisa wuu u diìday, Inantii ayaase ku adkeysatay inay ninka guursato oo aabaheed ku gacan saydhay, taladii aabaheed ee ay diiday waa taa ku dhimatay ee uu maska cunsiiyay!!!.
Walhi run waaye waalidka hadalkiisa anigo yar ayaa waxaa iimahmaahi jirtay ayeeyadeyda waan ba iloobay maahmaahdii hadal waalid hidii layeeli lahaa waraabe hal macuneen❤❤❤❤
Waa sax oo waaridka waa waxa ilahey masuliyada ugu dhiibay
😢😢😢subaxna Allah waalidka qofka ay ku diidaan waa laga jooga badana waalidku wanaag bay inala rabaan
Subaxanalah daliimika ilahay baa cebeya aduun iyo aqiraba ilahow dadka nocan oo kala ah dhagaratoda nagabadabadi
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw nnkh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤
Asc habo macanto fatima muna isoduce adiga iyo asaxabtada ❤
Subxanallah walee dhiig ayan qarsoomin 😢😢😢😢😢😢
Scw scw scw scw scw scw
SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤
Walaahi walidka warkiisa in la maqlo wax ka wanaagsan ma leh
SCW scw scw ❤❤❤
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah
Wacaleykuma salaam waraxmatullahi wabarakaatuhu.
Allahumma Aamiin
Mahadsanid wll
Subxanalaah waxa layaba dadka damca handita dadka kale ee uu geystan jariimo ilahay kamagan kalnay dad kaso kale
Subxaan allah 😢
Asc abaayo muno waxaan ka mid ahay asxaabta ku daawata abaayo shahaadada Markaad,aqrinaysid,nuunka,ha,kor,digital,ee,reebok,an,laaillaaha,dheh
Subxana laah subxana laah
Asc subxaana alaah waxa layidhi talo waalid oo la diidaa waxay lee dahay tagoog jabay
Subxaanalaah dhiigu ma qarsoomo
Scw masha Allah abayo no so gudbi adiga oo rali ah qisada ka racday Iraq 🇮🇶 eedo dishay wiilka nin keda dhalay wiilka yar waxa la dhahaa MUSE 😢
XasbunaLah.Wanicma.WakiLan
Faatima please mahamed caadil maxay tahay qisadiiso bal soobar
Bisinka😢
اللهم صل وسلم❤ علي نبينا محمد❤ صلي الله❤ عليه وسلم ❤
Waridka.wridka.taladiisu.waamuhiim❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waxbadso wax beel bay dhasha ban maqli jiray intuu islaha xolo faaid buu aduunka is dhafiyey
Somalida dhexdeeda imisa jeer ayey dhacday dhalinyaro ka booday talada waalidka oo farta fhexda ka qaniinay
سبحان الله وبحمد سبحان الله العظيم
Dhiig muslim iyo dhiig gaalba maqarsoomo WAALIDKA WARKIISANA LAMA DIIDO MEEL CIDLA AH MADHACO
ninka xasidsanaa
Waligaa talada waalidka iyo walaal kaa weyn lagama boodo
Aabaha Inanta dhalay markuu soo wareystay ninkii doonayay inuu guursado Inantiisa wuu u diìday, Inantii ayaase ku adkeysatay inay ninka guursato oo aabaheed ku gacan saydhay, taladii aabaheed ee ay diiday waa taa ku dhimatay ee uu maska cunsiiyay!!!.
Lkn asaga lama jiifin miyaa kaligeed muxuu uqaniinaa???
Subxanallah walee dhiig ayan qarsoomin 😢😢😢😢😢😢