Salah Bonge / Mohamed Aden Shamuri (deeq ALLAH timid )

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 4

  • @HadithiAbdulle
    @HadithiAbdulle 5 หลายเดือนก่อน +2

    Aad baad ugu mahadsan tahay Ustaad Saalax Boonge sidaad isugu howshid waqti badanna u galisid in aad nala soo wadaagtid suugaantii iyo heesihii waayo-waayo iyo xasuusahoodi.
    Heestii aan maalin dhaweyd ku weydiinayey “Dhulka waxaan u jeclahay dhowrsaneey agtaada” ee Sheekh Sheeraad Shiddaad Muraad ee uu alifay Cabdaah Nuurdiin (Allaha u wada naxariistee) Mahadsanid

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326  5 หลายเดือนก่อน +1

      Soo dhawoow xasuusta waa shey qaali ah runtii waan jeclahay in aan ka baaro studiyaheega waan wadaa ii dulqado mahadsanid

  • @HajjiWarsamah24
    @HajjiWarsamah24 หลายเดือนก่อน +1

    In tune ayuu dhahaa Ustaad Yaasiin Jazz. Heesitaanku waa hibo ilaahay bixiyo. Jiilkaa 1970,1980s ilaa early 1990s waxay ahaayeen jiil dahab ah oo wax muuqda ka tegey hadday noqoto tumista qalabka iyo codkaba

    • @iftinband-salahbonge2326
      @iftinband-salahbonge2326  หลายเดือนก่อน

      Haji soo dhawoow jiilkii hore ee Qaranka Somaliyeed waxeey ahaayeen laxan iyo ereyo iyo music aad u macaan jiil aan la heli kareen inta Dhimatay EEBBE ha u naxariisto aamiin aamiin aamiin mahadsanid