First Somali song shot in camping, what a creativity in this video! Gorgor Cabdi isagana wuu iwaalayaa maanta keliya 2 hees uu sameeyay ba so baxday ay qaadayaan Marwaan iyo Xariir, shaqo wacan brother Gorgor iyo Marwaan🙏
Maalin ah khamiis saacadatu ay tahay 10:00 dhagaystey heestan aniguu niyad jabsan oo ay hapeenkii khaamistu soo galeysey ay gabadhaan jeclaa iga tagtey🥲 waxaan moodeyba in ani lay qaadey heestan🤌😭
Dhulka intaad ku jiday naftan aad ku dheel dheeshay hadaad dhayo aqoon wayday Ha dhawicin ma.garan wayday💔💔😏😏
hees walbo cusub waxa ka macan Quranka kareemka ku saali nabiika S.C.W
Salalahu calayhi wasalam
Salalahu calayhi wasalam
Calayhi salatu wasalam
Calayhi salatu wasalam
Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed scw❤😢
Scw
Scw
@@AMIINBORKAAN0ppp⁰0p⁹p⁹99p8pp9mp8⁹9pm9pp8p80mp88m00pp8mm
Wcw
Inaad suubanheena wax xushmad ah u haynin oo kaala ficnanatay liketa aad ku helayo waxaa caddaynaya meesha aad ka leedahay halagu salliyo😢🥺
Ninkaan hesihiisa hadaad dhageesato like isaar❤
Xiligii loo baahnaa mamodaa inay soobaxday heesta ❤❤❤
Adey kuu taala 😂
kuwa la dhaawacay baan halkaan ka salaamayaa😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
wakaa qaaday😂
😢😢😢😢
Ka qaday😢😢💔
@@XikmaAhmed aniga qalbigii lagaa dhaawacy kuu zoo celinaya ina ader😢😢😢
@@AwoAbdirizak sorry Quruxy
First Somali song shot in camping, what a creativity in this video! Gorgor Cabdi isagana wuu iwaalayaa maanta keliya 2 hees uu sameeyay ba so baxday ay qaadayaan Marwaan iyo Xariir, shaqo wacan brother Gorgor iyo Marwaan🙏
AX yaa inader marwaan yare dhankayga waxad ka tahy kaligii fanan ee hadad comantiga arki lahyd waxan ku dhihi laha hirshabeele mar labadaad u biis❤
Will harti❤waanku wadanaa wllka keep going my brother
Bonne chansons
Maalin ah khamiis saacadatu ay tahay 10:00 dhagaystey heestan aniguu niyad jabsan oo ay hapeenkii khaamistu soo galeysey ay gabadhaan jeclaa iga tagtey🥲 waxaan moodeyba in ani lay qaadey heestan🤌😭
Million hala gaarsiiyo heestan soomaaliye
Love you samira ❤️ 😊
Nin wayn baa soo laabtay Marwaan Yare best hees100%❤
Marwan on fire Hesta markey 1 million garto like isara 🔥
Goat of Marwan yare heestan cajiibka ah waxay isoo gaadhey iyadoo 2saac Kalia taalo
Guuleyso ustad
Qof walboo 2024 daawanaayo waan salaamaya liketa haila dhaafin 💔🥹
Caawa oo tariikhdu tahay 2 September 2024 fidnimo ayee qalbiga iga jabisay qumantan jecla heeskaan ayaana noqday dhiig joojintayda mahadsanid marwaan❤😊3:14 😢
Legend never give up 🫡
Me two Jacalkaygi and adunka ugu jecla ayaan wayay quen of the womens 👸🏼💐💔
Wow❤ wx kle weyaan the legend plz really 😢❤
Hosow Pro wan Kaa haray aniga Masha allaah
Marwaan yare hadad taagerto like isaar
Fanaanka kaliyaha aan fankiisa jeclahay ❤❤❤
Qalbigaygu ma wuxuu nasiib u yeeshay iNuu La kuLmo qof wlpa oo xuN oo xanuujinaya😢😢😢😢😢
😊😢
Wllhi waan hayaa anigu qisadA heestA waxayna Ku dhacday marwaaN
Isoo qawo
Saaigu shegtid😢😢
marwaanka ila 2018 tageero ku ahay hore uu soco
Xidhiidhkan Dhaap ugu DalaYy Miyuu Ku Dhadhamii wayay 😢6SN0 😢😢😢😢❤
Intan dhaxo korinayey, markan dhaxal ka eegayey, jacaylkan dhab modayey ,bil ma dhafi wayey💔💔💔😪abdisamed mohamed abdirahman naleye abid kuma cafiyo
Golden voice marwaan🎶
My brother 👑🤝 guleyso🙏
𝗧𝗵𝗲 𝗥𝗲𝗮𝗟 𝗚𝗼𝗮𝘁 𝗪𝗵𝗮𝘁 𝗮 𝗦𝗼𝗻𝗴 𝗔𝗻𝗱 𝗠𝘂𝘀𝗶𝗰💯🤞🇱🇸
Dhulka intada ku jid jidey naftan aad ku dheldheshe hadad dhayo garan weydey ha dhawican ma garan weydey 😢😢
Waan ku heesta 🎉❤
Waqtigiii lo bahna bey so baxday Alla ani ma la I qaday 💔😭😭😭
Wooof, Best Fanaaan Inta Mic 🎤 Heesata Midka ugu mudan
Marwaan Yare Legend❤
Ereyo 100% muqaalka 100% to Lkn laxan io Music kaama haayo xitaa codkaada ma fadhiyo markaan my singer favorite
1:13 1:25 naftana ku dhel dheeshay hadaa dhaya aqoon wayday ha dhaawicin ma garan wayday ❤❤
Waaaaa fanaaan ka kaliye aaan taaageero. Legend ❤❤❤❤
Marwaan Heesahagu Makala dhacaan walow intii u danbeysay waadhka Cumar dhuule nageysay 🎉❤
Marwaa fanaan aan taageero burcaan kaala socdaa bro❤
Nio Bille board waa gacma dahable wareeera❤❤❤ keep up pro
HOSOW NIN WEYN BA WAXN KA DAMBEYE🙏
Marwaanka qarniga mogdisho_city ayaan kaso leyahay ifritame good brother 🎉
Hees wakhtigeedi iyo marxaladeedi ku timid 💔
Dab jacayl nin wayn iga dheh💯💯
Qudhan ku wada dhibay
Maxd dhib ugu qudhaay😍❤️🩹😂
Kk hesaha 2024 ta odhn wa qlbi xnun😂💔
Gorgor cabdi foollaad weeye wlhi❤
Maxaad hadal cad waa dheefe
Quuso iigu dhihi wayday.
marwan yare fanankeygii hore usoco sxb ❤
New song Marwan yare I am listening ten times I appreciate this song 🎵
I wish next year this song views 10m
Abwaan gor gor yaa dhaawacay waayadaan erayo qalbi kahal ah
Wadyaa isbuucaan xeytahay azxbey
Marwan yare mon oncle ❤ continue
Waa top jiliinkiisu marwaan yare
golden voice Fadlan ila soo xidhiidh adoo fans ahaan ii tixgalinaya marwan is the best songer
Ax ax axapay waxad mooda in taan layso xulay cajiib keep going my dear brother
2024 hees kasto soo baxdo sameen bey igu leedahey 😢🥹
Heesta oo reveb ah so same sida inta ugu dambaysa oo kale
intaasa igu socotee❤🎉
Keep going pro 💪
Heesaga waba ku hysta 😂❤
the one only Marwaan Yare🔥
Al Fanaaane❤
The best fanan
Heestan meeley 😢☝🏾
Hayaay heesba heesku ilobay waaw
Legend waan kuwataa hees iyo badh
❤❤❤🎉🎉 dareenka ikacay 😅
Ninkan hesihisu iyo qisooyin kaygu way is ku dhawyihiin😢😢
Fananka kaliya ee an heesihisa iyo Codkiise jeclahay Marwan yare omg😢
God Job Hoosow❤
Marwan sanadkan wakahaya axsan calacal 😢
Qudha aan ku wada dhiibay mxa dhib ugu quudhay😢💔🫀
Ninka kaliya cod macn loo daayay fanaankayga goolyso saxb
Golden voice❤❤
You're boyish because you be patient in when your dark days keep it up legend
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️
Marwan yare waan tageera 🎉😊
Waqti an u bahna bey soo baxday heestan😢🥹😭
Yrow Jacela ayaa igu abuurtey wllhi lkn Jacela Hal dhinac ayaa i Hay ee waxa ma Ila qabaneee Marwaan 😢🥹💔
My fav singer marwaan yare ❤🎉😊
Download ka ufur heesta zxp🫡🫡
Marwaanka Fanka🔥
Maxaad hadal cad waa dheefe quuso igu dhihi wayday💔😭🙏
Qudhaan ku wada dhiipey maxad dhip ugu quudhey 😢😢😢😢😢😢😢😢
CAADI MAAHAN WIILKA AAN ADEERKA uAHAY MARWAAN YARE
Waan Idin Salmay Hadii aad Tahy Ruux La Dhawcay😢11:45 Friday 4 October 2024😢
Ha dhaawacin ma garan weyday😢😢
Marwan yare hore usoco wll
Beatka on fire❤
Wow wax kale ❤❤❤
@Hossow bro 😮 video prodution😳 wn kaa hayaaa
Hadad Dhayi Aqoonwayday
Ha Dhaawicin Ma Garan Wayday😢
Maxad Hadal Cad Waa Dheefe
Quuso iigu Dhihi Wayday😢
Waaa Suaal Aan Meel Loo Dhaafo Lahayn😢
Inta marwan yare ila tagerto is muujiya ❤🫡💯
Coming soon sweetie song ❤😊
Waka haya libax🙋🏿♂️
Who's listening 2025 best song marwaan yare it's not easy 👌
😂 you’re way ahead of us my friend. We’re still in 2024 🤪
Fankuba waa marwan😢❤
Beist hees legend always legend 🎉
Blockbuster. ❤
@hosow pro wankaharayy
Ha dhaawicin magaran weyday 🥹
Wn ka helay hestan ❤
The lenged pro
Legend Marwaan yare
Hit song😢