Markabka Hubka sida ee Muqdisho soo gaadhay muxu yahay?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 49

  • @abdirahmaanmohamed1582
    @abdirahmaanmohamed1582 หลายเดือนก่อน

    Guul Somalia 🇸🇴 ♥️

  • @abuudeeq200
    @abuudeeq200 หลายเดือนก่อน +2

    Guul soomaaliya....dowladnimo...soo ifbaxday

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 หลายเดือนก่อน

      Dawlad nimaa sooiftiintayaa? Masidaasaad uaragtaa hubka masar iyo Ethiopia isu urursanayaan ee dadkaaga iyo dalkaagana lagudhex dagaalamo mise waxay iskuhayaanba lamasocotid

    • @abuudeeq200
      @abuudeeq200 หลายเดือนก่อน

      @khadijac9841 Itoobiya iyadaa ka fuleysan weerar soo qaadi meyso...Somalia waxay ka faa,idee...jn loo tababbarayo ilaa 30 kun askari oo kale...waana guul aad u heersareysa....Itoobiya oo waxaa aragtay wey booteynkartaa lkn tilaabo masoo qaadikarto

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 หลายเดือนก่อน

      @@abuudeeq200 30 ka kun ee sakari hadiiba latababaro hadhow hadii aan RABI soomaali soohadayn ninkasta qabiilkiisa ayuu qorigiisa la'aadayaa maye kuwii hore loosoo tababaray ee turki jabuuti elatariya lagusoo tababaray waxay uqabsameen alshabaab iyo qabiil markaa umad heshiisa oo dhinac uwada jeeda ayaa ciidan loosameeyaa laakiin rajada RABI lagamaquusto masarna iyo turki danohooda ayay meesha umarayaan sideedaba taariikhda lamasheegin wadan dawlado kale dhiseen laakiin dadku markay waxqabsadaan ayaa lataageeraa hal maamul oo dawlada laheshiisa majiro xoogna waxba lagumadhiso markaa waa eegnaa soomaali faan aanmeeljirin iyo khiyaali Ethiopia soomaali dadba umaragto shalay ayay muqdisho katalinaysay iyadoo xoogeeda kugashay

    • @qurbaawis642
      @qurbaawis642 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

  • @libanabdoulkader6670
    @libanabdoulkader6670 หลายเดือนก่อน +1

    Guul somalia

  • @AbshirMohamudmaxamed
    @AbshirMohamudmaxamed หลายเดือนก่อน +4

    Isdajiya idinka cid idin socota ma jirto wax tihiin mamul kamaida mamulada somalia o burco iyo hargysa ayad ku aruurten badii aad bixisena Ethiopia iyo somalia aya kawada hadla Where are you?

    • @omarislamicchannel
      @omarislamicchannel หลายเดือนก่อน

      Dawladaad shegaysa maka baxsantay fila Somalia 10km inka yar ayku waardiyeyaan Ajaanib Ciidan Huwen qiiro iyo been lagu nool yahay 😅😅 Alshabab iska saara cidkale haba so hadalqadine

    • @Qooyskena
      @Qooyskena หลายเดือนก่อน

      Hayeey rercuqdadlan lafihi ad sadsaten 33 soo qodeesen ayaa run allah niga dhigi

    • @AbshirMohamudmaxamed
      @AbshirMohamudmaxamed หลายเดือนก่อน +1

      @@omarislamicchannel adu ma dawlad bad ledahay sawta mamulkagai laso afjary 25 August

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t หลายเดือนก่อน +1

      Somaliland wxaa ku filin dulbhante kaliya ku ado

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 หลายเดือนก่อน

    Wariyaha ugu jecelahay falanqayntiisa pig respect 🫡

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 หลายเดือนก่อน +1

    Hubkaa iyaga ayaa isku madhinaya hadii ay Somaliland soo doontaan
    Xassan sheikh ayaa lagu Dili doonaa

    • @ObolesOboles
      @ObolesOboles หลายเดือนก่อน

      Walalahen rer waqoyiyow idinka maahe Ethiopia isaga dhicin rabna,
      Ismana madhineyno ee dhamantenba aaan midowno.

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg หลายเดือนก่อน

    Mashalah gul dawalada federalka somaliya

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub หลายเดือนก่อน +2

    Somaliland waa diyaar so socda dheh masar iyo hawiyow idinku fara madhan bad ka carari doontan somaliland

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm หลายเดือนก่อน +4

      Hawiye haku soo kala qabanine kuwii shalay ku wasay. Iska celi naag baa tahee. Dhulbahante baa nasabiyadaada kaa saaray marne oromo kaa dhigay. Marne Amxaar

    • @Mohomettnaasir
      @Mohomettnaasir หลายเดือนก่อน +1

      @@Ahmedali-gw7xmmidgaan laangab ah o hawiye ah oo alshabaab iyo kenyan hablihisa ka adeegtan aya thy amus kelebyow sidasa madaxa lagaga tagnana

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t หลายเดือนก่อน +1

      Hawiye yu ku wasin dulbhante aya ku waso nasawada dulbhante ka saray marna amxaro marna oromo carab dir yuhuud farance daad nocas tihin bonta somaliya tihin

  • @mitamietit1884
    @mitamietit1884 หลายเดือนก่อน

    Anigo Suaal ayaa is weeydiyay wariyaashaan isfahan isfahan lee dhahaa wax ifafaalo eey kabixiyaan majiro miyaa waa ayaga konfur 30minut kahadlaa isfahankaa bada xitaa Dib uraaca 11 minut faalo laga bixinaayo wannaga iyo xumaan majiro cidaacad warbaahiniid sidaa mhn yaaqay BBC SOMALI QADKA UGU BAXDAY

  • @Qooyskena
    @Qooyskena หลายเดือนก่อน +3

    Waa bilabeen rer cuqdadlaan 😂😂😂jirada somali naceebka nigu ogahay

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky หลายเดือนก่อน

      Nagu ogoow

    • @ObolesOboles
      @ObolesOboles หลายเดือนก่อน

      ​@@Between-earth-and-skycuqland Miya isku taqana 😂

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky หลายเดือนก่อน

      @@ObolesOboles Haa si fiican whi waxaan caloosha ku haysto inaanad weligaa maskaxdaada soo gelinin

    • @abbasxagar3033
      @abbasxagar3033 หลายเดือนก่อน

      Dhilo qadaadweyn cuqdad iyo xasad idinkaa labuka waana udhimanaysaan xanuunkaas nacalad baa idindhashaye

    • @Qooyskena
      @Qooyskena หลายเดือนก่อน

      @@abbasxagar3033 oromo afka somaliga sobaro qurun badned

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 หลายเดือนก่อน

    Somaliland malaa xutiyiinta ayay isku haysataa

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky หลายเดือนก่อน

    Waxaasi macna ma samaynayaan Somaliland-na muwaadiniinteeda Masar jooga iyo kuwa u socda ha u digto, Masri xun oo Somaliland joogaa muxuu aan dhib ahayn ee nagala tegayaa?

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei หลายเดือนก่อน

    Eydan ina dhexjoogta ee xamar u shaqeynaya waar xamar umustaafuriya.ama suuqa kuqabqabta.

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews หลายเดือนก่อน +1

    Failed state of Somalia yaa wax ka qoraya. Masar dadkeedii ayaa gaajo u dhimanaya, cidna wax ma tari karto. Waxani waa propaganda.

    • @InaA-jy1qo
      @InaA-jy1qo หลายเดือนก่อน

      Albaabka ii balaq waa wiilkii Gaadsane

  • @abbasxagar3033
    @abbasxagar3033 หลายเดือนก่อน

    Walee hubkaas dadka kudhimandoona waxa kamid ah gurguurte

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg หลายเดือนก่อน

    Kaa gura qudhamiye qori dablee ayu meelksta ku gubaye

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct หลายเดือนก่อน

    SL.mamuwaadiniinbayledahay ujoogadibada? qofka rerwoqooyi dalkahadukabaxo wamuwadin somaliya haysta jinsiyada somaliya basaborkana kaqata JFS xaruntedu tahay muqdisho midnakudarso xafiis bakuyala hargaysa aykaqatan basaborka somaliya hostaga W.jinsiyada somaliya majiro muwadin dibada ujooga mamulkas

  • @khadar917
    @khadar917 หลายเดือนก่อน

    Isaqow iska nasta kuwaasi reer Puntland soo dhaafi maayaan hadaysan ba alshabaab furan amay iyagu iskula jeesan ileen mooryaan caqli maleh dawlad na ma yaqaane .

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

    • @yasinismail2733
      @yasinismail2733 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂 waaa pranks ee hub ma jirto Ak 47 ayaa loo qaybinayaa kaa horeba wuu yaalay iyo kuwo ka waawanba

  • @Seed2494
    @Seed2494 หลายเดือนก่อน

    reer koonfurku. iyagaaba reer waqooyiga fogeynaya oo colaad iyo neceybshiyo ku abuuraya Durba waa soohanjabayaan Hadii La xiliftamo oo Wadmo shisheeyo Hub idiin soodhiibaan ogaada anaguba wada shisheeye hub waa noo soodhiibi karaan horena wey udhacday Soomaalinimada iyo islaamnimada aynu wada ilaashano oo midkeena yaanu midka kale cadow usooraacin inagu aynu Cadawga meel uga soo wada jeesano.

  • @havertz2945
    @havertz2945 หลายเดือนก่อน +3

    Reer waqooyiga kibirkooda saaid waye nimanyahow daarood ama dhulbahante oo kaliya iska celin weyseen dowlada somaliya ama hawiye intee iskugu taageysiin weligiin ba rag dagaalama ma aheyne edeb yeesha fulayo yahow

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky หลายเดือนก่อน

      Soo raac

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 หลายเดือนก่อน +1

      Caruurnimo ayaa kaamuuqata hadiikale been laguusheegay ayaad aamintay horta reer waqooyi isaaq bas maaha ee iskasax talabaadna isaaq kaligii ayuu dawladii Africa uguxooga badnayd afka ciida udaray iyadoo reer waqooyigii kale sida harti iyo samaroon iyo ciise dawlada lajiraan markaa taariikhda da soo akhri reer waqooyina soobaro waa ilaaxagee

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub หลายเดือนก่อน

    Hubka maxay u daafiyen xeebaha somaliland may sylac bar bara ku qabsdan haday awood leeyhin sawkuwa malin walba so hanjaba fulydu 😂😂😂

    • @Qooyskena
      @Qooyskena หลายเดือนก่อน

      Xebaha selac rer boramaa leh ku ekada barbara od ibsaten wadinka busarad ni dhamesay

    • @yasinismail2733
      @yasinismail2733 หลายเดือนก่อน

      @@Qooyskenahadal uun baa idinku hadhay wax aad tihiinba ma jirto yaa ibnu amisom

  • @NimcoAbdixakiin
    @NimcoAbdixakiin หลายเดือนก่อน

    Naagyahooow ma iyagaa loo sidaa misee iyagaa sitaa