Kenya nama taqan tibanu nahay ingris tunto toban toban u dilay talex iyo nugal meydkoda tubay tunka kofil jaray ka Talab sado meydkoda tubay gumeysiga ka ka tagay marka African naso damca adunka hub la qabin gumeysi Diyarad igu duqeyn iga tagay inta iska celinay inago Hal bastolad qabin hubkena mindi iyo falar yahay falarta lakin falar sun wax disho la mariyo aheyd sun wax disho somali sameyn no gar aha jirto
Inan taajir najay tusnay caalmkoo tani noqosho maleh waa talaabo qaran 🇸🇴💙💪👏
Kooxda waaberi Puntland masha allah wadaniyaal dhab ah, iyo mudane abwan shube noolaada walaalayaal
Walee Kenya nama taqaano lkn way na baran doontaa
Waa iska qeeroodaa markaa hees wadani maqlo
Kenya nama taqan tibanu nahay ingris tunto toban toban u dilay talex iyo nugal meydkoda tubay tunka kofil jaray ka Talab sado meydkoda tubay gumeysiga ka ka tagay marka African naso damca adunka hub la qabin gumeysi Diyarad igu duqeyn iga tagay inta iska celinay inago Hal bastolad qabin hubkena mindi iyo falar yahay falarta lakin falar sun wax disho la mariyo aheyd sun wax disho somali sameyn no gar aha jirto
😭😭😭😭😭😭
❤
Mnshallh
Hees micno iyo qiiro weyn leh
Haa wll