Eedo waad Shaqeeysaneeysaa Allaha kula garabgalo ,Allahana kuu xafido Awlaadaas,balse waxaan kugula talin lahaa music iyo isqalqaloocin intaad iska deysid Ilaaheey u dhowoow,Salaatulaylka soo toos ilaaheey bari in Caruurtaas Alle kula koriyo,meel xun Arsaaqad haka raadin.
DURUUF ADAG MAAHA EE WAA NIN SHAQAYSTA OO KORSANAAYA ILMIHIISA WAANA WAXA ALLE RAG IDINKA DHIGAY NIN SHAQAYSANAAYA WAABA NIN FIICAN SOMALI HADA RAGEEDA WAA SOO TAAGAN YIHIIN INTA BADAN MA SHAQAYSTAAAN WIILKAAN MANSHALAAHA ISHA CADOWGA ALLAHA KA QABO
Jasaaka laaha qayr taasaa run ah aduunyada waa sidii geed harkii xoogaa inta la istaago laga soconayo walaahu mustacaan allaha nagu sugo diintiisa illaa geeri
ALLAHA ILMAHA LAKORIYO DARUFTA HAYSATAANA ALLAHA KA KORQAADO NOLOL TAN UGU FIICAN ALLAHA GALIYO OO LAGU NOQONEYNIN MUTAKABIR ALLAHA KA DHIGO MID NICADA RABI SUBXAANAHU WATACALAA UGU SHUKRI CELIYA MARKASTO
nin gabadh keli koriya dhaqan fiican maaha bini aadamka oodhan way iskuwaafaqsanyihin ee caruurtu miyay eedooyin iyo ayeyooyin iyo habaryar miyay lahayn ma loo geeyo
Ilaheyow ooladeena koriskooda & guurkooda & waxbarashadooda ino fududeeyo anaga intiba muslin ah amiin yaarabi ❤❤❤❤❤
Universal mahadsanidiin Arimaha bulshada sidaad xooga usarteen
Hora usocda🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Walahi ilmaha yar yar aad baan uga naxay markuu qofta dumarka ah uga tegay ilmuhu ilaa aabohood ka libdhayey alle ilmahaa daqiirka ah ha xifdiyo😢😢😢😢
Ilamahaaga korintooda waa arin wanaagsan walaal illaah ku xirnaantana waa arin wanaagsan laakiin muusiga waxaa wanaagsan inaad ka fogaato caruurtaadana aad ku koriso aqlaaqda quraan iyo aqriska quraanka sawirka noolaha waa arin culus hadii lagu dhaho maalinta qiyaame ruux gali nabigeena calayhi salaatu wa salaam wuxuu dadka ugu ciqaabta badan aaqiro waa musawariinta oo ah kuwa wax sawiro wax noole ah taas iyo walaahu aclam allaha kuu sahlo shaqo aan alle kaa fogaynaynin
Fanasn wax ka khayr badan Illahay ha siiyo shaqo fiican iyo maal xslaala yaa rabi sii wiilka mustaqbal anfaca Aakhiriyo Aduunba Aamin
Eedo waad Shaqeeysaneeysaa Allaha kula garabgalo ,Allahana kuu xafido Awlaadaas,balse waxaan kugula talin lahaa music iyo isqalqaloocin intaad iska deysid Ilaaheey u dhowoow,Salaatulaylka soo toos ilaaheey bari in Caruurtaas Alle kula koriyo,meel xun Arsaaqad haka raadin.
Asc walaalkiis illaaheey hakula koriyo caruurta .Hooyo ilmaheeda ku fiican ineey haysato uuna ku biilo ,Wixii uu awoodo .Wlalahi Maasha'Allaah waa caruur qurux badan.Mibaan .Maxamad ku leeyahay ha samayn waxaan ilaaheey raali ka ahayn. Heeso iyo danci ma aha hibo illaaheey ku siiyay .Illaheyy haku nidbaynina wax xun oo shaydaan ku lug leeyahay .Waxaa laa shakin ah hadaad ilaaheey isku xirtid inaad liibanaysid .Ku raadi irsaaqada wado wanaagsan.Xoogagaa illaaheey kuu barakayn.Soomaaliyeey wiilka ukaca ,Waa aabo soomaaliyeed. Numbarkiisa soo dhiga .Kan darbiga ku dhagan haduu yahay .Insha'Allah illaaheey wuxuu iga soo qaado ugu soo tuuri.Wariye hadaad haysid soo dhig.
Maansh alaah aabo waxaa jiro hooyooyinka kun jeer ka fiican ilaah hakula garab galo amiin❤
Manshallah... ilaahay ha u gargaaro
Hiba mahee waa hooge faraj kale allaha usahlo adun iyo akhiraba anfaca amin
Excellent intro good Journaliste 👍
Allaah ha u gargarao hana hanuuniyo
M.A Alle ha idin siyadiyo
Mnsha allah bro ilaahay faraj khayr leh, hakuu furo
Ax Somaliyeey Ukaca wiilka wlhi 😭😭😭😭
DURUUF ADAG MAAHA EE WAA NIN SHAQAYSTA OO KORSANAAYA ILMIHIISA WAANA WAXA ALLE RAG IDINKA DHIGAY NIN SHAQAYSANAAYA WAABA NIN FIICAN SOMALI HADA RAGEEDA WAA SOO TAAGAN YIHIIN INTA BADAN MA SHAQAYSTAAAN WIILKAAN MANSHALAAHA ISHA CADOWGA ALLAHA KA QABO
Ninkii suu u ficnaa buu dibkahalaabay walle intaas dambe iskadaa shaydaan yuusan kudulayn wadna dadalaysaa MashaAllah
Jasaaka laaha qayr taasaa run ah aduunyada waa sidii geed harkii xoogaa inta la istaago laga soconayo walaahu mustacaan allaha nagu sugo diintiisa illaa geeri
Aniga xita sida ayan islaha inta dambe ayu kadayni laha
M.a wuxu leyahy haboyin cajiib ah🫡🫡
NINKA RAGA WAA KII KUFAA OKACAA HADANA ANAN QUSAN QADAROW HORUMAR WACAN WALAL
Wlhy ilmihiisa kuwo hoyadood lanool kaqurxanyihiin ilaahey ha u xafido Lkn
Allahow kule kori
Good art may Allah help you
Wlhi waa sxb khadar❤❤❤
Bro keep going
Qadar Yare, wuxuu shabaha Maykal Jagsan, oo ahaa nin aad uga heesi jiray dalka Maraykanka, kii Somalia, ma laha meel lagu ciyaaro. U tried your best.
Fanka iska dhaaf wllo mustaqbal hdaa rabto
Ninka raga ah waa kii noloshiisa maareeyo,respect bro
Waa aabe qalbi wanaagsan
Masha allah ❤
Wandareemikaraa noloshaan waa sonmarnay xaqiidii
Balse boska hooyadeeybaa kujirtay 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
ALLAHA ILMAHA LAKORIYO DARUFTA HAYSATAANA ALLAHA KA KORQAADO NOLOL TAN UGU FIICAN ALLAHA GALIYO OO LAGU NOQONEYNIN MUTAKABIR ALLAHA KA DHIGO MID NICADA RABI SUBXAANAHU WATACALAA UGU SHUKRI CELIYA MARKASTO
Allaha uxafido caruurtiisa
Walaali ilmahaada eedo aadqabto ha udhiibin
Wlhi nolasha ilmahaas qofkii soo mare un baa dareemi karo ilhayow aabahay janatul fardowsa kawaraabi 😢
Alle hasiiyo shaqo khayrqabta
Masha alaah
Raganimadu waa inaad noloshaada kaso saratid
Kana faa iideyso barwaqada Dalkeena❤❤❤❤❤❤
ordance caan caandhalay mar aduunkaan waa qobsandoontaa brother kusoo
QADAR YARR hala caawiyo !!!!
War Diinta baro kudhehe brother
Illahow ku fududee korintooda,cid kula garab gashana hakuu sahlo
War Allah kacabsada. Fasahadka Jo jojiya.
nin raga weeye hala caawiyo soomaalaay...
Aduunka sawirada gacanta waa loogu jecel yahay Soomaaliduna waan ka il baxnay bay. Leeyihiin
Fadlan hala caawiyo telkiisasoo qora
Aabahaasi wxuu ka fiican yahay kana karti badan yahay rag badnoo ubadoodii tuuray oo naago kale qaba
Raga ma sino kuwo badan oo fcn jiro
Tanaa rasmiya
Wlhi waa nin jira imaan qaba . Ninkan walaalken han caawinio.
Haa loo kaco wilka soomaliyey gob nimada waa nigu ogahay
Cajiib
😢😢
Or dance wa wata
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🥲🥲❤❤❤❤❤❤❤
caruurta ilahaw dacadi ka dhawr
😢😢😢😢😢
😂😂😂 kan waba faasiq caruurtan masuliyadoda ma qadikaro muxu koriya carurtu akhlaq bey rabane xay tahay niikadu
nin gabadh keli koriya dhaqan fiican maaha bini aadamka oodhan way iskuwaafaqsanyihin ee caruurtu miyay eedooyin iyo ayeyooyin iyo habaryar miyay lahayn ma loo geeyo
Rasuulka wuxu yiri ninki 2 gabdhood dhala ee khlaaq wanaagsan ku tarbiyeeya waa ehelka jannada n.n.k.h.❤
wa aabo ciyaalo suuqa ee caruurta kaqaada oo reero koriya ugeeya laakin inu shaqeysto wa umabalyeynaya wa sharaf
Siilkaaga aa ciyaal suuq 😊
@@SuperExcuse cayda maxaa waye jaahilow
@@bintiyusuf1590adab darada mesha ka socoto ma araktid miya 😊
Maasha allah
Maashalh