Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidda Carafo la tukaday bulshada soomaaliyeed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ย. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

ความคิดเห็น • 17

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v ปีที่แล้ว +1

    Dowladini dhamed reerkaga bad ku warejisay ilahay kabaq

  • @hashim4226
    @hashim4226 ปีที่แล้ว +1

    Hadii khudbad lagu qiyaasayo
    madaxnimada (statemanship) ee madaxweyne, Muqdisho (Somaliya) waxay haatan heshay
    Madaxweyne aqoon, waayo-aragnimo iyo damiir leh. Laakin
    anigu waxaan ku qiyaasi doonaa
    MW Xassan Sheekh wuxuu ka
    yeelo qadiyada dadka Somaliland ee dib u soo
    ceshaday madaxbanaanidii ay
    Ingiriiska ka taabeen 26kii June 1960 qadiyadaas oo ku salaysan
    CADAALAD-RAADIS.

  • @mohamedhassan-jl4zk
    @mohamedhassan-jl4zk ปีที่แล้ว

    War madaxdiina maqla o qata awaamirta alle qofna madhimayo xiliga alle u qoray moyee

  • @ahmedhusein9276
    @ahmedhusein9276 ปีที่แล้ว

    Adiga Tuug 1 Adiga xalal mataqnajd Beenta dhaf hoyada was

  • @user-xj5ng9kl5o
    @user-xj5ng9kl5o ปีที่แล้ว +1

    Xasanoow haLmar adigu iska halal. Shacabka % waxey aaminsanyihiin in adiga Lagaaga daydo waxaad sheegeyso run hadeey kaa tahay is cadeey hadaadan koow ka aheen

  • @cousinbro1580
    @cousinbro1580 4 หลายเดือนก่อน

    Dowladan kaliya miyaa corruption lagu arkay ma dowladan kaliya cadaalad laga rabaa why dowladihi hore looga laa laadi waaye waxaa u soo joognay ayada oo dresska iyo hubka ciidanka inta la ibiyo shabaab soo xirtay uu shacabka ku leyn jiray waxeey ila tahay in dacaayada iyo qabyaalada leyska daayelo ileen sadar muuqdaa su,aal ka dhan dowladan wax qabadkeeda waa lawada arkaa oo wax qarsoon maaha amaa musuq iyo wax isdaba marin African baan u nahay wax hada bilowday maaha wax hada dhamaan doonana maaha ee dhanka wanaagsan wax halaga fiiriyo waa hadii caafimaad jiro inta xanuunsane Allaha caafiyo hadan caafimaad loo qorina Allaha na dhaafiyo

  • @abdulkadirmohamedagey231
    @abdulkadirmohamedagey231 ปีที่แล้ว +1

    ADIGAA AYAABA LA SHAQEEYA

  • @kaltunawdaahirgaax2116
    @kaltunawdaahirgaax2116 ปีที่แล้ว

    Askarigaa kaqiimabadan dadkodhan

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v ปีที่แล้ว

    Madax weyne runta hahadal daka daacad unoqo

  • @abdirahmanismailabdi4671
    @abdirahmanismailabdi4671 ปีที่แล้ว

    ASC.M.X.SH.Magurgurte horta waa midee kuli fismi cidda geel waa adiga umeriya oo siya wa adiga dagalka laascanood wa,adiga adeer waxagu waa Afwakanee meylagu amee ayaad heysaa Caloolshaqeyste musuqmasuq dilode YaaaHUUUUUUUUUUUU ADIGU ISWEYDI SUALAHAN OO DHAN Wabilahi tawfiq

  • @abdulhashi7317
    @abdulhashi7317 ปีที่แล้ว +1

    Xasan masaajidka ciyaarta ka daa mabarkii rasuulka sc baad saaran tahay Al yoomal Ciid subxaanalaah is xisaabi first adiga oo reerkaada waxa Somali oo idil ka sheegeyso xaqiiji ineysan jirin ama iney jirto markaas musuq la dagaalanka ka hadal laakiin adigii oo laguugu tuhmayo dhulkii dawlada iyo wixii hanti qaranka soomaaliyeed ay lahayd inaad dhunsatay Ilaahay uga baq dunidan waxad ku leedahay 2 meter iyo kafan cad wabilaahi tawfiiq

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 4 หลายเดือนก่อน

      Adigaaba isu jawaabay oo yiri waa lagu tuhmayaa ee cad manoo heesaa ninki beyd illaahey been ku dhax sheega isageey dhimeeysaa laakin anaga waxaa nala amray in aan madaxda u hogaansanaano ee madaxdiina maqla soomaaliyeey

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v ปีที่แล้ว

    Mad kahadasho dagaalka muusabiixi uu kawado laascano haday runkaatahay oo furan weyday muusow kalabax ciidankaga ssc adiga madax weyne uah dadka ldilayo madaxwene

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818 4 หลายเดือนก่อน +1

    You the biggest and father of corruption so stop crying 😂😂

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 4 หลายเดือนก่อน

      Dowladan kaliya miyaa corruption lagu arkay ma dowladan kaliya cadaalad laga rabaa why dowladihi hore looga laa laadi waaye waxaa u soo joognay ayada oo dresska iyo hubka ciidanka inta la ibiyo shabaab soo xirtay uu shacabka ku leyn jiray waxeey ila tahay in dacaayada iyo qabyaalada leyska daaye ileen sadar muuqdaa su,aal ka dhan dowladan wax qabadkeeda waa lawada arkaa oo wax qarsoon maaha amaa musuq iyo wax isdaba marin African baan u nahay wax hada bilowday maaha wax hada dhamaan doonana maaha ee dhanka wanaagsan wax hwlaga fiiriyo waa hadii caafimaad jiro inta xanuunsane Allaha caafiyo hadan caafimaad loo qorina Allaha na dhaafiyo

    • @solokilimber3818
      @solokilimber3818 4 หลายเดือนก่อน

      @@cousinbro1580 yeah dawladd is everything !!bro you don’t understand they basic & the structure of government,who is the head of state the president right if the president is corrupt & everything he gives he’s family sons & daughters,what do you expected others to be honest & betrayed 😂 😂

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 4 หลายเดือนก่อน

      @@solokilimber3818 Yes we understand but we don't have a proof of it it is just waa la yiri but if you can prove it share with us