Sheekhow Xaaskeyga Sariirta Ayey ii diiday Maxaa sameeya ?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 15

  • @farxaanyare8333
    @farxaanyare8333 7 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @bintiyusuf1590
    @bintiyusuf1590 3 ปีที่แล้ว +1

    Shiiq labad oo dhexda kujiro ayaa sifiican iga hadley kheer allaha siiyo

  • @noorabdulkadirhussein6381
    @noorabdulkadirhussein6381 2 ปีที่แล้ว

    Wow mashalah

  • @yassinadam418
    @yassinadam418 3 ปีที่แล้ว +1

    Wa inu la guursada .

  • @somalia2730
    @somalia2730 ปีที่แล้ว

    Dumarka soomaalida dhaqan xun jooji ragga dumar badan ka doortaya inaa xaaskiis noqo wajibka dhibka ragga badan heystaa

  • @AliAhmad-ez5bq
    @AliAhmad-ez5bq 4 ปีที่แล้ว

    Please iga caawiya meesha culumada suaalaha loogu diro

  • @nasirosmanali7285
    @nasirosmanali7285 2 ปีที่แล้ว

    Waar kuwan soomaaliyeed waxay u badan yihiin in ay indha isku qabtaan oo aad moodayso in aanad waligiinba is arag , waxayba u hsystaan qaarkood ceeb iyo foolxumo galmada LAMAANAHA .

  • @ahmedwadani4524
    @ahmedwadani4524 4 ปีที่แล้ว +2

    Dhib lugu qabo Dumarka soomaaliyeed mar haddii caruur Illahay siiyo ninka meeshu ka baxaya marka naaga kale la guursado ii fura bay ka adagtaya

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 4 ปีที่แล้ว +6

      Kkk Dhibta waa nimanka somalida ma qubaystoyaal Shiir bdn oon cadaysan yaa rabo because waxay aminsanyihiin in dumar kaliya nadafada laga rabo cilada waa xaga ninka

    • @quruxhaweenbintucarab7374
      @quruxhaweenbintucarab7374 3 ปีที่แล้ว

      @@hanuush6787 hhhh beenta maaha

    • @sharmaakemaxamud1857
      @sharmaakemaxamud1857 9 หลายเดือนก่อน

      Ahmed warkada wasax

  • @faraxxasan4085
    @faraxxasan4085 ปีที่แล้ว +1

    Maxaa kicinaya🤣🤣

  • @AnisaMohammad-mb6jk
    @AnisaMohammad-mb6jk ปีที่แล้ว

    Wasax

  • @kadijosheikh8781
    @kadijosheikh8781 ปีที่แล้ว

    Kkkkk