PART 4 FINAL: DOOD DHEER KADIB JACELKI GO'AAN LAGA QATAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 1.2K

  • @AmiiraQuruxFan
    @AmiiraQuruxFan 9 หลายเดือนก่อน +242

    The best person ever The most knowledgeable and the most shining person all created is our prophet Muhammad ❤(sallalahu caleyhi wasallam)❤❤

    • @AbdirahmanOmar-ds8oi
      @AbdirahmanOmar-ds8oi 9 หลายเดือนก่อน +2

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤

    • @AbdirahmanOmar-ds8oi
      @AbdirahmanOmar-ds8oi 9 หลายเดือนก่อน +2

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤

    • @AbdirahmanOmar-ds8oi
      @AbdirahmanOmar-ds8oi 9 หลายเดือนก่อน +2

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤

    • @AbdirahmanOmar-ds8oi
      @AbdirahmanOmar-ds8oi 9 หลายเดือนก่อน

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤

    • @Sheikhabaladka
      @Sheikhabaladka 9 หลายเดือนก่อน

      صلى الله عليه وسلم❤❤❤

  • @cabdimaxameumar272
    @cabdimaxameumar272 9 หลายเดือนก่อน +206

    Marwalba kusali xabiibkena maxamed scw ❤

    • @Updirahman-ts3ve
      @Updirahman-ts3ve 9 หลายเดือนก่อน +1

      Caleyhi salaatu wasalaam❤

    • @binhamzaofficial8935
      @binhamzaofficial8935 9 หลายเดือนก่อน +1

      SCW

    • @baarliincali4486
      @baarliincali4486 9 หลายเดือนก่อน +1

      Salalahu calayhi wassalam 🥰

    • @SimanAbdirashid
      @SimanAbdirashid 9 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @CabdiNajiib-j7y
      @CabdiNajiib-j7y 9 หลายเดือนก่อน

      Scw

  • @KikiAFCAD-t7g
    @KikiAFCAD-t7g 9 หลายเดือนก่อน +161

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️👍

    •  9 หลายเดือนก่อน

      Kiiii kuu oynaaaye Mala hdashe

    • @AbdirahmanOmar-ds8oi
      @AbdirahmanOmar-ds8oi 9 หลายเดือนก่อน

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤

    • @AbdirahmanOmar-ds8oi
      @AbdirahmanOmar-ds8oi 9 หลายเดือนก่อน

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤

    • @AbdirahmanOmar-ds8oi
      @AbdirahmanOmar-ds8oi 9 หลายเดือนก่อน

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤

    • @AbdirahmanOmar-ds8oi
      @AbdirahmanOmar-ds8oi 9 หลายเดือนก่อน

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤

  • @samaaraaquen4326
    @samaaraaquen4326 9 หลายเดือนก่อน +128

    Abwe walhi waa ku duceyay shaqo wanagsan ku anfacdo allha ku furu waa wiil qalbi wanagsan maskinka😢

  • @Ceelaabe
    @Ceelaabe 9 หลายเดือนก่อน +180

    Jacayl dhibkiisa qof xiriir looga baxay lee garanaaya😢😢

    • @cadnanfarax904
      @cadnanfarax904 9 หลายเดือนก่อน +2

      😢😢wlhi wa runta😢

    • @hawaaragsan189
      @hawaaragsan189 9 หลายเดือนก่อน +2

      Wllhi wa run qof wxkso maren ba daremi kara

    • @Husni_l
      @Husni_l 9 หลายเดือนก่อน +2

      Sida aniga oo kale Lkn waxaan ka qaaday ad adeeg inaa wax qabsato wax isku taro

  • @qoutesandmotivation8303
    @qoutesandmotivation8303 9 หลายเดือนก่อน +35

    Ridwan really you have tried your best counselling philosophy to give moral genuine advice but deep the undeveloped emotional intelligence of the young man has a bound-looking that this is the First Lady that his accord has chosen .

  • @muizaahmed3363
    @muizaahmed3363 9 หลายเดือนก่อน +40

    Finally Ridwaan you give them very good advice thanks bro

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun9978 9 หลายเดือนก่อน +172

    Wlhi wilkaan waa daacad ilaahow shaqo wanagsan u sahal 😭🤲🤲

  • @APDALLECAPPO
    @APDALLECAPPO 9 หลายเดือนก่อน +119

    Allah is one ❤

    • @abshiroxuseen6427
      @abshiroxuseen6427 9 หลายเดือนก่อน +1

      Jecelka waa xanuun badan yahay 😅😅😅😅

  • @CamaarAbdinuur-up6oo
    @CamaarAbdinuur-up6oo 9 หลายเดือนก่อน +110

    Doqon wax Jeclaada Ha noqon pro Ninbaa Tahay Hadii Lagu yidhi Kuma doonayo waxay Ahayd inaad Horay usocoto kun ka quruxbadan baa afkaysaa ka qalbi wanagsan ❤

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan 9 หลายเดือนก่อน +1

      Jcyl ayanad arag ama aqon !

    • @aminaahmed429
      @aminaahmed429 9 หลายเดือนก่อน +4

      @@caalinAbyanjecelkiisaba ha igamaqnaado qof hduu saas ibahdilo bulsho horteeda wlalnimo ha sheegin

    • @MaryanAbdulle-rq9yv
      @MaryanAbdulle-rq9yv 9 หลายเดือนก่อน +2

      Jcyl ka wa cajiib ayado arka ilbax is ka dhig

    • @abdisalamabdullahi1142
      @abdisalamabdullahi1142 9 หลายเดือนก่อน +3

      Runta ka hadashe wlh Anigabo jacel wan somaray is qab qabsi majecli qofka an jecla Mar hadu qimahayda garani wayo wu iga dinte

    • @aminaahmed429
      @aminaahmed429 9 หลายเดือนก่อน

      @@abdisalamabdullahi1142 Haa wlhi absolutely 👍

  • @NimcoFaarax-v4f
    @NimcoFaarax-v4f 9 หลายเดือนก่อน +127

    Ani qofku xtaa haduusan dookhayga ahyn Kuma dhihi karo dookhayga ma tihid anoo qalbigiisa ilaalinaya tan qalbi adagaa 😢😢

    • @Axmadmaxamed-u3z
      @Axmadmaxamed-u3z 9 หลายเดือนก่อน

      Anigaaba iigu dhahday maxa beenta usheegee adiga

    • @zamzamadam4811
      @zamzamadam4811 9 หลายเดือนก่อน +2

      User weey kibirsantahay

    • @FaatushAlii-ih8vl
      @FaatushAlii-ih8vl 9 หลายเดือนก่อน +1

      Wlhi ben ma ahan si kalaa lo mareyaa 😢

    • @axmadkadhe4633
      @axmadkadhe4633 9 หลายเดือนก่อน

      aad iyo aad anigaba sidokale

    • @axmadkadhe4633
      @axmadkadhe4633 9 หลายเดือนก่อน

      Ina ader

  • @Sacdia1976
    @Sacdia1976 9 หลายเดือนก่อน +72

    Waruntiiisa ridhwaan sifiiican ayuu uwaaniyay runtu usheegay mashaAllah

  • @jasminsweetlove5898
    @jasminsweetlove5898 9 หลายเดือนก่อน +59

    Ridwan you have changed a lot in a Good Way wallahi I’m proud of you awal dadka waa ku qosli jirtay markuu dhib haysto hada laakin si serious ah baa ula hadasha labada dhinac baa Wax ka tustaa you give great advice to people you show Them respect emotions I’m so amazed by the way you talk to people keep up the Good work My brother

  • @yaasirmuuse7908
    @yaasirmuuse7908 9 หลายเดือนก่อน +52

    Ridwaan waaba garyaqaan jacayl oo soobaxay guulayso sxb

  • @CrahmaanMaanka
    @CrahmaanMaanka 9 หลายเดือนก่อน +23

    Kusaliya rasuulkeyna muxamed scw scw. صلو على النبي محمد صلى الله الله وسلم

  • @AliMohamed-jh1tl
    @AliMohamed-jh1tl 9 หลายเดือนก่อน +38

    Masha Allah ridwan allaha ku barakeyo mar waxaa tahay youber marne waxaa tahay oday somaliyed wlhi I like qaabka dadka isku keentid markastane ugu guuleysatay gabadhaan iyo wiilkan dardaaran aan caadi eheyn ayaad siisay allaha xifdiyo brother insha Allah waxan ku rajeynaa we love ❤waxan rajeynaa dhamman inay somalida sida adigo kale noqdan insha Allah really appreciate that what are do ❤👍🙏🙏🙏

  • @katrasalat6575
    @katrasalat6575 9 หลายเดือนก่อน +7

    Ridwan you’re the best advisor, the best listener I support you 100% keep up the good work

  • @aizahamza3433
    @aizahamza3433 9 หลายเดือนก่อน +13

    Ridwan! Ridwan! Bro you just said all I wanted to say in the comment section walhi... Thank you for advising this little and innocent youthful souls. You told them all that an elder brother would have said to them. jazakaAllah.

  • @AMIINjeey
    @AMIINjeey 9 หลายเดือนก่อน +53

    Jacaylku ha guulaysto❤❤❤ ha ciilin nin raga abayo 😢

  • @user-amazoonee
    @user-amazoonee 9 หลายเดือนก่อน +95

    Ridhwan issack is a legend ❤😂🎉

    • @roodaabas497
      @roodaabas497 9 หลายเดือนก่อน +2

      Masha Allah Ridwan issach wlhi talo fiican ayuu wiilka siiyey . Jaceyl aan lala wadin ayaa helay wiilka I’m so sorry. Hore u soco walaalkey Ridwan wiilkeyga isku magac tihiin😂

    • @ramadanahmed-fx7ew
      @ramadanahmed-fx7ew 9 หลายเดือนก่อน

      😂

    • @arahmanfarah3663
      @arahmanfarah3663 9 หลายเดือนก่อน

      Ridhwan issack waa best therapist

  • @CaamirRoke
    @CaamirRoke 9 หลายเดือนก่อน +115

    Ilaahow hadda salad kaso kacay daadkaan isku xiir❤😢

    • @hawaaragsan189
      @hawaaragsan189 9 หลายเดือนก่อน +6

      Hadii khyr isugu jiro ilahay haysu sakhiro

    • @rabooshidil6402
      @rabooshidil6402 9 หลายเดือนก่อน

      Maa sha allh mùdaisr siwayn ayuu ku lahadlay ridwan talo wacana waa idin siiyay labadinaba alle haydin garab galo

  • @ashoahmed7391
    @ashoahmed7391 9 หลายเดือนก่อน +122

    I wish I could have a sit down with this girl. It is important to have a husband that loves you more than you love him. Trust me on that.

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 9 หลายเดือนก่อน +5

      I couldn't agree more.

    • @AmiiraQurux-dr3ke
      @AmiiraQurux-dr3ke 9 หลายเดือนก่อน

      Waa sax aad ufcnthy muhiimna uthy iney gabar hesho nin ujecel se ujeceshahay ka daran😢❤❤❤

    • @SULTAN-ek6vw
      @SULTAN-ek6vw 9 หลายเดือนก่อน +1

      Absolutely right ✅️ I agree with that 👍

    • @blessedme8532
      @blessedme8532 9 หลายเดือนก่อน +1

      I agree 100%

    • @leylasalaad5437
      @leylasalaad5437 9 หลายเดือนก่อน

      100% true . I hope you give him a chance

  • @sakiaxmed2126
    @sakiaxmed2126 9 หลายเดือนก่อน +85

    Nabiga ku saliyaa❤❤

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 9 หลายเดือนก่อน +47

    Allah soomaliyeey wiilka ma cawinaa wan ka naxay markuu lahaa hooyo iyo Aabo icawiya mahaysto way dhinteen sidaa hadana waa qof yar ilahay ha u naxariisto walidkii isagana ilahay ha u gargaro Gabadheey riziqa rabibaa bixiyee wiilka u dabac sheekada maba wada dhagaysan lakiin muhimada wan fahmay

  • @sahraabdi4321
    @sahraabdi4321 9 หลายเดือนก่อน +23

    Muthathir Allah isku xir hore usoco ada arkidoona boqol ka qurux iyo qiima badan gabadhan o kudaba carari ada arkidoona

  • @MohamedAbdirahmanDacwi
    @MohamedAbdirahmanDacwi 9 หลายเดือนก่อน +20

    Nolosha dhabtaa marka sii fiirisid waxay ku tusaysaa xaqiiqda aad indhahaaga ka qarinaysid illaahow aduun iyo aakhiraba kuwii guulaysta naga yeel allhuma amiin

  • @sahraabdi4321
    @sahraabdi4321 9 หลายเดือนก่อน +86

    Qof kuma dhihikaro dokhayga matihid ano qalbigiisa ilaalinaya cudurdaarkale ban sheegilaha xata qofan hal maalin aqaanay. Qof wanaag isogalayna kabasi mudan wanaag o dhan😢

    • @Eidohajibotaan8650
      @Eidohajibotaan8650 9 หลายเดือนก่อน +5

      runta in la sheego wey fcnthy sister wallow ay xanuun thy runta qaarkeed hadan waad ku qasban thy🥰❤

    • @azizkeyofficial5909
      @azizkeyofficial5909 9 หลายเดือนก่อน +5

      Qof wngsan ayaa thy 🥰🥰🥰

    • @zamzamadam4811
      @zamzamadam4811 9 หลายเดือนก่อน +2

      Sahra warunta gabadha hadal mataqaano waa dogon la jecladaay

    • @SiikaweAdan-ey7xv
      @SiikaweAdan-ey7xv 9 หลายเดือนก่อน +3

      War tani wa doqon danaysata e allah wa ka fiican haku siiyo hore usoco naag baahan qalbi maleh

    • @haldhaaabdi2158
      @haldhaaabdi2158 9 หลายเดือนก่อน

      @@zamzamadam4811 doqon ma ahan lkn danteeda bey kafskareesa saasana fiican nin dantisa markuugaaro jaceylka sida hore uma noqdo

  • @shekeeyemedia9496
    @shekeeyemedia9496 9 หลายเดือนก่อน +17

    Wano nin rag ah ku waaniyo waa kan ku dhaho wax qabso badal noloshaada go ahead brother and sister 😢

  • @Dhulkifl23.
    @Dhulkifl23. 9 หลายเดือนก่อน +6

    Ridhwan Isack: Give him best advice wlhi Masha Allah qof Qalbi fcn ❤

  • @jabkacabduqaadir-xd7jn
    @jabkacabduqaadir-xd7jn 9 หลายเดือนก่อน +37

    walalow gawadhan kuma rabtoo ee allaah mel gawan hakasiiyo amiin

  • @azmarhassanchannel6062
    @azmarhassanchannel6062 9 หลายเดือนก่อน +55

    labadan qof xaqiiqdi durufta nolsha ayaa kala haysa ma ahane waa laba qof isfahansan, isku qalma is qaadan kara side jeclyihiin allah ugu dhigo oo kheyr ah

    • @ogaalmedia581
      @ogaalmedia581 9 หลายเดือนก่อน

      Wiilyar nolosha hada u cusub tahay iyo naag garooba oo ilmo wadata sidee iskugu qalmi karaan

    • @قناةالقرءان-س3د
      @قناةالقرءان-س3د 9 หลายเดือนก่อน +2

      Gbdhaan wa danayste

    • @Eidohajibotaan8650
      @Eidohajibotaan8650 9 หลายเดือนก่อน

      ​@ogaalmedia581 gabadhan iyo wiilkan dad kala wayn maaha hadana waa qof guur somarey iyo qofan somarin.lkn waxa nasiib xuma in nimanka soomali ay gabdhaha niyda kaxadan gursadan kadib si xun qalbiga uga jabiyan wara qadedana siyan ay hadhowna dhayan sidee wiilka nolosha bilow utahy iyo nagtan groupka isugu qalman like adi

    • @ardhoyahmed6189
      @ardhoyahmed6189 9 หลายเดือนก่อน

      Wilka ka qimo nadan nagtan 4yrs xolahisa isla cuneyse​@@ogaalmedia581

    • @Niimmoh4
      @Niimmoh4 9 หลายเดือนก่อน

      @@ogaalmedia581Gabadha maa ilmo ayay ledahay mida kalena soowkan asaga rabo mahan ayada maxa ku shuftay😂😂

  • @nashaadbihi8902
    @nashaadbihi8902 9 หลายเดือนก่อน +10

    Ridwan waxad tahay youtuber ka ugu mudan runtii Msha alh tallo sidaad usiisay dhalinyaradaas yar yar ead runta ugu sheegtay labadaba wad ku mahasdantahay alle haku sharfo👍

  • @azizkeyofficial5909
    @azizkeyofficial5909 9 หลายเดือนก่อน +17

    Ridhwan Issack wuxuu bixi yay tala wngsan Ale haku sharfo wll Qali 🥰

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 9 หลายเดือนก่อน +13

    Mahadsanid ridhwaan isaaq shaqo wacan ayaad noo heysaa guuleyso mar walba iyo meel Walbo waxa ❤❤❤❤ 👌 💯 👏 👍 🔥 🙌 👌 ❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedissackabdullahi252
    @mohamedissackabdullahi252 9 หลายเดือนก่อน +52

    The point is work hard be amart man and financially stable then you can get the lady deserves to you😊😊

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 9 หลายเดือนก่อน +24

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @samiraswety2115
    @samiraswety2115 9 หลายเดือนก่อน +30

    Ridwanow xal waad raadise sidaa hadalka ugu kala dhig dhigayso gabadha lkn gabadhan melaa u cad wilkana waa mahare caadiya nafta mararka qaar in runta lo shega muhim ah lkn may dhicin sabar abowe katasho

    • @aaminamahamudjimale
      @aaminamahamudjimale 9 หลายเดือนก่อน +2

      Ridwanow wallhi gabadhan wey iga xanajisey willka iney sas ugasho mahen

    • @supoabdi6828
      @supoabdi6828 9 หลายเดือนก่อน +1

      Public bahdil
      Nuuca ugu xun Bay ugaysatay
      Sida roobka Bay kaga dhigtay
      Wiilkan hada wxa laguna leeyahay ma arkayo jacayl nuuca cishgiga loo yaqaan Baa ku dhacay lkn
      Ma soo caafimaado buu garan bahdilkan wayn
      Wallhi waa bahdil 😢😢😢
      اللهم اني أعوذ بك من العشق
      🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 9 หลายเดือนก่อน +12

    Bravo! Ridhwaan congratulations how you handle this side of the episode,wonderful.

  • @maankacade6996
    @maankacade6996 9 หลายเดือนก่อน +15

    Jacel ku waa cajiib runtii qof ku Jacel lama helo lkn qof adan rabin qasab mahan inaan jeclaato amiira xaq ayeey u Lee dahy inaey ka fogaado xirir wayo waxa ay soo marty waa xanuun marka nin rag waye mudasir wllnimada ma dhamaato runtii ❤

    • @LuulMohamed-t6e
      @LuulMohamed-t6e 9 หลายเดือนก่อน +1

      Runtii samankan qof kujecel lama helo

    • @AxmedYuusuf-dj9kj
      @AxmedYuusuf-dj9kj 9 หลายเดือนก่อน

      It is not that way broh, gabadha wiilka haddii aysa rabin in ay 4sano soo isticmaaasho mahyn😢

    • @abc87898
      @abc87898 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@AxmedYuusuf-dj9kj may isticmaalin isagaa waxba u sheegin. Qofna xoolo la sinayo ma diidaayo asoo u baahan

  • @ro_ki1045
    @ro_ki1045 9 หลายเดือนก่อน +49

    NEVER GIVE UP BROTHER 🤝🏻

  • @fadumosicid2074
    @fadumosicid2074 9 หลายเดือนก่อน +4

    محمد صلى الله عليه واله وسلم

  • @hannahani192
    @hannahani192 9 หลายเดือนก่อน +18

    Jeceel waa dhagool waana indho il. Bal waxa qalbi jab kudhacayo eeg 😢

    • @abc87898
      @abc87898 9 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 9 หลายเดือนก่อน +21

    War Ridhwan maa dhiiri Galiye iska NoqoTid wllo😮 Videoga inTa dambe Motivation Waali

    • @UmulkheyrUmulkheyr-t7r
      @UmulkheyrUmulkheyr-t7r 9 หลายเดือนก่อน +3

      Motivationka Mel fican buu ka jooga ridwaan ✅
      Ani xitaa waa kahelay soo u la hadley labada dhinacba'a👏♥️👍

    • @HELLO-b1p
      @HELLO-b1p 9 หลายเดือนก่อน +1

      😂

    • @diegocosta6634
      @diegocosta6634 9 หลายเดือนก่อน

      Mayee tubo galiye😊😂

  • @muxudinkahiye4496
    @muxudinkahiye4496 9 หลายเดือนก่อน +24

    Wilka Allah waxu rawo ha oo salaho 🤲

  • @adeshmursalin2647
    @adeshmursalin2647 9 หลายเดือนก่อน +15

    Actually love is a pressure but nobody can measure one day one time you find the right girl

  • @M45_0
    @M45_0 9 หลายเดือนก่อน +5

    Wiilkan wa daacad wlh miskiin ah allha ufuro faraj kheir ah, 😊 hore wausamesey wanaag hdna wanaag uga tag.

  • @AbdisamadAli-k3s
    @AbdisamadAli-k3s 8 หลายเดือนก่อน +1

    Finally we come muthazir and amiira relashion ship❤🎉

  • @mohamedhorrow464
    @mohamedhorrow464 9 หลายเดือนก่อน +20

    Be self motivated than emotionally damaged bro❤

  • @moustaphaaliawaleh2209
    @moustaphaaliawaleh2209 9 หลายเดือนก่อน +26

    Amira tu est honnête je t'aime fort ma sœur je vous souhaite longue vie avec prospérité santé

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 9 หลายเดือนก่อน +2

    Good advice ridhwan, and for Amiira think twice everything is not about money

  • @Abwaan-Liire
    @Abwaan-Liire 9 หลายเดือนก่อน +5

    Si kastood halbowliyo
    Hanaqa iyo maankiyo
    Hankoo idil u siisood
    Uga dhawrto hadimada
    Haddii aadan xool dhaqan
    Hantida iyo mood layn
    Amba halo irmaan iyo
    Hoobaan kuu dareerayn
    Hadhkaa kuuma jiidaan
    Hadaad mudato dumaroo
    Waa habeen xaloo tagay
    Wakhti kuuma hiilshaan
    Inantu ma aha qof raba inankan lkn yarku waa daacad💔😢

    • @abc87898
      @abc87898 9 หลายเดือนก่อน

      Somalidu horay ugu maahmaheen fara dufanlaa wax duuga iyo labs qaawani isma qaado. Markaa ragow shaqaysta oo nolosha la soo baxa qof ban rabaa shilina ma haysto wax soconaaya maaha

  • @hilaalyusuf8242
    @hilaalyusuf8242 9 หลายเดือนก่อน +5

    Broken heart 💔😥ilaahay wxn kaga baryeynaan brother guuL insha Allah 😢❤

  • @halimojama4593
    @halimojama4593 9 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha alaah ridwaan walaql jira tahat sida aad u waanisay walaalaha ilaahay ajar iyo xasanaad hakaa siiyo aqliga ilaahay ha kuu daayo maasha alaah hore u soco

  • @yahyahajjiqaam6764
    @yahyahajjiqaam6764 9 หลายเดือนก่อน +14

    Even me i could have quit the love that I have for her by the time she was telling him he's not my type😢

  • @fihima6618
    @fihima6618 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ridwaan door weyn ayaad ka qaadatey inaad isku soo dhaweyso labadan qof oo meel dhexe layskugu yimaado waliba wiilka inaad dardaaran fcn aad siisey oo personal development sameeyo waakaga mahad celinaa

  • @Najax-wf6tv
    @Najax-wf6tv 9 หลายเดือนก่อน +3

    Mansha allah ridwaan si wanaagsan baad wax ugu sheegtay

  • @INA_CIISE
    @INA_CIISE 9 หลายเดือนก่อน +16

    Dhamaadka Fidiyowga Wlhi wuu itaabtay😢😢

    • @diegocosta6634
      @diegocosta6634 9 หลายเดือนก่อน +1

      Iiwad sheekada😊

  • @najuucadey4062
    @najuucadey4062 9 หลายเดือนก่อน +40

    Ridwan is a legend wlhi

  • @kawzarjama
    @kawzarjama 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks ridwan isaaq sida wiilka ula talisay 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @NimcanNagiib
    @NimcanNagiib 9 หลายเดือนก่อน +10

    The end 😢stay strong brother 😮

  • @mohamedamein4525
    @mohamedamein4525 9 หลายเดือนก่อน

    Very nice 👌 👍 Consultant Ridwan Izak
    Bro Go forward 👏 Don't worry and Don't Sleep until you change the life

  • @Dhulkifl23.
    @Dhulkifl23. 9 หลายเดือนก่อน +8

    Ridhwan Is so funny 😂😂😂hal hadal bas aa igu filan :
    Doqeyga ma ahaeyn?
    Bro mudathir respect yourself 😅😅

  • @farhiagabeyre5189
    @farhiagabeyre5189 9 หลายเดือนก่อน +2

    Ridwaan waano fiican waad siisay🙏🏽🙏🏽lakin wiilka gacan qabo Allah khair haku sayee🤲🏼

  • @abdifatahmousegasle9818
    @abdifatahmousegasle9818 9 หลายเดือนก่อน +4

    Radwan zhp gapadhu goan cad ayey gartay ee ninka
    Zi zhptinimo wax ugu sheeeg tnx🙏🙏

  • @sucaadabdilahi3375
    @sucaadabdilahi3375 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mudasir waa wiil miskiin ah oo wangsan Alle shaqo khayra qabta ha siiyo

  • @IbaroozAhmed
    @IbaroozAhmed 9 หลายเดือนก่อน +6

    Mashallah ridwan gabada wikan manebca lkn xalada jira illahey hafududeyo ❤❤❤❤

  • @usern134-h4g
    @usern134-h4g 9 หลายเดือนก่อน +1

    Walalnimo daneysi kujiro walalnimo maha e wiilkayar waxa kula talinlaha lacaqihisa inanu cidna iska sinin e isagu mustaqbal kusamesdo enshallah gabadha calafkisa wu heli one day

  • @sacdiyaahmedmohamed9755
    @sacdiyaahmedmohamed9755 9 หลายเดือนก่อน +18

    Wll si kastoo aad ujeceshahy ha is ciqaabin oo ha is bahdilin plz istiqfaarta badso 😢 Faraj kheyr badan Allaha kuu furo🥺🤲

    • @diegocosta6634
      @diegocosta6634 9 หลายเดือนก่อน +1

      Kan wixiiza bahdil waa dhafeen, waxa ka drn camerada markay ka tagaan, cunug ey dhashay cml ayay u canaana doonta😊😂

    • @sacdiyaahmedmohamed9755
      @sacdiyaahmedmohamed9755 9 หลายเดือนก่อน +1

      @@diegocosta6634 weyba iska cadahy madaa😂😂

    • @abc87898
      @abc87898 9 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@diegocosta6634😂😂😂😂😂 way ka muuqataa siday isu kibrinayso 😂

  • @abumumtaaz8282
    @abumumtaaz8282 9 หลายเดือนก่อน +1

    Dhibka ugu xun ee qofka dhalinyarada so Wajaha waa adigo qurbo nacasa joga shaqana hayn alle hakulagarabgalo lkn strong noqo shaqeeso waxno baro kadhac jcylkn iyo wixii lamida nolasha jacayl kaliyamaha marka waxtabcato waxwalbo waa kuu easy

  • @maxamedcade4117
    @maxamedcade4117 9 หลายเดือนก่อน +5

    he doesn't deserves what is going on , however i hope him a quick recovery brother

  • @zimraanmohamed6665
    @zimraanmohamed6665 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waligaa qofna haka dalban sadex shay 1jacyl
    2:daryeel
    3:naxariis wayo qofna kuma siin karo ilaa ay qalbigiisa ka so godo ❤nolashada qiime iyo tan qoyskada ka hor wax walba oo dunida saaran

  • @idilmohammed6873
    @idilmohammed6873 9 หลายเดือนก่อน +6

    Habadhan kibir iyo aqli aqli ay wada lakin wiilkan jaceyl a walooyo qalbiga allah ha udajiyo maskinka mid ka kheyr badana allah ha ugu badalo

    • @diegocosta6634
      @diegocosta6634 9 หลายเดือนก่อน +1

      Jcl kaligiis waxpa ma taraayo, gabadha runta ayay sheegtay, lacag aya raba oo cad waaye warkeeda, asigana inuu tu kala raadsada la qaatay intuu shaqaysto,

  • @Zeddy-kf5ue
    @Zeddy-kf5ue 9 หลายเดือนก่อน +4

    Ridhwaan mnshll ur wonderful bro lots of luvv😢❤

  • @kingbuu9951
    @kingbuu9951 9 หลายเดือนก่อน +25

    Never give up brother ❤❤❤❤

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 9 หลายเดือนก่อน

    Aniga fikirkeyga qof aad mudo fiican istaqanaan oo aad waan ku ogtahay haddi uu ku dhoho waan jeclahay oo ay daacad ka tahay ka aqbal waayo waa qof adiga kuu wanaagsan qofkan lama cadibo daacadii💯👏👏

  • @deeqoalishire7744
    @deeqoalishire7744 9 หลายเดือนก่อน +7

    Walahi war keda wa cadyahay wiilow danayso oo walalaha korso

    • @diegocosta6634
      @diegocosta6634 9 หลายเดือนก่อน

      Waaba nin waalan, naagtaan kuma rabo ayay taagan thy, nin lcg leh ayaan raba, oo gabartayda kafaalo qaado, asigana wuxu tgn yhy hada shaqo raadsa😊

    • @deeqoalishire7744
      @deeqoalishire7744 9 หลายเดือนก่อน

      @@diegocosta6634 hhhhhhhhh astaqfirulaah

  • @AlibidixoFantastic-wr1gj
    @AlibidixoFantastic-wr1gj 9 หลายเดือนก่อน +1

    wiil daacad ah ilaahay shaqo wcn ha ku siiyo jaceylku waa balaayo❤

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 9 หลายเดือนก่อน +6

    Gacmaha illhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤

  • @anaa1232
    @anaa1232 9 หลายเดือนก่อน

    So emotional wllhi abwe qalbiga allah ku qabojiyo riyooyinkga allah hku rumeyo culeskasta fuded allah hku badalo🥺🥺i.a nolol qurux bdna o waarta ku rjyna🤲

  • @EngineermohamedAbdullahi
    @EngineermohamedAbdullahi 9 หลายเดือนก่อน +12

    How lucky am I to have fallen in love with my best friend?❤❤❤

  • @SharmaakeMaxamuud-c5j
    @SharmaakeMaxamuud-c5j 9 หลายเดือนก่อน +2

    Ridwaan zxb waxa aad ku wacnayd garsoore ka ugu wanaagsan sida cadaaladaa ee aad wax ugusheegaydi mashallaah waxwacanbadsamaysay

  • @xawowadaadofficial2014
    @xawowadaadofficial2014 9 หลายเดือนก่อน +9

    Intaad gabar waraysanaysey waa gabadhii ugudaganey Mashalaah ❤❤❤

  • @AbdirahmanAli-d1y
    @AbdirahmanAli-d1y 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ridhwan maad u furtid youtube Somalia 🇸🇴 ayaa garab is taa geeso 🎉🎉

  • @KhalidAhmed-mz1yj
    @KhalidAhmed-mz1yj 9 หลายเดือนก่อน +4

    Thank you ridwaan tala fiican ayaad siisay labadoodaba

  • @AbdikhaliqFaysal
    @AbdikhaliqFaysal 9 หลายเดือนก่อน +1

    You know what I liked, dhamman 4 parts kaba wan daawaday but waxa isoo jiitay the way he gave them advices wlhi intaas hadduu wax ku qaadan waayo iskuna bedeli waayo wax kale oo bedeli doona ma jiridonan as I think. Anyway thanks Ridwan for your content and inspiring them , sido kale waxa jiri kara kuwo same scenario ku jira oo uu video gani u noqon doono solution.

  • @Amoore196
    @Amoore196 9 หลายเดือนก่อน +13

    Qoftan aniga ayeba ibadashy inaa wax qabsado ii horseday an nafteyda wax ka badalo tnx

    • @diegocosta6634
      @diegocosta6634 9 หลายเดือนก่อน

      Oo hada miya siigayssta kaliya war shaqyso, oo gaari kacanle noqo😊😂

  • @abdifatahirgin7210
    @abdifatahirgin7210 9 หลายเดือนก่อน

    Wakhti waxan jogna waxkaste oo wanagsan oo qof u qabato uu ku arkayo qof liita oo daciifa never give up bro noloshu waa wareegto malintada way imanaysa wanad u yartahay aduunka ❤️‍🩹

  • @abwaangedey
    @abwaangedey 9 หลายเดือนก่อน +7

    Ridwan Isack, good job wax ficanaa sameysay, barneemishada noocaan ah oo wax lagu dhisaayo, oo bulshada dhiira gelin u noqan karo wax badanna ay ka baran karaan soo badi, kuwa kaloo dhibaato bulsho ka dhalan karto iska dhaaf bro, meel ka kheyr badan ayaa Alle kaa siinaayo.
    Mahadsanid ❤❤

  • @abdikadirsocdaal8400
    @abdikadirsocdaal8400 9 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah Ridwan iyo labada dhalinyara waxay soo bandhigeen Qiso cajiib ah. Qofkastaa haa lagu ixtiraaama fikridiisa. Waaku amaanayaa ridwan shaqada wanaagsan iyo inuu wax fahansiiya wiilka waliba si gaara ah. Ilaahey amuurahooda haa u sahla.. kuwii noolal wadaaga ilaaha ka Yeela❤

  • @Hilowle-pc2cn
    @Hilowle-pc2cn 9 หลายเดือนก่อน +3

    wlhi sxb iska dhaf manta hadi waxkasta haysan leed o bari lacak la.an ama faqir noqoto saan lee kaaga tagi leheed wlhi hada chance heesata go.an kagaar wlhi waxaa laga yaaba in alle meel kfcn ku wado bro always be stronge

  • @madoo199
    @madoo199 9 หลายเดือนก่อน +2

    Ridwaan wllhi gabdha waad Ku talax tagtay, maxa Ku daaray dadka dhex unoqo, maaha hadayna yadu dareen uhaynin inay dambi gashay, Alle qof kasta dookh gaara Ku abuuray, maaha haduuna dookheda ahyn inayna jecel aqoonin.
    Hadalada qaar yaduna way Ku qaldantahy, balse always be in the middle. ❤

  • @baashiboy1
    @baashiboy1 9 หลายเดือนก่อน +2

    BRO Hadaa wax iga maqleeso Walaazhaa ka dhigo qoftaan hore u soco dhiira galin ka sii qaad sidee u dhaqmeeso BARI mid ku garab istaagto sidaa tahay kugu qaadaneeso Ayaa heleesaaaa guuleeso shaqo Fiican Rabi Hakuu sahlo

  • @madamhasmah2771
    @madamhasmah2771 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ridwan isak wlhy waamada waan ka helay xita anigay i anfacaysa halka aad tidhi shahaadadi jaamacda waxa ka roon hal xirfad imika waan iska dayey shaadadi in aan wax ku raadiyo wax aan anigu rabo ayaan raba in aan samaysto marka mahadsanid wllky dhalinyada kuwa rabbi riyooyinkoda ha u rumeyo hadi aad 998 iga dhex aragtay mahadsanid rabbi dambiga iyo waalidkaba ha dhaafo❤❤

  • @feysalcabdi106
    @feysalcabdi106 9 หลายเดือนก่อน +10

    Marka lagujecelyahay waakibir badantahay saas mauogtahay yaaigu raacsan

  • @TruthNeverHurt462
    @TruthNeverHurt462 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waw ridwan waa legend bro labadan qof soo celi aan lacag u aruurino weey isjeclyihin lkn laba qaawan ismaqaado ayaan kadareemay❤

  • @AdenOmar-uo7wr
    @AdenOmar-uo7wr 9 หลายเดือนก่อน +8

    Waxa tahay niin ragaa sxp loma bah bahno inaad jilicsanantada tuustid gabadh waayo waxa jiraa gabdho ka qurux badan kana naxaris badan finaly waxan kugula talinlaha maar uun kagoso ❤❤😮

    • @diegocosta6634
      @diegocosta6634 9 หลายเดือนก่อน

      War kan nacas waaye wlh rag maaha, naag kuma rabo i dhahday maxaa ka ag qabta, waa ku jeclahay ayuu lasoo cirid wayn yhy , allaw yaa gafuurka ku dhufto😊😂

    • @abc87898
      @abc87898 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@diegocosta6634😂😂😂 adoo jacayl Wayn ku hayo illahow ikaa tus kkk inaad ooyi waydo rag kulhaa ragu ma dhagxaanbaa iyagaaba dumarka ka jilicsane

    • @diegocosta6634
      @diegocosta6634 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@abc87898wlh jcl kan ka drn wn arkay, ina ayada kaliya isku ooysiiyo macquul, lkn naag dadka hortiisa, sidaan iigu bahdishay daqiiqad ma hor fadhiyeen wlh😊😂

    • @zamiira.abdi.
      @zamiira.abdi. 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@abc87898 haa wlhi waa runtaa nin raga tahy lee un yaqaanin jacaylku nin yo nag tona ma aqaan hadu ku haayo jacayl saadi hore ma tihid wad ka jilicsantahy marka dad an jacayl waxba ka ogayn le dhaha san maxa waye is adkeyo wax qofku naf ma lahan miyaa

  • @sofiyasaid528
    @sofiyasaid528 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wiilkaan yar marka hore ciyaal siiyaha iska badal oo nin tosan xaga cibaadada ubado Aduunyo ilahay udaa ayadaa ku soo donanayso ❤

  • @jimalenur4142
    @jimalenur4142 9 หลายเดือนก่อน +5

    The pain of love 😢can only be understand when women leaves because of financial crisis. Slzter avoid treating badly gust because he is somehow weak on the pocket be aware u can't predict tomorrow he might change and become a man with wealth. Look tommorrow and nt only today date 26/1/2024 hasusteytha jey nur ❤

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 9 หลายเดือนก่อน +1

    Naagtaan wiilkaan maba anfaceyso 100% waayoo wey qalbi adagtahay xoolahiisa wee rabtaa waana qof soo gubtay wiilkaan waa yaryahay waana dadaalayaa gabar asiga oo kale ah ayaa u roon naagtaan wee qalbi adagtahay aad iyo aad wiiloow gabadhaan hadaadan ka harin halis baad ku jortaa!!!.

  • @fanstime1560
    @fanstime1560 9 หลายเดือนก่อน +4

    Yaa Haayu Yaa Qaayyum Allah is all knowing