Isaguna wuu qaldanyahy , Iyadaneh way qaldantahy , 1 sababta uu ku qaldanyahy wxey waye qofbaa so wacey , qofka soo wacey haduu horey relatonship ay ulahayeen , wa cadeynaysaa fariimahi ay kuwada hadli jireen 💯✅️ iyaduna markas go,anka ay qadatey waa ❌️💯 2 Iyaduna waxa la rabey iney si fican ay u baarto qofka so wacey , yacni fariimihi iwm ah haduu isla call.kas ugu horey waxey aheyd iney is dejiso, oo dadka wa isku qaldami karanee That's my i dea ✅️ 2 iyaduna
Reer TH-cam arsaqadaan meel xun laga raadinaayo iska dhaafa waa diideen wejigiina runta ahna waan aragnay jeceelka social media laga jilo waa iska yeel yeel war waxaan halaga digtoonaado hadey shekada xumaatay maba eheen in ifraax video ay soo deyso Alloow na aatur aamiin
😢😢war wuxu run miya subxana allaha wa maxey gabdha ka la tureysid hadana bakeryada ji jibineysid meshan dhan wada qarsho ayada nah shax ey ku shubeysa allaha ilahayow dacada iska ahy 😢😢😢
Hagaag koobabka dhulka lagu dhuftay waa nooca dhoobka loo yaqaan mida kale ifrah si wanaagsan ayeey u jishay laakin sxbkey Muuse jilinkiisa waa liita hh si kasta oo ay ahaataba muuqaalki waa shidan yahay waana soo dhameystay
Wlhi wax yaaba qaar wax badan ayaa burburin karaan wax walbo waa la dhaxay brnki waaye War dad waawen aya tihin Mar ka wax yabaxan qaar iska dhaaf hadey ma quultahy wiilkan wlhi waa maskiin marba hada mesha haduu xirir yaalo.qof walbo waa inuu ka ilaliya wax uu dhib sanayo Mar wlhi waxan ma fino iska dhaafa 😢😢
Inta markay hada is guursadeen dawanaysa hambalyo hambalyo ❤❤❤
Ppp❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😅😅😅😂😂🎉🎉🎉🎉😂😂😂❤❤
Allaah is one ☝️ ❤
Allah is one❤
Allah akbar
Allaah
Allahu akbar
Rrr
Naan iyo nin ajanabi Kala ah oo guru Isla joogo cajiib
Isaguna wuu qaldanyahy ,
Iyadaneh way qaldantahy ,
1 sababta uu ku qaldanyahy wxey waye qofbaa so wacey , qofka soo wacey haduu horey relatonship ay ulahayeen , wa cadeynaysaa fariimahi ay kuwada hadli jireen 💯✅️ iyaduna markas go,anka ay qadatey waa ❌️💯
2 Iyaduna waxa la rabey iney si fican ay u baarto qofka so wacey , yacni fariimihi iwm ah haduu isla call.kas ugu horey waxey aheyd iney is dejiso, oo dadka wa isku qaldami karanee
That's my i dea ✅️
2 iyaduna
Reer TH-cam arsaqadaan meel xun laga raadinaayo iska dhaafa waa diideen wejigiina runta ahna waan aragnay jeceelka social media laga jilo waa iska yeel yeel war waxaan halaga digtoonaado hadey shekada xumaatay maba eheen in ifraax video ay soo deyso Alloow na aatur aamiin
😢😢war wuxu run miya subxana allaha wa maxey gabdha ka la tureysid hadana bakeryada ji jibineysid meshan dhan wada qarsho ayada nah shax ey ku shubeysa allaha ilahayow dacada iska ahy 😢😢😢
Nin aan iqapin Shaah Fadhigiisa ugu keen Cilmigaas Wali ma gaarin💔😂🏃🏻♀️
Inuu qabo anba modaa maba qabo miyaa wayba isla dagan yihiin bisinka😂😂😂
No wuu qaba maxa idinka qaldan idinka
@@biztuujainaabdikani2241 weesada ha iga jabin oo dhohooyaa bee mxaa kaa qaldan😂😂😂😂
Yaab wlhie anba yaab I hysta😮
gorme is arooseena mxn u arki weynay aroskooda
Ifraxey Nin anaan Ku qabin mahaa gurigiisa Ku geeye walal 🫢
Haa wllhi xataa de may is gursadan
Waxa laga yaaba ineey guriga uso hagaajineeyse😂farax dayacan weye mlha😂
@@Janno66 shaaxa ay u so diyarisay aaba igudaran sidhii nin qabo cml🙈
@@nastexamohamed-z7z 🤣😂
@@Janno66taas ayaa been kusheegtay qoftaan gaari aan lahelin karin waayo
Abyo loma bahneen inaad so dhigto videowgaan si qaarsoodi ah baad uu halin lhyd ama wd ku kala tago lhyden ama wdku heshin lheyden 😢😰
Saas aakaaraba abaayo niik badan sita hooyatiid❤❤❤❤ waa kujaclajay macanto noolaw❤❤❤❤❤❤❤❤
Ifraah cadey waa jilaayad qarsoon 😂 masha'allah
I can't wait come back 😩 😂😂
Uf Wn Nacai Nin io Kalsoonidiisa wligaa Hagu kalsoonan Qof Bili.Aadam ah 😭 Wx wliba wei ka suurtoobaan 💔🥺
Beenta walahi macqul qaar naga miid ah anaga hadhiihin please walashey
Anigu waanba ka yaabay naagahan TH-cam rada ah🙈nin aysan is qabin see bay u amri karaaan🤔yaaab🫡😏
Heedhe ilahay ka xishooo oo dib isu xisaabiya wlshey ifrax saan waa ceeyb inaa soo dhigto ma aheyn wlshey
Wlshy Ifraax qofka qimahaga garnya ba la jeclada lakin hady qimahaga garn wayo lama raaco Ale qalbiga haku qabo jiyo😊
Awalaa adinkoo is qabin is dhunkaneeseenee waa yaaab lkn.
😊😊Waa is taahishaa inuu sidaas kuula dhaqmo bilaa ixtiraam baa thy 😊😊 subxaanallah naa ilaahee ka cabso
Tan kle video gaan adigoo sumcad xumo kugu yahay ooyintaada jilcanidaa isku xishoo oo imaan yeelo subxaanallah xishood daridaa😢😢😊
War Dee dil miyuu ku leeyahy eyga eygu dhalay naa iska dhicih xranka. Ma rag laan buu kugu ogahay 😢😢😂sorry ifraax oohinteeda wn necbahay really ❤❤
الله اكبر alle kaa xiishud wllo ninkan aan alle kubanay iiskadhaf wllo please
Hurdaa kula tagtay maanta shaahna waan kuu diyaariye mala is qabaa misa
Isma Qaban Dhaqanki Rer Galbedka Nagu badanaya 😂
😂😂😂
@@ayaanbillan8634 naagahaan jooga laguma karo sida loo ooyo lee yaqaaniin
😂wow what a perfect drama
Drama name: the prank gone wrong
When the wife caught the husband's cheating with the other girl 😮😯😮😅😅
Filmk noo soo badiya wlhy fny when
Hadaan aamino saas🐒😂🤌
Na wll ilaahy kacbso ninka ajaanib bakalatihin isgursda ama kla fogada allah kaxishod ss allah wuu xaaran timeeyy😮
Yeees usheegebal😢
Miyeyna isqabin
Film cadiya weye wlhay😅😅😊😂😂😂😂😂😂😂
ifraaxey iska ilaali waxybaaha Qaar Ninkan hadu ku rabo ha ku Guursado iskana ilaali inaad Nin waliga maseerkaaga tusto
Haaaa inee is adkeesee eheed oo naag adag iska dhigto
Filim ahaan u fiirsada 😂😂😂😂😂
Same😂
😂😂😂guriga saa logalay hoshisa qofki qaba laha kafakiroya🙄
Hool naceey hhhh
Wlh. Ben ma shegin prnkiga wxba Ka daran mesha yaa hagajin dono bhhhh
Subxaanalaah waa maxay dad aan is qabin oo isla nool Subxaanalaah Subxaanalaah
RIWAAYDU XALQAD LABAAD MA LEH
Ifraax wllhi dacad waaye😢😢😢😢
Wooow filinku cajiibsanaa
Wow
Shaaha may caadi ugu shubto ma qof xanaaqsan baa cidlo ku shub xasuusan lahaa😂😂
Wee is xiijineee kulahaa 😅😅😅
Hagaag koobabka dhulka lagu dhuftay waa nooca dhoobka loo yaqaan mida kale ifrah si wanaagsan ayeey u jishay laakin sxbkey Muuse jilinkiisa waa liita hh si kasta oo ay ahaataba muuqaalki waa shidan yahay waana soo dhameystay
Wa wax lesla ogyhy hana walina😢😢😢😢😢😢😢😢
Ninkani jilicsanaa Wuxu waa nocma
Alla ifraxeey mcntoy ohintada wey idhibi car musow gabadha rali galin waa
Sbxnlh dadkan ma isla dagan yihiin ku haayo maxaa ka qaldan lawa guri kala dagan yihiin lkn wuu u imaaday lee xumaanta wllka lama raadiyo😢
Bisinka wlhi gabarta sixun aaukasgay muuse 😢
Ma fahmin
Guulaysta
hhhhhh qofka haduu wax kale hoos ka wado call koowba codka ma furi lahyn waxaa meesha ka cad in wax laisla ogyhy uu yahay😂😂😂😂
My wlhi serious wye si fcn idawo
Mahaa de barkeradii way jebiyen😱Ani ma fahmin prank noocan ah😅😅
😂😂😂
Kugu racsanahy xitaa hadii la isla ogayn teelka codka ayuu ka xiri lahaaa yahuu
Alaaa ifrax abyo muse maskin waye iskadaf plz and plz
Sidaan waa doqoniimo walhi naa isla yaab😮😮😮😊
Tan waa la yaabayhhh😅😅😅😮😂
Acuudu bilaahi😢 sorri😢❤
Wah wah secaamal hee aniga prank le uheste no no walahi raaga qaaroow magaca hanoga ciyarina Aadbaan oga xumahay walashey sidegaan wax walbo wey hagaagayan
Sorry abyo nin Amin magalo wlh warya Musa wad qaldan thy gabadha qalbige haa kuciyarin abyo 😭😭😭😭
Somali xitaa thank you ma ya qawanin😃
Wllhi nin rag mahan kan wllhi waan qiiroday abyo
Nina ku qabin sebad ugu maseri wa qalad 😂😊
Oo hadada Barnk miyaa san😂😢 waa namaste waloysan
Waxa muso la dhaho dhan Bay wax ka si yihiin wlhi😂😂😂
Adiga ma iwace😂😂😂😂
Nayaaa abahay wa cadi Lkn 😂
Nin aan ku qabin loo ma oyo 😢ifrah qali
Ala ifraxdeydi an jecla kip going mcny 😪😂
Wlhi kan waa nacsan ufuf gabartn
Dardaaran
Lamaane xalaala maadaama aad boqoteen fadlan taxadarkiinu Ha bato oo furniinka ka taxadara fadlan waxaad soo bandhigaysaana ka taxadara
❤❤❤😢😢😢😢😢😢
sida bariiska loo.dhacsado waa taqaanin wllhi geeb going
Ifraax waa khaldan tahay intaad prank wado wiilkan ha isa seegina waayo waa wiil afgaaban kujeceyl adna dhib iyo prank aad raadinee seen waa ceeb xataa weelashii jajabeen🤔🤔🤔🤔🤔
I'm sorry 😞 walashe
Hhh Ifarah funny 😅alla baayey aaa 🤣🤣
Gacan qaad ma ficno ifrah. Wiilka wad ka badbadisay walal
Sorry ifraax qurux badan 😢abyo mar labaad sorry 😢😢😢
Hhhhhhhh oo ninka qofki so waca ma ilali ba lagu yiri wuxu dhaqan xuma maxa ka galay ninka telkisa subxanalah
Ani oo hadlaayo waaye ifrah😅😊
Waan qoslay
Naa yaa dharda Alle iska dhaf wasaq yehey
Ufff Nag nin uu oyneso 2024😅😂😂😂😂😂
Prank somali is not easy 😭💀👍🏃♀️
Tan labdii dhashay iyo walaaladeey weey ceebeeysay iyo qoys keey kadhalatay weeysaa ii dhoowran kuyeh oo markaad isku dhag dhageyseen ajnabi kalama aheyn miyaaaa😢😢😢😢😢
Keep going sister 🥰
Akhas
Wlhi wax yaaba qaar wax badan ayaa burburin karaan wax walbo waa la dhaxay brnki waaye War dad waawen aya tihin Mar ka wax yabaxan qaar iska dhaaf hadey ma quultahy wiilkan wlhi waa maskiin marba hada mesha haduu xirir yaalo.qof walbo waa inuu ka ilaliya wax uu dhib sanayo Mar wlhi waxan ma fino iska dhaafa 😢😢
❤
😢😢😢😢
Saas maa gacan ah
Weysada ha iga jabinin aaa😳😳oo mexee isku yihin waba isla jogaan mar walbo wah😮
😢😢😢😢💔
Horta ani waan fahmi waaye labadan ma isqaban
❤❤❤❤❤
Baga adi maxaad waysada uga jabineysaa
This video should be posted lol
Naagta maahan qof aqliyan buuxda. Wilku waxa uu kuyiri magaranaayo intaas halkee loodhafaa..
Ayadu Nuunas Badana Mey aamusto Hadu Qabto Iyo Hadi Kalaba Maxa Shaqada Gashey
Ninkan
Koley meesha ka jilicsantahey ogadey😮
Film qurux badan😊
Nayahe alla maxa sharafta iskaga ciyaartay nin aan ku qabin miyaad sida u wada dhaqmaysan bisinka
Sorry 💔 😢ifrah qalbiga
Wa saxaan yaha adaa qalad wlhi
Nimanka somalida waxan kula yaabay ayikoo qiyaana dhaxda katanan dhahayan igu kalsonow o kalsonida sidi lagu ogaay Malagasy bedelay musiibo ifraax soori abaayo waanku daremi karaa
Part 2 soo sameyya
IFRAAX LEE DHIB BADANAA HAKAA DUCEESTE MAASUKTID WARAAD KUBILAABEEY🎉🎉🎉🎉
Aduunyo mcnkii ka dhamaaday nin aan ku qabin xilmaa kontrolkaa loo sameeyay wallahi uu samir badan yahay
Kildhiga shaaha goorma dhulka la dhigay😂😂😂😂eysh cala flim
Flim maad ku soo qortaan Anagu caruur ma nihine waxan 2jir kaa fahmayee
Brank waan ku wareeray wlhi