Saalax aniga waxa la i yidhaa Cumar Cali Jaamac waxaan ku noolahay London UK. Mobilekan xaaskayga ayaa ku qoran. Waxan ahay taageerayaasha kooxdii Iftiin band waligay live idiin maan daawan laakiin musigiina ayaan jeclaa anigoo yar 10 jir 1982 ayaan bilaabay. Sheekh Cabdi ayaan isku baranay Wembley ilaahay ha u naxariisto adiga ayaa laba ii ah kooxdii. Borame ayaan ka imid barasho wanaagsan.
Axdi been inanyaheey ma aanay amaanin diintuye Adigana Aqoon yari kuguma ogeen SALAH BONGE XAQIIQDII SOMALI ANTIQUE MUSIC AYAD INOO SOO ARUURISAY…. GRAZIE FRATELLO AMICO🤚✋🏽
Salahoow MashaAllah Allah Cimri haku siiyo iyo Caafimaad…Xaqiiqdii Walalo is waayey ayaan nahay lakin InshaAllah waan is arki doonaa…Waan idiin ilmeeyaa hadii Qalbigeyga kusoo dhacdan ama Music giina aan maqlo ALLAH HANA AMAANO YEELO
Kitaarka oo uu garaacayey heestan Sheeq Cabdi iyo organka oo Sugule ka oohinaayey labaduba waa dhinteen ee Allaha u naxariisto. Walaalkeen Cabdulahi Sulfana aan u duceeyno waa xanuunsanyahay mudo badan. Taariiq macaan beey ahayd Ilaah inoo hibeeyey oo Alloow maalmahaas oo kale nasii, dembi dhaafna noogu dar. Aamiin.
Wa taariikh xasuus ah cabdullaahi sulfa wuxu u qaad xppti Amin Cali jiiso wa jcylka ugu horesa
Saalax Boonge. Gacataada Dahab allaha kaaga dhige😍😍😍😍
Walaasheey Aamiin Fandhe soo dhawoow
Afar iyo tobnaadkii
Naftu eeganaysee
Ileys u egta waaberi
Dhulka wada iftiinshee
❤
Sh.Cabdulaahi zulfa,daris keeygii xalaasha ahaa...beri samaad..
Abdulqadir soo Dhawoow isku xaafad buur hindi miyaa mahadsanid
MASHALLAH Musikiiste extraordinaire 😍😍😍😍😍
Heestaan waxaan Raadinaaayay In Badan
Thank You Brother Salah
Beautiful Memories Iftin Band
iridaha wadnaha buu ilaah kugu abuuree
nin ilaah ku siiyo oo ooridiisa noqotaa
u ahaatay noloshee
abid kugu farxaayee ,,,, wow
Rarely like this artist in somalia fortunately he become full mullah
Saalax muuse halkeed ku nooshahay. Waxaad noo ururisay taariikhda qayb ka mida fanka soomaalida. Mahadsanid boqol goor.
Asc soo dhawaaw waa wajib inaga saaran in aan aruurino taarikhda fanka Somaliyeed
Saalax aniga waxa la i yidhaa Cumar Cali Jaamac waxaan ku noolahay London UK. Mobilekan xaaskayga ayaa ku qoran. Waxan ahay taageerayaasha kooxdii Iftiin band waligay live idiin maan daawan laakiin musigiina ayaan jeclaa anigoo yar 10 jir 1982 ayaan bilaabay. Sheekh Cabdi ayaan isku baranay Wembley ilaahay ha u naxariisto adiga ayaa laba ii ah kooxdii. Borame ayaan ka imid barasho wanaagsan.
Wcs runtii barasho wanaagsan ha is martiyeen soo dhawaaw
Asc omar ali London xagee ka dagan tahay
Acton West London
@@ayanahmed1487 kaama dheeri Ealing
See you soon
🎸🎸
Salaamaat
Waan kaa qaaday
Axsan
Xadiya soo dhawoow
Salax what a music 😇
Maestro Abdulahi Cujeer waa Lagu waayey soo dhawoow
Woooow ok
Axdi been inanyaheey ma aanay amaanin diintuye
Adigana Aqoon yari kuguma ogeen
SALAH BONGE XAQIIQDII SOMALI ANTIQUE MUSIC AYAD INOO SOO ARUURISAY….
GRAZIE FRATELLO AMICO🤚✋🏽
Mohamed you're welcome
Salahoow MashaAllah Allah Cimri haku siiyo iyo Caafimaad…Xaqiiqdii Walalo is waayey ayaan nahay lakin InshaAllah waan is arki doonaa…Waan idiin ilmeeyaa hadii Qalbigeyga kusoo dhacdan ama Music giina aan maqlo
ALLAH HANA AMAANO YEELO
Good
Salah ani
Wcs maxaad ka wadaa ani
Je ne vs comprends pas
Hi can you explain you're welcome