WALIY INTA MEL FARISTAY MA OOYDAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • ‪@ruumichannel‬ ‪@ruumichannel‬ #ruumikitchen #like #byruumikitchen #jadwalka #subscribe #share #like

ความคิดเห็น • 35

  • @yurubmohamudfarah2447
    @yurubmohamudfarah2447 11 หลายเดือนก่อน

    Manshalaah wall ilahay hakubarakeeyo waxbadan ayaan kaafaaiday intadka kahadashay ayaan kuhayaa 9jir iijooga neerfoos ayuu iguriday inshalaah taladaada waan kuqancay

  • @user-rn4ce4tn6y
    @user-rn4ce4tn6y ปีที่แล้ว +1

    A s c Ruumi Maasha Allah sidaa u dhiiro geliso mamoyinka somaliyeed waa runtaa carruurtu waxeey u baahan yihiin waqti in la siiyo.

  • @makoislaw
    @makoislaw ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah waa dhiiri gilin qurux badan halkaas ka wad

  • @drayanhussein1838
    @drayanhussein1838 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ruumi waad catowday Halkaas ku wad

  • @UmusalmanabdullahiAbdull-xe1os
    @UmusalmanabdullahiAbdull-xe1os ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @user-ft7dj7oy2h
    @user-ft7dj7oy2h 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah tabaarakalaal allaah haku xifdiyo walaashay

  • @umusafabeuty8358
    @umusafabeuty8358 ปีที่แล้ว +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته صباح الخير يا حبيبتي رومي

  • @dahabmusic2807
    @dahabmusic2807 11 หลายเดือนก่อน

    Mancha allah wll thanks

  • @dekaabdi2244
    @dekaabdi2244 ปีที่แล้ว

    Ruumiyey aniga wiilkeyga 9yrs waye wuu madax adagyahay xanaq waxbarashadane majeclo subaxdi wa isku dhibqabna ada umahadsantahay wax badana kafaiday alha kudhowro❤❤❤

  • @hibomohamed8767
    @hibomohamed8767 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah qayr allaha ku siiyo abaayo

  • @Xasan-mc2uh
    @Xasan-mc2uh ปีที่แล้ว

    Walahi warunta allaha notosiyo

  • @aamiinupdirahman8080
    @aamiinupdirahman8080 ปีที่แล้ว

    masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hubsiinochannel1779
    @hubsiinochannel1779 ปีที่แล้ว

    Ruun Abayo waarun waa in aan atkaysano iniga 9jir aan haayaa saadcaml waaya Subax dii markii iskolka la aaday waxaan maqashiiyaa quraxada xarasta kabah gashta si ay umaqasho waqtiga waa dhaca aan kudigriyaa 😂😂❤

  • @habonali9734
    @habonali9734 ปีที่แล้ว

    Illaahoow ilmaha noodaji amiin

  • @ronaldoabdi1984
    @ronaldoabdi1984 ปีที่แล้ว

    Waalahey rumiyaw intii aanfirsanayay fidiyawgaga walahey markasta ilmaha waadkasohadashaa lakiin abayo hooyoyin badan ayaa dhibkas heesta Ee aniga way isoomartey hadana xoogaa ilhey ifududeyay e

  • @ummuintisaarchannel3655
    @ummuintisaarchannel3655 ปีที่แล้ว

    Masha allah liketa mar kan sogalan sara❤❤❤❤❤❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว

    Asc mashallah

  • @dekaabdi2244
    @dekaabdi2244 ปีที่แล้ว

    Walhi warunta ilmaha fudud Quran ka daawo u ah wax walbane dawo uyahay

  • @munawarsame1043
    @munawarsame1043 ปีที่แล้ว

    MashaAllah Ruumi walaashay Illaahay SBXW adiga iyo ehelkaagagaba ha xifdiyo! Allahu ma amiin!

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 ปีที่แล้ว

    Wlhi waxaad mooda mid yaroo iijooga inaad aragtayba dhiblow waaye hadaad cunto siinayso hadii uniform xiro dhahdo dugsiga inta waa idhibaa dil Lee Ana nafta uga qaadaa wayo anaaba nerfa qabaa xanaaqayga said waaye

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 ปีที่แล้ว

    Walzhy qaaaliyay ilaahy ubadka hayno hagaajiyo intan haysana ilaahy hasiyo ubad baariya

  • @bishaaromaxamuud1302
    @bishaaromaxamuud1302 ปีที่แล้ว

    Abaayo ani waxaan soo ogaaday ilmaha dhagaha adag in ey tahay dhibaatada in anaan anagu dhageysanin ilmaheena waayo waxaan rabnaa in aan amar bixino sidii boliskii halkaas bayna katimid dhibaatada bal ila firiya arinkaas

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk runey xataa waa isku age

  • @adontiialle8171
    @adontiialle8171 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤

  • @samiraadan6904
    @samiraadan6904 ปีที่แล้ว

    🤣🤣wlhi waafariid waayo wixii loodiray hadu waayay wax kale oo guriga laga cuno ayuu keenayi somalidu waxay tidha bun hadii lawaayo badal kiisa lahelaa marka rooti hadii lawaayo tufaax baa lagu soo badala😅😅😅

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  ปีที่แล้ว

      Wuu caqliy badan yahay sidiisa kale ee Madax adeeg aduunka igu so duceya inuu ilaah II dajiyo

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 ปีที่แล้ว

    Ala run badanidaa

  • @ubaxmacoow3730
    @ubaxmacoow3730 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @fartunabdulle631
    @fartunabdulle631 ปีที่แล้ว

    Asc sister

  • @bishaaromaxamuud1302
    @bishaaromaxamuud1302 ปีที่แล้ว

    Arinta aan kugu racsanahay ee runta iskugu soo aruurisay waxaa weeye hooyo adigu isdaji
    Wakhtiga sii

  • @naimaali2477
    @naimaali2477 ปีที่แล้ว

    Sax ,ma dhib yara qalqaali

  • @user-kc7fc8qb5r
    @user-kc7fc8qb5r ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤

  • @sahrayasiin9553
    @sahrayasiin9553 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤