Dagaal xooggan oo dhex maray ciidan burburinaayey xaafadda Jaamacadaha iyo dadkii deganaa.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 31

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc หลายเดือนก่อน +2

    Yaa ku siiyay dhulka aad ku dhimanaysid dulmi❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanmohamedmaalingaa4235
    @abdirahmanmohamedmaalingaa4235 หลายเดือนก่อน +1

    PM iska daye Niyug ler ayaa nigula garaaca ka baxa guryaha danta guud aada cabud waaq iyo cadaado buuqa naga daya

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc หลายเดือนก่อน +2

    MACALIN MAHDI HAWSHIISI WAA GABAY MUU HABRAHASN TALO KA QABTO MOORYAANTA AH

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc หลายเดือนก่อน +2

    Xaaraan ayaa 11sano ku nooleed ee hada ka toobad keen

  • @naimahirsi3405
    @naimahirsi3405 หลายเดือนก่อน +1

    Dhulkan Nagow kagura raga hakudilina

  • @aaminoibrahim5170
    @aaminoibrahim5170 หลายเดือนก่อน +2

    Falastiinba 80 sano waxay kudagalameysay dhagax iyo waraf

  • @XaliimoSacdiyo-n5z
    @XaliimoSacdiyo-n5z หลายเดือนก่อน +1

    Waad ku meel gaartey gurigii ceelasha ka gadatey u guard dowlada u mahad noq

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan sheekh waa moryan waye dhulka dad ayuu ka gaday .xasan hungiri wadanga bila dowlad noqday waa in la iska dhiciya moryanta .

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 หลายเดือนก่อน +2

    Ilahay Somali nabad ka dhiga

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc หลายเดือนก่อน +2

    Moor yaan mooryaan dhashay dhilka aad u dhimanaysid

  • @maryammoalem6280
    @maryammoalem6280 หลายเดือนก่อน +1

    Dhul dowlad maxaa idii dejiyay ewal war isku xishodaa oo xalal qudatoyal naqda.

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 หลายเดือนก่อน

    Wax mahan daladen wax lacaga dorasha ku galan fadlan saka cligan😢😢😢😢😢

  • @munokheerqabto5239
    @munokheerqabto5239 หลายเดือนก่อน +2

    Meeshaan waa jaamacadi ilmihiina wax ku baran lahaayeen halaga guuro waa layiri guryo dagan ma aha lkn dadkii dab damiska dib udajin ayaa loo sameeye dib udajin weeydista dowlada dagaal xal ma ahee

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 หลายเดือนก่อน +1

    HABAR GIDIREY MAGAALADII CAASIMADAAHEED MEELKASTA WAAD KU HABSATEEN HADANA JIIGAD BAAD MEEL KASTA KA DHIGTEEN XATAA BILICDII MAGAALADA AAD IYO AAD BAAD U BAHDISHEEN WAR MAGAALADA DHISA OO BILICDEEDA QURXIYA OO DHAQAALAHIINA GELIYA AMA JIIN GAD ISKU RARANA OO QABIILBA XERO KA SAMEYSTEY MAAHA DHAQAN CAASIMADE AADA ASALKIINII

  • @FY-Editzz
    @FY-Editzz หลายเดือนก่อน +1

    DHULKA DOWLADA waa in la baneeyaaa...

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc หลายเดือนก่อน +1

    Dawlad Maha waa inlayska celiya

  • @maryammoalem6280
    @maryammoalem6280 หลายเดือนก่อน +1

    Adoo gaajo u dhimato ayaa kaga roon intaa dowlada ka soo horjesa lehedeen. Waraa howl la’aan aya idinka badatee dowlada warkeda maqla.

  • @AbdiYu-s7i
    @AbdiYu-s7i หลายเดือนก่อน

    Somalia hanoolato dib ha u dooranina odaygan badowga ah shaydan xassan

  • @AbdiYu-s7i
    @AbdiYu-s7i หลายเดือนก่อน

    Islaanta rer abgaal cusmaan muxuu sidaan ugu galaaya shaydaan xassan inaaderta ka xishoow😂 u qubo heysato hawiyaha 😂😂😂

  • @orahwng-l8v
    @orahwng-l8v หลายเดือนก่อน

    Wadnka farmjo raba xasan shekh allh ka qabto umada dowladan tuuga da ah e maskint dhulkoda ka bobayo allow xaqa . Na waqji

  • @mohamedabdullahi6556
    @mohamedabdullahi6556 หลายเดือนก่อน

    Kaguur aqli maahan dowlad waa dadka shacabka dhulka ayaaga iska leh kan kasaraya ayaga uga dhow dhulka dadka waxas samaynaya Akhiro war ba u yaal war dulmiga joojiya dadka daaya waa danyar waa masaakiin meesha hadad karartid xagay aadayan? Kajawab Xasan shiikh adiga ugu sareeya dalka jooji oo kadhici dadka waxas samaynaya aakhiro adiga wax lagawaydinya ogoow

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 หลายเดือนก่อน

    Hhhhhh xabadu way xanuun badan tahay

  • @GhJop-k5f
    @GhJop-k5f หลายเดือนก่อน +3

    Hawargidir waa logu talagay inlaga saaro muqdisho Abgaal iska dhiciya ma goboladiina Aada

    • @Goodmen-l5e
      @Goodmen-l5e หลายเดือนก่อน

      Beentaa LAANGAAB hg waa ayaga xamar waxa dagan oo dhistay abgaalna waa lamid kuwa dagan dhulka dawlada waa ka baxayaan cidey doonaan ha ahaadeen

  • @deeqacabdiraxmaan8851
    @deeqacabdiraxmaan8851 หลายเดือนก่อน +1

    Hay dhagax aa kuwii baasuukaha katarabiilka la dhacay iyaga maaha miyaa?

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 หลายเดือนก่อน

    DADKA DEEGAANKA YAA SIIYAY CIDII KU DAGAALAMO DHUL AYSAN LAHEEN IYAGAA ADUUN IYO AAKHIRO QASAAREY IIKAA SANO INAAD DEGENEED HADANA KA GUURLAGU YORI AYAAD DIIDEE MIYAA AAD BAAD U QALDAN TIHIINE TOOBA KEENACARUURTIINANA XALAALKU KORSADA DOWLADA AMARKEEDA U HOGAAN SAMA MUQDISHO HADAADAN KU NOOLAAN KARIN AADA GOBOLADIINII

  • @maslah345
    @maslah345 หลายเดือนก่อน +1

    Arji uqorta waaxda dhulbixinta dhul waa idinlasiinayaa lkn sharci daro waa dhamaatay

    • @orahwng-l8v
      @orahwng-l8v หลายเดือนก่อน

      Waxa hubto ku hadal dadkn dhulkoda ayga iska leh doqn ba tahy

  • @abobasement346
    @abobasement346 หลายเดือนก่อน

    Sorry mama waxaa idin helay moryan iyo mafiyo sorry mamah unukah leh xamar mah sidah bah u danbaysay iskah celiyah mafiyadan u hogamiyoh xasan moryan iyo villa family

  • @AbdiYu-s7i
    @AbdiYu-s7i หลายเดือนก่อน

    Sharma boy aaway waa in hees raap kasoo sameeyo dhibatada muqdishu, sharma boy commentigan hadaad aqriso hees wadani karbaash ayaa ka sugeynaa faderaal fake dowlad u bixi heesta