Asma Saban waa lagu ya qaana Hablaha woqooyiga quruxda iyo stelka in kastaanan ahayn adigu lkn runta qofka bini aadamkaa in uu sheego ayaa quruxbadan viiva reer woqooyi 😍😍😍😍😍😍 in ta Calosha fiyoow like iisaara
viva hargiesa viva dhulki barakysna hoyga fanka hargiesa cadey allow ida aptiyeydey im from garowe runtii ma jirto zanad an hargiesa ka bqdey dhimazho moyne lagama yabo
Allah u naxariisto asma saban 🤲 Barwaaqo qalanjo caway fankii ka baxday Ana heesta wxaa ibarty inan layla ahmed daahir la yidhaaa Habeen 18 may ah Bay ahayd 2022 kii Imikana waaa 16/8/2024
@@weloveboqoradacodkakhadrac4224 wllo haday re gabilay tagay tawti calamada daganayd ba la dhahay wllo hadad taqano asma i so sheg tariqdeda wa tagyara e thanks
Beesha idoor godkaasa ina wada sugaya dhamaanten taariikh aan dhigno somali aan mideeyno oo caruurteena aan mustaqbal la doono hadii kale qadaadkaas siilka u eg kasoo taagnada rabina isku dirte aakhirana lumise allaha u naxaristo miskiintan 😢😢
Intii hada ay araktey gabadhan iyada iyo magaceda iyo hesaheda marka ay dhimatey allaha kuu naxriiso wlasheyda dhimashadu wllhi meel dheer majirto waa iga talo allaha waxii nafaley aan sameyno
am not Somali but I like somali music especially the music of hargiesa viva Somaliland I love somaliland couse ma best frnd of come from hargiesa ( somali king yazka)
Inta Soo Booqatay Intay Dhimatay Kadib😢
Alle Ha Unaxariisto Asma😭😭
Wa kan 😢
Allah unaxariisto😭😭
Allah ha unaxariisto 😢
Alle ha unaxariisto
Alle ha unaxariisto
Asma Saban waa lagu ya qaana Hablaha woqooyiga quruxda iyo stelka in kastaanan ahayn adigu lkn runta qofka bini aadamkaa in uu sheego ayaa quruxbadan viiva reer woqooyi 😍😍😍😍😍😍 in ta Calosha fiyoow like iisaara
Soojira Cabdisamad faqasha faqasha dhashay fuck of somalia we are Republic of somaliland not waqooyi fifa fanaaniita reer somaliland
Soojira Cabdisamad waxan u malnay inay calshu ku tagan tahay maxa ku diiday reer Somaliland cadi iska dhig
Soojira Cabdisamad somalliland dhe waqooyi waxay
Kkkk ma calool fiyoobi garan maayo sababta
waaaw asma saban
Wll meeshan ka saar plz inta igu racsan 😢
Inta geerideeda maqashay Oo dib usoo Raadisay Alle ha ku Naxariisto wll Hadda Iga Danabayso Like Saar 😢 Athuun Lagu Waari maaayo😢
😢😢😢
1 ka ahy
Who is her 2024 legend 😢
💔
😂me
markay dhimatay soo raadshay allaha u naxariisto
Habeen bishu tahay 09/08/2024
Ayey dhimatay, wallaahi heestadan todobaad kahorna Wan dhegaysanaayey,Se waa Adduun Rabbi naxariistii janno haka waraabiyo Asma.
Daqiiqado ka hor ayay dhimatay waxaana halkaan usoo galay inaan duco u waydiiyo inta comment gayga arki doonto
Ilahayow amuraha sahal inaan dhoofo rajeynayaa ducadu dhankiina azxapey inta dhoofka jecel like sara 😥😍😍😍😍😍😍😍
😂😂ma dhoftay wll
wll hada dhoftay noso jawab wankuso ducayne
@@munamuuse9910 😂😂😂😂
Ma dhooftay wll
BBC dhdhhfhfh ghb hfghghf
Hadi hestan aad dhaqan lumis iyo diin lumis u aragtid .ila fikirtahay like igu qabo
Big Jirré kkkkkkkk 😂 like maxad ka heshaan
haa sax way shidantahay lkn hablaha ayay naga halaynysa
sxb waa run inla daawado ma istaahisho
hhhhhh
kula fikir ma ihi
iyadna ilahay haso hanuniyo
ana q
Qoraalkaga oo aan fahmay ayaa kugu saraya like
wayo Somali ayaa thy
Big Jirré dhab kaama ahee like raadis baatahy sxb hhhhhhhhh
1000likes ilahay dartis 🙏🏾
wllo Quruxdaada astur maaha inad banaanka keento
Anagu wax kleh ku dhihi maynee
alleh ka cabso uun wllo
M
😢😢
xishooodka illahay hakugu sooo celiyo iyo dhamaan gabdhaheena somaaaliyeeed waaan idin jeclahay dhamantin One Love
aamiin wll😭😢
Ilaahey haku daayø❤
Allaha unaxaristo asma saban inta markeey dhimateey so Boqaatay uu duceeya biidnilah 🤲
Allaahu akbar waar alle halaga baqo supxaanallah😢😢😢😅 kuna salliya nabigeenii muxamed sadex jeer scw scw scw😢😢😢
hadii aad u aragtid hargeysa xarunta fanka like ku qabo
mubo dool fugghfugffvuj
😙😙😙waaaaaaaaaaw wankahelay aduunka lagamawayo xasiid midakale haday isqawiso Ida umbaa laxisaabine dhulka kafadhiista aaabo iniguba malaha waad isqawisaane hay iska dhigina sheekhado shariirin yahow uf asma Onslow cadowgaaga noolow xabiibti 😍😍😍😍
Hadaba maanta loo jooga xisaabteda 😭😭😭😭😭
viva hargiesa viva dhulki barakysna hoyga fanka hargiesa cadey allow ida aptiyeydey im from garowe runtii ma jirto zanad an hargiesa ka bqdey dhimazho moyne lagama yabo
musick aa iga gadaan😂😂🎻🎵
Erayada abwankangi wyna💖
cabdi shakuur alhyahdiikk💖ddsi
laxanka iyo musickaaaa😚😚😍
cabdi fataax mukhtaar😍ddsi
waaax zhidaan DDSI ugu imow💖💖
viiva ddsi💖🙏
Ibraahim Shakul Yare me from dh Buur adna pro
Muxyodiin Cabdi
jigjigaa 😘😍wlllky sheekh nuur ciize💖💖🙏
Ibraahim Shakul Yare hyeh legend nolow
Digtoor Isnacay hyeh pro welcome nin culus
Ibraahim Shakul Yare an kula kaftme adiga you tubka ma hoy Ku ah Mel kasta wad jogta
Inta markay geeriyootay soo booqatay like saara una duceeya walaalayaal❤
Allah u naxariisto asma saban 🤲
Barwaaqo qalanjo caway fankii ka baxday
Ana heesta wxaa ibarty inan layla ahmed daahir la yidhaaa
Habeen 18 may ah Bay ahayd 2022 kii
Imikana waaa 16/8/2024
naagba intay ragga tusto oo views ah ayay helaysaa wlhi ciyaarihii waa waynaa lama gaadhin 2020 qaawanata ayaa lgu heesayaa hye hye hawshu ha socoto waxaan sugnaaba waa inaad qaawanida foolxumadeeda na tustaan!
😂😂 2020 soo ta weli la asturan yhy weliba ay noqaty stay home ku jira
😂😂😂 ar zhp waynu daalnay sidaynu qaawanaantii u sugaynay 2020 way dhaaftaye
Waala dhaafaye maxad aragtayna
@@mohametabdisaahid5171way dhimaty zhp hda😭
asmaay xidigihii geeskad meel kaga dhacday ee sidan wax ka badal codkaaga asalka ah iyo quruxdaada haku ciyaarin iyo sharafta xidigaha niyow
Alla ha unaxariisto janatul farduusa alla haka waraabiyo❤😢
Sidaas baa loowada tagayaa rumayso ama harumaysanin nafyahay 😭😭😭 alah unaxariista the best girl of 2024 ❤❤❤
Wuxuu wacadkeenu si
Waaafiya maanta ugu weyn yahay
Intaaad ka war hayso naftaaada walwalka
Kal kacaylka wax yeelo ka maydhay 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍💯💯💯💯
asmasaban18
-Yarta, iska sax ereyada-
Ax wlhi wka naxay shalay ayn search siiyay heestan dhagaysanayay hada wlshy i sheegty inay dhimaty 😭😭ilahay hakuu naxaristo wll noolaba wa dhintee😭💔
dhalad somalilland Asma zaban wadanka ayaad qurxinaysaa mnshllh 👍 ciyaalkii hore go forward hno👑
Ilaahay ha u naxariisti Asma caawa ayay Hargaysa ku geeriyootay.😢
inta soo eegtay markay dhimatay alle haunaxaristo waa kanaxay
Ah mxn heestan 2017 jeclaan jiray Allow kuu naxariiiso Asma saban 2024😢😢
Ilaahay ha unaxariistee waxaan maqlay dhimashadeeda habeen sabti ah 8/10/2024
Naxariis, dembi dhaaf, iyo derrejo sarre oo janno ayaan Alle u waydiinayaa walaalshay Asma hassan aden [asma saban] 😭😭💔💔
Qurux badanaaa dalkaygu
Qurux badanaaa buuraha Hargeisa
Quruxdii hablaha dalkaygaaay
Asma saban waa badalki geenyo
Style ka waaaba 💯
Ciyaarta 💯
Music 🎶 💯
Erayo 💯
Asal reer Hargeisa waleeee inta wanaaga jeceleeeeey noolada
Happy early 18 may 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺
Susan Somaliland r
Amal Ismail
Quruxeeey indr 😍😍😍😍❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹
+Susan Somaliland wn ku zalamy indr qli
+Susan Somaliland zanad gura wcn hppy 18 may
Techno Films
Wllaky happy 18 may horta
Allah haaa miyaaad waalan tahay aaad oo weyn aaad oo weyn badal wixii hore indr
Mantana wey naga hoseysa ina nilaah wa ina ileyhi rajicun ilahey ha u naxarizto an u duceeyno inti gadal ka daweneysa hada 😢
Inta soo eegtey markey dhimatay 😢😢😢😢😢😢😢
Wlhi asma waxan jeclaa inay heeso kale soo saarto ayan rabay lkn wali ma dhicin waana ka sugaynaa hadaysan caqabado ka joojinaya jirin gabadha heeso bdn haloo sameeyo waa gabadh aad u cod macaan oo haybadii fanka leh ee haloo sameeyo heeso kale
Allah hakuu naxariisto Asma saban 💔😭😭😭😭😭
muxuu wajigagu
sidii waqal hoorey
wiilasha indhaeyga
wacnaaan usidaaa
waaaaaah waaaaaah @Asma___saban
Nasib xumo Marky dhimaty ban so radiyey raad aad ufolxun bey ka tagty inalilah ilahy hanuxaristo😢
Janada iyo naara ilaahayba hay ilaaaahay how naxariiisto
lacibada cusub ee xidigaha geska welcome 👏inta ka hezhy liketa sar bal waxy tarto aan tijabiye huh ❤🔥
wllshY ilaahy Ayaa
saa kugu nacaya is Astur
Alle haw naxariisto Asmo saban 9/8/2024 11:24😢😢
♡♡♡♡♡ wiilzha indhahayga wacnan u zidaah bbeh wlhi waa xaqiiqo jacayl dhap ah axyaa dareen jacayl ♡♡♡♡
allah unaxriisto 😭😭😭😭 fanaannimo wax fiican ma ahan 2019 iska diiday in fanaan noqdo
Laba sanno ka hor dadkii coment yada ku soo qorayay subxanallah badankoodu hada xumaan uma arkaan.
Waa is bedelka 2 sanno gudahood inagu dhacay
Waar ilaa imikaan dhagaysanayaa wuxu khurux badanydee barigaa😋
@@youngxorre8627
😂 aniguba ilaa haddaan dhagaysanaya. Whatsappka ka eego screenshoot kana Xoorrow.😂
Goortay dhimatay ayaan bartay ilaahay denbigeeda ha dhaafo 🤲 shuruud inta ila mid ah page kayga soo booqda inaga isfaumayna macdan baan kaga mashquulna aduunkee.😊
Hamda yar + yurup geenyo = *Asma saban* walhi reer somaliland midna laguma gaadho qurux, style, cod iyo heesba
marwaan nin dheer birta calanka allaw sahal. War bal hablah hangaa cawrin
marwaan nin dheer birta calanka allaw sahal 💘runtaH
Alle ha unaxariizto 😢😢 10Aug2024
Borama fananin ugu imo aqoon ugu imo waxwalba ugu imo asma saban asal dhalad qurux hablaha Somaliland
Asma maaha reer borama waa dhaladkii #Gabilay wllo iyadupa afkeeday Ka sheegty👍😇
gabiley
@@weloveboqoradacodkakhadrac4224 wllo haday re gabilay tagay tawti calamada daganayd ba la dhahay wllo hadad taqano asma i so sheg tariqdeda wa tagyara e thanks
Beesha idoor godkaasa ina wada sugaya dhamaanten taariikh aan dhigno somali aan mideeyno oo caruurteena aan mustaqbal la doono hadii kale qadaadkaas siilka u eg kasoo taagnada rabina isku dirte aakhirana lumise allaha u naxaristo miskiintan 😢😢
2023/5/10 ila imika codka mcn dhagysanaya🤤😩🤍
Intii hada ay araktey gabadhan iyada iyo magaceda iyo hesaheda marka ay dhimatey allaha kuu naxriiso wlasheyda dhimashadu wllhi meel dheer majirto waa iga talo allaha waxii nafaley aan sameyno
2ww kabàhaa IGA gadan isku dooq aya nahay gbdhan hadad ila dooq tahay liketa igu riiix
Waa kaas camalka xumi 😢😢😢 hadda way dhimatay alle ha unaxariisto balse muuqaaladaan qarno ayaa la daawan doonaa😢😢
apti saad modayzan ma aha inantu waa somliladerad qurux iyo style way isku raceen inta iga danbaysa like and commmentttttttttt
Markay dhimatay kadib inta so radisay alle ha unaxariisto 😢
2023 ayaan dawanaya❤
Xasuus jacayl❤❤ allaha ku naxariisto wllo wakhti an yara ❤❤ jacayl ihayeey❤❤
Geerideeda ka dib inta dawanaysa 😢
Alleh ha unaxaristo 2024/11/2 Habeen xasuusteeda leh Weyaan iyo safar riwayada asma wan xasuusta markasta sabaabta idin sheegi maayo de
Asma sabantii hore Team 2024❤😢😊
Caawana wey Geeriyootay Allaha u naxariisto 😢 adduunyo waa taas.
@@Aloneboy-ex2vi
Allah unaxariisto😭😭😭
😢@@Aloneboy-ex2vi
Allaha unaxariisto w
Allaha u naxaristo @@Aloneboy-ex2vi
Plz video yada asmo ka bixiya hda weynka hoseysaa plz plz and plz kabixiya 😢😢😢
am not Somali but I like somali music especially the music of hargiesa viva Somaliland I love somaliland couse ma best frnd of come from hargiesa ( somali king yazka)
We are you from 🥰
Hhhhhhhhh I believe you are Somali because of your writing is broken mean incorrect so don't wash your identity
Asmay allah kunaxaristo wll 😢
Asma saban cod iyo qurux daganaan
🎤🎤👌👌👌👌👌🍇🎸🎸🎸🎸🎸🎸🎸🎸🎸🎸🎸🎸🎸🎸
Allaha unaxariisto yaa ila soo boqday markey dhimatay😢
Whos here in dhamaadka 2021 with meomaries 💔
Me hestan kma xisi dhco 😂🥰
xayatahaya tanaa asma lov ayan uu hayste kalaya faniina wayaso bateen nocowalaba araganaya afariica shadha iyo surawal lagu xiidhanaya ilaya hana astuuro huno isyara astuura wad qurxonthaye
Asma wa ladhimanya is astur wll😢😢
QN Naghito ma adiga xisabinyaa adeer cadi isk dhig
Hyeh wa
Sx wlshy wlhi
Asma qalajo
Hadda ayay dhimatay
Ereyada abwaanka abwaanada Abdishakuur Allaayahdiik ciyaalkii horee Borama noolow indr Rn Samaroon siciid gabadhuna waa samaroon siciid ama gabdhaha kale ee inagii uuna Isaaq binu axamad long life somaliland
waadantii jcylka walwalo dhankada ahaw wabixisa midaanu wadaagno❤❤❤❤ ASMA SABAN 💋💋💋💋
✌
✌
intuu wadnahaygu waheey kutabaayay
waxaasa fanaanad LA dhahaa
Heestani waa hees wacan, Asma sabanna si dareen leh bay cod macaan ugu heestay.
waaaaaaw fanaanad mustaqbal leh halkaa kasii haaay best haliimogobaad Africa yaa igu raacsan liketana iigu qabo
Inti soo boqotay markay dhimatay uso duceyya saxibayal😢
After 5years 😩❤
🥺❤
@@zhabliinahppeih7336 🥹❤️
Fanaanadan wan jeclaa illaahy hkuu naxariisto😭😭marky dhimtay ka bacdi baan soo imis😢
Reer hargeisa meel aaan duuur aheyn hees kuma qaadiyaqanan miyaaa waaa ayaga buuraha kuwada heesayee 😂😂😂
Hhh waxad sheegtaad weyday nacab thay
Ilaahay ha u naxariisto marxuumada janadiisa ilaahay ha geeyo ameen ya Allah 🙏.
ooh wan garanayey haliimo gobaad inay raadka ka tagayso wataa yaryarki surwaal askari u xidhay inkaranto like igu qabo de 😂
Kkkk kkkkk
😂😂War habarka kada lagu dhufaye😅
Ma tidhi😅
19:30
21/11/2022
Ayaan wada dhagesanena aniga io wlshy mcn basro 🥺❤
Inantan oo baryo ka hor mukhtar October io iyada laso qarxiyay sorry😥wlhi wn ka nxay
Runti baac weenahaad ku qurxantahay Asmaay diraclee xiro
HAWRAR Music iyo abwaan cabdiShakur iyo mukhtar thanks horay usocdaa
OOf Asma Saban Ciyalki hore Apti Waad Ka Baxsatay
Wllhi hdn soo booqday ilhow unaxariiso 😢😢😢😢😢😢
asal huno Lkn yara qawananta naga daa. Ramadan ba so dhaw 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Alle ha ku naxariisto😭😭💔
Amarka Ilahay comment akhris Love ku ahay
Heez dakhara
Wax yaroo fija
Wlhy bash ku noqdayba
#Azma_Zaban Ilahay igama kaa qaado 👌👌💯💯💯👌💯👌💓💓💓❤️❤️💚💚
💚💚💚💭💭💭❤️❤️❤️👈👈👈👈👈👈👈👈
Allow ku naxariiso 😢😢
Iz AstuR wllzhY 😏😏😏😢
Ale geerideena iyo gafkeena makulmiyo😢😭🤲💔
xALIIMO Gopaaad hablihiipa surwalpay naga bartay
Deggan naruuro jecliya xajigayga xaliimo gobaad kahorba sawtay gabdhaheenu xidhan jireen saraawisha tusaale xamda quen heesihi ay adiss ababa kusoqadat
maka raaxaysanaaa aduu haddanad noo raaxaynayn hablha noo raaxaynaya mxd ku haysataa
maxamed ibrahem xqiq xmda qn poqorda stelka 😚😚😍nooh
lovely zhaaca
Ilahow unaxariiso pls kasaara heseheda ala ya raxma ala maxa kanaxay gabadhan 😢
commente inaan aqriyaan usogalay anu😂😂😂😂😂😂
-Anna inan ku dawado uso galau-
Mrkna
Amal Mohamet 😂😂😂😂
😂😂😂anba
Boqoradii fanka rabi hakuu naxariisto wll
hargaiza 2017 ka surwal lagu heeai rabaah wagareey sheekadii haliimo gobaad noomeenty like iigu deeqah indeerow 😂😂😂
wawwwwww asms saban.
nayadha waryadha xalimo gobad uguma horsyn nag sul Wal xidhate inaga daya walida
muxuu sidii waqal hooray
wiilasha i dhahyga wacnaan u sidaa
eesh calaa ku qalanahay ina saban
cod bilaa turxaana leedahay xaqiiqdii
Ilaahay naxariis waasica ha siiyee aamiin u dhaha 😢
Heestan hadaad erayo kaliya u dhagaeysaneyso like igu qabo 😲plz
muxuu wajigaagu sidii waqal hooray wiilasha indhacayga wacnaan u sidaaa axayaaa xaliiimo gopaad two asma sabn lkin is astur huno