MARWAAN YARE | ADAA QABAN LAHAA| New Somali Music Video 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ธ.ค. 2022
  • Song : ADAA QABAN LAHAA
    Artist : MARWAAN YARE
    Video Production : HOSOW PRO
    Lyrics : HAMSE FAGADHE
    Melody : DAB JACEYL
    Music :FURINLE
    Vocal Recordist : WALI RAASTA
  • เพลง

ความคิดเห็น • 655

  • @marwaanyareofficial7642
    @marwaanyareofficial7642  ปีที่แล้ว +229

    Subscribe For More... ONE LOVE MY FANS ...

    • @penramijuni0r410
      @penramijuni0r410 ปีที่แล้ว +6

      My SpeciaL fuovrite Marwaan .. Naga soo daa Inta dhiman albumka 🤩🥰

    • @siidcumarmuqtaar3862
      @siidcumarmuqtaar3862 ปีที่แล้ว +8

      Mar horaa laguu saari pro

    • @nasriin_Apdinur
      @nasriin_Apdinur ปีที่แล้ว +2

      💗🙌

    • @ifrahomar8304
      @ifrahomar8304 ปีที่แล้ว +4

      Ifrah mx uso qaadi waydi bro ku tagera♥️💯

    • @birmadyare
      @birmadyare ปีที่แล้ว

      Marwan Wlalkeen Haloo shido Maqaaxida 🙏

  • @Somaliboy
    @Somaliboy ปีที่แล้ว +260

    Heesaha waxaa kamacaan Quraanka kariimka ya igu raacsan ❤❤❤❤

    • @wllaguero9467
      @wllaguero9467 ปีที่แล้ว +3

      waad ba shegoysaye maxaa uu dhageysanee

    • @sadiamdahir5764
      @sadiamdahir5764 ปีที่แล้ว +1

      Me waa runta ❤

    • @apdullahicarab2461
      @apdullahicarab2461 ปีที่แล้ว +1

      Orodoo dhegeyso dee hadduu ka macaanyahay

    • @sadiamdahir5764
      @sadiamdahir5764 ปีที่แล้ว +2

      Ma dodbadka qabta inu ruanku macan yahay waxa ladhagesto quranka u macan wlhi

  • @Somaliboy
    @Somaliboy ปีที่แล้ว +166

    Away dadki Nabiga jeclaa Kusaliya xabiibkena mohamed scw scw ❤❤❤

  • @SomFamous10
    @SomFamous10 ปีที่แล้ว +85

    Hadaad aragto magaca allah love saar❤❤❤

  • @armantube8766
    @armantube8766 ปีที่แล้ว +30

    Marwaan waa fanaanka kaliya fankiisa hormariya Sweden 🇸🇪 to Italy 🇮🇹 asaga lee sameyn karo 🎊 🎉❤

  • @sakariyesaakir
    @sakariyesaakir ปีที่แล้ว +62

    "Jacaylku hal maalin masoo wada dago , ee sida ilmaha ayuu dhashaa , fadhiistaa ,garguurtaa , istaagaa , kacaa kufaa , kooxgaystaa . Waxuuna lakoraa dhaqanka iyo macaamiilka , sheekada iyo dhagaysiga , dhaq-dhaqaaqa iyo Socdaalka Nolasha !!
    "Dadka qaar ee waan kujeclahayda luuqa kaso leh waa beentood"😍🥰

    • @bellabushra9932
      @bellabushra9932 ปีที่แล้ว +2

      Been Maaha😅😂🥺

    • @kadarakadararlle3581
      @kadarakadararlle3581 ปีที่แล้ว +4

      Markana qoralkan waxn ku so arkay hesta rahma iyo ciisa

    • @sakariyesaakir
      @sakariyesaakir ปีที่แล้ว +1

      @@kadarakadararlle3581 haa wall waxaan gaadhsiinayaa somaalida jacaylka sida kale ufahantay

    • @kadarakadararlle3581
      @kadarakadararlle3581 ปีที่แล้ว

      Masllha shqo wangsan wll

  • @DeROCKSTONE
    @DeROCKSTONE ปีที่แล้ว +74

    That was amazing well done my bro

    • @wllzaki14
      @wllzaki14 ปีที่แล้ว

      Big lagan rock stone

    • @armantube8766
      @armantube8766 ปีที่แล้ว +1

      Pro Reaction kasoo bixi please please ❤😢

    • @ahmet-yasiin8628
      @ahmet-yasiin8628 ปีที่แล้ว +2

      Waxa wacnayd In Cameramen ku uu Noqdo The Rock stone

    • @MatanAli-kd1tx
      @MatanAli-kd1tx ปีที่แล้ว

      ​@@ahmet-yasiin8628❤❤❤😂😅

    • @user-eo5rf6bi1r
      @user-eo5rf6bi1r 5 หลายเดือนก่อน

      🎉🎉🎉

  • @zkimn5600
    @zkimn5600 ปีที่แล้ว +12

    NaBi Mohamed halugu saliyo wllyaal Biri waa LA dhimanaahe wax Hala 🥰 Hormarsado Wllyaal🥰🥰🥰

    • @maryanruun9200
      @maryanruun9200 ปีที่แล้ว

      Scw scw scwscwscwscwscwcsw❤❤

  • @hannifomar6894
    @hannifomar6894 ปีที่แล้ว +16

    Best song ever . Ereya 100%
    Lxanka 100%
    Music 100%
    Vedio 100%
    Like isar marki 1m garto

  • @farxaaniofficial9214
    @farxaaniofficial9214 ปีที่แล้ว +24

    hesaha waxa ka macaan qur,aanka alle❤️

  • @ahmet-yasiin8628
    @ahmet-yasiin8628 ปีที่แล้ว +12

    WAXLA DHAGEYSTO WAXA UGU MCN QURAANKA ALLEH S W C 😍🤗

  • @asaidiyare7563
    @asaidiyare7563 ปีที่แล้ว +14

    King is Back 👑
    Voice 💯
    Style💯

  • @siidcumarmuqtaar3862
    @siidcumarmuqtaar3862 ปีที่แล้ว +5

    Waaw heestii ayaamahaan la sugaayey hadaan qurax jirin aduunkaa adaan qaban lahaa xilkeeda. Another level 👌👌

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 ปีที่แล้ว +4

    Hees aan sugaaye legend marwan ❤😘😘😘🖤🖤🖤

  • @cumarcumar3970
    @cumarcumar3970 ปีที่แล้ว +2

    waxn hes way dhafty😎

  • @Qani_10
    @Qani_10 ปีที่แล้ว +3

    Layaaaaab🔥😱 Marwaan Yare iyo 2023 welcome🔥👋

  • @apdywaliothman6987
    @apdywaliothman6987 ปีที่แล้ว +11

    Best song thanks hossow legend 🙏

  • @khadarismail7750
    @khadarismail7750 ปีที่แล้ว +3

    Marwaan yare fananka aduunka 👊👊👊👊👊

  • @kalpanasyangtan-ln7li
    @kalpanasyangtan-ln7li ปีที่แล้ว +4

    Hi getting from Nepal 🇳🇵 Somalian people ❤🙏mY best singar @marwaan Yare❤I listen 🎧 to you all songs..keep it up marwaan Yare loves you 🇳🇵

    • @greenflag4614
      @greenflag4614 ปีที่แล้ว +1

      Said his name twice u must love him😳

  • @aaminamaxamedcalicali9906
    @aaminamaxamedcalicali9906 ปีที่แล้ว +2

    Waaw m.a ahsan yaa cod marwaan yare 🥰

  • @apdilahiinashire3830
    @apdilahiinashire3830 ปีที่แล้ว +8

    Nabiga halgu salìyo scw❤❤

  • @user-ib9st2po8r
    @user-ib9st2po8r ปีที่แล้ว +6

    The Best Camera📸 Men Hossow Pro Gacma Dahable Io The King Marwaan Iz back 👑❤️

  • @Abdihakeindhaye
    @Abdihakeindhaye ปีที่แล้ว +9

    Amazing voice guulayso walal marwaan

  • @abdullahidhiinka2672
    @abdullahidhiinka2672 ปีที่แล้ว +2

    Marwan yare maxa laga rapay wll wlhi wn kugu heystaa adiga io maxamed bk fanan niiga fcn waligay ma arag wlhi nadiif aya niiga hayaa two legend

  • @libinabdi6555
    @libinabdi6555 ปีที่แล้ว +1

    Waa fananka kaliya oo qolka kubilo kuna dhameyo 🙌🙌🎵🎵🫶🫶

  • @Bisharogaraad10
    @Bisharogaraad10 6 หลายเดือนก่อน +1

    Fanaan fanaan dhaafay♥️

  • @ugaaz
    @ugaaz ปีที่แล้ว +16

    Most Energetic fanaan among the Somalis. Kaniinka Caajiska 😅 keep it up legend of our own

  • @handeeq
    @handeeq ปีที่แล้ว +3

    Layaab! Layaab! The kinG is bacK🔥

  • @JBNAGAR20
    @JBNAGAR20 ปีที่แล้ว +1

    blood support💯💯💯

  • @kingjeylani4936
    @kingjeylani4936 ปีที่แล้ว +8

    Keep going brother 🙏 marwan we love you 😍

  • @zakariyeabdinaasir7311
    @zakariyeabdinaasir7311 ปีที่แล้ว +3

    Ina Adeer marwaan Go Forward🔥🐎

  • @mahadibraahim5206
    @mahadibraahim5206 ปีที่แล้ว +1

    Hestaan waxey furtay 2023

  • @saidabdihassan6850
    @saidabdihassan6850 ปีที่แล้ว +7

    King Marwan is back
    Voice 💯
    Music 💯
    Style 💯

  • @aaryanajirde8093
    @aaryanajirde8093 ปีที่แล้ว +1

    Quraankaa qarniyo kaa soo horeeyey ee sheegi lahaa, waa kelmed gef ah, ilahay qur,anka wixii dhacay iyo waxa soo socdaba waa ku wada sheegay.
    Alle u toobad keen walal.

  • @shiineyare5069
    @shiineyare5069 ปีที่แล้ว +6

    Www legendary boqorka codka marwaan yare kaliya fanaanka taageero somaliada hore usoco sxp 😍🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @AsadaadamIbraahim
      @AsadaadamIbraahim 5 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤😂🎉😢😮😅😊

  • @ClahiDhiinka
    @ClahiDhiinka 11 หลายเดือนก่อน +2

    Marwan yare mxa laga rapay lph ❤❤waxan hees wey dhaaftay wlhj 😮😮😮

  • @drshiine6418
    @drshiine6418 ปีที่แล้ว +2

    Wow fire 🔥 marwaaan ku soco

  • @maryamaboqor2722
    @maryamaboqor2722 ปีที่แล้ว +3

    Number one ☝️

  • @aaliyaomeryosuf4039
    @aaliyaomeryosuf4039 ปีที่แล้ว +1

    Ayy marwan❤️‍🔥❤️‍🔥

  • @nasiimabdilahi-dl7ym
    @nasiimabdilahi-dl7ym ปีที่แล้ว +1

    Jah marwan wan kujeclhy aboowe 😩❤️

  • @abdijibarAj
    @abdijibarAj ปีที่แล้ว +3

    Axsan cod iyo heesta cajiib leh duubis aan inaba caadi ahayna lagu daray

  • @ismacalhakiimi1345
    @ismacalhakiimi1345 ปีที่แล้ว +1

    Haddan qorax jirin aduunka adaa qaban Laha xilkeda🫀🧕🩸

  • @hanishariif7397
    @hanishariif7397 ปีที่แล้ว +6

    What a song my fav one singer marwaan 🎶 ❤️🥰💃

  • @villasomalia4802
    @villasomalia4802 ปีที่แล้ว +1

    Heesta Amzing Wxkle weye wlee cadi mahaa 🎉🎉

  • @alayuubi3456
    @alayuubi3456 ปีที่แล้ว +1

    Heestii Qarniga MARWAAN YARE❤️ dhalinyaro marky 1M gadho LOVE❤️ igu yaca✌️

  • @calideeqMaxamud
    @calideeqMaxamud ปีที่แล้ว +3

    Best song in 2023

  • @birmadyare
    @birmadyare ปีที่แล้ว +6

    Marwaan yare
    Amazing Song 🎵 keep Going Brother
    300k Aan Gaadhsiino Waliba Dag Dag

    • @AsadaadamIbraahim
      @AsadaadamIbraahim 5 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zakariyesalad2218
    @zakariyesalad2218 ปีที่แล้ว +43

    Wah Wah Wah What a song 🙆‍♂️ my fav one singer ❤

  • @rudwandeqzi2939
    @rudwandeqzi2939 ปีที่แล้ว +3

    Marwaan Yare Fanankayga 💪🏻💪🏻✊

  • @Khadarr91
    @Khadarr91 ปีที่แล้ว +8

    2:15 Quraanka sheegi Lahaa 😭
    Erayo Kale Oo Buxi Karo
    La Heli Karay 🤚🤕

    • @alinaafac6416
      @alinaafac6416 ปีที่แล้ว +1

      Wllhi comments ka dhan aqriyey qof fhmey areyaasha adaa ku arky ..bedlkeda waa la heli karey

    • @SuufiAdduun
      @SuufiAdduun ปีที่แล้ว

      Wax dhib ah kuma jirto.
      Qur'aanka haddaad akhrido waxaad ku arkaysaa, "wamin aayaatihii", oo ilaahay uga hadlayo abuuristiisa, wuxuu ku xusay noolayaal badan sida, caaro, quraanjo, geel, lo, bi'aadam, shimbiro, fardo iyo qaar kale.
      Gabadhaas uu ka hadlayo fanaanku quraanka waa looga hadlay, aniga wax qorayana quraanka waa la igu sheegay, adiga xitaa quraanka waa lagugu sheegay.
      Waxaan ka hadlayo waa aayada ka hadlaya sida quruxda badan ee ilaahay u abuuray noolihiisa oo ilaahay yiri,"waxaanu idiin samaynay sida ugu quruxda badan".
      Abwaanku wuxuu yiri, "abuurtiyo qaabdhismeedka, samayskiyo qiimahaaga qur'aankaa sheegi lahaa".
      Intaasna qur'aanku horay buu u sheegay:
      "لَقَدْ خَلَقْنَا الْإِنْسَانَ فِي أَحْسَنِ تَقْوِيمٍ"
      Oo macmaheedu yahay,"xaqiidii waxaana ku abuurray Dadka Muuqal toosan".
      Mahadsanid

  • @debjaceel784
    @debjaceel784 ปีที่แล้ว +2

    Wan idiin slmnay dhamantiin 🤗saln kadiib manta Oo aaay tahy 13/3/2023 ❤waxan hestan sii wada jiir udhagysanyna qof nafsadeyda kmiid ah Oo aaan aaad iskujclnhy dhiib dheef aan Isla soqadanay wali ismaan gursanin lkn dhaawan wan rajeynena inshallah ilahy haino rumeyo waxan wadna xrrka jclka 4year Ila hda ncb dhaxdena mso glin alxm 💖❤😍 love you marwlpo mcnkyga ilahy haika dayo

  • @mohaanpro9879
    @mohaanpro9879 ปีที่แล้ว +5

    A very beautiful sight Marwaan yare
    Keep going 💯👍

  • @daadirofficial2427
    @daadirofficial2427 ปีที่แล้ว +1

    Heesta heeesyada 🥺❤️

  • @farhanpro252
    @farhanpro252 ปีที่แล้ว +1

    Marwaan Yare

  • @mustafeym31
    @mustafeym31 ปีที่แล้ว +2

    Im here first 😊

  • @anwarsh.siciid4978
    @anwarsh.siciid4978 ปีที่แล้ว +3

    Fanaan da yar cod Dahabi leh what aVoice❤🤴🐐

  • @ikraangeele854
    @ikraangeele854 ปีที่แล้ว +1

    Marwan yaxye mohamed cadow🔐💍

  • @empireshow1
    @empireshow1 ปีที่แล้ว +1

    Marwaan yare fanaan tagay😢

  • @mahoapd3576
    @mahoapd3576 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh wlkey marwan yare wllhi laxanka camur dab jeceyl cadi maha wakuwataaa sxb qaliya

  • @iimaancali8334
    @iimaancali8334 ปีที่แล้ว +1

    Thanks my fanankena iga so gar baxaday in badan radiyay hees magaceyga iimaan😩😩😩♥️♥️tagero kuguma qasarin 🔥🔥🔥🔥

  • @maxamedbare8377
    @maxamedbare8377 ปีที่แล้ว

    First legend marwaan yare more respects 👍👍👍

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 ปีที่แล้ว +2

    Boqorka stylka Keep going my pro

  • @hassanmohamed4070
    @hassanmohamed4070 ปีที่แล้ว +1

    Heestan waxeee xidhay 2022 ka furtayna 2023ka❤

  • @Haleeye
    @Haleeye ปีที่แล้ว +1

    Fav Som artist🎨....Ahead legend

  • @armaanlp
    @armaanlp ปีที่แล้ว +3

    Amazing what a preffect 🎤 Eray hawada marayaan music beat kiisu sareeyo laxan aan caadi eheeen 🎤🎤

  • @abdikariimdhagayste1470
    @abdikariimdhagayste1470 ปีที่แล้ว +1

    Number 1

  • @last_king392
    @last_king392 ปีที่แล้ว +1

    First person alfananw

  • @Caaqibtube
    @Caaqibtube ปีที่แล้ว +3

    Amazing voice and dancing❤👏

  • @abuuibti
    @abuuibti ปีที่แล้ว +1

    Marwaan in the house

  • @munoosmanmohamed8397
    @munoosmanmohamed8397 ปีที่แล้ว +1

    Wooow😯😯😯😯
    Lyrics 💯🔥
    Melody 💯🔥
    Voice 🎤🎙🎤🎤🔥🔥💯
    Production hosow P 🔥🔥🔥💯

  • @nasriin_Apdinur
    @nasriin_Apdinur ปีที่แล้ว +1

    Intee hees kale no maqan tolow
    🤩💗

  • @Facadambe134
    @Facadambe134 ปีที่แล้ว +1

    weeewee Marwaan Yare 100000000000000💯💯💯💯💯💯❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @inacoloow6953
    @inacoloow6953 ปีที่แล้ว +2

    Legend waad naga waleysa 🎶 music iyo laxan kala kacsan iyo vidio aan inaba caadi aheen waxaan hees wa dhaftay magac kale yaan uso rideyna marwaan yare the best of faninta somalia

  • @hanadcadde9780
    @hanadcadde9780 ปีที่แล้ว +2

    Song of the year 🙆🙆🙆

  • @mustafemahamed277
    @mustafemahamed277 ปีที่แล้ว +2

    Woow legend is back layaab layaab marwaanka keep goin pro

  • @Zhakerhajji
    @Zhakerhajji ปีที่แล้ว +5

    What a masterpiece song 🎵 keep going goat 🐐🤍

  • @mohavlogs52
    @mohavlogs52 ปีที่แล้ว +1

    Heestaan ayadoo ayadoo 700k iyo xoogaa taagan baa video keeda iska duubay isbuuc malyanki way xirtay any way hanbalyo🎉

  • @teenahweenah2608
    @teenahweenah2608 ปีที่แล้ว +3

    I love this music.

  • @najiibaweys3903
    @najiibaweys3903 ปีที่แล้ว +1

    The lagen bro

  • @abdull_haji77
    @abdull_haji77 ปีที่แล้ว +2

    Wt a song keep up bro Marwan ❤️

  • @zack4k26
    @zack4k26 ปีที่แล้ว +1

    Quruxda muuqiyo ilwaadka
    Intii loo qaybshay uunka
    Adaa kali qaatayoo leh
    Dadkuna kuu qire dhankooda
    Wajigan lagu qayday nuurka
    Markaan ka qiyaasay guudka
    Haddaan qorax jirin aduunka
    Adaa qaban laa xilkeeda
    Abuurtiyo qaab dhismeedka
    Samayskiyo qiimahaaga
    Quraankaa sheegi laaye
    Qarniyuu kaa soo horeeyay
    Ereyadii | Xamse Fagadhe
    Laxanka : Dab Jacayl
    Music : Furinle 🔥🔥

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 ปีที่แล้ว +3

    Welcome back legend marwaan yare
    Duubista fantastic iyo editing 👌 🎞🎥📸🔥💯💯 good well done
    Melody 💯 🔥 fire Lyrics fantastic fire 🔥
    Big teacher musician axmed wali furinle 🎹🔥🎼🎶🎸💯💯another level 💯intaa ka heesya like 👍 saar 👍

  • @hanacadey9803
    @hanacadey9803 ปีที่แล้ว +1

    Ax yaa fanan horay usoco wll

  • @apdirachiedmohammed1236
    @apdirachiedmohammed1236 ปีที่แล้ว +1

    10kii farood ee furinle ayaa heesta ku sawiran inaba caadimaha codkuna kama liito 👏👍🥰

  • @ghostviewer6190
    @ghostviewer6190 ปีที่แล้ว +1

    What a hit son what a hit🎯

  • @miftaaxtube2907
    @miftaaxtube2907 ปีที่แล้ว +1

    Marwaan Yare🎉❤

  • @abdilahidaad3190
    @abdilahidaad3190 ปีที่แล้ว

    Marwan in the building 🔥🔥✅

  • @naimaadem2016
    @naimaadem2016 ปีที่แล้ว +1

    Wow wow Amazing what a song 🥰🙏🙏

  • @ubaxinafunny4133
    @ubaxinafunny4133 ปีที่แล้ว +1

    Jah hees iyo badh❤️❤️walhi fanan an tagero❤

  • @wiilkagolol5458
    @wiilkagolol5458 ปีที่แล้ว +1

    Woow 😜

  • @shakraboy3320
    @shakraboy3320 ปีที่แล้ว +3

    Legend 🔥🔥

  • @dajiye8220
    @dajiye8220 ปีที่แล้ว +1

    woow fire👌

  • @abdulrashiidhassan2215
    @abdulrashiidhassan2215 ปีที่แล้ว +1

    Legend is back 🎶

  • @libinabdi6555
    @libinabdi6555 ปีที่แล้ว +2

    Wow 🤩 what a song 🎧 ❤❤

  • @hajirokassimmohamed5309
    @hajirokassimmohamed5309 ปีที่แล้ว +2

    Ababaay iga gadan heestaan
    💝💝💝😁

  • @samiiryareabdi5565
    @samiiryareabdi5565 ปีที่แล้ว +1

    Wow the legend @Marwaan Yare Official waa heestii heesaha me big fan your songs

  • @Kingoff_lions
    @Kingoff_lions ปีที่แล้ว +1

    Legend is back 🙌 😎

  • @abdirahmannourabdirahman4306
    @abdirahmannourabdirahman4306 ปีที่แล้ว +1

    The king of the voice is back

  • @xikmoidiris9157
    @xikmoidiris9157 ปีที่แล้ว

    Amazing voice ❤marwan

  • @crowndalka
    @crowndalka ปีที่แล้ว +2

    EREYADA 💯
    MUSIC💯
    STEYL 💯
    CAMERA 💯
    IOY CODKA 💯
    Erayada qaat baa lamooda in aniga in
    Ay igu saabsan yihiin S