CIIDAMADII DHULKOW | BEST WADDANI SONG | WAABERI PUNTLAND | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 491

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  4 ปีที่แล้ว +165

    Maanta Waa dhabtiye isu dhalatadii
    kala dhuumataay isu soo dhowow....

    • @zunduscadey2582
      @zunduscadey2582 4 ปีที่แล้ว +7

      Ax wlha intaaSaa idaqaRtaY ani😢

    • @daahiroffical1311
      @daahiroffical1311 4 ปีที่แล้ว +5

      🤝👂👁🙏👏

    • @voiceofcommunityvoccodkabu5408
      @voiceofcommunityvoccodkabu5408 4 ปีที่แล้ว +5

      Alxamdullillaah Astaan qaran
      Qarankeeygii guul iyo gobonimo
      Caawane Kenyaa Iska raacdeynay oo cabaadkeeda baxayo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

    • @ibraahmed2374
      @ibraahmed2374 4 ปีที่แล้ว

      Jdj war jf83j939u29uj3urkrt3r7eg363h3u3ujezdhdhdf

    • @halimoomar3386
      @halimoomar3386 4 ปีที่แล้ว

      @@zunduscadey2582 jjjjjjjjjuù

  • @sisousagal3205
    @sisousagal3205 4 ปีที่แล้ว +159

    Mashallah walaalahay puntlan waan ini jecelnahay horay usocoda 💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴From Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤️🌹

  • @khalidapdirashed8342
    @khalidapdirashed8342 ปีที่แล้ว +56

    Waxani hees waa dhaaftay From somaliland Hargeisa ❤️❤️🩶🤍💚💚

    • @Ahmedsahane
      @Ahmedsahane ปีที่แล้ว +1

      Waa Puntlanders Dadkani

  • @ahmetabdikarim
    @ahmetabdikarim 4 ปีที่แล้ว +55

    "dhulka iyo badaba barwaqada dhex taal o ebe dhigay idinka u dhasho leydin dhisee yan cadow dhadhamine'" wan ku fana inan ahay SOMALI

  • @sisousagal3205
    @sisousagal3205 4 ปีที่แล้ว +74

    Alaw ciidanka quwee xaqii dhuuntaybaa dhaw ilhaw soomaali waa walaalka kaliya een leenahay guul walaalahay 💪💪💪💪💪💪❤️🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @Djwiilqaran
    @Djwiilqaran 5 หลายเดือนก่อน +14

    Hees wadani ah hadad maqashay watan ka dhacso yuu dhadhamin❤ilove you all somali from Burco

  • @WllAk-vr7qz
    @WllAk-vr7qz ปีที่แล้ว +17

    Xaqii dhuuntay baa dhawba,
    Kuwa dhimanayaa iimuuqda
    Harti SSC, Puntland 🇸🇱❤ 💪🏽

  • @bishaaroburhaan9071
    @bishaaroburhaan9071 4 ปีที่แล้ว +32

    Dhiiranayaal alla jecliyaa heestaaan allow somali mideee dhipkana naga qabo🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘😘💋💋

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 3 ปีที่แล้ว +30

    aryaada majeerteen wadaniyiin eeebaa oge heeskaan xigmaa kujurto waa tageeray WAABERI PUNTLAND GUUL

  • @khaderawalehabdi8334
    @khaderawalehabdi8334 2 ปีที่แล้ว +25

    We love you Puntland State of Somalia 🇸🇴 from Djibouti 🇩🇯

    • @rmohamedmattan1040
      @rmohamedmattan1040 ปีที่แล้ว +2

      We love you too our Djibouti sisters and brothers 🇺🇿🇸🇴🥰🥰🥰🥰

    • @Strongwomen-r8c
      @Strongwomen-r8c 7 หลายเดือนก่อน +1

      Merci

  • @Xaqiiqmedia143
    @Xaqiiqmedia143 4 ปีที่แล้ว +50

    Maamo raxma xuseen, maamo jamaad nuur siyaad, xaliimo sacdia, qandala iyo hiirraan waabari stars

    • @sisousagal3205
      @sisousagal3205 4 ปีที่แล้ว +5

      Mashallah waad mahad santahay sida aad noo bartay💐 noolow salan sare 🙏❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴From Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @asliisman2088
    @asliisman2088 3 ปีที่แล้ว +42

    Walalahay somalia wa ini jecelahay o dhika iyo nafta idin huryena from Djibouti 🇩🇯🇸🇴💪

    • @rmohamedmattan1040
      @rmohamedmattan1040 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤🤲🏼🥰🥰🇺🇿🇸🇴

  • @seyfudiin1069
    @seyfudiin1069 3 ปีที่แล้ว +14

    Waa Hees dhiiga dhaqajinaysa qof kasta oo damiirkiisa somalinimo noolyahay
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @idiliinapea6807
    @idiliinapea6807 4 ปีที่แล้ว +14

    Xaqii dhuntaba dhaw 😭😭🇸🇴😭🇸🇴 kuwa dhimanayey muqdaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴isu dhalatadi kala dhumatay isu sodhawaw🇸🇴👊

  • @bisharshirwac2258
    @bisharshirwac2258 4 ปีที่แล้ว +43

    Hees ladhagaysto mida ugu qiimo badan waatan 🇸🇴🇸🇴💪💪💪

  • @ikranmohamed1906
    @ikranmohamed1906 4 ปีที่แล้ว +14

    Wowww hees ladhageysto tana ogu macan xamasad goni aya kuqadeyso ilahey hadin dhowro isu dhalatadi kla dhumatay isu sodhawow💖❤❤💖💘🥰

  • @voiceofcommunityvoccodkabu5408
    @voiceofcommunityvoccodkabu5408 4 ปีที่แล้ว +34

    ISHII BUGTAAY KU BIKAACSO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

  • @Buntlander2023
    @Buntlander2023 4 ปีที่แล้ว +31

    Buntlaand boqortooyo tiir adag dhiigeygu haduu dhulka kudhaco waxuu qorayaa buntlaand 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

    • @sheymaachannel4339
      @sheymaachannel4339 4 ปีที่แล้ว

      Yaaa putlan meshan ka wacay hee wad xanunsatahe

    • @manshaallhmohamed7881
      @manshaallhmohamed7881 4 ปีที่แล้ว

      kkkkkkkkkkkkkkk

    • @manshaallhmohamed7881
      @manshaallhmohamed7881 4 ปีที่แล้ว

      heestaan waxaa sameyay abwaan qaali ah oo kamida dadkii hore awaan shube allh ha xifdiye ciidanka qaranka ayuu usameayay

    • @ruweydaabdullahi8213
      @ruweydaabdullahi8213 3 ปีที่แล้ว +3

      @@manshaallhmohamed7881 warya hesta Dadka qadayo waa reer puntland mesha lagu qadayna waa puntland načala ku dhalay cuqdad badnida

    • @ruweydaabdullahi8213
      @ruweydaabdullahi8213 3 ปีที่แล้ว +3

      @@sheymaachannel4339 Naya puntland waye mesha lagu hesay

  • @osmanbuhdirans500
    @osmanbuhdirans500 2 ปีที่แล้ว +10

    Midiigtii igaa xanuunsana 🇸🇴🇩🇯 .... mantaa waxan arkaa .... awood soo noqotee ... allow daa umaad somaliyeed... awoodiinaa waa awoodeydaa .... hadaa nahay reer jabutii 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🍜

  • @hafzaelmi1990
    @hafzaelmi1990 3 ปีที่แล้ว +16

    Heesta ciidanka puntland runtii waa hees dhab kahadlaysa dhulka puntland kuwa cadowga kabaacsaday dhiiranayaal guulaysta 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱♥️🇸🇱♥️🇸🇱♥️🥰💪

  • @faizofaizo342
    @faizofaizo342 4 ปีที่แล้ว +58

    Puntland boqortoyo wn idin jeclahay reer abtigey

  • @WHO2024
    @WHO2024 3 ปีที่แล้ว +8

    Waaberi Puntland guuleysta.
    Hees wadaniyad ah oo dhiira galin u noqoto shacabka iyo askarta. Waxaa fiicneyd production intaa ka wayn ay Dowlada Federal-ka galiso. Somali intey isku maqneyd baa cadowgii ka faa'iideystay. Somalaay hurdada ka kaca.

  • @maxamedali8953
    @maxamedali8953 4 ปีที่แล้ว +20

    Masha Allaah iska hees ayay uhesaan fanaaninta intabadan balse waxan kula talinlaha heesaha waxtarkale sidanokle soobadiya

  • @abdirahmanbadri2943
    @abdirahmanbadri2943 4 ปีที่แล้ว +15

    masha allah , anagaa sooo celin insha allah " NFD Iyo WS Is Comming back " Somalinimo iyo gobanimo" Dhul iyo bacda

  • @abdifatahabdi2421
    @abdifatahabdi2421 ปีที่แล้ว +7

    Heestii Wadaniya Ee Ugu Heerka Sareysey, Kacaanka Kadib Woow!!!!

  • @justnow7263
    @justnow7263 ปีที่แล้ว +8

    Laxanka ninka saaray waa khatar wlhi.
    😮😮😮.
    Codadkuna waa kuwa cajiib ah
    Somali oo dhan allah ha ka barakeeyo

    • @sugaalosidhin
      @sugaalosidhin ปีที่แล้ว +1

      Laxanka iyo miraha abwaaan shube

  • @miski3389
    @miski3389 2 ปีที่แล้ว +21

    Heestan waa mid ciidanka qaranka Soomaaliyeed loo hibeeyey, fahma oo halkaas u daaya.🇸🇴
    Maamulda hoose iyo kala sooca naga dhaaf billaa caleykum. Dadkeena Allaha mideeyo dhibtana haka saaro.🇸🇴💙

    • @mohamedamiin5796
      @mohamedamiin5796 2 ปีที่แล้ว +8

      Ciidan qaran oo aan kan Puntland ahayn majiro heestana Lama xado Waxaa leh ciidanka difaaca Puntland
      ciidanka beelaysan ee xamar dhulkooda ha xoraystaan marka hore

    • @maryan8577
      @maryan8577 ปีที่แล้ว +1

      Aad iyo aad wxa iska leh ciidanka qaranka 🇸🇴

    • @puntlandland2679
      @puntlandland2679 ปีที่แล้ว +1

      CIIDANKA PUNTLAND 🇸🇱 WA HAL QAYB OO AH CIIDAANKA QARANKA SOMALIA 🇸🇴🇸🇱🇸🇴

    • @mohamedaden9199
      @mohamedaden9199 ปีที่แล้ว

      Ciidanka Puntland baa leh heestaan waana qayb kamid ah ciifan ka somaliya.
      Markaa Puntland maqasho baa xanuunsataa cuqdada isla saar.
      PUNTLAND waa SOMALIA ayagaana heesta leh.

    • @ahmedyare6798
      @ahmedyare6798 3 หลายเดือนก่อน

      Na hesta puntland baa lagu qaday fananintana waa rer puntland cuqdad ba idin dishay

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha’Allaah guul ciidamadeena Qaranka Somaalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️💙💙👏👏👏👏👍👍👍💪💪💪✊🏽✊🏽✅✅✅ Lion Of Africa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️👏👏👏👏👏👏👏

  • @banadirchannel8187
    @banadirchannel8187 3 ปีที่แล้ว +11

    Waa hees wax ku Ool ah
    Maansha-allah ereyo Qiiro.leh
    Abwaan Shube Maansha-allah

  • @halyeeymudug640
    @halyeeymudug640 4 ปีที่แล้ว +27

    ❤️👑👑👑Boqortooyada Dawlada puntlnd iyo Ciidamada sida gaarka utabo baran ayaa aad usalaamayaa
    Ilhy baa mahad iska leh 🥰🙏🙏❤️

  • @sulekhacabdiqani2118
    @sulekhacabdiqani2118 3 หลายเดือนก่อน +4

    Hees wadani dhiga kudhaqajinaysa Somalinimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊✊✊

  • @queenanjuu6846
    @queenanjuu6846 4 ปีที่แล้ว +15

    Guul Somali weyn 🇸🇴🇸🇴♥️♥️💯

  • @miski3389
    @miski3389 2 ปีที่แล้ว +6

    Ciidamadi dhulkoow dhiiranayaal💪💪.
    Alla jeclaan lahaayaa inaad xaqiina heshaan si aad awood badan u muujisaan. Lkn waxaad mudneydeen mar unbaad guddoomi doontaan.
    Guul geyshkayagoow.💙🇸🇴🇸🇴💙

    • @ahmedyare6798
      @ahmedyare6798 3 หลายเดือนก่อน

      Ciidankan waki puntland nagta xanusan

  • @soomaalidageeska186
    @soomaalidageeska186 3 ปีที่แล้ว +11

    Ka dhiidhiya
    Gunimada 💪💪💪🇸🇴🇸🇴💪💪
    From Somaliland

    • @mabiyowmabi4237
      @mabiyowmabi4237 3 ปีที่แล้ว +1

      Somalia gull gull

    • @mabiyowmabi4237
      @mabiyowmabi4237 3 ปีที่แล้ว +2

      Idanka Somaliyeed gull gull putland wa xalka Somalia ay ka soo nolol neysawa Somalia I love my Cuontry Success Somalia

  • @rahmabile6843
    @rahmabile6843 2 หลายเดือนก่อน +3

    Mnshallah wlahi is the best song hees wadni ah waliba dhiira galin dhan waliba ah ka hadalyso heesto
    Allow isku so hadee somali wayn kala tagay qabiil kata meel bu calan buu yeshay ,
    From somaliland hargeisa to borama
    ( 23/9/2024 ) ayan nassib u yeeshay inan dhagto lkn 3 years ago so baxady sida ii muqato
    guul mel waliba somali joogto inshallah Amin amin ❤

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 2 ปีที่แล้ว +8

    ❤❤❤ inaba caadi maahan Heesta Ereyada ❤ laxanka ❤ codka❤ hobollada Waan idiin wada jeclahay love boy from Hiiraan Macawisley ❤❤❤ jihaadka khawaarijta heestaan kusoo afjarnay

  • @Faadumoibraahim-gq8gj
    @Faadumoibraahim-gq8gj ปีที่แล้ว +4

    Ayyy heestan qaranka qofkii maqlo dhiga ka ayaa ma jiraa me haa ❤️👋👑😩👀😩🤴❤️❤️🤴💓👋😩😩

  • @jamadmohamed5469
    @jamadmohamed5469 4 ปีที่แล้ว +56

    My home puntlan 🇸🇱💪💪💪💪🇸🇱🇸🇱❤️

  • @adiirie7998
    @adiirie7998 4 ปีที่แล้ว +42

    Mahadsanidiin hal-abuurkii heestan curiyey iyo laxamistiin luuqda wanaagsan kuladhay iyo hobalada ku luuqaynabaya🇸🇴👑🐪🌾🛫❤️

  • @Maahir--moha11
    @Maahir--moha11 4 ปีที่แล้ว +31

    Boqortooyo 🇸🇱 dhametstiran guul iyo gobanimo dhiiga

  • @ayaanmursal7111
    @ayaanmursal7111 4 ปีที่แล้ว +24

    Mxn u xiisay gurigaygii puntland 😢❤❤❤ ilahay haydin ilaaliyo

    • @abdulog8461
      @abdulog8461 3 ปีที่แล้ว

      Wellcome Back sister

    • @ayaanmursal7111
      @ayaanmursal7111 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdulog8461 bowe mhd snd
      Waan idin xiisay Walahay 😢
      Allahaa idin xifidiyo

  • @jamaabdirisaq1494
    @jamaabdirisaq1494 4 ปีที่แล้ว +11

    My dhulkaygii somalia ....my fanantaydii puntland idinku fanaa

  • @amalgamjama4613
    @amalgamjama4613 4 ปีที่แล้ว +10

    Mansha allah my dhuleygii ankudhashey kuwii layga beerow rabi ha idin xifdiyo amiin yaarabi guul iyo Gobonimo Puntland cadowgiina cagta hoostiisa

    • @MouminaIbraahim
      @MouminaIbraahim 11 หลายเดือนก่อน

      Guuul somaali allahasiiyo❤❤❤❤❤

  • @Dhagaxle9
    @Dhagaxle9 ปีที่แล้ว +6

    Hadii an nahay reer puntland waxan u dhimaneeno waa sida hooyooyinkeena iyo walaalahen nabad nugu seexan lahaayen aniga inii dhimananah ❤🇸🇱

  • @maryamaabdirahman5589
    @maryamaabdirahman5589 4 ปีที่แล้ว +44

    Maamada ookiyaalaha wadata in ay askari dhab ah thy yaa ila arky 🤔☝️☝️

  • @saahilmahamed888
    @saahilmahamed888 4 ปีที่แล้ว +12

    Ciidamadii dhulkoow dhiiranayaal guul guul Qarankaygow 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴. M.a soomaaliya way soo laabatay

  • @ssuleqo5279
    @ssuleqo5279 3 ปีที่แล้ว +6

    Viva Puntland adaa utaagan Midnimo Somaliyed

  • @cali2119
    @cali2119 ปีที่แล้ว +34

    Form Canada 🇨🇦 we are Somalia 🇸🇴 i wish mai country come back if allahsay great power❤

    • @MuxudiinmuqtaarMuxudin
      @MuxudiinmuqtaarMuxudin 8 หลายเดือนก่อน +1

      ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️

    • @AlbedriNuurUrurrUruryare
      @AlbedriNuurUrurrUruryare 3 หลายเดือนก่อน +1

      @cali2119 haddii qurbaha aan is ku wada shubnay yaa awood sarre dhisaa loona dhisaa sxp

    • @Muuna-z7g
      @Muuna-z7g 2 หลายเดือนก่อน

      Lll) p😊😊😊😊😊p )kl)mm😊
      Knj(lppp)​@@AlbedriNuurUrurrUruryare

    • @Muuna-z7g
      @Muuna-z7g 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@AlbedriNuurUrurrUruryare😙mno0.mlll
      P) l ku n+hhyyggmm? .. Mm❤

    • @SuheebCabdullahi-f4o
      @SuheebCabdullahi-f4o หลายเดือนก่อน

      🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😮😮😮😮😮😮❤7

  • @shukriwali3414
    @shukriwali3414 4 ปีที่แล้ว +9

    Guul iyo Gobanimo XGDS geesiyada Somaliya iyo Africa ALLAH ha garab galo Ameen Ameen

    • @ahmedyare6798
      @ahmedyare6798 3 หลายเดือนก่อน

      Kuwan wa askarti puntland Xds shegayso waxay

  • @hodanomar4381
    @hodanomar4381 3 ปีที่แล้ว +14

    Puntland dhulka udug guul iyo gobanimo gobta laiga beeray 🇸🇱❤🇸🇱💞

    • @rmohamedmattan1040
      @rmohamedmattan1040 ปีที่แล้ว

      ❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🇺🇿🇺🇿

    • @MouminaIbraahim
      @MouminaIbraahim 11 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤😂😂🎉🎉🎉🎉😢😢😮😂😂❤

  • @messironaldo1708
    @messironaldo1708 2 ปีที่แล้ว +16

    I love the way the lady with glasses is energized Viva 🇸🇴!!

  • @armaanlucky7815
    @armaanlucky7815 4 ปีที่แล้ว +18

    waxaan tihiin kuwaan ku seexano waxaa tihiin kuwa naga ilaalioyo wax walboo na dhiba allaha idin dhowro dhiiranayaal wllhi waa idin jecel nhy ciidankeenow

  • @shukriabdulle2326
    @shukriabdulle2326 2 ปีที่แล้ว +3

    Dhulka kaliyoo dhiigayga uhuri lahaa ilaahay dhib kugama keeno hooyo difaaciisu waa lama huraan dhaxalka ilmahayaga😍😍😍😍

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 3 ปีที่แล้ว +4

    MASHAA allaah Dhiiga I dhaqaaqay walaahii heestan caadi maahan waxay ka hadlaysaa xaqiiqda jidha dee Somaliyey aaway dafkiin iyo dhulkiinii inta qabiil isku eryanayssan baa cadow idiin yimid

  • @zamiiraholand6617
    @zamiiraholand6617 4 ปีที่แล้ว +29

    🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱My dhulkeyga Alow Naga Xijaab Dhiwaato💪💪💪💪🇸🇱🇸🇱👈💋

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 3 ปีที่แล้ว +12

    Erayo ABWAAN fanka Ku Gaamurey curiyey
    In ay Yihiin Dhadhankaba ka Garo
    Alloow Cimriga noogu Dheereey
    ABWAAN Shube
    Ninba Dhaxal reeb
    Shube murti dhiiga Taabato wada Dhaxal gal Ah
    Ayuu keyd nooga Dhigay

  • @amuulahassan8860
    @amuulahassan8860 4 ปีที่แล้ว +27

    Ax ax ax heesta dhiiga idhaqaaqay codka iyo laxanka putlan hooyadii somalia hal abuuur wanaag poqortoooyo aloow cadawga idinka qabo

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax ปีที่แล้ว +2

    Guul iyo gobanimo ayaan u rajeynayaa ciidamada qalabka sida mar walba iyo meel waxa tihiib geenyada qaranka ❤❤❤ 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @shukriwali3414
    @shukriwali3414 4 ปีที่แล้ว +20

    Bad iyo Bari Yaan Cadow dhadhamin ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @CABDULLAAHI_YAASIIN
    @CABDULLAAHI_YAASIIN ปีที่แล้ว +3

    Erayadii, Laxankii Abwaan Cabdiqaadir Cabdi Shube Ilaahay ha dhowro.

  • @nimcomohamud2237
    @nimcomohamud2237 3 ปีที่แล้ว +34

    Puntland state of Somalia army 🇸🇱🇸🇴❤️

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 3 ปีที่แล้ว +2

    Dhamaan shanta Somali waan wada jecelahay aniga oo reer muqdisho ah ha joogo jigjiga jabuuti hargeisa xamar iyo gaarisa

  • @abdiwahabhusseinhud5854
    @abdiwahabhusseinhud5854 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah. Dowlada wa iney abwaanada wadaniyiinta ah u gacan celisaa o dhiiri galisaaa.

  • @abdullahiabdulqadir4965
    @abdullahiabdulqadir4965 3 ปีที่แล้ว +3

    Saas wye wlhi waa wadaniyal ciidanka xooga dalka somaliyeed guuleys waa idin la jirnaa

  • @sahraahmed2894
    @sahraahmed2894 3 ปีที่แล้ว +5

    Alla ilmadaa iga dhamaatay wallaahi waa hees runa oo qiiroleh

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 ปีที่แล้ว +6

    Maashaa allaah waa dooni NFD iyo soomaali galbeed tolaay allow ha dilin anoon arag soomaali oo isu timid waxaan sugaa waa soomaali galbeed iyo enefdhii dhii oo xor ah

    • @ahmedyare6798
      @ahmedyare6798 3 หลายเดือนก่อน

      Nfd mahan kuwan wa cidanki puntland insha alah way xorowaysa

  • @soomaliwayn9009
    @soomaliwayn9009 4 ปีที่แล้ว +13

    Waa ku taageeraa abdi askari

  • @zamzammohammed7313
    @zamzammohammed7313 4 ปีที่แล้ว +19

    ماشاءالله 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🥰🥰

  • @idiliinapea6807
    @idiliinapea6807 4 ปีที่แล้ว +9

    Dhulkayiga maqna cadawuhu dhacay kaan kadhowraye anikoo dhararar dhacsankara awood 😭😭😭

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 2 ปีที่แล้ว +7

    ❤️
    Ciidankeenu DhiiranayaaL 🇸🇱💪❤️

  • @Yohanithukuya-k5g
    @Yohanithukuya-k5g ปีที่แล้ว

    Walhi waa Hees Qalbiyada Qof kastoo wadani Somaliyeed Ah Taabanaysa Guul iyo Gobonimo Ciidanka Xooga Dalka Somaliyeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Ahmedsahane
    @Ahmedsahane ปีที่แล้ว +4

    Puntland Khaatumo 🇸🇴❤❤🇸🇱

  • @artenmunachannal7304
    @artenmunachannal7304 4 ปีที่แล้ว +36

    🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪💪💪💪💪💪💪 my dhulkaygiii😭😭 allow balaayo naga xijaab

    • @mohamednoor9873
      @mohamednoor9873 4 ปีที่แล้ว +3

      Siralion miya dhulkagi dmnoqday maxa calanki dhulka kudiday

    • @artenmunachannal7304
      @artenmunachannal7304 4 ปีที่แล้ว +8

      @@mohamednoor9873 wuxuu yahayba dad ayuu u yahay

    • @mohamednoor9873
      @mohamednoor9873 4 ปีที่แล้ว +5

      @@artenmunachannal7304 walba inad is racisay ahayd koley wadba casiden cawale heestana kooxada qaranka somalia cidamada Somalia uqaday wax cusub maha

    • @cumarcaato6834
      @cumarcaato6834 4 ปีที่แล้ว +8

      Heestan abwaan shube ayaa sameyey waberi puntland ayana qaada hoobalo kale oo qaday ma jiraan beenta jooji fanaaninta hadda qadaya ayaa leh original heesta hoobalada qaranka ee qaday waa kuwee wax hubso

    • @artenmunachannal7304
      @artenmunachannal7304 4 ปีที่แล้ว +4

      @@cumarcaato6834 wax usheeg walal dadka iska hadlaaya allow af hanoo waayey 👏👏👏

  • @tufaaxahnuuris1321
    @tufaaxahnuuris1321 3 ปีที่แล้ว +2

    👍❤ Guul Inshaa Allaah ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed midnimo iyo horumar. Cadawgeena cagta hooteeda Inshaa Allaah

  • @naleynalka5447
    @naleynalka5447 4 ปีที่แล้ว +6

    Ciidanka dhulkeeyna alah haidin xafido 💙💙💙💗💙💙💙💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @jimcaalecali-cf1yc
    @jimcaalecali-cf1yc ปีที่แล้ว +2

    Gulaysta ciidanka xoga Puntland from ssc khaatuno ❤❤

  • @nimcofaraxifiiye9226
    @nimcofaraxifiiye9226 3 ปีที่แล้ว +3

    islaanta okiyalaha wadato waan aqaan masha allha cimariged allha dhereyo kumandosta ayaay ku jirtaay

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 4 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah keep gowing putland nin way shaafici qandala keep gowing bro

  • @kingmj5675
    @kingmj5675 3 ปีที่แล้ว +10

    Yaa salaam! MAA SHAA ALLAAH. ALLOW dhowr DHUL UDUG. 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🙏🙏🙏💪💪💪🇸🇱

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 3 ปีที่แล้ว +4

    Viva soomaaliya
    Guul soomaaliya
    ❤❤❤ 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴.

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 3 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allaah dhibsadoo ka kaca dhiiranayaal. Guul iyo gobanimo.

  • @WllAk-vr7qz
    @WllAk-vr7qz ปีที่แล้ว +2

    Dhulka adinka udhasho
    La idiin dhisaye yaan cadaw
    Dhadhamin 🇸🇱💪🏽 Viva Harti SSC 🐎

  • @Haibe571
    @Haibe571 ปีที่แล้ว +3

    Hees wadani ah waa tii iigu fiicnayd ee aan waligey dhageysto. Waaberi puntland waad mahadsan tihiin. Abaal baanu idiinku haynaa heestan qiimaha badan

    • @ahmedyare6798
      @ahmedyare6798 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂abaal maxay ah puntland wa somalia ader

  • @maxamedcabdinuur2819
    @maxamedcabdinuur2819 3 ปีที่แล้ว +4

    Ciidamii dhulkow guulaysta inshallah guuuuuuul

  • @benjaminmiralemfahroudin197
    @benjaminmiralemfahroudin197 2 ปีที่แล้ว +29

    I really love you very much my brothers and sisters Somali people wherever you are my Allah bless you! The only dream I have in this life wallahi is to see you ONE day United as brothers & sisters together we’re invincible and separated we wil never go anywhere so let’s work together once in this life! My Allah show us our potential

  • @abdirahmanas326
    @abdirahmanas326 ปีที่แล้ว +1

    Puntland 👑🔵⚪️🟢🌍❤️🥰 Somalia 🇸🇴👋Abwaan Shube Genius 🤌👌

  • @sacdiaabdullahi7439
    @sacdiaabdullahi7439 4 ปีที่แล้ว +2

    Isu dhalatadii kala dhuumataay isu soo dhowoow💪💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤💯

  • @fadumawarsame8567
    @fadumawarsame8567 3 ปีที่แล้ว +4

    Waxa timid kii dhiiglahow ciida udhashiyo kii udhartaba qarankuba dhiidhiyen🇸🇱🇸🇴💪

  • @padrepio3635
    @padrepio3635 3 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahay darti ayaan idiin jeclaaday. Soomaali ha noolaato meelkastoy joogto

  • @idiliinapea6807
    @idiliinapea6807 4 ปีที่แล้ว +4

    Kii dhiig lahow cida udhashiyo kii kudharta qarankuba dhidhiye🇸🇴😭⚘😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdisalanabdihassantimacad8150
    @abdisalanabdihassantimacad8150 3 ปีที่แล้ว +2

    Somalay dhamaan dhemadaha murtida dhagaha u furoo manta waa dhabtiyee isu dhalatadii kala dhuumatay isu soo dhawow walahi waa iga gadantahy erayadas m..a somalinimo

  • @anabmohamed9808
    @anabmohamed9808 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah Soomaliya guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedhassan519
    @mohamedhassan519 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waan qeeroday 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😞🤙👍🙏🙋maanta waa dhabtiye yaa salaam🥰

  • @ayuub8164
    @ayuub8164 4 ปีที่แล้ว +12

    Viva my puntalnd Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘😘😘😘

  • @halimamohamed9148
    @halimamohamed9148 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah esh cala hees ma miraha ama laxankaba legend abwaan shube iyo fananiinta waaberi puntland cod Inaba cadi ahayn gulaysta my people

  • @omarabdi4514
    @omarabdi4514 3 ปีที่แล้ว +4

    Waaberi Puntland Allah ha idindaayo asal soomaali

  • @muniirmaanka9641
    @muniirmaanka9641 9 หลายเดือนก่อน +7

    Waxan arakaa ciyaal uu magaca Puntlànd dhibayo heesan waxa loqaday ciudanka Puntlànd adeer ama kunaxa ama ku farxa Puntlànd hanolato❤🇸🇱🤍🐎💙🐐🦅⚔️😍😍😍😍

    • @ahmedyare6798
      @ahmedyare6798 3 หลายเดือนก่อน

      Cudur bay qaban de

    • @GaaShAaNLe12
      @GaaShAaNLe12 2 หลายเดือนก่อน

      @@ahmedyare6798 adeerow puntland dadka ha nacsiin abwaan shube waa wadani heesta soomaali oo dhan ba leh

  • @darajofilms5319
    @darajofilms5319 2 หลายเดือนก่อน +1

    Heestaan Waqtigeeda waa la joogaa 2024

  • @somaliyahanoolato7113
    @somaliyahanoolato7113 6 หลายเดือนก่อน +3

    Puntland ❤

  • @adeshyare38
    @adeshyare38 4 ปีที่แล้ว +7

    Ma qori Badanaa Coment balse Heestan we U Qalantaa in lo Qoro Coments
    any way RaBi Ha Isku Mariyo Burcad Qaboooow Umada somaliyeed