MARWAAN YARE | ADAA QABAN LAHAA COMING SOON 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 95

  • @marwaanyareofficial7642
    @marwaanyareofficial7642  ปีที่แล้ว +33

    Subscribe For More... ONE LOVE MY FANS ...

  • @apdilahiinashire3830
    @apdilahiinashire3830 ปีที่แล้ว +22

    Heesha waxa kamcan quranka alle❤❤😨

  • @zakariyezack5608
    @zakariyezack5608 ปีที่แล้ว +3

    Ereyadiii : abwaan Xamse Fagadhe
    Wajigan lagu qayday nuurka
    Markaan ka qiyaasay guudka
    Haddaan qorax jirin aduunka
    Adaa qaban laa xilkeeda,, 🔥

  • @ahmet-yasiin8628
    @ahmet-yasiin8628 ปีที่แล้ว +2

    Marwaan Is Back

  • @Rodrygoes11
    @Rodrygoes11 ปีที่แล้ว +2

    Cod marwaan yare baa u tahay || + Camera Hosow bro 📸 I can't wait Bro🙏🙏

  • @Abshir_ahmett
    @Abshir_ahmett ปีที่แล้ว +1

    Naga soda ayamahan hesahagii cajiibka aha kama hayneeH🥶😳😍

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 ปีที่แล้ว +1

    Wxa sugnba wa hestan lgenow fnanka kliya ktagero dhnka wilasha❤✊

  • @alfananmustafyare7683
    @alfananmustafyare7683 ปีที่แล้ว +1

    Legend Marwan yare

  • @siidcumarmuqtaar3862
    @siidcumarmuqtaar3862 ปีที่แล้ว +1

    The legend is back. Lasoo dhoqso taliye

  • @siidcumarmuqtaar3862
    @siidcumarmuqtaar3862 ปีที่แล้ว +2

    Hees diyaarsan Vedio qurux badan ppp Camero Hasow pro 📷 i can't wait ✌

  • @apdihafidahmed
    @apdihafidahmed ปีที่แล้ว +2

    Ooo Wow Firing Song The Legend Is Back In The Stage 🔥♥️

  • @ubaxcabdi9550
    @ubaxcabdi9550 ปีที่แล้ว

    Woow hesta wey shidatahy🇸🇴🤩❤👈

  • @nasriahmed214
    @nasriahmed214 ปีที่แล้ว

    Marwaan yare king somali song &music

  • @abdirahmannourabdirahman4306
    @abdirahmannourabdirahman4306 ปีที่แล้ว +1

    Eyyyyy marwaan yare is back super 👨

  • @abwannasrishakespeare
    @abwannasrishakespeare ปีที่แล้ว

    Legend of the Legends
    Waaxan sugnaba waa adi

  • @naimamohamed3053
    @naimamohamed3053 ปีที่แล้ว

    OMG amazing vidio🥰

  • @ikraangeele854
    @ikraangeele854 ปีที่แล้ว

    Marwan yahye 👥🆗️

  • @mohamedismail104
    @mohamedismail104 ปีที่แล้ว +1

    Quruxda muuqiyo ilwaadka
    Intii loo qaybshay uunka
    Adaa kali qaatayoo leh
    Dadkuna kuu qire dhankooda
    Dadnimadiyo qaayahaaga
    Qawlkiyo eraygaaga suuban
    dhamaan qaybaha mukhluuqu
    si weyn ugu wada qushuuce
    Kooras
    Wajigan lagu qayday nuurka
    Markaan ka qiyaasay guudka
    Haddaan qorax jirin aduunka
    Adaa qaban laa xilkeeda
    iimaan qaban lahaa xilkeeda
    Q2aad
    Abuurtiyo qaab dhismeedka
    Samayskiyo qiimahaaga
    Quraankaa sheegi laaye
    Qarniyuu kaa soo horeeyay
    Qalbiga wacan iyo hufnaata
    Qadirintaadiyo asluubta
    Ma jiro qanciyaay aduunka
    Qof kaa mudanoo ku nooli

  • @abodaabdi6783
    @abodaabdi6783 ปีที่แล้ว +2

    Heesta noo soo dhamystir marwano❤️🥰

  • @farhiyomoha287
    @farhiyomoha287 ปีที่แล้ว

    Waw geep Going Marwan yare

  • @shiineyare5069
    @shiineyare5069 ปีที่แล้ว +1

    Woow can't wait bro❤️✌️

  • @NageeyeFilms
    @NageeyeFilms ปีที่แล้ว

    Hosow pro Best Camer man Vedio marwn lendgn

  • @nasriin_Apdinur
    @nasriin_Apdinur ปีที่แล้ว +1

    Laso dhakhso heestan🦋♥️

  • @fahiimarooble4390
    @fahiimarooble4390 ปีที่แล้ว

    Best song keep going bro🔥🔥🔥🇸🇴🇸🇴🇸🇴👊👊👊👊🌹🌹

  • @suhuurmxmed985yusuuf7
    @suhuurmxmed985yusuuf7 ปีที่แล้ว

    Fanan an ad u tagaro 💯

  • @khalidmaxamed6099
    @khalidmaxamed6099 ปีที่แล้ว

    Aawey dadki nabiga jecla ❤️

  • @cabdulahicalixuseen6545
    @cabdulahicalixuseen6545 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @nuurxeysow6737
    @nuurxeysow6737 ปีที่แล้ว

    Cajiib keeb goin brother✌️

  • @aliyareali6317
    @aliyareali6317 ปีที่แล้ว +1

    The legend is back welcome back

  • @mooshakir8067
    @mooshakir8067 ปีที่แล้ว

    Waaw

  • @theosantana7750
    @theosantana7750 ปีที่แล้ว +1

    Marwan heestan 2023 december ma soo deneey..
    🤣🤣🤣🤣 Legend soo fasax yakhey

  • @axlaamali5516
    @axlaamali5516 ปีที่แล้ว

    Waaw waaw😘🥰

  • @adanabdulkadir3353
    @adanabdulkadir3353 ปีที่แล้ว

    Marwaan heesta soo daa sxp

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e ปีที่แล้ว +1

    I Can’t Wait Brother 🔥🔥

  • @maxamedbare8377
    @maxamedbare8377 ปีที่แล้ว

    Legend ishaan kugu hayna lipaax👌👌🙏

  • @QAWDHANKA1
    @QAWDHANKA1 ปีที่แล้ว +2

    THIS IS COMING SOON MARWAAN YARE THE KING SOMALI MUSIC & SONG🇸🇴🥁🎹🎵

  • @nasriin_Apdinur
    @nasriin_Apdinur ปีที่แล้ว +1

    War niyow intee heesod nogu maqan tahy😂♥️🧑‍⚕️

  • @abdifatahahmedmohamud6885
    @abdifatahahmedmohamud6885 ปีที่แล้ว

    Can't wait 😊😁 full song HD quality videos

  • @movi-channel
    @movi-channel ปีที่แล้ว

    Legendary

  • @SHIINE-YARE
    @SHIINE-YARE ปีที่แล้ว

    Legend Marwaan Waad Ina waalaysaa Taliye 🔥 🎶💤

  • @cilmixikmaawiofficial5272
    @cilmixikmaawiofficial5272 ปีที่แล้ว

    Can't wait

  • @matmozelbbe6816
    @matmozelbbe6816 ปีที่แล้ว

    Ma crush since 2018❤💯 cant wait nosooda👍🙈

  • @mumtazmuhumedahmedtazy4552
    @mumtazmuhumedahmedtazy4552 ปีที่แล้ว

    Coming soon Miyaa, I thought it was a full song❤️, keep going brother 👏

  • @niciimamattan5871
    @niciimamattan5871 ปีที่แล้ว +1

    Wow marwaan yare fanaan iyo bar😎

  • @naimamurtimaal2083
    @naimamurtimaal2083 ปีที่แล้ว

    Marwaanow xbbi Heestii wan riyoonayaa soodaa dee 😘

  • @zuhaypalimohamethmazlaxjun5439
    @zuhaypalimohamethmazlaxjun5439 ปีที่แล้ว

    Wee Marwaan Yahye mohamed Cadow AnoTher LeveL🤴

  • @abdirahmaanshiikhmukhtaar1812
    @abdirahmaanshiikhmukhtaar1812 ปีที่แล้ว +1

    Waxkale 👌 good song🥰🙏

  • @salmaAxmed
    @salmaAxmed ปีที่แล้ว

    Wow marwan yare ❤❤❤💕💕💕

  • @FAAD21
    @FAAD21 ปีที่แล้ว

    Wow

  • @ismael7724
    @ismael7724 ปีที่แล้ว

    Noso dhamaystin zxp

  • @bahjaabdizahid8198
    @bahjaabdizahid8198 ปีที่แล้ว

    Weee weeeee

  • @cabdishakuurcarmiye9331
    @cabdishakuurcarmiye9331 ปีที่แล้ว

    𝚑𝚎𝚎𝚜𝚝𝚊 𝚜𝚘𝚘 𝚍𝚑𝚊𝚖𝚎𝚎 𝚖𝚊𝚛𝚠𝚊𝚊𝚗

  • @mahadxikmaawi2063
    @mahadxikmaawi2063 ปีที่แล้ว

    waar naga soo daa legend 🔥🔥🔥🔥

  • @muniishomar5734
    @muniishomar5734 ปีที่แล้ว +1

    Sooboobsii Ayaan taan heesa cusub kaama heynee ane ilaa hda hees maryamo waa kaa sugaa

  • @Xaliye_tube
    @Xaliye_tube ปีที่แล้ว

    Come to soonly

  • @jimcaalexasancumar6893
    @jimcaalexasancumar6893 ปีที่แล้ว

    Goorme sobaxeeysa sxb 🥰🆎️

  • @salmaAxmed
    @salmaAxmed ปีที่แล้ว

    Walalo marwanow heesnosaqaad salma

  • @mariaabdikadir5743
    @mariaabdikadir5743 ปีที่แล้ว

    L.a kamisuun king 🥰❤️

  • @user-ib9st2po8r
    @user-ib9st2po8r ปีที่แล้ว +1

    Hossow Pro The Best Camera 📸 Men In The Somali 🇸🇴 Inta Igu Raacsan IzmuuJiYa ❤️💯

  • @user-xw7hh7rx3y
    @user-xw7hh7rx3y ปีที่แล้ว

    ɴᴀɢᴀsᴏ ғᴀsᴀx ᴀʙᴛɪ ᴍᴀʀᴡᴀɴᴏᴡ 👍 ғʀᴏᴍ ʙʟᴅ ᴡᴇʏɴᴇ sʟɴ sᴀʀᴇ 🐐❤️🔥

  • @cabdalaxidig3053
    @cabdalaxidig3053 ปีที่แล้ว

    mar waan yare respect wlhi
    noo sodaaa hesta🎤🎤🇸🇴💕

  • @dahircali8512
    @dahircali8512 ปีที่แล้ว

    Wwww so daa ❤❤

  • @nasraomar5863
    @nasraomar5863 ปีที่แล้ว

    soo bob sii heesta mar waan yare

  • @apdifitaahmacaane2703
    @apdifitaahmacaane2703 ปีที่แล้ว

    Coming soon

  • @qadroquen4196
    @qadroquen4196 ปีที่แล้ว

    ❤️❤️❤️❤️

  • @mushtaqcabdi1798
    @mushtaqcabdi1798 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤

  • @abdigadarmohamedali9071
    @abdigadarmohamedali9071 ปีที่แล้ว

    reer yaaqshid ma tahay marwaan yare bro

  • @farxiyomuxdiin641
    @farxiyomuxdiin641 ปีที่แล้ว +1

    I love you marwan

  • @nabiilahmed6684
    @nabiilahmed6684 ปีที่แล้ว

    Fire 🔥 ❤

  • @Msscomment
    @Msscomment ปีที่แล้ว

    Beautiful meshan 🥰🥰

  • @naz.mustaphe7365
    @naz.mustaphe7365 ปีที่แล้ว +1

    ❤🥰🔥🔥🔥

  • @mohamednoorabdi7869
    @mohamednoorabdi7869 ปีที่แล้ว

    Marwaanow sodoqso hesta waan sugi laanahay

  • @aaaa-rp2np
    @aaaa-rp2np ปีที่แล้ว

    Wwwwww fanankeyga ❤❤

  • @moohanproduction5273
    @moohanproduction5273 ปีที่แล้ว

    MARWAANOW SOO DAA GACANTA ICUN CUNOOSE AAN KU RAAXEESTE HEESTA WAXAY KU VCN THY INAA KU MADAX DAGSADO

  • @Garaad-
    @Garaad- ปีที่แล้ว

    Hoosoow maa duubay lbx

  • @Fatkaboy7
    @Fatkaboy7 ปีที่แล้ว

    War nagadaaa nio ama naga soo daa intay kulu shahay an dabka saarne

  • @xamsexadaari7737
    @xamsexadaari7737 ปีที่แล้ว

    Bariisku intu kululyaa la cunaaye nagaso fasax waxa eebow😄

  • @abdikadirlyrics
    @abdikadirlyrics ปีที่แล้ว

    Soo Fasax Abti Tan Hees Way dhaafte -From #Burco

  • @handeeq
    @handeeq ปีที่แล้ว

    Heesta nga soo fasax😂🖐️

  • @moohanproduction5273
    @moohanproduction5273 ปีที่แล้ว

    HEESTOO LYRICS HADII AAD RABTID QOLKEYGA KA SOO DAAWO THNKS SUBCRIBE ISAAR

  • @nasrocqaadir2439
    @nasrocqaadir2439 ปีที่แล้ว

    Wllkey waxyar o wano ah ayan kusinaya madama aadan iskadaynaynin hesaha qoraxda iyo dhulka iyo cirka iyo dayaxa cidna lalama simikaro hesti sadaxaad e aad dambabto weye ilahay kacabso wa igawaano

    • @mohaapdulahi2989
      @mohaapdulahi2989 ปีที่แล้ว

      kaligi ma ahan abwaanka sameeyay Kan ka laxanka saarayna ku dar waanada

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig ปีที่แล้ว

    cesh qiyaasa

  • @haliimomahamud2360
    @haliimomahamud2360 ปีที่แล้ว

    Qoraxda xilkeeda allah leh xoolo😡😡😡