Sh Abdinasir Hussein - Imaam Ahmed Gurey waxuu ka dhashay Beesha Baalcad Absame ee yaan la Khaldin..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ย. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on TH-cam, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on TH-cam.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our TH-cam channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

ความคิดเห็น • 174

  • @Sulekha-u2n
    @Sulekha-u2n 3 หลายเดือนก่อน +4

    Wuu noqon karaa lkn muhiimadu waa in uu yahay somali guul Somalia 🇸🇴 💖 😍 ♥️ 💓 ❤️ 🇸🇴 💖 😍 ♥️

  • @osmanali1590
    @osmanali1590 3 หลายเดือนก่อน +5

    Sheekha af lagaadada ka daaya axmed guray waa nin baalcad absame ah siduu sheegay waa sax,xasan idiris biraanbire baalcad absame weeye waana dad la yaqaano

  • @mohameddagane1170
    @mohameddagane1170 3 หลายเดือนก่อน +6

    Shukran sheikh Ahmed geesi absame oo baalcad ah

  • @abucimranabdusalam
    @abucimranabdusalam 3 หลายเดือนก่อน +6

    Khayr Allah ha ku siiye

  • @RamlaCali-si5qt
    @RamlaCali-si5qt 3 หลายเดือนก่อน +3

    maansha Allah ilaahayow cimrigaaga dheere
    caalimkii umada soomaaliyeed gaaar ahaan DDS

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah maraa waxid adeer jzk LAAH ❤❤❤

    • @Fatuma-t9m
      @Fatuma-t9m 3 หลายเดือนก่อน

      Masha'Allah Alfu mara deh

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 3 หลายเดือนก่อน +3

    ASC, Allha u naxariisto Axmed gurey iyo raggii dalka iyo diinta u jihaadey, qabiina ka wayn jihaadkooda, balse ha la woro taariikhdooda si aan dad kale iskaga sheegan.wbt

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 3 หลายเดือนก่อน +3

    ما شاء الله كنا نعلم أنه كان ابسمي من قبيلة بالعد أبسمي. الله يرحم الائمة كلهم..

  • @ubaxcabdi9402
    @ubaxcabdi9402 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha aIIah ❤❤❤❤❤🎉

  • @SuberIsmacil
    @SuberIsmacil 2 หลายเดือนก่อน +1

    Taarikha waasaxa 100/100

  • @CabdiDeq-y8h
    @CabdiDeq-y8h 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa xaqiiq absamuu kadhasha gesigu 11:22

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 3 หลายเดือนก่อน +3

    Walahi shakhani tarikh badan ayu haya

  • @fankafarah701
    @fankafarah701 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ❤

  • @yusufnur7393
    @yusufnur7393 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah adeer waa runta

  • @cabdisalaamxaajimaxamed9810
    @cabdisalaamxaajimaxamed9810 3 หลายเดือนก่อน +4

    Waa runtiis sheekha waa nin baalcad absame ah sida buugaag badan oo taariikh ka arkay dhab ahaantii From puntland qardho.

    • @Absameabdi
      @Absameabdi หลายเดือนก่อน

      Buugta ma ila waadgi karta ugaas

  • @CabdiDeq-y8h
    @CabdiDeq-y8h 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runtaa shekheygii cid aan absame aheyn oo wadnahaa Le majiro tasi waa xaqiiq jirta

  • @ubaxcabdi9402
    @ubaxcabdi9402 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 3 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IdirisibraahinCabdilaahi-vu6vt
    @IdirisibraahinCabdilaahi-vu6vt 3 หลายเดือนก่อน +2

    Axmad guray waa gadabuursi

  • @LuulWarsame-p2m
    @LuulWarsame-p2m หลายเดือนก่อน

    War will iyo Ader kiis ayey aheyene balladcad marexanba

  • @husseinaliabdi3847
    @husseinaliabdi3847 3 หลายเดือนก่อน

    Yaa Sheekhoow

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 3 หลายเดือนก่อน

    Axmed Gurey waxaan maqlay -
    Waxaan maqlay inuu mareexaan -
    Ahaa !! Allaahu Aclam !!

  • @Qoraga
    @Qoraga 3 หลายเดือนก่อน

    Meeshow ku dhashay ayaa cadeyn ugu filan baabili yaa degan karanle hawiye waye waqti heeska geln

  • @Ridwaandds.Ridaandds
    @Ridwaandds.Ridaandds 14 วันที่ผ่านมา

    Warunta waa baalcad absame

  • @Somfox1
    @Somfox1 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hadii Axmed Gurey ahaa ogaadeen..Waa aniga oo yidhaa Sayid Maxamed Cabdule Xasan Geri Koombe buu Ahaaa Kkkkk

    • @abdinasirfaluja-lf1lw
      @abdinasirfaluja-lf1lw 3 หลายเดือนก่อน

      Ogaadeen laguma dhihine waa baalcad absame.
      Ogaadeen &baalcad absamena waa walloho waana ilmo absame

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 20 วันที่ผ่านมา

    Axmed Gurey wuxu ahaa(ahn) wuxu ahaa nin Akishe (madaxweyne Dir) oo ku dhashay Meehan hadda loo yaqaan Tulli Guuleed.

  • @IndhoAbdi-lx2ps
    @IndhoAbdi-lx2ps 3 หลายเดือนก่อน

    Balacad absame ahaa waa run haraar konfuurtaad dagaa

  • @abucimranabdusalam
    @abucimranabdusalam 3 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekhow taariikhdaas sax maaha

  • @mromar1269
    @mromar1269 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikhow kaama yeelin taas ee iska seexo abtirkiisa saxda ah waa (Ahmed Nuur Aadan Guuraaye) Dadka ina Guuraaye ayey kariwaayeen ee Ina gurey ayey ugu yeereen.
    Guuraaye waxaa loobixiyey awowgiis Aadan oo reer guuraa ahaay ayaa Guursadey Maamo Dahabo Yuusuf oo geedi kutimid degmada Eidaale ee Yentarrowland Qoladiisuna waa Yantaar. Taariikhda dib haloo barto.

    • @osmanali1590
      @osmanali1590 3 หลายเดือนก่อน

      War xishoo

  • @WaabariXaaji
    @WaabariXaaji 3 หลายเดือนก่อน

    War hayaay ma axmad guraybay maantana daarood shegtay wa la yaab axmad gubay oo samaroon aha oo abrayn kacsi ahaa in maanta daarood shegtay war ceeb Loma dhinte

  • @SalatSalatAbdi
    @SalatSalatAbdi 3 หลายเดือนก่อน

    Ninka waa nin mandalug dir ciidwalibo weytaqana

  • @saciid_iid
    @saciid_iid 3 หลายเดือนก่อน

    Waabeen

  • @abdinoor2194
    @abdinoor2194 3 หลายเดือนก่อน

    Adeer axmed Ibrahim Algazhimi
    Waa nin Carrab ah
    Dagaalka uu galay ma ahayyn dagaal soomaaliyeed
    Wixuu ahaa dagaal ay quwado shisheeye isku hayaan

  • @Mohamedjama-zt7zl
    @Mohamedjama-zt7zl 3 หลายเดือนก่อน

    Axmed Ibrahim gurey hadii uu noolaan lahaa waa uu yaabi lahaa.lkn aniga ka shakhsi ahaan waxaan Ku hayaa in uu ahaa Dir madaxweyne dir Akishe in uu ahaa baan maqley.

  • @maxamedaxmed3683
    @maxamedaxmed3683 3 หลายเดือนก่อน

    Axmed Guray = Axmed Al-Qaasi buu ahaa waana nin Carbeed.
    Wadaad Daarood wacdigiisa waa la iska hubiyas.

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 3 หลายเดือนก่อน

    Absamaha tariikhdooda wa dad af looga qaato

  • @abdinoor2194
    @abdinoor2194 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaad wadataa Buugii Fatuuxul Xabash ee dawladii Kacaanka iyo Masar maal gelisey oo dadka looga dhigo wakhti hore

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 3 หลายเดือนก่อน

    Muhiim maaha cida ay kadhasheen. Waa culimo mujaahidiin ah...
    Qabiilka aad kudaba wadan kadaaya.

  • @AhmedAwil-b6w
    @AhmedAwil-b6w 3 หลายเดือนก่อน

    Sheekh
    Iska
    Hubso
    Axmed
    Guten
    Wuxuu
    Aha
    Isaaq
    Oo
    Januar
    Jrclo
    Oo
    R
    Yoo nisa

    • @afrahhussein3136
      @afrahhussein3136 3 หลายเดือนก่อน

      Ahmed guray waa nin turkay

  • @Jamac20
    @Jamac20 3 หลายเดือนก่อน

    Somali waa qashin wax walba wey qabyaladeyniyan. Somali buu ahaa maad iska tirahdid

  • @ra-lk8yv
    @ra-lk8yv 3 หลายเดือนก่อน

    Axmad Guray wuxuu ahaa SOMALI..... marka muhiim maha qooys ama reer ... qabiilkiisa wa Somali... Somali waa hal Qabiil aduunkana waa ogyahay marka naga daaya qabiil iyo qurun

  • @saciid_iid
    @saciid_iid 3 หลายเดือนก่อน

    Waarben taariikhda hakhaldin

  • @abdinoor2194
    @abdinoor2194 3 หลายเดือนก่อน

    Aga Aga ina aaboow faan weynaa
    Kuye Saylici waa Ibraahim
    Wakhtigaad ka sheekaynayso Absame Geeley ayay ahaayeen
    Timirtii horeba Dabloo waa
    Taariikhda IIDoor weydiii
    Qarnigii 17aad waxaa saylac ka tainayey ilaa Harrar nin Isaaqa
    Cali sharma’arke

  • @xasannuur2620
    @xasannuur2620 3 หลายเดือนก่อน

    adeer nin waynbad tahaye dadka ka xishoo
    axmed guray waa akisho

  • @OmarGerweyne
    @OmarGerweyne 3 หลายเดือนก่อน

    Reerka absame kama dhasho nooca axmed gureey. Jaajuus baan idiin naqaan meel aad joogtaanba waaidinka dhashay ina cabdule xasan kaasina diin iyo dal midna uma daneynin maato leys umula doox eh.walaahi daarood kama dhasho waddani taariikhna uma leh

  • @ahmedwais1763
    @ahmedwais1763 3 หลายเดือนก่อน

    Haku wareerina Axmed Gurey waxuu’ahaa nin Akisho ah beenta joojiya

  • @CabdiDeq-y8h
    @CabdiDeq-y8h 3 หลายเดือนก่อน

    Waarunta shekheygii absamuu kadhashaa gesigu

  • @siciidocabdiraxmaanmacalin8493
    @siciidocabdiraxmaanmacalin8493 3 หลายเดือนก่อน

    Ani waxaan ku maqlay jirray Abaskuul reer ibraahim

    • @fankafarah701
      @fankafarah701 3 หลายเดือนก่อน

      Eed Xaawo taako ayaa ah Abaskuul

  • @CabdicasisColow
    @CabdicasisColow 3 หลายเดือนก่อน

    Waa abrayn advertising hubso

  • @AhmedAwil-b6w
    @AhmedAwil-b6w 3 หลายเดือนก่อน

    Was habt jrclo
    Taariikh
    Diisu
    Waxay
    Taalaa
    Karin berbera

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 3 หลายเดือนก่อน

    LE magacay murwodumaroo samsamEey yariiseey lagufarxeeeey xawo tako.Qiimobadan murwodumaroo shahshahlEEy dagan fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay. Cantrobaqash

  • @mohamednurosman3415
    @mohamednurosman3415 3 หลายเดือนก่อน +1

    SUBXAAN ?????!!!!!! WAAR AXMED-GUREY TAARIIKHDIISA RUN KA SHEEG. WUXUU AHAA( ABREYN, MAXAMED-CASE OO AHAA SAMAROON, GADABIIRSAY).

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 3 หลายเดือนก่อน

    Hhh adeer dhagixii uu fardaha ku xiranjiray wili baabili ayuu ku yaalaa nin karinle ah oo ilmo mareexaan ah la dhasheen ayuu ahaa allaah ya raxma.

  • @SalatSalatAbdi
    @SalatSalatAbdi 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkk walahi waaa waxa lagu qosolo

  • @tamaanfani9520
    @tamaanfani9520 3 หลายเดือนก่อน

    Horta Balcad Absame Waan Maqlaa uune xagay ku nooshahay 3dii Kale waanu aragnaye

    • @osmanali1590
      @osmanali1590 3 หลายเดือนก่อน

      Halkeeed joogtaa aanu kuu sheegno kuwa kugu dhaw e?

  • @warsamemayele
    @warsamemayele 3 หลายเดือนก่อน

    Axmed gurey qolada u yahay muhiim ma aha kol haduu somali ahaa waa inaga hoseya aan u duransiino imamka

  • @Aqlileey
    @Aqlileey 3 หลายเดือนก่อน

    Axmed gurey boortuqiis baa dilay maxaa loo yiri

  • @alielml8735
    @alielml8735 3 หลายเดือนก่อน

    Aduunka waxa uugu daran wadaad been u badheedhay
    Ama oday is yidhi waxaad gaadhay xili saku ku rumaysan karaan
    3 sadexda nin ee uu sheeganaayo
    Been qaawan
    Waxaan ka yaabay sh. C/man saylici side uu iskugu ekaysiinaayo saylac iyo qabiilka baydhabo degan
    Amii Nuur an kaga siidaran
    Taariikhdan waxaa markii u horaysayba Marin habaabiyay kacaankii soomaaliya waxaana bililiqaystay kooxo abaabulan oo u oomanaa helista taariikh ayku faanaan is daasbayna u dardareen xaqiiqada
    Runtuse waata taala maktabadaha aduunka
    Dadkan sheegashadooda
    lagu waashay maxaa saylac wada geeyay
    Ma waxay ahaayeen adoomihii gedo biirsaygu dhoofin jireen qarnigii 15-17 aad
    Odaygan gadhka casow xishoo oo iska daa mujaahidiintaas
    Oo adigu maanta taariikh umada soomaaliyeed wax tar u noqota samee

  • @hawahassan9128
    @hawahassan9128 3 หลายเดือนก่อน

    Adeer Aabsame ma degano zeyla ee ku qabso ku qadii maysiid Itopia way rabtah zeyla adna unika iikalee

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 3 หลายเดือนก่อน

      Canfarta Warsangeli
      Meesha Daarood kama maqna, weliba Kablakax ayaa hogaamiya.
      1. Prime minister Jabouti Mudane Abdoulkader Mohammed Kamil nin Warsangeli Kablalax Daarood ah isaga iyo beeshisuba.
      2. Raisal Parliamentka Dawladda Jabouti nin Warsangeli ah waa la mid.
      3. Ninka xukuma Xisbi mucaaradka Jabouti
      Nin Warsangeli ah iyo 2 da General ee ciidamada Jabouti hadda ugu sarayaba
      Midda kale Canfarta waxa ku badan oo safka hore ugu jira waa Warsangeli dadku oo dhan isku balaadhiyey oo doonyaha dhisan jiray ku gaadhay Geeska Africa guud ahaan, gaar ahaana dhulka Xeebaha ah badi. Warsangeli, Majeerteen iyo Dishishe waxa dhashay Gabadh Ciise Madoobe ah aun aabeheed ku aasan yahay magalada Ceelayo ee Bosaso u dhow waxana la oran jiray Majeerteenay Ceelaaye Ciise waxay dhashay Ilma Harti inta la yiraahdo Habar Majeerteen.
      Culimo iyo Caamoba waa ogtahay in Canfartu badi Warsangeli tahay
      th-cam.com/video/YryXDu5W1rw/w-d-xo.htmlsi=Xu5PPUq9pYrzkOSt
      th-cam.com/video/iFHbkvv_wSs/w-d-xo.htmlsi=oUrcb7zl7A5vtDK9
      m.facebook.com/story.php?story_fbid=4582300555221637&id=100003252128000&sfnsn=scwspwa
      th-cam.com/video/8FoeHiiBzWE/w-d-xo.html
      Comments akhri laba nin Warsangali ah oo kulmay
      th-cam.com/video/qDDz0wOUjj4/w-d-xo.htmlsi=sHtKn_sT9Br58U_I
      Somali badan maba aha dadka ay sheegtaan

  • @AbdullahiHassen0123
    @AbdullahiHassen0123 3 หลายเดือนก่อน

    soomali kooga sheekha ahna qabiil baa dilayaa axmed gurre ciduu yahy waa la garan ee dadka beenta iyo qabyaalada ka daaa

  • @mohamedibrahimq.1223
    @mohamedibrahimq.1223 3 หลายเดือนก่อน

    Waa Samaroon ninka aad ku waalateen. Hhhhhh Daarood meel walba wuu faanayaa maxaa keenay Saylac hhhhh ❤😂😂😂😂😂❤❤❤.

  • @mohamedibrahimq.1223
    @mohamedibrahimq.1223 3 หลายเดือนก่อน

    Daarood waxa aad kaga yaabaysaa kooga xataa sheekha ahi waxaa uu ku doodayaa taariikh beena inay samaystaan oo umadda ay iska qabsadaan 😂😂😂😂😂 bal odaygan eega ku doodaya Axmed gurey oo ahaa Samaroon 😂😂😂😂.

  • @mohamud12adam50
    @mohamud12adam50 3 หลายเดือนก่อน

    Ahmed Guray. Waxaan u maqlay inuu yahay nin geri koonbe

  • @SicidIbrahim-gx2uu
    @SicidIbrahim-gx2uu 3 หลายเดือนก่อน

    Oromaduna way sheegataa Axmed Gurey!!!....
    sidoo kale Saahoda oo Ereteriyiin ah baa sheegta!!!, waxa kaloo sheegta Suudaanta!!!...ogow waxa uu hoggaamiye u ahaa Muslimiintii ka soo horjeedday Gaaladii Xabashida!!!,oo isugu jirey Muslimiinta deggan Bariga Afrika...

  • @NaleyShire
    @NaleyShire 3 หลายเดือนก่อน

    Been badnaa odeygan Ahmed gurey nin Ciise buu aha oo dir ah alle ka baq nin dhintey waxba kuu geli mayee

  • @claahiyousuf6321
    @claahiyousuf6321 3 หลายเดือนก่อน

    SHEKH ILAAHAY MIYAANU LA KULMAYN ) FUTUUXUL XABASH MIYAANU AKHRISAN AMA CIBRA WATAARIIKH DADKA WAYDII SHEKHOW (WAXAD UBADHEEDHAY BEEN CAD

  • @HasanDanbil
    @HasanDanbil 3 หลายเดือนก่อน

    Odgaasi waa been buu sheegayaa ahmed guraye waa layaqaa ahmed guraye ciduu ahaa
    Ahmed guraye waxuu ahaa nin samaroon madcase oo abreyan waxaana ku dhashey saylac adigoo ah ogaadeen xagee ka soo gashaa saylac waxaa Iska leh samaroon adiga been sheegaya raali adeer
    Taariikhada been ah ka sheekhi
    Sheekh Ibrahim Saylici wuxuu ku aasanyahey saylac baa ka sheekanysaa hadan wax aad maskaxada ka keenysaa rabtaa inaad taariikhada beenka sheekayso adeero jooji waxaad ka sheekanyso
    Ahmed guraye waa samaroon ah ku daalin

  • @abdirazakwaid7271
    @abdirazakwaid7271 3 หลายเดือนก่อน

    Subxanalah ,
    Beenala kadab ciro weeyn beenale quraanku muxu kusheegay
    Adeer sayalac dadka deega waa layaaqan . Axmad guray wuxu aha Jin cisa ah . Gabadhi sacdin markii ladilay ay guursaday.
    Sh cabdiraxmaan saylic wuxu aha aabihi dharqada sayliciyada wuxuna aha sharifaan weeli illahay . Wuxuna qoray kutub waaxa kamid ahaa majmuc al-qasaaid

  • @ArahmanHasan32-ub9jw
    @ArahmanHasan32-ub9jw 3 หลายเดือนก่อน

    Imaam axmed gurey soomaali Ma ahayn ee wuxuu ahaa carab ama xarla oo ka tirsan canfar ama herari.

    • @mamaaasiyo7315
      @mamaaasiyo7315 3 หลายเดือนก่อน

      Xarla koombe goormey oromo noqotay geri kombe iyo harti kombeey la dhasheen dagaaladii axmad gurey beey ku le,deen welise waxbaa ka jooga xarla koombe

  • @AbdullaahiCbdrxmn
    @AbdullaahiCbdrxmn 3 หลายเดือนก่อน

    Shaqadiisa qabta adeer waxbo yaan lasheg sheeganin

  • @jamacmire1911
    @jamacmire1911 3 หลายเดือนก่อน

    Takale odaygan warkiisa aad umasugna

  • @Luul-gd4dz
    @Luul-gd4dz 3 หลายเดือนก่อน

    Beenlow ana Ku abtisado

  • @aliabdi181
    @aliabdi181 3 หลายเดือนก่อน

    Darood odayashaa xataaa qabil ba dilay war islaam nimo kugu filan iyo somalinimo

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax 3 หลายเดือนก่อน

    Asc kudarsoo sheekh iska hadloow ina higare axmed gurey waa samaroon siciid ku dhashay garbo deder iska sheegte abtisiintiisu kuma jiro ibliis hadaad rabto taariikhdiisa oo dhamaystiran iyo cadayntiisaba waxaad ka helaysaa dawlada turkey 🇹🇷

  • @mohamedibrahimq.1223
    @mohamedibrahimq.1223 3 หลายเดือนก่อน

    Hadaad wax isku gaygaysato intaad seexato oo aad soo toosto waxwalba waad iska samaysan hhhhhh😂😂😂😂 waar ninkani waa Samaroon hhhhhh daaroodow faanka naga daaya balo idin la tagtaye😅😅😅😅😅

  • @ahmeddirie1923
    @ahmeddirie1923 3 หลายเดือนก่อน

    Axmed guray waa abbaanduulaha ciidanka waxaanu ahaa Isaaq buugga ayaanay Ku qorantay.
    Laakiin imaam Ahmed bin Ibrahim waa Carab ah .
    Sheekh wixiina Daarood ayaad siisay kkkk.

  • @nugaal012
    @nugaal012 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkk. Cajiib Somali yaa carabtii isku haysata.

  • @Eazy-q8l
    @Eazy-q8l 3 หลายเดือนก่อน

    Wa axmed gury wa Barbara lakin imam axmed

  • @aminsayid856
    @aminsayid856 3 หลายเดือนก่อน +1

    Beenale wahaabiyo uu waliba doqonimo ui dheerthy waa taariikhda soo baro imaam axmed guray wuxuu ahaa uu xaqiiqa nim karanle hawiya

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 3 หลายเดือนก่อน

      Karanle aaaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 waxan Ka hadlayo Wa dad tariikhda somalida geya ma aha karanle iyo dad duufleh

    • @samaalesomaali8664
      @samaalesomaali8664 3 หลายเดือนก่อน

      Hawiya iyo darood halkee ka dagan yahay gobolka awdal 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 bal soo sheega..??

    • @Raeeerwaamo1
      @Raeeerwaamo1 3 หลายเดือนก่อน

      Maxaad u caayneeysaa ninka caalimka ah ee hadana waayeelka ah hadaad aad ku raacsaneen maad dhahdid kuguma raacsani soomaalida aqlaaq ma leh

  • @ribixyare1002
    @ribixyare1002 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkk
    Waxaan layaabanahay kuwan sheekha taariikhdu sheegay inkirsan horta aan idin weydiiye mataarikh aan absame ahayn ayey somaali leedahay hada anigu absame ma ihiye ogaada waxaan idiin taxayaa inta meel ee dad absame ah lagu yaqaano.
    1/ AXMED GUREY waa halganaaga koobaad.
    2/SAYID MAXAMED C XASAN HALGAMAAGA LABAAD .
    3/ XAAWO TAAKO .
    4/ ASLI XUSEN CABAADE ASLI CALAN SIDA WAA GABADHI UGU HOREYSAY EE JAMACADA CARABTA KATIRSAN EE DIYAARAD DAGAAL KICISAY CAR YAA BEENIYA .
    5/ DIIWAANKA KOOBAAD ama taarikhda ah ee qof somaali ah laga qoray aduunkana yaala asago luqado kala duwan kuqoran waa MIDKA SAYID MAXAMED CAR YAA IGU BEENIYA .
    6/ QABIILKA somaaliyed ee kadagaalamay konfur taliyaani waqooyin ingiris iyo taliyaani somaligalbed xabashi waa absame car wakaase qabiil intaaso taarikh leh somaali iiga keena war raga libtooda waa lasiiyaaye ilma aderayaalow rerkaas dadnimo alle wu siiyaye ama sidodo kale taarikh hala yeesho ama yaan laxasdin ee libtooda haloodaayo waa iga talo

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 3 หลายเดือนก่อน

    kani waa beenaale gaboobay ninkan soomaali ma ahayn

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 3 หลายเดือนก่อน

    Nin dhintay intaa iska dhaaftan kuwaan nool wax u qabta soomaali cawaaneey

    • @bilaladen7752
      @bilaladen7752 3 หลายเดือนก่อน +2

      Waad kusaxantahay fikradaada lkn caayda kadaa

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 3 หลายเดือนก่อน

      @@bilaladen7752 🙏🙏🙏

  • @samaalesomaali8664
    @samaalesomaali8664 3 หลายเดือนก่อน

    Ahmed gurey waa reer Saylac wuxuu ku dhashay gobolka Awdal, waa Abrayn Al gaz "madaluug" al Adalite...... 😂😂😂Daarood halkee ka dagan yahay gobolka Awdal ee xafadaa Saylac Doqon Ogaden SSTV...????

  • @khawaaje
    @khawaaje 2 หลายเดือนก่อน

    Beenlow waa garri koombe

  • @biraqalharari5266
    @biraqalharari5266 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkk distorted history 😂

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 3 หลายเดือนก่อน

    Odayga maxaa ka qaldan?
    Waxan Historian ayaan ahay.
    Balcad waa asal Ajuuraan.
    Axmed Guray wuxu afgambi ku qabsaday xukunkii Adeerkii Abubakar Maxazmed ee Boqortooyadii Adal.
    Axmed wuxuu ahaa Wiil Reer Boqor ah e maahayn qofka iska ordaya.
    Waxa uu ku hadkayaa waa yaayakhsi.

    • @SicidIbrahim-gx2uu
      @SicidIbrahim-gx2uu 3 หลายเดือนก่อน

      Oromaduna way sheegataa Axmed Gurey!!!....
      sidoo kale Saahoda oo Ereteriyiin ah baa sheegta!!!, waxa kaloo sheegta Suudaanta!!!...ogow waxa uu hoggaamiye u ahaa Muslimiintii ka soo horjeedday Gaaladii Xabashida!!!,oo isugu jirey Muslimiinta deggan Bariga Afrika...

  • @AyaanAxmed-m2g
    @AyaanAxmed-m2g 7 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅

  • @alijama103
    @alijama103 3 หลายเดือนก่อน

    Waar beenta dadka kadaa nin waybaad tahaye

  • @AbdurazakBiime
    @AbdurazakBiime 3 หลายเดือนก่อน

    Beenaale goormay baalcad absame dageen saylac

  • @FjTi-wn3qm
    @FjTi-wn3qm 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂نصاب 😂😂😂

  • @maxamedcabdisalaan7496
    @maxamedcabdisalaan7496 2 หลายเดือนก่อน

    Tuug beenaale ah

  • @dirikhaliif6689
    @dirikhaliif6689 3 หลายเดือนก่อน +1

    Beenta Kada dadka odayahaw
    Wa samarone ninkuye

  • @macrobia5195
    @macrobia5195 3 หลายเดือนก่อน

    Beenaale tuug ah

  • @XXx-xp8ll
    @XXx-xp8ll 3 หลายเดือนก่อน

    Xaaji iska raali noqo. Imaam Ahmed Gurey waxuu ahaa Karanle Hawiye

  • @thejokhadaar
    @thejokhadaar 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kadaab Wayne 😂😂😂😂

  • @hassanmkconnect1779
    @hassanmkconnect1779 3 หลายเดือนก่อน

    Beenaale beenaale

  • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
    @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 3 หลายเดือนก่อน

    Shiiqow imaamka axmed gurey waxa uu ka dhashay beesha Abtisame ee gaaljecel saransoor

  • @abdinooralikhansoy1032
    @abdinooralikhansoy1032 3 หลายเดือนก่อน

    Beenta Soom aalida kada O'Day.

  • @munaridwan3739
    @munaridwan3739 3 หลายเดือนก่อน

    War waxa kofiyada weyni been badana wahapiga mujasimka ahi

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 3 หลายเดือนก่อน

      Hooyada was keen tariikh cad sheekhan ma taqaan WA .uftiga ugu weyn diinta dhulka OGADENIA ma cid aan absama ahayn Aya tariikh Ku leh ama Somali weyn