(1) Halkuu Ku Dhashay Axmed Guray | Yuu Ahaa? | Xogta Geesigii 15 Sano Maamulayay Geeska Afrika

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • #Qaamuus #Xogaha_Qarsoon
    Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida
    ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks

ความคิดเห็น • 211

  • @Abdullahimohamud156
    @Abdullahimohamud156 ปีที่แล้ว +11

    Soomaalidu waa dad xanuusanaya imakay comments-ga ku soo qorayan waa nin reer hebel ah iyo Waa qabiilkayaga- Ahmed gurrey soomaali ayu aha.

  • @ibraahimyuusuf9210
    @ibraahimyuusuf9210 ปีที่แล้ว +6

    Axmed bin ibraahiim al qazi magac somaaliyeed maha ee maxaa jira?🤔🤔🤔

  • @mohamedhashi1434
    @mohamedhashi1434 ปีที่แล้ว +15

    Waa nin mareexan ah geesi siyad barre mareexan geesiga guul

    • @ismailmalablow9082
      @ismailmalablow9082 ปีที่แล้ว

      Marexan siyad bare ayuu kabilawda bro wax baro

    • @mohamedhashi1434
      @mohamedhashi1434 ปีที่แล้ว +1

      @@ismailmalablow9082 Ahmed gurey waa mareexan

    • @mohamedhashi1434
      @mohamedhashi1434 ปีที่แล้ว +1

      @@ismailmalablow9082 Ahmed gurey waa mareexan

    • @IsraMaxamed-i7t
      @IsraMaxamed-i7t 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@mohamedhashi1434Ahmed waa ogaadeen

    • @mayAdam8888
      @mayAdam8888 หลายเดือนก่อน

      Wuxuu ahaa Allaha u naxariiste Daarood Mareexan Sade

  • @mahdibaarud5056
    @mahdibaarud5056 ปีที่แล้ว +10

    Axmed guray wuxuu ahaa
    nin gariya ayuu
    Ahaa tafiirtiisi Ayaa Dagan DDS

  • @badrigass4135
    @badrigass4135 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha u naxariisto Axmed gurey iyo xaaskiisii Dilwanbaraba Ree saylacbey ahaayeen Boqortoyadiisa halkii laga soo unkayna waxey ahyd Awdal- gaar ahaan magaalada saylac, Tafiirtiisa ayaanu haynaa Ahmed gurey qabiil ahaan wuxu ahaa nin Gadabursiya, Maxamed case, Abrayn, tariikhda Lama badalo uu waxyunba laga bartaa ,

  • @samoodmuuse1292
    @samoodmuuse1292 ปีที่แล้ว +4

    Waar odaygu inuu gadabuursi ahaa maxad ugu dari waydey tariikhda run kasheeg wlllky

  • @abdillahiadanissah9244
    @abdillahiadanissah9244 ปีที่แล้ว +4

    May ALLAH rest his soul in janatul firdaus..The man who colonised ethiopia .

  • @deeqawliyo293
    @deeqawliyo293 ปีที่แล้ว +3

    Somali.been.badan.waar.axmad.guray.waxa.uu.ahaa.qureeshta.yamaneEd.wAXA.uu.lasocday.ninkii.halganka.bilabay.ee.sacaadudiin.ee.jaziirada.logun.magac.Iha.daray

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 ปีที่แล้ว

      😂😂😂
      Hurdaad ku jirtaa ee bal ka kac hurdada

  • @mahamudabdilahi3511
    @mahamudabdilahi3511 ปีที่แล้ว +3

    Qaamuusoow gumaysigu markuu soogalay somaaliya Wuxu jideeyay inuu tirtiro taariikhda dadkii ka horyimi bedelkeedana buunbuuniyo kuwii raacay ee gumaysiga kabaqaadyada unoqday wuxuuna arintaa uxilsaaray rag uusootababaray oo soomaali ah cadayna waxa ah waxan aad akhriyayso oo ah been cad ooladuldhigay taariikhdii dadka reer awdal ahaayeen waxase imandoonta maalin runtu iftionto adiga iyo kuwa adbuinbuuminaysana soobixdoonto xinkiyo xasadkiinu waxaanad ogaataa umada taariikhdaaliho inay hayso cadaymo iyo markhaatiyo kufilan balse wakhtigeeda lalasugaayo dhawdahayna wakhtigii qabyaalada iyo been kufaanku

    • @abdihakimmmohamud7230
      @abdihakimmmohamud7230 ปีที่แล้ว

      Hayska qiiroone cadayn iyo wax lagaa akhristo la kaalay Axmed Guray cidduu ahaadaba nin muslim ah oo geesiya ayuu ahaa ALLA haka raali noqdee qaarbaaba leh Mareexaan buu ahaa mida kale adigu Awdalshan aad sheeganayso goormaad timi qaar dawladii Siyaad Barre ugu sheekaysay Daraawiish ayaad ahaydeen riyo ah ayaa maanta laga fadhiyi la,yahay ayadoo Daraawiish la ogyahay waxay ahayd oo ay shalay ahayd wakhtigeedii.

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 ปีที่แล้ว

      Axmad gurey waa nin karanle ah weliba cadeentiisa la haayo

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 ปีที่แล้ว

      @@abdihakimmmohamud7230 daraawiish yey ahayd

    • @abdihakimmmohamud7230
      @abdihakimmmohamud7230 ปีที่แล้ว

      @@gedefletv6049 Daraawiish waa layaqaanaa waa Sayid Maxamed Cabdala Xasan iyo ciidankiisii oo soomaali ka koobnaa sida maanta Alshabaab soomaali uga koobantahay. Waa ayadoo Alshabaab mudo kadib sheegtaan Isaaw ama Hawiye iwm miyey soconaysaa? Sayidka ayaa Taleex mar uahayd xarun ayaan daraawiish ku sheeganayaa yaa akhrisanaya taliskii Siyaad Barre ayaa dad gaar ah oo uu awrkiisa ku kacsanayo usameeyey xayaysiin isagoo isaga gufaynaya jabhadihii SSDF IYO SNM deegaanadoodii.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 ปีที่แล้ว

      @@abdihakimmmohamud7230 waxaa kaa muuqataa reer inaad ku duulaan tahay laakiin daraawiish soomaali haku jirto waxaanse kuu sheegayaa inay mucda iyo deegaanka daraawiish ay ahaayeen reerka dega sool sanaag iyo cayn ama dhulbahante nacayb aad reer u qabtana taariikh laguma awdi karo xaqiraaduan waa xuntahay waayo markii daraawiishi kacday intavkale soomaalidu way dhaqnayd maxaa dhulbahante dad deegaan iyo duunyaba u barakaceen xarumihii ingiriis diyaaradaha la dhacay yaa deegaan u lahaa taas muran kuma jiro ee kaadh kale sxb xoq xoqo mana aha nin xarumihiisa ingiriis kasoo duulayey oo iskasoo horaysiinayey inuu daraawiish sheegto waxaad tiri dawladii kacaankaa dad ugu sheekaysay idinkaa darawiisha hadaad dawladaa cuqdad ka qabtid aday ku jirtaa waxaadna ogaataa in soomaaliyoo dhan dawaladaa ku jirtay taariikhda daraawiishtana dawladaasi ma qorin awjaamac cumar ciise ayaa qoray dhamaan gobolada iyo degmooyinka soomaali degto ayuuna kasoo ururiyey saas u agaw

  • @BLACKLIVESMATTER_MOVEMENTS
    @BLACKLIVESMATTER_MOVEMENTS 11 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaaba la yaabay 50ka qabiil ee ila sheeganeeso awoowgay war ninkaan waa nin mareexaan ah wayna cadahay

  • @rumantaman-mo4hh
    @rumantaman-mo4hh หลายเดือนก่อน +1

    axmad guray waa akisho haku dalina

  • @khadaareofficial7992
    @khadaareofficial7992 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ahmed Gurey meesha u ku dhashay waxa la dhaha Hubat oo maanta loo yaqaano (Ajersa gooro) waana dhul ay dagto beesha Jaarso.
    Axmed Gurey wuxu noqon kara. Gurgure, Akisho, Ciise lkn hadii aan u eegno meesha uu kudhashay waxay u badan tahay inuu aha jaarso.

  • @siyadalimasheye6894
    @siyadalimasheye6894 ปีที่แล้ว +1

    Nin Carab ah oo Yamani ah ayaa qoray Buuga layi dhahdo Futuux Al Xabasha (Furashadii Dhulka Xabashida) oo dagaalkii Soomaalida-muslimka Awdal (Adal) iyo kristaanka Xabashida ka sheekaynaya.

  • @ahmedgurey8739
    @ahmedgurey8739 ปีที่แล้ว +1

    Afweyne ayaa markuu taariikh kale u waayay mareexan ka ugu sheekeeyay Ahmed gurey idinkuu ahaa 😆 🤣 caadi iska dhiga daaroodow wax kasta inad sheegatan bay idinkaga dhagtaye dhul daarood dagaba axmed gurey kama talin jirine wana la yaqanaa rerka uu soomali ka ahaaye lkn dad been ku nool ah baa raba inay sheeko caruureed dadka usheegaan, bal qof daarood ah oo noo sheegi kara Ahmed gurey awawgiisa koowad iyo kan labaad noo keena hadduu idinka ahaa faan looma baahnee

    • @sahrofarah5422
      @sahrofarah5422 ปีที่แล้ว

      Ahmed gurey qabilkiisu waa Mareexaan runtii waayo waqtigaan hada ah waxaa gobolka Gedo jooga dad qoyskiisa ah ee bal is dejiya dad cidkastaa iskama sheegan karter???
      Maa Sayid cabdala Xasan la iska sheegto yaab?

    • @ahmedgurey8739
      @ahmedgurey8739 ปีที่แล้ว

      @@sahrofarah5422 hayee cida uu dhalaye gedo joogto magaca awawgis bal soo waydii hanoo sheegane kkk aniga kula hadlayo ayuu I dhalaye bal wax ka dheh oo kalay gedo igee hayee

  • @MohamedAshur-i4z
    @MohamedAshur-i4z 11 หลายเดือนก่อน +3

    Geesigii ahmed gurey ilahya ha unaxariisto

  • @abrahammo497
    @abrahammo497 หลายเดือนก่อน

    Imam Ahmed (gurey)
    Son of Ibrahim Algazi
    Son of Garad Ali "Goita Tedros"
    Son of Garad Adan
    Son of Matan
    Son of Eise
    Son of Ahmed
    Son of Boqor Mahamed
    Son of Da'ud
    Son of Abadir
    Son of Muse
    Son of Mahamed
    Son of Warwajele
    Son of Radimir
    Son of Amanreir
    Son of Isaq
    Son of Galshiredle
    Son of Hodenbari
    Son of Balyiri
    Son of Awsame
    Son of Mareihan "Mahamed"
    Son of Sade "Ahmed"
    Son of Darod "Abdirahman"
    Son of Jaberti "Ismaeil

  • @gaalkacyohobyo7841
    @gaalkacyohobyo7841 ปีที่แล้ว +1

    AANKUU SHEEGO AHMED GUREY QOFKUU AHAA
    AHMED YUSUF GUREY WUXUU U DHASHAY REERAHA LAYIRAAHDO GALI WAXAYNA AHAA YEEN BOQORTOO YADII UGU FACA WEYNEED SOMALIA AYNA KATALINJIRTAY ILAA IYO ZANZIBAR WUXUUNA AHAA BOQORKII SOMALI OO DHAN,

    • @gaalkacyohobyo7841
      @gaalkacyohobyo7841 ปีที่แล้ว

      REERAHA LAYIRAAHDO GALADI
      GALADI WAA GOONYIHII XAMAR INLOOGURO MA OGIYEE LAGAMA GUURO

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 ปีที่แล้ว

      @@gaalkacyohobyo7841 galadi wuxuu dagaa konfurta saldanadii galadina dhul badan ayeey ka taliday waxaana ku hoos jiray saldanado badan
      Laakiin axmad gurey wuxuu ku dhashay hoobad oo ah nawaaxiga harar waxaan daga mandaqadaas beelaha karanle oo uu ka dhashay axmad gurey

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 ปีที่แล้ว +1

    Nin muslimiinta cismaanniinta kasoojeeda soomalidana Tusay sida loodagaalamo waxlayskaga celiyo asal ahaan.kasoojeeda turkidii

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 ปีที่แล้ว

      Turkida waligood ma sheegan ma adigaa ku qasbaayo waa yaab
      Axmad gurey waa soomaali waliba ka dhashay reerka karanle ee daga nawaaxiga harar sida hoobad

  • @ugaasaxmedugaas9340
    @ugaasaxmedugaas9340 ปีที่แล้ว +4

    Asc sxb barbarka la inagusheegay waa qabaailo dagan wixii saxaraha siinay kahooseeya, una badan Africada galbeed ilaa iyo yurub qaybo kamid ah.

  • @mustaphegarad1474
    @mustaphegarad1474 ปีที่แล้ว +3

    Xabaashi nebi muxamed CSW wuu difaacay

  • @deeqawliyo293
    @deeqawliyo293 ปีที่แล้ว +4

    Akhri.fatuux.alxabasha.waxaa.lagu.turjumay.afar.luuqo.waad.mahadsantahay

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  ปีที่แล้ว

      Waan akhriyey waanan hayaa qaybo horena waan soo gudbiyey.

  • @abwaanc.casiis4440
    @abwaanc.casiis4440 ปีที่แล้ว +1

    Axmed Gurey Wuxuu U dhashay Qabiilka MADHIBAAN Taariikhda Axmed Gurey Waxay Taalaa Dalka Masar iyo Dalka Turkiga iyo Al Xijaas intaba Waxa ku Qoran Axmed Gurey inu Ka Dhashay Qabiilka MADHIBAAN

  • @ibrahimhusein3815
    @ibrahimhusein3815 ปีที่แล้ว +1

    Wuxuu aha besha akisho ee ah madaxwaye dir

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el 6 วันที่ผ่านมา

    Allah Yarxma Ahmed gurey Waxuu Ahaa Samaroon. Ex Reer seylac awowgii Iyo aabahiiba, marexaan Hooyadiibaa ahyd,
    Tariikhdaa ISKA sax. Goobtu Ku dhashey waad saxdee, Les Geuchier, ninkii gurabaa ayaa loo yaqaaney waanuu gurabaa

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 ปีที่แล้ว +1

    Axmad Gazali waa harari, ma aheyn soomaali, dadbaa qabiil ahaan isku nabo, oo faan la faqfaqeeya...

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 ปีที่แล้ว

      Riyaad ku jirtaa
      Inuu soomaali ahaa waa la ogyahay waana nin karanle ah raga daga harar nawaaxigeed

  • @yusufbuulo8725
    @yusufbuulo8725 ปีที่แล้ว +2

    Aniga ah faraciisa axmad guurey waxona kudhashay hoobata anakana Dagan wa siixawle karanle wll tariqda hadadan aqon haa fadiin. Plz weynu jognq aduuga wali waxad tiimada hoobata oky

  • @AhmedHussein-lu3tn
    @AhmedHussein-lu3tn 9 หลายเดือนก่อน

    Macno masamaynayo in qabiil walba oo Soomaali inuu sheegto Geesigii Soomaaliyeed ee AhmedGuray (AUN) waxaa Sharaf inoogu filan inuu ahaa Geesi Soomaaliyeed.
    Soomaalida Ilaahay cunfiga qabiilka ha kasaaro.

  • @buleebaree6618
    @buleebaree6618 4 หลายเดือนก่อน

    Waar ilahayii kacabsoo Beentaa iskadaa Bartuu kudhasheyii mahaa jaldesaa macneheduu waxayii Noqonesaa Dayeer Markaa Waxad Hodhan karii Ladahayii Degankaa Oromiya Ayuu kudhasheyii Oromo Kadhasheyii Ruun ilahayii hadaa Lashegoo Tarikdisii Waad Nagaa Xadeen yio isagabaa imamul Ahmad ibrahim Al Gazi ❤❤❤❤❤❤

  • @ibrahimnour5293
    @ibrahimnour5293 ปีที่แล้ว +5

    Keep going zhp waxaan kaa codsani lahaa in aad soo badiso

  • @maxamadshcali2006
    @maxamadshcali2006 ปีที่แล้ว +4

    Ahmed guray wa agadabuursi ciidankiisa gadabuursi aya ugu badna wa la ogyahay alaha u naxaristo

    • @calioumarx4289
      @calioumarx4289 ปีที่แล้ว

      Abixina muu xayn gadabursi stop dreaming bro

    • @Yourstrulyyybabe
      @Yourstrulyyybabe ปีที่แล้ว

      Warunta nin gadabursi ah bu ahaaa

    • @sumayanour9161
      @sumayanour9161 ปีที่แล้ว

      @@calioumarx4289 waa runtii gudabuursi ayuu ahaa

    • @Fandhaal1
      @Fandhaal1 ปีที่แล้ว

      Waa nin mareexana Gudbiirsi Buuni iyo ina abiib ba ah yay iskagaa khaldamin

    • @reyan9071
      @reyan9071 ปีที่แล้ว

      @@Yourstrulyyybabe kkk jaldisa waxa dagaa ciise iyo gurgure mahaa meshu borame

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 ปีที่แล้ว +4

    Hadaynu axmed guray u dayno soomaali ka warama

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  ปีที่แล้ว

      Mahadsanid walaal

  • @shuaibduwane9983
    @shuaibduwane9983 ปีที่แล้ว +1

    Ahmed guuray nin samaroon ah bu ahaa dadkiisi iyo tafiirtisi ba joogta, yaan lagu wareerin.

  • @BrigadSpecial
    @BrigadSpecial 5 หลายเดือนก่อน

    Tarikhda gadabuuri wa miin seylac Ila awdalla oo ingriski tarikh ka qortay tarikhda réer awdalla waxa kubay ingiris oo borama dagana

  • @BrigadSpecial
    @BrigadSpecial 5 หลายเดือนก่อน

    Tarikhda wa layaqana Ahmed guray wa nin gadabuusiya /samaron wayo duldhan oo borama aya ladhaha Ahmed guray oo réer seylac oo ayu aha oo gadabuurisa tarikhda halasaho ninkan wa somali oo dir oo irir samaleh

  • @abwaanc.casiis4440
    @abwaanc.casiis4440 ปีที่แล้ว +1

    Mareexaan Geesigii Siyaad Bare Ba ka dhashay Balse Axmed Gurey Qabiilkiisa Carab iyo Turki iyo Xabashi Waxaa U Qoran inuu Ahaa Qabiilka MADHIBAAN marka Adigoo Somaliya Oo jaahil ilaahay ka Dhigay Waxba Kama Bedeli Kartid Markaa Qabiil Aan MADHIBAAN ahayn ku Sheegto Carab iyo Turki iyo Xabashi Aad bay Kuula Yaabayaan

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 ปีที่แล้ว

      Siyaad barre miyaa geesi ahaa? Fulay is nacay buu ahaa oo aan isku kalsooneyn, waana sababta uu dalka u burburiyay.

    • @abwaanc.casiis4440
      @abwaanc.casiis4440 ปีที่แล้ว +1

      @@sayidka6911 Siyaad bare Geesiga Afrika iyo Carabta bu Ahaa waa Ninkii 21 Sano Somali Dusheeda ku kaadsgayey Markuu ka Tegeyna ilaa yowmal qiyaamaha inaan Dawlad ka Danbaysa ka dhalan bu Ugu Tala Galay Somali inay Gaajo iyo tahriib iyo qaxooti iyo dagaal Aan dhamaan iyo isqarxin iyo waali inay ku jiraan Somali Ayuu Ugu Tala Galay Marka u Ducay Geesigii Siyaad Bare Doqonyahay

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 ปีที่แล้ว

      @@abwaanc.casiis4440hhhh waalidaan bal eeg , waxaad qireysaa inuu dowladnimadii somaliya burburiyay kuna Tala galay inaaneey dowlanimo ka danbeyn isaga, wax walba oo umadda ku kala geyn kareyna sameeyay, hadana waxaad leedahay waa geesi ee u ducee.hhhh
      Dal iyo dad dhisan oo afika ay ku daysato ayuu dowladnimadoodii iyo sharcigiiba afduubtay qabiilna isku meegaaray waxaana ka dhaxslnay waxa maanta dhacaya.

    • @abwaanc.casiis4440
      @abwaanc.casiis4440 ปีที่แล้ว

      @@sayidka6911 Sxb Nin Geesi Geesi dhalay Ah ba Dad ka Xiri kara Horumar iyo Deganaansho Somalina Siyaad bare Ayaa Soo Afjaray ilaa Qiyaamaha Sidasaasay Ahaanaysaa Ee ka dhoof Adigu Hadaa dhex joogto

  • @gjama9511
    @gjama9511 หลายเดือนก่อน

    Axmed Gurey wuxuu ahaa nim Ajuuraan ah .Hooyadiina waxay aha yd Ciise reeraha Ciise ee kudhereran Bada Cas

  • @XasanXuseen-l5w
    @XasanXuseen-l5w 7 หลายเดือนก่อน

    Beenbuu kasheegay dhalashada axmed guray wuxu ku dhashay zaylac

  • @BashiirSiidowsh
    @BashiirSiidowsh 11 หลายเดือนก่อน

    Axmed gurey waxa u ahaa shiqaal ow omar diini ow qutub

  • @ashaabdi5058
    @ashaabdi5058 3 หลายเดือนก่อน

    Wrbalka daa bahal yahow ninku wxuu ku dhashay saylac wxuu ahaa ninku abrayn samaroona nacalaaku dhalee

  • @deeqawliyo293
    @deeqawliyo293 ปีที่แล้ว +2

    Qaamuusow.fadalan..amharic.buuga.fatuux.xaux.alxabasha.waxa.qoray.nin.goobjoog.ahaa.way.khadantahay.taariikhdani.waad.mahadsantahay

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  ปีที่แล้ว

      Bal sida ay u qaldan tahay innala wadaag si aan sheekooyinka isku barbar dhigno.

  • @buthainabdulkadirhassan2510
    @buthainabdulkadirhassan2510 หลายเดือนก่อน

    Taariikhdan waa waxbo kama jiraan dad yahoow soomaaliyeed waxeeydan cilmi ulaheeyn ha iska sheegina oo dadka haku marin habaabinina maxaa yeelay taariikhdan aad beenta kasheegaysaan dad baa iskaleh dadkiisi joogaan oo tafiirtiisi joogaan marka waxaa ceeb idinku ah inaad beenaale waaweeyn tihiin dad yahoow is qabta oo dadka taariikhda kabeenta sheegayoow in laidinkaga daba imaanayo ogaada

  • @abwaanc.casiis4440
    @abwaanc.casiis4440 ปีที่แล้ว +1

    Anigu ilaa 40 Nin Oo Somali Ah baan Geeyey Guriga Taariikhda islaamka lagu Ururiyo Oo Masar Ku Taal Dhamaan Nimankaa Somaliyeed Way Arkeen Wayna Akhriyeen Axmed Gurey inuu U dhashay Qabiilka MADHIBAAN balse Nimankaas Xaasidnimo iyo Xaqad Qalbigooda ka Buuxa Ayay U Qarinayaan Axmed Gurey inuu Nin MADHIBAAN Ah Ahaa

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 ปีที่แล้ว

      Waxaasi waa wax kama jiraan axmad gurey waa nimankaa karanle ee daga somali galbeed waliba harar iyo nawaaxigeed

    • @abwaanc.casiis4440
      @abwaanc.casiis4440 ปีที่แล้ว

      @@axmedfaarax766 Sxb Karanle wa Geesiyiinta Somali Galbeed Laakiin Sxb Axmed Gurey Anigaa indhahayga ku Arkay Taariikhdiisa Masar Taal Wa Nin MADHIBAAN Xaqiiqdii

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 ปีที่แล้ว

      @@abwaanc.casiis4440 sxb axmad gurey inuu karanle yahay waxaad ka baari kartaa buugaagta oromada amxaarada iyo buugaag ay qoreen carab

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 ปีที่แล้ว

      @@abwaanc.casiis4440 madhibaan waa niman taariikh leh
      Waliba waxay ahaayeen boqortooyo
      Laakiin waayaha ayaa badalay sida ajuuraan iyo galadi iyo karanle

  • @aliabdulahimohamed8902
    @aliabdulahimohamed8902 ปีที่แล้ว +3

    Soo badi wll qaali yuuse ahaa?

  • @awad559
    @awad559 ปีที่แล้ว

    Qamuus beenawaas baad tahay taariikhdana waad ka been sheegtaa

  • @abdiazizabdullahiabshir3212
    @abdiazizabdullahiabshir3212 6 หลายเดือนก่อน

    ahmed gurey taarikhda dhan marka laga soo eego arab reer galbeed waxa ku cad inuu ahaa nin karanle hawiye ah

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 ปีที่แล้ว +4

    Qaamuusow waxaas waxbah kama jirane Ahmed guray waah marehan

  • @reyan9071
    @reyan9071 ปีที่แล้ว

    Jaldisaa ciiise ayaa dagijirtay wayo wa magaca eek

  • @abdirahmanxuseen8199
    @abdirahmanxuseen8199 ปีที่แล้ว +1

    Sayid Axmed guray radiyalaahu canho waa halyay soomaaliyeed oo taariikhda baal dahaba kaga qoran

  • @nathra7351
    @nathra7351 6 หลายเดือนก่อน +2

    Arab isaaq buu ahaa axmed gurey adeerkiina wuxuu ahaa suldaankiinugu horeeyey gayiga somalida arab isaaq muuse celi arab waana ninka cidwaliba sheegato arab ayaana caadadaasi leh oo laysku qabsadaa majiro nin geesiya oo laysku qabsato aan beeshaasi ahyn arabka maashlaah in lagu faanan waa powerka wax kastana waxa qarsoon baa fiican ishalah

  • @abdikarimisaxaq4517
    @abdikarimisaxaq4517 ปีที่แล้ว +3

    Shekooyinga aan ubaa hanahay waa kuwaan libaaxow thanks

  • @mohbulshaawi597
    @mohbulshaawi597 ปีที่แล้ว

    Ereyga solomonic eed ku celcelisid wax ka jiraa ma jiraan nin wax badan akhriyay baa tahay wax kasta ha soo min guurin baadh ayagaaba hada isku wabsada inay waxaasi been ahayd wax ka jiraana ma jiraan boqortooyada xabashida waxa laga dhacay agaw/awi 1200 baa ugu horaysay waxay ku sheegaan solomonic wax ka jiraana ma jiraan oo waa dad cushitic ah oo luuqadooda bedelay 1000 sano ciise(cs) hortii ama 3000 oo sano ka hor

  • @bukharidayr7530
    @bukharidayr7530 2 หลายเดือนก่อน

    Anaa idiinshegaya absame ayuu ahaa

  • @SeyfudiinQudus
    @SeyfudiinQudus ปีที่แล้ว +1

    Shiikhaal buu ahaa waliba kuwa harar iyo hawaas dago cumar diini aw qudub 😮

  • @mahamadmacalin9405
    @mahamadmacalin9405 ปีที่แล้ว +2

    Wax barashadii si iyo madhab kiisii ku xijisii

  • @libanabdiwali8524
    @libanabdiwali8524 ปีที่แล้ว +1

    Dad baa dhaha waa Mareexaan ninkaas Gerikome buuna ahaana

  • @ibrahimhusein3815
    @ibrahimhusein3815 ปีที่แล้ว +1

    Qaamuus miyaad haynin gabagii sayid.ka

  • @sacdiyahassan2154
    @sacdiyahassan2154 ปีที่แล้ว +1

    Ahmed Gurey wuxuu ahaa hawiye habar gidir yaa noo diidayo Hadley qof Kasto sheeganayso ninka mujaahidka ah

  • @MustafeSaxane
    @MustafeSaxane 12 วันที่ผ่านมา

    Xaguukudhashay.nin.kiisameeyay.o.n.l.f.

  • @ramlajama8355
    @ramlajama8355 ปีที่แล้ว +1

    Ahmed gurey waa ciise ir gadabiirsey

  • @abdirahmansuleman7700
    @abdirahmansuleman7700 ปีที่แล้ว +1

    Axmad gurey waa nin halkamaa ahaan somali war sugan wey keeni weydey 😮😮😮 😮

  • @cabdulnaafic
    @cabdulnaafic ปีที่แล้ว +3

    Wll waad ku mahadsantahay sidaa noola soo wadaagtay.
    Cilmibaarista halkee ka heli karna?

    • @QAAMUUS_PODCAST
      @QAAMUUS_PODCAST ปีที่แล้ว

      Waa Buug yare nuxur badan oo laga heli karo Hargeysa iyo Jigjiga. ma hubo in deegaamada kale ee soomaaliyeed la geeyey. Qoraagu waxa uu sannadkii hore ku soo ban dhigay Bandhigga Buugta Hargeysa.

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  ปีที่แล้ว

      Walaal waa Buug qiimo badan isaga oo Hard Copy ah ayuu yaallaa intaan ka war hayo Jigjiga iyo Hargeysa. meelo kale ma hubo la gaadhsiiyey

    • @cabdulnaafic
      @cabdulnaafic ปีที่แล้ว

      Magaciisa sax da ah ila wadaag wllo mahadsanide

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  ปีที่แล้ว +2

      Magaca Buugga: IMAAM AXMED GUREY - Hogaamiyihii 15 sano maamulayay Geeska Afrika

    • @cabdulnaafic
      @cabdulnaafic ปีที่แล้ว

      Shukran wll

  • @deeqsi_films
    @deeqsi_films ปีที่แล้ว

    Axmed gurey gadabuursi ayuu ahaa wala isla garanayaa

  • @nuuxmaxamed4724
    @nuuxmaxamed4724 ปีที่แล้ว

    Axmed gurey wuxuu ahaa dir gaar ahaan beesha ekishe mise gure ee dagta ismaamulka somalida ee itoobiya

  • @familytraditionalfoods
    @familytraditionalfoods ปีที่แล้ว

    Axmed guray nin gerikoobe kablalax daarood ayuu ahaa deegaanka jigjiga ayuu kasoojeeday

  • @Naaladun
    @Naaladun ปีที่แล้ว

    Ahmed gurey waa marehan inanuur waa amiirnur aderkii marku dhintey waxaa dagaalki siiwaadey wiilku aderka u ahaa ee amiirnur

  • @salahibrahim5417
    @salahibrahim5417 ปีที่แล้ว +2

    Ki badali laha

  • @maxamedcabdi3355
    @maxamedcabdi3355 ปีที่แล้ว

    Axmed guray waxaa uu ahaa cumardiin oo aha qabiilka sheekhal hadana waxay dagan yahiin herar qofka doonaya inuu xogtaa helo waxaa jooga dafiirtiisii herar

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah ปีที่แล้ว +2

    Buugaagta caalamka oo uu kamid yahay fatuux al xabasha waxay sheegaan in imaam axmed gurey somali yahaywaliba beesha mareexaan isaga iyo naa'ibkiisa ama ku xigeenkiisa amiir nuur

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 ปีที่แล้ว +1

      Meel ay ku taal bal sheeg
      Axmad gurey waa nin karanle ah
      Midna ha hilmaamin buuga wuxuu leeyahay qeyb labaad waxaana la aaminsan yahay inuu yaal matxafka ingiriiska ama itoobiya

    • @abdifataaxabdallah
      @abdifataaxabdallah ปีที่แล้ว

      @@axmedfaarax766 karanle waxay ka mid ahaayeen dadkii ciidamada u diray markii imaamku gurmadka soo waydiistay qabiilooyinkii soomaaliyeen waxaan ciid baaxad leh u dira mareexaan garikoombe garre iyo karanle

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 ปีที่แล้ว +1

      @@abdifataaxabdallah saaxiib karanle inuu ciidan diro maba eheen sababtoo ah mandaqada harar ku xeeran ayaa dego waliba deegano kaloo badan ayeey ilaa iyo hadda dagaan
      Hoobad oo imaamka ku dhashayna waxaa dago karanle
      Inuu karanel yahayna aniga ma dhihin Mana ihi reerkaas karanle
      Laakiin taariikhda ayaad ku arkee
      Buuga futuux Al xabash waa lagu sheegay ragii mareexaan oo hogaamiyaasha ka aha dagaalkaas
      Haduu imaamka yahay mareexaan maxaa loogu sheegi waayey si cad maadaam lagu xusay ragii kale ee mareexaan

    • @abubakarmaxamuud1693
      @abubakarmaxamuud1693 ปีที่แล้ว

      Meelna kuma qorna midas sdo kle imam nuur axmed gurey kuma xigine wxa u dhexeya laba qof o mrku dhintay hrar katalisay mudo biloyin ah lbdas qof mid wa wiilki u asgu dhalay e axmed najashi kan xigana inu waziir cadale aha ban filaya lbdas harar aya lgu dhex dilay kadibna magaladi baa isku dhex yaac ka dhacay sidasna amiir nur hoganka ku qabtay

  • @adan6201
    @adan6201 ปีที่แล้ว

    Waar ninkanaxmed guray wuxu u dhashay gadabuursi jilibka la yidhaa abrayn oo gala maxad case waa dad cadcad oo aad moodo carab

  • @faaraxgureey3543
    @faaraxgureey3543 ปีที่แล้ว +1

    Lama helayo geesigaas oo kale waa kuwaas dadkii wadaniga ahaa maantana dad shisheeye wato ayaa namaamula

  • @charmarkedjamaboulale-nz8hl
    @charmarkedjamaboulale-nz8hl 8 หลายเดือนก่อน

    Hal sual jawaabtis hala so qoro Axmed gurey hoyadi dhashey magacee laa dhahii jiray Qabilkey ahayd anigu waxan runti filayaa reerki dhalay iyo reerki uu ka dhashay midkoodna ma sheegto sheegtoyinkow jawaab ka keen suasha

  • @IsraMaxamed-i7t
    @IsraMaxamed-i7t 10 หลายเดือนก่อน

    Arab Isaaq ah

  • @xaamudibraahin2579
    @xaamudibraahin2579 ปีที่แล้ว +1

    WALAAL QAAMUUSOOW SHARAFTAADA ILAALI AXMAD GRAY WAA LA YAQAAN EE HAYS MAYDHIN SI FIICANA KUTUBTA TAARIIKH U AKHRISO JOOG ISILAALI DHAWR SHARAFTAADA

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 ปีที่แล้ว

    Waar Daarimi ayuu ku dhashaye beenta daaya! Nin Gariya oo la yaqaane beenta iska orod soo arag masjidkii uu quraanka ku bilaabay gabadha uu guursadayna wuxuu ahaa Garaad Mataan ayuu ahaa markuu dhintayna waxaa guursaday AmiirNuur oo imminka faraciisii joogaan! Acuudu Bilaah beenta intaa le'eg bal eeg!

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah wax badan aya nofidesay taridan mogen

  • @abubakarmaxamuud1693
    @abubakarmaxamuud1693 ปีที่แล้ว

    Axmed gurey sidan aminsanahy somali maheyn cuz nin somali ah abtirkisu ma dhumo wa mcqul inad argtid kuwo so qoroya imam axmed wa layaqn o dadkisi aba joga bal hdey jogn ordaha no keena hadad hysan canfarta ayaba xoga somalida ka xog adag o wxey hayaan muxamed ajasa o mar noqday madaxi saldanadi awsa kso shegtay inu ku abtirsado imam axmed gurey ogowna labadoda wxa u dhaxeya wx an 100 sano ka bdnyn

  • @sacdicabdi6208
    @sacdicabdi6208 ปีที่แล้ว +1

    Qabiilkiisa sheeg inuu sheekhaal ahaa balasheegay kasii ahaa Aw qudub

    • @SeyfudiinQudus
      @SeyfudiinQudus ปีที่แล้ว

      Sxb intee ka heli karaa adoo mahad san 😢

  • @Maska999
    @Maska999 หลายเดือนก่อน

    Nin mareexaan oo ree xasan ah buu ahaa mujaahid imam. Axmed gureey❤❤❤❤

  • @حسنالبصري-ل4ك
    @حسنالبصري-ل4ك ปีที่แล้ว +2

    Sawarkaga shashada sosar si an kubarana walal thanks

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  ปีที่แล้ว

      Mahadsanid walaal.

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 ปีที่แล้ว

    OK taariikhdii cali deelaay kasoo sheekee, ninkii ilaa mombasa illaa sansibaar illaa baraawe ka xoreeyay bortaqiiska. Isgaan qabiilkiisa iyo qowmiyadiisa la isku heysane.

    • @abubakarmaxamuud1693
      @abubakarmaxamuud1693 ปีที่แล้ว

      Weligy midkas mba mqline nyw

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 ปีที่แล้ว

      @@abubakarmaxamuud1693 waa mid ka mid ah taariikhaha aad leedahay ee lagaa qariyay, balse madxafyada caalamka taala.

  • @SaacidAbdullahi-ns7ip
    @SaacidAbdullahi-ns7ip 3 หลายเดือนก่อน

    8

  • @yusufbuulo8725
    @yusufbuulo8725 ปีที่แล้ว

    Gàrad aboon iyo axmad 2 daba wa karanle wa siixawle karanle oky

  • @qoralmedia4378
    @qoralmedia4378 ปีที่แล้ว

    Barbari maaha berbera e qabail hata lagahelo muritinia

  • @mohamedabdi1321
    @mohamedabdi1321 ปีที่แล้ว +2

    Waxa uu ahaa Ahmaed Gureey wiil marexaan ah oo waliba reer Garaad ah

    • @dhuobane
      @dhuobane ปีที่แล้ว

      😅😅 xoog miyaad ku mareexaanaysay ninkas waa nin karanle hawiye فتوح الحبشه ka soo aqri mise meelaha ayaad ka dhaga dhagaysay kk

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 ปีที่แล้ว +1

      @@dhuobane waa sax welibo waxay ku qoran tahay buugaagta oromada iyo amxaarada welibo waxaa qortay Prof.sarad suuriyaan ah mudo aan dhaween

    • @dhuobane
      @dhuobane ปีที่แล้ว

      @@axmedfaarax766 garaad ninku waa soomaali' soomaalinimo waa loo sheegan karaya lkn bahashu haday reer tagto cid buu leeyahay oo ku abtirsata .dadka qaar baa waxay rabaa wax walba inay geddiyaan lkn waxu waa taariikh ma tirmato

  • @IlyaasSiciid22-sn1xn
    @IlyaasSiciid22-sn1xn 6 หลายเดือนก่อน

    Geesi. Buu ahaa axmed guray waa nin garikoonbe ah. WAxa uuna ku dhashay tuliguled GARI😊 ILAHAY HA KUU NAXARIISTO 😢 ❤

    • @abdinasir7998
      @abdinasir7998 2 หลายเดือนก่อน +1

      Absame kumade oo bal cad absame kasi ah ayu aha gesi halyey axmad gurey oo af cabigana lo yaqanay..
      احمد بن ابراهیم الغازی..
      wuxuna ku dhashay tolo konfur bari harar
      ka xigta siday dadka tarikhda darsayi no cadeyen een ku qanac sanahay...

  • @cawilyeey2468
    @cawilyeey2468 ปีที่แล้ว

    Adiguba caqlada carar Maxa dhama.Fule xar wayn.

  • @halihassan356
    @halihassan356 ปีที่แล้ว

    Your findings in not correct am afraid.

  • @bukharidayr7530
    @bukharidayr7530 2 หลายเดือนก่อน

    Aniga somali ayaa igabadan allxamdulilaah

  • @inazhapeel818
    @inazhapeel818 ปีที่แล้ว

    ahmed gurey wxuu aha nin barsuuk oo arab sheekh isaaq

  • @fadumo4024
    @fadumo4024 ปีที่แล้ว

    Magaca الغاز waa gaas magacu waa Axmed ibrahin gaas

  • @jacfaribraahim5988
    @jacfaribraahim5988 ปีที่แล้ว

    Axmed guray waa nin baalcad absame ah

  • @abdikarimabdi1556
    @abdikarimabdi1556 ปีที่แล้ว

    fadlan run kasheeg taariikhdii Axmed gurey

  • @najaatamiin781
    @najaatamiin781 ปีที่แล้ว

    gurgure gurgure gurgure gurgure gurgure Rabbi rahamata ha godhuf

  • @zakiabrahim2164
    @zakiabrahim2164 ปีที่แล้ว

    This statue belongs to Harar.

  • @calioumarx4289
    @calioumarx4289 ปีที่แล้ว

    Axmed guray waa nin carab like it or nt

  • @abdikadirahmed9540
    @abdikadirahmed9540 ปีที่แล้ว

    Wuxuu aha somaali sijui

  • @kheyrjecel58
    @kheyrjecel58 ปีที่แล้ว

    Wuxuu ahaa nin karanla hawiye ah
    Taariikhdana weli wax badan baa kas qaldan mise waa kas iyo masg

  • @ibraahimyuusuf9210
    @ibraahimyuusuf9210 ปีที่แล้ว

    Axmed bin ibraahiim al qazi magac somaaliyeed maha ee maxaa jira?🤔🤔🤔

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 ปีที่แล้ว +1

      Ibraajin alqazi waxaa laga wadaa duulaa ama dagaalame ama halgame ee axmed ibraahin waa soomaali

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 ปีที่แล้ว

    Kolley Axmed Gurey Carab ma ahayn!!

  • @ahmedmahamud1013
    @ahmedmahamud1013 ปีที่แล้ว

    Adeer saylac buu ku dhashay