ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Masha allaaah ilahey ha unaxaristo imaam ahmed gurey waxan arka dad sheganayo base halo first do tariqda dadka iyo shegashada benta ah imamku wuxu kaso jeda besha karanle hawiye ee degta itopia sida imeey babiili Harare iyo magaloyin kale o badan beshu wexey ukala baxda 4 ilmo karanle gidir karanle kariye karanle siixoowle karanle o ukadhashay imam ahmed gurey iyo wader karanle olo garan ogyahay murusade wana besha kadegto belweynta karanle somali besha inteda kale Wali dhukodi ayey degan gidir karanle kaariye karanle iyo siixoowle karanle wexeyna somalida itopia degto utaqan beshan hawiye xadiid marka somaliyey an fanka iyo dheg dhega iska deyno belkasto o somali kamida tariiq sharaf leh bey ledahay dadbam arkayay leh somaliba maha itu yahaybey beshisi ila manta magaciisa darti itopian ku udilan dadka fanayow wiilal Mala idikaga laya besha siixoowle ila iyo hadadan ayey aqatiyan ugu jiran ahmed gurey idinka dhashay itopia somali ninki kadhasha ciilqaba aslan
Masha allah ilahow Ahmed gureey cadaladisi oo kalee waqtigaan soo saar.....
Waxaa farxad ii ah inaan ahay dhashii Axmed guray , Adal Empire 💪🏻Al-awdaliya al samarooniya❤
Ha dagdagin sxb imaam Axmad Gurey soomali oo dhan aya sheegata in u ka dhashay. Sheegashada umbaad ku jirta.
Maa reer baalow Aya tahay wll ilen axmad waxo kasojeda. Sexawle karanle reerka ladhoho iye baalow
@@Qasaye-v1f waar mayanee imaam Axmed waa nin Dir / Gadabuursi / Maxamed Case / Abreyn Boqortooyadii Adal ( Adal Empire )
@@sharmaarke-Nabane makahiil dhagaweyne Ayan kasojeeda waxan ahay SEXAWLE karanle wll waxan dagna hobad
@@Qasaye-v1f makaahiil dhagaweyne yey yihiin wll.
Axmed gurey markuu xukumaayey waa waqtigii ajuuraan waddanka xukumaayey sidaas darteed axmed gurey waa ajuuraan
Keep going zhp
Mashallah allahumabarik
Yawaye axmed gutsy
Sxb suldan cumar soo gudbi hadad hayso
Masha allaaah ilahey ha unaxaristo imaam ahmed gurey waxan arka dad sheganayo base halo first do tariqda dadka iyo shegashada benta ah imamku wuxu kaso jeda besha karanle hawiye ee degta itopia sida imeey babiili Harare iyo magaloyin kale o badan beshu wexey ukala baxda 4 ilmo karanle gidir karanle kariye karanle siixoowle karanle o ukadhashay imam ahmed gurey iyo wader karanle olo garan ogyahay murusade wana besha kadegto belweynta karanle somali besha inteda kale Wali dhukodi ayey degan gidir karanle kaariye karanle iyo siixoowle karanle wexeyna somalida itopia degto utaqan beshan hawiye xadiid marka somaliyey an fanka iyo dheg dhega iska deyno belkasto o somali kamida tariiq sharaf leh bey ledahay dadbam arkayay leh somaliba maha itu yahaybey beshisi ila manta magaciisa darti itopian ku udilan dadka fanayow wiilal Mala idikaga laya besha siixoowle ila iyo hadadan ayey aqatiyan ugu jiran ahmed gurey idinka dhashay itopia somali ninki kadhasha ciilqaba aslan
Masha allah ilahow Ahmed gureey cadaladisi oo kalee waqtigaan soo saar.....
Waxaa farxad ii ah inaan ahay dhashii Axmed guray , Adal Empire 💪🏻
Al-awdaliya al samarooniya❤
Ha dagdagin sxb imaam Axmad Gurey soomali oo dhan aya sheegata in u ka dhashay. Sheegashada umbaad ku jirta.
Maa reer baalow Aya tahay wll ilen axmad waxo kasojeda. Sexawle karanle reerka ladhoho iye baalow
@@Qasaye-v1f waar mayanee imaam Axmed waa nin Dir / Gadabuursi / Maxamed Case / Abreyn
Boqortooyadii Adal ( Adal Empire )