aad iyo aad inta badan dumarka Waa dacad hadii abaal lo galana ma ilaban lakin waxa abal iyo asxan lahen Waa raga intoda badana xaasaskoda ma qiimayan isna la qiimen mayo jazakallaahu khair yaa Sheikh mesha ka siiwad wacyi galintada garabkada Allaah galo
Shamsa Guhaad dumarka waadacad ? 1.Madaacad nimaa 100nin lala haasawo 2.madaacadnimaa in qarash lagu sxbo 3.madaacadnimaa in qalbiga la iskajabsho oo balanta laga baxo Sorry wll hadalkaa dhaheeso kafiirso nin maantay waxaa jira 100lal isbitaalada dhimirka ku jira sababtana thy naago qiyaanoolayala
Akh 🥵 Xumaa waxaas, anigu intaan noolaa waxaan kala kulmay gabdhaha bil acks iska d'aa inaan been isko tuso bal kalsooni ayeey ii siyaadiyeen waxaan ku badbaaday markaas naftayddaan ka adkaa 😎🍀💌 Laakin waxaa xun fashilka akh akh 🥵 Allah hana asturo run run ayaa ka macaan oo ka fiican inaad been been ko noolaato adiga dh'an-+fashilaad 🔪
Waa sax lkiin.ragoo dhan ma ogaan karan .Hadaney khibrad ulahayn Waxaan.Anay igu dhacday.Mar ay Gabar isiisey Aniguna Waan mogana kadib Wey igala Noqotay.kadibna.dib dame janis iguma socelin✌️💕Tanxz.
Maa’shaa’allah. Sheekhuna
Walahay waa xaqiq waxa
Aad ka hadashay Sheekh
Qayr Allaha ku Xafido aamiin Inshaa’allah
Sheekh Ilahay hagu barakeeyo aduun io aakhiraba amiin.
Masha Allah sheikh shukran ajir iyo xasanaad Allah ku siiyo sheikh
.جزاك الله خيرا شيخنا Allah ku barakeyo
Masha Allah, hooyow, allow kula jir, oo jannatul fardowsa kuugu bishaaree, asaagaa wuxuu orod ku waayane allow fadhigaaga kugu sii, Aamiin Aamiin Aamiin, hooyow waan ku jecelahaye allow, aduun iyo aaqiraba ku guulee, mashaa allah,mashaa allah maasha allah.alaha kula jiro goor walba waaba kula jiraaye. Aamiin
allaha kujeclaado jazaakallaah mahadsanid
Mashallh
Allah run badanaa,raga somaaliyed dumarka maqimeeyan,qof iska caadi ah bey uarkan,danaha markey kafushan rabaan un bey sasabtaan
jazaakallah qayr sheekh aaqiro iyo aduunyoba allah hayna badbaadiyo waa run waxa uu kahadlay sheekhu
jazaaakumulaaaah waaaa arin xaqiiqo ah in dumar badani siyaaan kalsoonidooda oodhan lkn kuma kjasaaraaan
Masha'Allah!! Shiiqaan Sifiican ayuu'Udarsay arimaha raga iyo dumarka. Runtana wuu kasheegay. Ragu waxay ubadanyihiin daniiste, iyo beenaalle.Micnaha jacaylkana mabayaqanaan badankood. Aljaza'Ul ixsaan ilaal ixsaan. Waxay kuciyareen ayadaas Quraanka ah. Oo markaad axsaan usamayso, rageena waxay jawaab Dumarka ooga dhigaan, Naag markay xariir kuguseexiso,Xananba lagu seexiyaa. Balkawarama, arinkaas? Subxaanallah!!! Kaaso kalle agtayda qiimo miyuu kayeelankara? Jawaabtu waa maya..
mahadsanid wall allaha kubarakeeyo
maansha allaah runbadana sheekhani ilaahay haku barakeeyo sheekh
aad iyo aad inta badan dumarka Waa dacad hadii abaal lo galana ma ilaban lakin waxa abal iyo asxan lahen Waa raga intoda badana xaasaskoda ma qiimayan isna la qiimen mayo jazakallaahu khair yaa Sheikh mesha ka siiwad wacyi galintada garabkada Allaah galo
aad iyo aad mahadsanid wall inshaa allaah
Shamsa Guhaad
Wllshy wd qaldnthy dumrka abal Maleh
Nin taliyani ah aa Norah u yiri dumrka asxan ha'u sameen xitaa hadii ee walasha tahya
Shamsa Guhaad
Badbaado Channel jazaka Allah qer
Shamsa Guhaad dumarka waadacad ?
1.Madaacad nimaa 100nin lala haasawo
2.madaacadnimaa in qarash lagu sxbo
3.madaacadnimaa in qalbiga la iskajabsho oo balanta laga baxo
Sorry wll hadalkaa dhaheeso kafiirso nin maantay waxaa jira 100lal isbitaalada dhimirka ku jira sababtana thy naago qiyaanoolayala
Mashallah sheikh abdullah
Qof aan ogahay in aad ka sheekeyneyso aad moodaa asagaan sifaadkaas ku aqaane
Masha Allah tabaraka Allah jzkl qeyraaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa sh iyo walaha nosoqababqabiyeen
maashaa allaah wall shukran
Niman somaliyed horta Niman Maah dumar kii Dalkii iyo wax walb Wey liqeen kuwaas lagum tilmaamo Niman waa qashin
Sheeqan waxban oo laqarijiray ayuubananka keenay allow kudhowr aduun iyo aaqiraba
Qadro Qaali aminn
Masha allh
Aamiin aamiin aamiin
Masha allah jazakalahu qeer sheikh
Sheikh jasakala kheer 💎
Mashalaah ilaah haku xafido sh.
Mansha Allah sheikh waxan layabay saan uu taqano xaladaha dadka isqaba iyo dumarka xaladahuda nolow
Masha Allah ilahay haku barakeyo
Jasakalahu qeyr sheequnaa
Waxan layabay sheykhan suu wax u og tahay mansha allah
wllhi shekh waa runtaa sidad u shegtaan kayaaby mansha allaah
Wlhi sax waaye anigee iigu dhacday
📚📙📘✏️📝🖍🖌 xaadir waxaan ahey ardey cusub waa kusoo biirey bad baado illaheey ha nabad baadiyo aduun iyo aaqir ba sheeqoow mahadsanid
jazakallah qeyr sheqow
Sheikh Ilahay hakudhowro Ilahay dartisban kujeclahay
Sh runtad kahadagashay Allaha kuxifdiyo
Maa shaa allah wax wanaagsan
Horta sheekh adigu xaas maledahy
indho deeraly
Maya
Mayo
Maya
جزاك الله خيرا خي
Exploration......
Madow bilaash uma raadsadan,waayo qadarin iyo jaceyl iyo naxariis bey rabaan nin somaaliyed intas laguma hayyo
Walee aney igudhacday masaladan sheeq jasaakalaah
mahadsanidiin marka hore laakiin waxaad amaan dusha kagaladhacdeen dumarka ragiina Aad dhulka kujiideen
mana ahan cadaalad
masha Allah runta ayad ka hadasha wlh waxa yabaha qarkod aniga aybe iga hadlan nolashey ku sabsan
Masha Allah shiikhanaa
Masha ,allah sheeq
Masha Allah jazakallah shsikh
Allah ku dhoro sheikh
walay runbad shagtay alaha kuu barakeyo
Sheekh sariirta haduu kufa shilmano kaasna wuu qiima dhacaa
hhhh kadaa sheekha haku barkin garayn
MahsaAllah brother
shukran wall
Allaha Ku xiftiyo walal 💞💞💞💞
Sh waa uu cod qurux badan yahay
Mash allah allah mxaad ka sheekeysaa wax joro wad ku mahadsan tahay
Run badanaa rag mardabadisa sheikhan ayuunba og.
masha alaah 👍
Waa xaqiqo jirta walee
Wlhi waa runta. Shiq allah ajir iyo xasanad ah ka siyo
Mansha Allah: Shiekh Abdala Faruq waxaad tahay Caaqil Caqli usaaxiiba. Allah Yaxfidak. 07:15am.sun.
1april.2018.holland.
maashaa allaah wall jazaakallaah allaha kuxafido
Maansha.allaah run badnaah maxaad soo.bartey qalbiyadeyna
Jasakalaahu khayr
Shukraaan sh abdala faaaruuuq
Mashalah mashalah mashalah
Inkasto Dumarka masaakiin yihiin hadane nin ba Ninkoow ka Dhib badan yahay wey ka jeceshahay
masha Allah
MashaAllah jazakAllah💞✌
الله يجزيكم
جزاك الله خيرا
Masha Allah tabaraklaah Jazaklaah
Mansha Allah shiikh alle haku xiftiyo
mahadsanid wall jazaakallaah
Farax Maxamed a
Farax Maxamed aabocbo
Kkkkkkkkk istaqfulullh wlh sheikhkhaan cadimahan jazakallh
shukran wall jazaakallaah
Badbaado Channel jazaakallahu kheeer shaikh
Masha allah 👌👌👌👌👌👌👌👌👍👍👍👍👍👍👍💞💞💞💞💞💞💞👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌wcs wcs wcs
mar waliba dumarka hadad wax tadho o aad abaal u gashid maxey u dafiraan wa su.aal yaa ka jawaabi kara
Mashallaha ❤️❤️❤️♥️♥️♥️
Scw dhiekh adigu sideed u tahay xaaskaaga?
Maasha allaah
mahadsanid wall
Asc Sheikh, I wish all Somali men are like you.
Most of them are from miyi to America or Europe.
And not enough educated in DIIN or other education .
Masha allah Walaal 👍👍
Guurka la dib waxay doonto ha samaysee balse xidhiidhka hore dumar dadnimo kuma laha !!
Dumar waligaa lama aamino
Hadaad aamintana ku talagal xalka dhibta kaa qabsan doonta
dumarka waa masaakiin misna waxay jecelyihiin kan ciyaal suuqa ah taana waa wax la arkay
Abdifatah Muhumed raguba dhiloyinka iyo nagaha xun bey kadaba ordaan oo dumarka fican karacaan
Abdifatah Muhumed kamadarnoo ninka iska dhiga midka fiican lkn ninka xuun ah heheheheh hehehhe
Walahi waxad mutaa in aad aniga ika hadleysid
farax mcnto cali
illaaho qeerku sii
Qof ayaabah isooxasuusisay illahay hakudhoowro
Wamaxay raga wada gubanayo
isku mid ma ahan wax xun iyo wax fiican way leeyihiin
Walah waa sax
Sheekhoow sidaad wax u sheegeyso ma tahay
Suleqa Ahmed
Masha allh siilh
Ala raga somaliyeed xuma o naxariis darana o axmaqsana bal eeg Gabdh walbo wax so qortay Waxay qiraysa inaysan ragodu ixtaram aqon o naxariis aqon o Ilahay xita aysan kaga cabsanayn Waa yabe ragi Maxa Isma dhanto iyo dashed K dhigay midba mid ayu Ka xunyahay dumarow ajanibta dinta islamka haysta Iska guursada
Kkk
Mahadsanid
ada mudan wall jazaakallaah
Hata waxan uu arkaa nunka nolasheyda Babi.inaayo
inkastoo dumarku iskumid aheyn hadana qaar waxaa jira nin aad ufiican markii dhankasta laga ego guursado sixun uladhaqma marka shiikh ragu mawada xuma dumarkuna sidokale marka shiikh cadalad same
sheekh waxaasi qodob maahe ee wax kale ka hadal
dumarkana hanagu dirin
dhabtii hadaanu ragu dumar lahayn way dibjiri lahaayeen
wlhi blhi dumarka somaaliyeed waa poqorado alle hanoo daayee❤❤❤❤❤❤
Zuldaan Egalle heheheh hehehe
Dad anagr Midh
Anahaa
thanks whenever
Dumarka Ninkii dhaqaaleeya ayeey ugu daran yihiin Been baad sheegeysaa Sheekh been been La Donna Sempre Prutto....
Mohamed Mire mala huba inu been tahay sheekadaas lkn dumarka way jecelyihiin ninka kolkoliya
Mohamed Mire nin ad karti laheyn oo dumarka ladhaqmin batahay
Amira Jeelle run waye walahi lkn badana nimanka sanadkan ayaga ayaa rabo inlakolkoliyo naag waxay umaleyaan inladhahay washaqalahagii Mana oga inleedahay naf ayagoo kale eh
Mohamed Mire fikirkaga khaldan jar hakala dhicin bro cadi iskadhig hhhh
Susu Susu Marka aan ku garaaco haddana aan ku geliyo hal saacna aan kugu haayo bahalka ka dib ayaad i jeclaaneysaa Ogoow.
Akiiid wlh
Runtaa waayw
Nin kaan fashilaad walan buu.nugu hayaa sxp noo go camaal aan ka qarabane kkk
sheeqen
Sheekhu hal qodob uun buu kusoo cel celinayaa. Marba dhinac buu kaga imanayaa halkaa qodob oo kaliya.
Abdiqani Ahmed
Muhiimadu waa meeshaas uu ku celinayo Beenta & Khayaanada & Dib u gurashada
Hhh horta dumrku isma qabtan miyaa dhman wxad wda ledihiin waa run
Ader ka ini dhaqaleye dagal bd ugu bdashan iyo moralka ad ka jabisan
Sidad ubadntihiin
Anaay igu dhahday arintaas been maaha
Allahu Akbar
Marwo Buni mashallh
masha allah
Dumarku waa balaayo loobaahan yahay
Akh 🥵 Xumaa waxaas, anigu intaan noolaa waxaan kala kulmay gabdhaha bil acks iska d'aa inaan been isko tuso bal kalsooni ayeey ii siyaadiyeen waxaan ku badbaaday markaas naftayddaan ka adkaa 😎🍀💌
Laakin waxaa xun fashilka akh akh 🥵
Allah hana asturo run run ayaa ka macaan oo ka fiican inaad been been ko noolaato adiga dh'an-+fashilaad 🔪
Kkkkk
Sheq ajromi nosodob
Waarun sheeko
Ddikds