DAAWO: Tuute La Gashto Dal Laguma Difaaco, Siyaasi Bahdilay Xasan Sheekh Iyo Dalka oo Hogaan Xumo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ค. 2024
  • DAAWO: Tuute La Gashto Dal Laguma Difaaco, Siyaasi Bahdilay Xasan Sheekh Iyo Dalka oo Hogaan Xumo
    xasan sheekh, xasan sheekh maxamuud, xasan sheekh muumin, xasan sheekh maxamuud hees, xasan sheekh maxamuud addis ababa, xasan sheekh maxamuud 2024, xasan sheekh muumin hees, xasan sheekh jigjiga, xasan sheekh maxamuud 2023, xasan sheekh maxamuud ethiopia, xasan sheekh muumin bisada, xasan sheekh iyo muuse biixi, xasan sheekh maxamuud itoobiya, xasan sheekh maxamuud english, somali, mugdisho, somalinews, wararka dalka, dowladda_soomaaliya, somali tourism, hctv, somalia, mursal muuse
    ~-~~-~~~-~~-~
    Please watch: "DEG DEG Somaliland oo Weerar Ku Qaadi Rabto Gobalka Awdal Hub & Ciidan"
    • DEG DEG Somaliland oo ...
    ~-~~-~~~-~~-~
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 16

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 7 วันที่ผ่านมา +2

    xasan waa tuug waa shaytaan waa fashilmay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-im2en7qq9t
    @user-im2en7qq9t 7 วันที่ผ่านมา

    Xil. C. Samad adigo kale ayay Somali manta u baahan tahay. oo ka badbaadin karo qatarta soo socota. Xaqqa ayaad ka hadashay wan kugu taageersanhy. ilaahey haku Xafido. Amiin yaa rabilcaalamiin

  • @abdirashidhersi1232
    @abdirashidhersi1232 7 วันที่ผ่านมา +1

    Tuute la gashado guul ma keento.😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤.

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe 7 วันที่ผ่านมา

    ADIGA IYO ISAGA IYO WAXAAD XILDHIBAANADA KU SHEEGAYSABA WAA CADOWGA ALLAH IYO DIINTA ISLAAMKA IYO UMMADDA MUSLIMKA AH EE SOOMAALIYEED

  • @Bashir1119
    @Bashir1119 7 วันที่ผ่านมา +1

    War adinkii Xildhibaan ahaa ayaa aqalkii isku dagaalayay markuu Madaxwaynaha dgaalka jiray war Xildhibaanada ayaa qaldan waxa dibada uu kaqabtay ama bada Soomalia maxaa uxaqiraysaa ilaahay kabaq

  • @Glydh
    @Glydh 6 วันที่ผ่านมา

    Xasan waa abaar waa gangs waa hunguri liito waa kheyru masuul waa feker liito waa tuugsi 50jeer dhoofid waa in uusan dalka gudihiisa dagaal darxumo degenaasho la aan waa haadaa ximaaru insi ilaahey umadan ha dhaafiyo

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 7 วันที่ผ่านมา

    Adeer waa Runtiis, Khayanadi Munafaqadi iyo Boobkii Xasan Shiikh, waxow la galay meel Aan Munasib ahayn, waa Sax wixiisu waxay ahayd Marin Habaabin Shacab iyo Boor isku qaris ku Sabsan Aaminid iyo Show Istutus, iyo Xayeysiin loo Soo Gudbiyey, Ciyaalka Meediyaha Oo Beeso lagu Siyey Dal Xoreeya, Inaalilahi waina Ilaahi Rajucuun, Xasan Sh, Suaal Aduun iyo Mid Aakhiro sugi mey waxa ka kasee Dhaqanka ku Sabsan Been Sheegid Khiyaano iyo Aminad la'aan waa inta Quraanku Sheegay, Allaa yahadiiga Xasan Sh, iyo kuwa kala Shaqaynayo qabiil iyo Beeso Sandareero ah, Oo laga Dhacaayo Miskiin Birmageydo iyo Inta Aamusan Ee Aan Xaqooda Sheegan Karin😭😭😭

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 7 วันที่ผ่านมา

    War nagatay kkkkkkkkkk yaa idiingaaray guul xasan dhiiqo xildhibaanad kuligoot ka bililiqeeyso lacagtoodakkkk

  • @hudamarkani7638
    @hudamarkani7638 6 วันที่ผ่านมา

    Idinkaa qabyaalad ku doortay hassan shiikh

  • @samirr546
    @samirr546 7 วันที่ผ่านมา +1

    Tuutuhu waa kii sheekh shariif gashaday isaga oo ay duurka ku sugayso diyaaradii jabuuti u wadi lahayd ee uu cadowga hoosta ugula heshiiyey somalidiina ku khiyaamay ee uu dagaal been ah amiir daacad ah ugu metelayey! Miyaa lala xisaabtamay?waayo
    Xaalkuba waa marna wax ka sheeg marna sacabka u tun! Wareer iyo waali!!

  • @abobasement346
    @abobasement346 6 วันที่ผ่านมา

    Hadad run shegaysan mad doraten tug moryan nah xasan moryan iyo villa family mantah waxay Ahayd in u ku jiroh jelkah sababtoh ah Argagixisadah waxaa mamulah waa islah moryantih markih horeybah u Qarxin jirtay shacabkah unukah leh xamar mah sidah bah idin danbaysay

  • @mohamudismailmohamed4699
    @mohamudismailmohamed4699 6 วันที่ผ่านมา

    War iska aamus aamusnantad kufiicantahaye.

  • @AliAli-yl5rh
    @AliAli-yl5rh 7 วันที่ผ่านมา +1

    Meel fiican ayaan maraynaa xamar waa noo nabad madaxweyne Xasan shiikh waan ku kalsoonahay mana dhageysanayno xildhibaan ku sheegyo calooshooda ushaqeysta