Xogta Markabka hubka & DFS oo soo bandhigtay Awood, Abiye oo dhiigu ku kacay, & 3 Nooc oo Hub oo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 27

  • @Sofia-ji2zj
    @Sofia-ji2zj หลายเดือนก่อน +4

    Maansha allah cadawgeena ha jabo insha allah ❤

    • @AashoMuuse
      @AashoMuuse หลายเดือนก่อน

      5:29 5:33 5:34 6:08 8:15 8:15 8:16 8:16 8:17 8:24 8:28 8:36 8:38 8:39 8:43 8:43 9:17 9:18 9:32

  • @NasroXasan-e8f
    @NasroXasan-e8f หลายเดือนก่อน

    Suldsanka tv marna qaranka ha'u baqin

  • @AliMohamed-ub6ob
    @AliMohamed-ub6ob หลายเดือนก่อน

    Sanadkaan waa sanadkii Somali galbeed aayahoodana ka tashan lahaayeen
    Soomaali weyna waa garabkiina.❤guul.

  • @barliincadeey9237
    @barliincadeey9237 หลายเดือนก่อน

    guul guul guul guul ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤🤝🤝🤝🤝🤝🤝🌹🌹🌹🌹🫶🫶🫶🫶🫡🫡🫡🫡🫡🎈🎈🎈❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✍️✍️✍️masha allaha guul guul somali guul insha allaha ❤❤❤❤❤❤

  • @Abdiqaadir-ut7os
    @Abdiqaadir-ut7os หลายเดือนก่อน

    Haddii uu kalaabto heshiiska iyo haddii kLeba Somalia 🇸🇴 waa diyaar markasta 💪

  • @CabdisalaanCabdisalaan-qn7re
    @CabdisalaanCabdisalaan-qn7re หลายเดือนก่อน

    Waan soodhaweyneynaa 🇸🇴 guuuuul

  • @aminoosman8652
    @aminoosman8652 หลายเดือนก่อน

    Asc.maxa loo qqrina.Itoopiyaba wa so bandhigtay ayagoo Somalia ku cabsiinaayo.wa ku faraxsa nahay hubkan guul Somalia❤❤

  • @NasroXasan-e8f
    @NasroXasan-e8f หลายเดือนก่อน

    Waagu guul garab walaal iyo dhiira gelin ciidan ka xooga dalka itoobiyana waano ugu filan

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 หลายเดือนก่อน +1

    Asc suldanka etopia yaan labaryin ee kuwa Somali kushega ah ee etopia usacaba tumayo horta kuwas halla karbasho.
    Kadib etopia telabo millateri halaga qaado.
    Mana jirto wax bad layirahdo oo lagala hadlayo.
    Wallahi in aan Ben shegen etopia waa illig liiq liiqanayo oo ubahan in larido bes marka somalida callacalka iyo baryada hajoojiso

  • @AbdulahAbdurahman-yh2vm
    @AbdulahAbdurahman-yh2vm หลายเดือนก่อน +2

    👍

  • @Sofia-ji2zj
    @Sofia-ji2zj หลายเดือนก่อน +1

    Abbey down 👇 👇 👇

  • @Yuusufdahirmaxamed
    @Yuusufdahirmaxamed หลายเดือนก่อน +1

    Waa caadi hubku kontarabaan ma,ahan waa mid sharci,ah marka wey qarsan kartaa weyna soobandhigi kartaa.

  • @nooraddeikar6894
    @nooraddeikar6894 หลายเดือนก่อน +2

    Waa dhoolo tus.tusaale waa cadawguul

  • @jawaali4709
    @jawaali4709 หลายเดือนก่อน

    Aawey. Abii😅😅😅

  • @Sarta100
    @Sarta100 หลายเดือนก่อน +1

    Deni waa beentius dadbaaba lagu dilay oo rabay insy biliqaystasn hubkaas Deni soo iibsaday barafho yaa isku dilaya waa beentii warkaas.xabashida waxay hub kusuu guraysaa masmul goboleedyada oo dhan dalja hub ayuu la ciirciiraa sanafkaan.

  • @QaasimCabdifataax
    @QaasimCabdifataax หลายเดือนก่อน

    Xageey dawladadkajirtaa

  • @AliMohamed-ub6ob
    @AliMohamed-ub6ob หลายเดือนก่อน

    Itobiya iyo abiyow
    Xeelad wax waa ku keeni weyday ok
    Xoogaada aan aragno waxaa is wajahi doontaan libaaxyadii ciidanka qalabka sida
    Mar labaad iyo casharkii 2aad ee 77
    Waxaa intaas kuu dheer geesiyaashii somali galbeed .

  • @yahyemohamed4007
    @yahyemohamed4007 หลายเดือนก่อน

    Waxaa qalad ah in siraha milatrri labixiyaaa ladunaaa.
    Maxaa yeelay anaga cadaw gudahaa ayaaan leenahay

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 หลายเดือนก่อน

    Only allowed Buying Weapons Somalia 🇸🇴 government !!

  • @TaaroAli
    @TaaroAli หลายเดือนก่อน +1

    Abiy axmed kama bixi karo heshiiska oo kuma dhaco inuu ka baxo lkn anaga markay somalia leedahay abiy axmedow ka bax heshiiska ma ogolin anagoo ah j.somaliland ee waxaad doonaysaan waa anaga ee kaalaya inagaa is haysanee haynu kala baxnee dagaalka usoo diyaar garooba maxaydin itoobiya kaga meeraysanaysaan cida aad is haysataan maaha dawlada itoobiya ee waxaanu aduunka u sheegaynaa inay j.somaliland iyo dawlada somalia ay isku haystaan dawladnimada labadan dal ee kala ah somalia iyo j.somaliland waxan kale ee ay itoobiya ku haysataana waa xuquuqdii ay j.somaliland lahayd oo ah jiritaanka iyo qaranimada dawladnimada somaliland oo ay leedahay heshiis ma gali kartaan markaa hadii aad beesha caalamkow iyo ururkan la sheego ee iGad lagu sheegow warkiina noo cadeeya oo nagu dhaha soo kala baxa oo dagaalama ama xuquuqda j.somaliland aanu idinka helno todobaad gudihiisa ayaanu jawaab idinkaga doonaynaa markaa anagaa xasan sh.maxamuud meel iska saarayna oo waxkasta oo ay j.somaliland ku cadaynayso cuquuq deeda ayaanu idiin soo ban dhigaynaa oo waliba dhiiga ayuunbaa lagu kala baxayaaye faraha naga qaada oo ayaanan juuq dambe iyo hadal dambe maba doonayno oo waa nacas nimo inaanu cid aan danaynayn inaanu helno xuquuqdayada inaanu war ka sugno ama aanu tix galino way soo dhamaatay?

  • @JoobaneKaaro
    @JoobaneKaaro หลายเดือนก่อน

    Sirta ciidanka in la faafiyo waa dembi ee ha la joojiyo

  • @MaxamuudCali-k4y
    @MaxamuudCali-k4y หลายเดือนก่อน

    Suldaanka tii tv waa waxay ilatahay waa kuwa cadowga somaliyeed ushaqerya waayo bal iyadoo wadankiiba kala badh lahaysto ayaa hadana hubkii ciidamadu heleen aad cadowgii usoo badhigaysaan bal kawaran hadii itoobiyi hada duqayso markabkaa.
    Waar waxaasi waa waxaanu idinku nacnay yacni siyaasad xumadiinaas walee reer koofur ayaan siyaasad baran.
    Qore maxamuud cumar cali .
    Burco somaliland

  • @ajmala522
    @ajmala522 หลายเดือนก่อน

    Yaab kuwa ethopia rabo walalaalayaal orda aada oo ku biira wllhi amhara wey idin jecelyihiin u imaada weyne😂😂😂

  • @QaasimCabdifataax
    @QaasimCabdifataax หลายเดือนก่อน

    Qayaali ayaad kujirtaa

  • @Saydika101
    @Saydika101 หลายเดือนก่อน

    HUBKAAN CIIDAN QARAN MA JIREE BEESHA ABGAAL ( WACAYSLE ) MIYAA LOO QAYBINAYAA ??? !!!!