Ax! Gurkisa Familkayga Raali kama Ehen Lakin Cadaab igilshay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 350

  • @yusufkabiila7406
    @yusufkabiila7406 5 หลายเดือนก่อน +132

    Aynu kuwada salino nebigeena maxamad scw scw scw

    • @AbdirahmanOmar-ds8oi
      @AbdirahmanOmar-ds8oi 5 หลายเดือนก่อน

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤

    • @AbdirahmanOmar-ds8oi
      @AbdirahmanOmar-ds8oi 5 หลายเดือนก่อน +1

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤

    • @AbdirahmanOmar-ds8oi
      @AbdirahmanOmar-ds8oi 5 หลายเดือนก่อน

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤

    • @AbdirahmanOmar-ds8oi
      @AbdirahmanOmar-ds8oi 5 หลายเดือนก่อน

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤

    • @AbdirahmanOmar-ds8oi
      @AbdirahmanOmar-ds8oi 5 หลายเดือนก่อน

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤

  • @xasancumar2674
    @xasancumar2674 5 หลายเดือนก่อน +53

    Walalahena falastiin an uwada duceyno❤ wll

  • @axmedduqoow1714
    @axmedduqoow1714 5 หลายเดือนก่อน +87

    Aan Badino Saliga Xabiibkeena Muxammed ﷺSCW

    • @AbdirahmanOmar-ds8oi
      @AbdirahmanOmar-ds8oi 5 หลายเดือนก่อน +1

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤

    • @AbdirahmanOmar-ds8oi
      @AbdirahmanOmar-ds8oi 5 หลายเดือนก่อน +1

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤

    • @AbdirahmanOmar-ds8oi
      @AbdirahmanOmar-ds8oi 5 หลายเดือนก่อน

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤

    • @AbdirahmanOmar-ds8oi
      @AbdirahmanOmar-ds8oi 5 หลายเดือนก่อน

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤

    • @AbdirahmanOmar-ds8oi
      @AbdirahmanOmar-ds8oi 5 หลายเดือนก่อน

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 5 หลายเดือนก่อน +120

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋😢❤️

    • @SahracabdiGoox-l6z
      @SahracabdiGoox-l6z 5 หลายเดือนก่อน +3

      Alllah tan waaa itixaan 😂😂

    • @UgbaadCkariim
      @UgbaadCkariim 5 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw

    • @AbdirahmanOmar-ds8oi
      @AbdirahmanOmar-ds8oi 5 หลายเดือนก่อน +4

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤

    • @AbdirahmanOmar-ds8oi
      @AbdirahmanOmar-ds8oi 5 หลายเดือนก่อน

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤

    • @AbdirahmanOmar-ds8oi
      @AbdirahmanOmar-ds8oi 5 หลายเดือนก่อน

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤

  • @RidwaanInaxasan
    @RidwaanInaxasan 5 หลายเดือนก่อน +45

    Marwa Kuu Calool Nugul Gogol Caraf Ieh Kuu Dhigi Guri Cadar Ieh Kugu Sugi Laabteeda Kuu Culi Ninka Calaf Ku Heleyoow Ha Cabiidin Abidkaa Abidkaa Uma Qalanto Ciilkuye Ha Canaan Waligaa Inaad Caada Geeysoo Cududeeda Noqotaa Cadowgeeda Jibsaa Lugu Ciiltiraaye Ha Ku Caasi Gaarida Caruurtaada Haaysee Cagajiidka Badan Daa Caqligaaga Soo Celi Cudoontaada Ia Caweey ❤️

    • @FaizahD-po2gl
      @FaizahD-po2gl 5 หลายเดือนก่อน

      Nin rageed🦁🔥🤴

    • @KhatraSalah
      @KhatraSalah 5 หลายเดือนก่อน

      Mansha Allah nin raged Allah hakuxafitho

    • @UmzakiUm
      @UmzakiUm 5 หลายเดือนก่อน

      Maasha allah shukran

    • @saafihaji7383
      @saafihaji7383 4 หลายเดือนก่อน

      Ragu intaa mawada gartaan

    • @smile2567
      @smile2567 4 หลายเดือนก่อน

      Bakh bakh

  • @ifrahmuze3593
    @ifrahmuze3593 4 หลายเดือนก่อน +9

    horta guurku waa calaf aniga waxan guursaday nin anu isku magalo nahay qabil ahan maa kala fogin walahi isaga iyo reer kiisu silic aduun ayu i dhamayen farax inader iyo shiisheye maa kala lee farax wa un farax

  • @shukricali4480
    @shukricali4480 5 หลายเดือนก่อน +39

    Dawadaha ugu horeeyo waa ani ee like 👍 isaar😂

    • @Cazanyo-b1h
      @Cazanyo-b1h 5 หลายเดือนก่อน

      Iga hysa gapoyy 😂❤

  • @HafsamohammedHafsa-oo8xm
    @HafsamohammedHafsa-oo8xm 5 หลายเดือนก่อน +21

    Mashaa allah hadaa tihiin rer somaliland waind jeclahy walhi shekoyinna wan jeclahy ilahy amrkiis aad baan uduxaa qali cadi iska dhig loguma nacbee nolol fiican ku rajenaa ❤❤❤

    • @FaizahD-po2gl
      @FaizahD-po2gl 5 หลายเดือนก่อน +2

      Mahadsanid qalbi boqoradbathy ❤💋👸

    • @MaxamedAmin-z8c
      @MaxamedAmin-z8c 5 หลายเดือนก่อน +1

      Sidkle ❤❤

  • @ugbaad4136
    @ugbaad4136 5 หลายเดือนก่อน +6

    Caqliga miskaha uga jiray wakhtiga ay duleystaha ku meereysaneysay wey dhacdaa dheh horey uga soco sister

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 5 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkkkkkkkk waa qalqaali iyo fudayd

    • @saarabintumustafaa3415
      @saarabintumustafaa3415 5 หลายเดือนก่อน +1

      Alla beerka waad iga qoslisay😂

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 5 หลายเดือนก่อน +1

      Ardaydii farxiya cabsiiye. Mar hadaad maqasho duleyste iyo qoyan.

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun9978 5 หลายเดือนก่อน +46

    Garoowe magaalo sharaf leh waayo anigabo ano qofna ka aqoon ayan dagnaan jiray dad gob ah ayaa dagan waligay saa la iima fiirin ee cuqdad ay walidiinteeda kuso koriyeen ayaa dhibkaas ku keenay waaayo ilmaha waxa lagu koriya dhul walbo soomalia dagto inu dhulkiisa yahay lkn dhibka idin haysto waxaa waayo cuqdad ilahay somali qalbigooda burcad ha isku mariyo

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp 5 หลายเดือนก่อน

      Adiga rer somalind baad tahay miya

    • @hafsomuun9978
      @hafsomuun9978 5 หลายเดือนก่อน

      @@Kingofcity-we4gp maya wll

    • @UmzakiUm
      @UmzakiUm 5 หลายเดือนก่อน

      Aamiin yaarabi ilmaha badanaa cuqdad lagaliyaa anaa arkay

    • @sacdiyaali3641
      @sacdiyaali3641 5 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂 hayeelin

    • @aminaxirsi6233
      @aminaxirsi6233 5 หลายเดือนก่อน +1

      iyada somaali maaha sida adiga aamin San tahay lkn ka waran hadii gabadhada amba walashaa ku dhacdo yacnii cadaw waxaa kugu noqon karaa qofka dadka kuwuu dhow ninka naagta ilmihiisa dhashay maxaa keenaya inuu qabiilkeeda ku dhibaateyo

  • @leylajaamac7094
    @leylajaamac7094 5 หลายเดือนก่อน +17

    Ridhwaan ajar iyo xasanaad Allaha kaa siiyo aamiin

  • @NuuraCabd-d2d
    @NuuraCabd-d2d 5 หลายเดือนก่อน +14

    Qoftan shekedadu iguma socoto waaba caajis😮😮

    • @HamdiMuse-i4i
      @HamdiMuse-i4i 5 หลายเดือนก่อน +1

      😂ani Miya ii ooged markan wax yar dageste ayaan dehe sidha 😂horta ani maxan kuhesta dadka saxibada ah oo istijibinayan iyo kuwa iss hor fadiyan kuwasey igubaxdha wlhi hadan ruun kahadlo lkn ridwn issck waan jecelne wuxu nasogarsiyo wuu kuu mahadsanye❤🙏jir oo joog waliga

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 5 หลายเดือนก่อน

      Cuqdadii bay caajisna kudartay miyaa?😂 😂.

    • @NuuraCabd-d2d
      @NuuraCabd-d2d 5 หลายเดือนก่อน

      @@Tasniim1 Haa walhi kkk

    • @Xamsekayse1122
      @Xamsekayse1122 5 หลายเดือนก่อน

      ​@Tasniim1 Cuqdad waxay haysato idinkaaa jira

    • @IkraHussein-g4t
      @IkraHussein-g4t 5 หลายเดือนก่อน

      Me to😂

  • @maxamedcalixasan9233
    @maxamedcalixasan9233 4 หลายเดือนก่อน +2

    Maxaad ugu celcelin caawa oo dhan mana yaride iska dhaaf isyeelyeelka gabdho afar iyo toban jir lagu guursaday kuna dhalay ayaanu naqaanaye

    • @MaryumAbdi
      @MaryumAbdi 3 หลายเดือนก่อน

      War iska amusa raga somaliyed wa kuwa ugu xun aduunka xata mayaqanan ixtiramka xaaskoda ilmaha iska daye

  • @afnancumer8907
    @afnancumer8907 5 หลายเดือนก่อน +27

    Ilahayow dadka dhiban dhibta ka dul qaad

    • @riyanmohamed5614
      @riyanmohamed5614 5 หลายเดือนก่อน

      Ameen ya Allah 🤲🤲😥

    • @QaniYusuf
      @QaniYusuf 5 หลายเดือนก่อน

      Ameen ya rabi.

    • @Honey_iyo_chocolate
      @Honey_iyo_chocolate 5 หลายเดือนก่อน

      Amiin ya rabb

    • @hanaanmed7938
      @hanaanmed7938 5 หลายเดือนก่อน

      Amiin yaa rabi😢😢

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp 5 หลายเดือนก่อน +15

    Guul.somalilnd.sorry.inader😢😢😢😢😢

  • @fahanjamafarah6802
    @fahanjamafarah6802 5 หลายเดือนก่อน +3

    Asc wrt wbt ridwan iyo wallaha kugu xiran masha allah wa adeg fiican hour soco dadkada cawi jizakallaahu qer wixii an wanag sanen iska jir Mar Mar waxan arka ciyal fowdo dhaqanka iyo diinta ogow

  • @mslove5933
    @mslove5933 5 หลายเดือนก่อน +2

    Daacad nimada badan iyo qalbi jileeca waa cudurka hablaha soomaaliyeed 😊

  • @ZeroToHero2023
    @ZeroToHero2023 5 หลายเดือนก่อน +9

    Cuqdadi sharma boy uu sheegaye aya ciyaalka som/land kuwada qofilan ee rer koonfurta ey u arkaan cadaaw iyo shiisheeye.#Lets Resolve Our Indifferences As Brothers and end this hate forever. #LetsBe1Somalis.
    #LetsEndThisHatredBetweenUs.
    Lets Unite To Achieve Our Common Goal.

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 5 หลายเดือนก่อน

      Talada familyga iyo waalidkaaga inaad qaadato waa muhiim noloshaada

    • @Xamsekayse1122
      @Xamsekayse1122 5 หลายเดือนก่อน

      BadhaaCiYe

    • @Beru700
      @Beru700 5 หลายเดือนก่อน

      Cuqdad ma ahan ee waa uun iska caqli dumar .
      Hadii siyaasiyiinta somalidu is neceb yihiin .shacabka somalidu waa is jecelyiin meel.kastay joogan iyo qabiil.kasta oo ay yihiin

  • @shukribrager4661
    @shukribrager4661 5 หลายเดือนก่อน +7

    This girl is defending while attacking. We need the side of the story!

  • @QueenHH252
    @QueenHH252 5 หลายเดือนก่อน +6

    Please iso boqda halmar gacanta isara dadkey gow allah dartiisa plz ha idhafin jazakallah ❤❤❤ thank you 😍😍😍 plz 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @fihiimakayze143
    @fihiimakayze143 5 หลายเดือนก่อน +29

    Wale hadaL keda ayn ka garty inay somalilandr tahy 😂😂

  • @hassankhayr2963
    @hassankhayr2963 5 หลายเดือนก่อน +14

    Habar jeclo dib bey kagocdaan miyey ehed😅

    • @FaizahD-po2gl
      @FaizahD-po2gl 5 หลายเดือนก่อน

      Faarta jooji😅

  • @KowsarAsadaadan
    @KowsarAsadaadan 5 หลายเดือนก่อน +8

    800k coming soon l.a ❤

  • @Munamaanka5870
    @Munamaanka5870 5 หลายเดือนก่อน +10

    2013 aydba wariyad ahaade seed u garaneynin xiligad reer yeelatay 😅 ma leysku ciyaaraya da'ahan 33 ama 34 wad thy wll mcn

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 5 หลายเดือนก่อน +1

      Waxay tiri waxaan dhashay sida la’iisheegay dagaaladii sokeeye oo ay ula jeeday markay iyaga dhexdooda isdagaalayeen. Waxayna ahayd 1994. Marka sidayna ugaraneyn sida ilmo loo koriyo? Adna waxaabad tiri 2013kii bay wariye ahayd.

    • @ayaanahmedmohamed7625
      @ayaanahmedmohamed7625 4 หลายเดือนก่อน

      Saw magrnysid iny tv qaranka jogi jirty😂😂

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 3 หลายเดือนก่อน +2

      @@Tasniim1 markeey guursaneeysay kama yareeyn 21-22 sano waayo dagaalka habraha wuxu ahaa 1994-1997, iyadana waxay guursatay 2017kii marka sidee Uur ku yelatay hadeeysn aqoon caruur korin?

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 3 หลายเดือนก่อน

      @@wondroussoul5414 wixii larabo baa la’inoo sheegayaa waase hadaynu kayeelo.😂.

  • @DeeqoCabdi-md1ss
    @DeeqoCabdi-md1ss 5 หลายเดือนก่อน +13

    Ado dhaxal rebikaro ha naqan dhinto ala tabin 😢

  • @adnabarqadle651
    @adnabarqadle651 5 หลายเดือนก่อน +2

    Please ridwan dadka facial tissue sii ilinta iskaga tirtiraan iyo biyo

  • @inafarah3448
    @inafarah3448 5 หลายเดือนก่อน +2

    Horta gabadhi dhalasho maaha ee waa dhaxdinta saasey thy na markale waa ku marti qoftad qabta marka in layska tiiriya wacan 🤍
    Inder alle khyr inta kuso martey ku ilawsiya hagugu badalo gclooy❤

  • @SuldaanMuna
    @SuldaanMuna 5 หลายเดือนก่อน +1

    Qisadan inti ugu adkayd markay maraysay markhati banka aha garowe Insha Allah way guulaysan salma iyo hooyo walbo kaliged ilmo korsanaysa

  • @KhadraYusuf-yt2el
    @KhadraYusuf-yt2el 5 หลายเดือนก่อน +10

    😢😢😢😢😢😢😢 geed walba in gubta hoos taal

  • @yusufmohamed-bw1fi
    @yusufmohamed-bw1fi 5 หลายเดือนก่อน +7

    Kulahaa ma xasuusto inta aan jiray hhhh 😂 waxay sheegyso😂dhan ba khiyaali ah

    • @AyuubMohamett
      @AyuubMohamett 5 หลายเดือนก่อน

      Wlhy waa dhab waa kanaxay qisoyinka inta dambe iyada io caruurteda wey xanuusanyihin😢

    • @ahmedabdi684
      @ahmedabdi684 4 หลายเดือนก่อน +1

      Waaa bahal beeen badan ooo cuqdad lagu ko riyey ) beensheeeg lkn wax run dhow sheeeg

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 3 หลายเดือนก่อน

      @@ahmedabdi684 cuqdada waa shay cajib ah wlhi waan la yaabay nin ay reerkiisa neceb tahay oo cadaw ay u aragto mxy u guursatay yaab

  • @mahatomar8453
    @mahatomar8453 5 หลายเดือนก่อน +3

    1 million coming soon 🎉

  • @nuurahahmet3627
    @nuurahahmet3627 5 หลายเดือนก่อน +3

    Tan waa habar jeclo sbaabtoo ah iyagaa gocashada leh😂😂

  • @HooyoMcn-x2o
    @HooyoMcn-x2o 5 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekada way qasan tahay ridwaana meel u kala qabsado wu garan layahay gabadha garawe ayaan qalad ka fahmay mayna ledahay warkiyo koban 😊

    • @Tazniim888
      @Tazniim888 5 หลายเดือนก่อน

      gabadhu wiilka way jecleed lkn family geeda qabiil ahaan nacsiyy😂

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 3 หลายเดือนก่อน

      @@Tazniim888 Nin aad reerkiisa neceb tahay maxaad u guursaneeysa Marka hore oo aad ilmo ugu dhaleeysa???

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 5 หลายเดือนก่อน +16

    Inantaaan waxay ahyd inan yar oo cuqdad lagu koriyey markii hore way cuqdadaysneed hadana dad baa ka waaley xaga familkedaa kuma ay taagerin inay guursatey lkn qabyaalad iyo caadifad bay kala dhamaan wayeen

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 5 หลายเดือนก่อน +4

      Familykaaga taladiisu waa muhiim inaad raacdo marwalba waa sida ugu fiican ama wiil ama gabadh labadaba inaad dhagaysato oo qaadato talada faamilkaaga

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 5 หลายเดือนก่อน +2

      Hadii talada waalidkaa aad qaadan waydo waa khalad iyo dhibaato

    • @FaizahD-po2gl
      @FaizahD-po2gl 5 หลายเดือนก่อน +3

      Dee family ku qofkan xumaantiisay arkayeeno waakaba xumantay la arkayeen walidkaa hakula taliyo ma cuqdadbaa

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 5 หลายเดือนก่อน

      @FaizahD-po2gl talada waalidkaaga waa inaad qaadato oo raacdo sidaas baa sax ah thanks walshy♥️♥️♥️♥️♥️♥️

    • @FaizahD-po2gl
      @FaizahD-po2gl 5 หลายเดือนก่อน

      @@maxamedxuseen4516 Haa wllo maanta qof aan anigu isleeyahay nafkuuma hayo haduu walidkay igula taliyo waan ku qancayaa mid aan jano moodayey haday ii diidaana waanka qancayaa qofkaas waayo walidku meel dheeronad arkaynbuu wax ka arkaa wallhi

  • @AmalMohamed-rs9jc
    @AmalMohamed-rs9jc 5 หลายเดือนก่อน +3

    Bisinka subxaanallaah
    Maxaa qaldan somaaliyi
    Waa is fahmaane

    • @ahmedabdi684
      @ahmedabdi684 4 หลายเดือนก่อน

      Cuqdadbaaaa lagu ko riyey
      Gabadhaaaan so sory ) wax aaana jirin baaa laga dhaadhiciyey)

  • @Dhaxdhigtee
    @Dhaxdhigtee 5 หลายเดือนก่อน +7

    Spain 🇪🇸 yaso dawdee😂😂

    • @abu-ff8ws
      @abu-ff8ws 5 หลายเดือนก่อน

      Magaca meesha kuugu qoran 😂

    • @Dhaxdhigtee
      @Dhaxdhigtee 5 หลายเดือนก่อน

      @@abu-ff8ws see wye😅😂🤏

  • @MaryanMaxamed-k6j
    @MaryanMaxamed-k6j หลายเดือนก่อน

    aniguba waxan jecelahy inaan ilmhygoo waaweeynaadey arko

  • @Independent-girl1
    @Independent-girl1 5 หลายเดือนก่อน +1

    Naaye sidan ma wariye ku tahy uff😢😢😢

  • @Ulasilamaz
    @Ulasilamaz 5 หลายเดือนก่อน +6

    team ridwan issack 800k coming soon 😊

  • @drsaishaaliabdi8917
    @drsaishaaliabdi8917 5 หลายเดือนก่อน +7

    Wll meesha tish🤧 ay ilmada isaga tiran 😢😢 iyo biyo🍷🍹🥂 ay caban markay sheekeynayan u keen dadka iyo sigaar🚬 ay cabaan markay stress dareeman

    • @feriihadalmar2900
      @feriihadalmar2900 5 หลายเดือนก่อน +3

      😂😂😂 waxa kloo ka ilwdey marawaxd ay isku yara qabojiyaan bl kwrn mala ycniga

    • @drsaishaaliabdi8917
      @drsaishaaliabdi8917 5 หลายเดือนก่อน

      @@feriihadalmar2900 🤣🤣🤣🤣 waa run waan ilaawey ❤🥰

    • @caashobashiir648
      @caashobashiir648 5 หลายเดือนก่อน +2

      😂😂😂thanks waad iga qoslise tishka iyo biyaha garanaye sigaarkuna xagee u socdaa😂😂😂😂😂

    • @drsaishaaliabdi8917
      @drsaishaaliabdi8917 5 หลายเดือนก่อน +1

      @@caashobashiir648 adiga mudan zamiyey ❤❤❤😃😃😃😃 sigar ka stress kay isaga bi'inayaan 😃😃😃🤔

    • @SuweidaCQaadir-gg3qj
      @SuweidaCQaadir-gg3qj 5 หลายเดือนก่อน +3

      Marky fadhiga kudaalan sariir ay ku nastan ilowde😂

  • @umuabdiaziiz7213
    @umuabdiaziiz7213 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ridwan walal wan kubahanahay xage kala soxiriraaa

  • @HoodiyoAyaanlay
    @HoodiyoAyaanlay 5 หลายเดือนก่อน +4

    Hhhh
    Tani miyey soo cabtay tolow
    Reer bay u gafaysaa

    • @QaniYusuf
      @QaniYusuf 5 หลายเดือนก่อน +3

      Reerna umay gafine. Shekada fahan. Yaran iyo garasho la’aan ba ii geysay iyo anigoo cuqdad leygu abuuray. Lkn manta somali wey ii siman yihiin we ganache ka dhac ha ku dheeranin.

  • @ikraammohammed1502
    @ikraammohammed1502 4 หลายเดือนก่อน

    Reer burco wx ma gocdaane Hj nggu dheh😂

  • @nasrafaarah7876
    @nasrafaarah7876 5 หลายเดือนก่อน +20

    inantan calafdoon bay soo qabsaty naciimay ku lahayd qiso ayaan kaaga sheekaynyaa privateka
    qisadii waaba tan ridhwaan timid khyr Allaha ka dhigo

  • @amalosman4596
    @amalosman4596 5 หลายเดือนก่อน +2

    Coming soon 800k😊

  • @sacdiyacismaanw.a6338
    @sacdiyacismaanw.a6338 5 หลายเดือนก่อน +2

    Sorry abaayo 😢😢😢

  • @Buubuukartuun
    @Buubuukartuun 5 หลายเดือนก่อน +21

    TEAM RIDWAAN ONE LIKE 👍 ❤

  • @AsiaJama-v2p
    @AsiaJama-v2p 5 หลายเดือนก่อน +5

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤

  • @Independent-girl1
    @Independent-girl1 5 หลายเดือนก่อน

    Tan way na ceebysay funny wll waxn wax ka darn ba dhace meesha hala soo fadhiisan

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 5 หลายเดือนก่อน +3

    Big legend always ridhwan isaq another's levels 💯❤💑❤😂

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj 5 หลายเดือนก่อน +3

    Subxanallh cuqdada intaas le,eg mxaa loogu beera caruurta Somaliland 😢

  • @rayalefifty3069
    @rayalefifty3069 หลายเดือนก่อน

    Gabadhani ishraax miyaa 😳 wlhi anigoo yar baan daawan jiray markii TVga qaranka la furay, iyada iyo jacfar oo barnamij isla daadihin jiray

  • @Xamdi_xilkas
    @Xamdi_xilkas 5 หลายเดือนก่อน +4

    2015 aadna wan u yara meelna wanka shaqeynaye tababrana wan ka qeyb qadanaye warkaan ma igu socdo aniga mugo wa skip gareyay by qiso dhab ah marka kentida dawana sidi tii hoodo cml

    • @mariyanmariyan874
      @mariyanmariyan874 2 วันที่ผ่านมา

      Ta hoodoo aawy aandawadee ani hadaydhaanto

  • @HindaHassan-yz7hx
    @HindaHassan-yz7hx 5 หลายเดือนก่อน

    Wlhi dhulbahante Dhaka waa iskaga dhownahay

  • @Amiiraabdirahman-4
    @Amiiraabdirahman-4 5 หลายเดือนก่อน

    800k coming soon 😊❤

  • @ShaahimaYuusuf
    @ShaahimaYuusuf 5 หลายเดือนก่อน +6

    Maxay tahay waxkasta ma xasuusto😂😂

  • @Abdisalan22
    @Abdisalan22 5 หลายเดือนก่อน +3

    Ninba talafon iga mehersaday kadibna meeshu joogan ugu tagay. Ayay imaraysay kadib wan iska xidhayba

  • @FarxiyoQaliif-ev4lc
    @FarxiyoQaliif-ev4lc 4 หลายเดือนก่อน

    isku qiso nahay inantan😢 waliga nin aad familkaga kula Rabin Haguursan wllhi anigoo laidhahayo ninkan waa nin xun hadana waxaan Ii muqdey jecelkiisa sidas ok aythyna waa liha tagy walipa sabab la.aaan 😔💔

  • @Cadeey
    @Cadeey 5 หลายเดือนก่อน +2

    Wayara waa yaraa 1000 times ayeey tiri nayaa ma 9 jiir baad ahaayd cunsuri nimadi lagugu koriyaay baa nolasha ku didaay qof cunsuri ah miya dhqmo 😴😴😴

  • @filsan4092
    @filsan4092 5 หลายเดือนก่อน +1

    Qofka Soomaliga ee Soomaliya udhahay waddanka waa udhahay ee degaanka uma dhalan dheh

  • @ahlamolhayeh4351
    @ahlamolhayeh4351 5 หลายเดือนก่อน +3

    Team sheko jecel one like ❤

  • @seed3966
    @seed3966 5 หลายเดือนก่อน +1

    War ridwaan qof kasta siduu uwareysanayey af soomaali kii bartey takale waxaadaan kuu soodirayaa warqadii furiinkaan kuu soo diri weeye allaah ha sahlo 🫵🫵🫵

    • @ayanabdirahman9654
      @ayanabdirahman9654 5 หลายเดือนก่อน +1

      walhi anaa iri afsomaligii aad buu u barta

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 5 หลายเดือนก่อน +1

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @qureshcolow1898
    @qureshcolow1898 5 หลายเดือนก่อน +3

    Uqdad ayaa laguguso koriyey markasa jaceyl kugaley iyo calaf e garoowe waa mel ficn

  • @ImaanAbdirashiid
    @ImaanAbdirashiid หลายเดือนก่อน

    Wll cuqdaad ba lagugu koriyey bisinke ani hda mj iyo isaaq same iyihin maxa

  • @sihamsugal6154
    @sihamsugal6154 4 หลายเดือนก่อน

    Meel aanad aqoon inaad ka Guursato waa dhibaato io xanuun😢

  • @Aamina-pz3tm
    @Aamina-pz3tm 5 หลายเดือนก่อน +2

    Aniga ugu horeyo cawa 😂😂😢

  • @nuursiisii6918
    @nuursiisii6918 3 หลายเดือนก่อน

    Maah ayaa oraneysa
    Haddi talo walid la qadam laha waraabe wax uu cuno ayuu weyn laha markas talada walidka diideyso hadda waa heysa😅😅😅

  • @seed3966
    @seed3966 5 หลายเดือนก่อน +5

    Cajiib oo hadaan waxba markaas idinka dhaxeeyn maxaad la ooyi waa yaabee 😎😎😎

    • @Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm
      @Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm 5 หลายเดือนก่อน +1

      Wll Wxa laga yaabaa inaan wali jacaylku qalbigaaga fassax la,aan ku soo dagin wayo su,aashas md kenten mesha qof markad jeceshahy inta badan isna wuu ku dhibayaa ma aqan wxy katahy dee markaa waa layska ooyaa ee lahyso kkkkkk

    • @seed3966
      @seed3966 5 หลายเดือนก่อน

      @@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm
      Oo ina abti adna maku hayaa

    • @Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm
      @Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm 5 หลายเดือนก่อน

      @@seed3966
      Kkkkk may hadda ima hayee lkn casharkaa wn soo darsay oo ma cidbuu dhafay??waa lakala qiran ogyaheee

  • @RahmaHamud-e7t
    @RahmaHamud-e7t 5 หลายเดือนก่อน +2

    Dadkan inanta leh wad weyn thy salma aqoon umalihidin salmi inan yar oo hilib leh bay ahyd waxay ka shaqayn jirtay wariyenimo qof maha guurka shisheeyyuhu ma wacna hadu ka xumadana ka sii daran wana sababtan u necbahy guurka fog walidka taladisana lama diido ilahey badal khayr qaba ilahey ha kugu badalo

    • @sacdiyokhaalid3781
      @sacdiyokhaalid3781 5 หลายเดือนก่อน +1

      Ooo wll qli waa qofka kula dhiiga ah baa shisheye ah noloshuba waa qofka allh kugu beego

  • @umusahra2521
    @umusahra2521 4 หลายเดือนก่อน

    inan yar lama guursado waayo maba garanayso macnaha guuurkaaa

  • @Nasiib724
    @Nasiib724 4 หลายเดือนก่อน

    Gabadhan waa anoo kale waxab ma xasuusato😂😂😂😂

  • @jaallejama
    @jaallejama หลายเดือนก่อน

    Isaaaq maantay iga dhinteen waaba cuqdad miiran😂

  • @halimajamac135
    @halimajamac135 4 หลายเดือนก่อน +1

    Yarani kaa dhered naag 2013 wariye aheyd alla rer hargaysa yaran jeclaa gabadhan waxa hayay waa cuqdad

  • @naimomohameddahir6650
    @naimomohameddahir6650 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ridwan lambarkisa isoradiya Ana qiso u hayee plz qofki helikara hayso qoro Mel an kala xariro

  • @deeqahappy740
    @deeqahappy740 5 หลายเดือนก่อน

    Dhulbahante xataa loyaradiisu waasuufi😮😂😮😂😮

  • @hanaqambi6695
    @hanaqambi6695 4 หลายเดือนก่อน

    Ridwaan nambarkiisa yaa ii sheega qisadayda uga sheekayn lahaa

  • @mukhtarismail9826
    @mukhtarismail9826 5 หลายเดือนก่อน +10

    Qisooyinka danbe ee aad keentay ma tayo badna soo hubi inta aanad soo bandhin

  • @Milyandhaan1122
    @Milyandhaan1122 5 หลายเดือนก่อน +1

    Habar wadaagtay baa garoowe lagu qabaa waaa dad gob wllhi aad bay u fican yihiin magaloiyinka yaan xumaan loo fahmin😂😂

    • @MaryumAbdi
      @MaryumAbdi 3 หลายเดือนก่อน

      Waxa igu daran isma guursano kulaha😂😂😂

  • @SahraDahir-v6j
    @SahraDahir-v6j 5 หลายเดือนก่อน +2

    Asalmucaleykum hooyo soomaaliyeed qalbiga adkayso ❤😂❤

  • @KowsarAsadaadan
    @KowsarAsadaadan 5 หลายเดือนก่อน +2

    Fist comment ❤

  • @jamilaachannel9600
    @jamilaachannel9600 5 หลายเดือนก่อน

    Na wll sidebanad da,dada uga raneyn😂

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 5 หลายเดือนก่อน

    Gabadhan waxey ahay gabar maskaxda lagamamulayo oo saxiibadeen iyo famil kedoba u taliyan oo sida talison lagushubo neceebka wiilka qaba iyadunatos uqadata😂😂😂😂😂

  • @siciidcawil9894
    @siciidcawil9894 3 หลายเดือนก่อน

    Haduu ninkass nin isaaq ahaan laha way xidhi lahayd wayna ashkatenlahyd hhhhh
    Kan kalen waxas oo dhan Bay ugu dul qaadatay

  • @farihayelmaz7473
    @farihayelmaz7473 5 หลายเดือนก่อน

    Naag 95 tij dhakatay ok leh waan yar ahay waa 30 jir teeda kale naagtan cuqdad bay qabtaa ridwaanoow 😂

  • @Xadiyoluula
    @Xadiyoluula 5 หลายเดือนก่อน +2

    Anigaaba Garoowe u socda hadeer 😂😂😂😂

    • @KhadijoXudeyfi
      @KhadijoXudeyfi 5 หลายเดือนก่อน

      Qof walbo calafkiisu cuna abyo ilhy kheyr hakala kulmiyo ❤

    • @Xadiyoluula
      @Xadiyoluula 5 หลายเดือนก่อน

      @@KhadijoXudeyfi mahadsanid wll. gabadhu xisaabay I galisay, oo way I bajisaybe.

    • @NasroNasro-c9j
      @NasroNasro-c9j 5 หลายเดือนก่อน

      Sxb garowe anaa kunolan jiry dadkedu mawanagsana cunsuriyad miran waye qab noleledkeda ma ficna bosaasa fican halkas dag

    • @suadali2598
      @suadali2598 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@NasroNasro-c9j mxaa laga cunsuriyey bosaso iyo garowe isku dadaa dagan dadkiina wada tacbaanka ee cuqdadu qanjaha buuxisay magaalada afxumada nooga daaya wasakhyahay adna dumaashi gabdhaas nin ayaa xumeyey wana wax caadi ah nin wa xumaan karaa

  • @maxamedcalixasan9233
    @maxamedcalixasan9233 4 หลายเดือนก่อน

    Waxaan u fahmay qofkan ninkii illaahay calafka isugu daray in naago ay saaxibadeed moodaysey gurigeedii ka dumiyeen

  • @Beru700
    @Beru700 5 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadhka xusuusteda maxaa ka qaldan ?.

  • @fatimaabshir9010
    @fatimaabshir9010 4 หลายเดือนก่อน

    Naa ninkaas no sheeg iska ilaaline😂

  • @SalmMuhudin
    @SalmMuhudin 5 หลายเดือนก่อน +3

    Sorry abaya ♥️🥰

  • @shukrishuulaanka8595
    @shukrishuulaanka8595 5 หลายเดือนก่อน

    Somalidu waxan kala yaabay Da'jaceyl. WAAN YARAA 2015KII. iney hadasho bey rabtaa hadana wax walba wey qarineysaa.. WAAD YAR TAHAY BAA LAY YIRI. yaraan jecelaa maamada. 50jir kama yara runta halaysku sheego. MA XASUUSTO. MA XASUUSTO. MA XASUUSTO. bey nagu waashay. Aqas

  • @HabiboahmedAdan
    @HabiboahmedAdan 4 หลายเดือนก่อน

    Sorry aabyo mcn 😢😢😢😢😢

  • @salmaabukar273
    @salmaabukar273 5 หลายเดือนก่อน

    Aniga waxaan aaminsanahay hadii aan ninkeyga heysto waxaanba u maleeya aduunkeyga dhan inaan heysto koley dadku isku mid maahan

    • @maxamedcalixasan9233
      @maxamedcalixasan9233 4 หลายเดือนก่อน

      ❤❤ mahadsnid wllshay qlli Alle ha isu kiin barateeyo

  • @ahmeyhaji3557
    @ahmeyhaji3557 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wax walba waxa ikadaraan "watankiis kulabti kulah" yacni ani Somaliland 😅😅 wa watan kala wa sidhi ay amiinsanta😅😂 ar reer Somaliland dibadhanaa

  • @Ruuneey15
    @Ruuneey15 5 หลายเดือนก่อน +2

    Illmaxay tiri isma luqad fahanno alla hayaay🤣

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 3 หลายเดือนก่อน

      Garoowe faransiis ayaa looga hadlaa miyaadn ogeeyn 😆 😂😂

    • @HakimMagid-o4c
      @HakimMagid-o4c 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@wondroussoul5414loll alors esk il y'a aliyance français lapas frère

  • @CawaaleAadan-my7ic
    @CawaaleAadan-my7ic 5 หลายเดือนก่อน +4

    Farest comment plz like ii saar❤

  • @abdurahmannur4077
    @abdurahmannur4077 3 หลายเดือนก่อน

    Gabdhu inay waalidka hadalkooda yeelaan aad bay muhiim u tahay

  • @Ayan5541-jo3eo
    @Ayan5541-jo3eo 5 หลายเดือนก่อน

    Baryahaan Ridwaan dadka Mayacaa xagaadka taa?

  • @AbdihakimaxmedNor
    @AbdihakimaxmedNor 6 วันที่ผ่านมา

    Sorry qof aan qimahaaga aqoon baa kuhelay wlle

  • @aminaxirsi6233
    @aminaxirsi6233 5 หลายเดือนก่อน

    anigu waxaan dhihi lahaa gabdhaha ka guursada dadka aad taqaanan somaalidu sidii. Dawladii dhexe u burburtay waxaa iska jira kala fogaansho bulshada somaalida. Ah