War etoopiyada anigaa wasa wax heshiis ah oo etoopiya ma shaqaynayso dagaal baanu ka xignaa sland waa maalintii ugu danbaysay hadii arimaheeda la soo farageliyo
Wllhi wa yab habaryonis ciidan gale iyo arab ma waxa ka xoog waynaday sacad muuse oo laba huuno ah ilahow dhiiga hanaga qadin wle muuse wa siyad bare war ya ale yawaana oo muuse naga qabta
Hands way saxexen sowdigi laha
Xamar madaxdeda sowtu bishi dhawr jeer u tegi jiray o xasan iyo geele far iyo farantiga ahaye goormay xaran noqotay
War etoopiyada anigaa wasa wax heshiis ah oo etoopiya ma shaqaynayso dagaal baanu ka xignaa sland waa maalintii ugu danbaysay hadii arimaheeda la soo farageliyo
Wllhi wa yab habaryonis ciidan gale iyo arab ma waxa ka xoog waynaday sacad muuse oo laba huuno ah ilahow dhiiga hanaga qadin wle muuse wa siyad bare war ya ale yawaana oo muuse naga qabta
nin abeeso koriyow adigaa u ayey
axdi malaha xabashi lagu aaminaayee
kaxaaxaabiya dabadaad u dhibateene
Garxajis waahore ayaan usheegay abaabulka dagaal ee muuse iyo itoobiya ay wadaan in uu kuwajahan yahay doorashada ka dhacayso Somaliland sidii muuse loogu boobi lahaa iyaguna loola dagaalami lahaa waa in ay diyaargarow balaadhan sameeyaan oo aysan ku mashquulin ruwaayadaha lo dhigayo
Sidaasi waa maxay tahay ma kushubashaa ma sharci baa waa afduub baa waa marmarsiinyo loogu diidayo in ay tartamaan oo doorashada ayaa lagag reebayaa
War dagaal ha loo diyaar garoobo muuse iyo kaahin dagaal bay wax ku qaataane nabada waa ku kiraan