(7️⃣) DHAQAN HADII AD SAXDID WAXA KU FUDUDANYO JADWALKA MANTA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • ‪@ruumichannel‬ ‪@ruumichannel‬ #ruumikitchen #like #dhiragalinta #like #share

ความคิดเห็น • 51

  • @hamdimohamed-to5gi
    @hamdimohamed-to5gi ปีที่แล้ว +5

    Hoyo guri jogto ah ayan ahay m.a ilmaheyga iyo gurigeyga wan ku filanahay lkn wax ma barto o an ka aheyn qur.aan oo xafada marba inta an ka gaaro an aqristo runey jadwalkada wan lasocdaa mar walbana waxan isku dhiiriyaa markan shaqada ka yaro caajiso waxbo ha isku sugin halmar is dhaafi sas ayan ku bagaa lkn walasheeyey hoosha wan kala goysan la.ahay ben waa xaaran malinba in ma qabto saan subax ilaa duhurkii waxii laqabanay marki laqadeeyo laseexdo hadane meshii ayey ka bilaabani somaliya wa nimceysan tahay nabey banan subax iyo glb laxaaqa oo geedo leh iyo alab aya ugu daran kkk dhar kusii dher mugoo caafimaadka alle hanoo dhaafo muhiimada taas waaye

  • @hamdimohamed-to5gi
    @hamdimohamed-to5gi ปีที่แล้ว +3

    Masha allh ruun raaaxo wan ku farax sanahay ina i xustay wlh abaayo mcn dar alle ku jeclahay hadan qadka sogalin dartaa ayan daatada ina u shidto ayan chanankada so aada inta i dhaftay waxan jeclahay ina wada firsado waliba 0.5 o qadka aya lagu shubta somaliya dadka ow waafiga ugu jurin sida anigoo kale marka an ku shubto 0.5ka waa 24saac o fariii ah anna vidiyowyadaada wan soo dajistaa in bdn kadib ayan tartiib u firsadaa ano lacagti aya ka goday ano is dhaheyn😂 m.a walashen dhiiri galiso abayo xoga iyo aqliga iyo caafimadka alle haku barakeyo ow ladadane ino naftaadane alle gaalada hakaaga xifdiyo jaanisna wan u helay telkii 8aad 😂 kabadan aya u qalan taa abyo

  • @faadumocabdiqaadir9140
    @faadumocabdiqaadir9140 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid walaashay guulayso aduun iyo Aakhiro

  • @FartunAbdi-z2e
    @FartunAbdi-z2e ปีที่แล้ว

    Jazaakallaah kheyra jazaa ukhti caziizsa masha allaah tabaarakalaah

  • @aamiinyare6937
    @aamiinyare6937 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @marianmohammed67
    @marianmohammed67 ปีที่แล้ว

    Waxaa ilaahey mahadiis ah in aan lahaa sanado badan ka hor jadwal wax walbo oon sameeynayo yaa ugu horeeyso in aan nafteyda subixii hal saac aan siiyo shaahigeeyga cabo si tartiib ah madaxa dajiyo yaa ka dib hal hal u kiciso caruurta dharkoodana habeenkii diyaari subixi no istarees shaqada hala kala fududeeysto ilaahey ha nala wada jiro

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf4505 ปีที่แล้ว +1

    Ma habeenkiibaad kashaqaysaa guriga markay caruurtu seexato
    Mise iyagoo soo jeedaad kashaqaysaa iisoo jawaab insha allah kolay isku fikrad baynu nahay
    Lkn anigu xaas cusub baan ahay lkn hooyo magaadhin insha allah waarajaynayaa inaan noqdo hooyo nidaamsan sida ruumi jazaakallaah habo mcn

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  ปีที่แล้ว

      Jadwalkena qeybti 5 ban uga so hadlay wllo

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 ปีที่แล้ว +1

    Mahadasanid wlshey qaaliya tasaa xaqiiq ah alle ka cabsiga waa faaiidada aduun iyo aakharoba

  • @MaryanSaciid-gi6zo
    @MaryanSaciid-gi6zo 10 หลายเดือนก่อน

    Rumi xbbti kheyr alle hakusiyo aniga wax jadwala malahyn shaqaale baa ijogey hada waan fasaxey marka cafimaadka alle Hanoo daayo

  • @fartunjamac5291
    @fartunjamac5291 10 หลายเดือนก่อน

    Ma Sha allah qali

  • @jawaahircabdi8811
    @jawaahircabdi8811 ปีที่แล้ว

    shukran sister

  • @MariishBintuadesh
    @MariishBintuadesh ปีที่แล้ว

    Mahadsanid abaayo wllhi wn qoirootey wax walbo cibaadada ayaa saxda❤❤❤

  • @NIMCOCbdirxmaan-os5ze
    @NIMCOCbdirxmaan-os5ze 11 หลายเดือนก่อน

    Hore usoco wllo qali

  • @fanimohamedali3740
    @fanimohamedali3740 ปีที่แล้ว

    MashaAllaah walshey mahadsanid ❤

  • @nimomohmud8227
    @nimomohmud8227 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid qali

  • @hamdiahmed4504
    @hamdiahmed4504 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jasaaka Allah

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf4505 ปีที่แล้ว

    Mansha allah tabaarakallah ❤jazaakallaah habo

  • @RuqiyoMuse-j9k
    @RuqiyoMuse-j9k ปีที่แล้ว +1

    Jiisakalaah qeer.

  • @fardosaabdi4975
    @fardosaabdi4975 ปีที่แล้ว +1

  • @meimunshacni7991
    @meimunshacni7991 ปีที่แล้ว

    Masha allah ilxumi kuma aragto abayo qaali

  • @hawafarahaden60
    @hawafarahaden60 ปีที่แล้ว +1

    Shugran Abaayo wax wanagsan ayaad naxasuusisaa Allaha kaa abaal mariyo❤

  • @asaldhalad4186
    @asaldhalad4186 ปีที่แล้ว

    aniga waxa sugi la ahay diyarinta cuntada caruurta ey iskuulka uqaadanayan😂 shukran abyo qurux

  • @fardosahade5470
    @fardosahade5470 ปีที่แล้ว

    Alla hooyo mcneey mahadsanid.

  • @barni5847
    @barni5847 ปีที่แล้ว

    Walalo ado raliya jadwalkaga ku darso wakhti aad allaha cabudid jizakalhu kharan horana u soco

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  ปีที่แล้ว

      Si fican u dhageyso wuu ku jira kan sidad allah u cabudi lahyed

  • @ayanbadan8856
    @ayanbadan8856 ปีที่แล้ว

    Masha allaah aniga saaka ayaan bilay wlhi bila goaan ayaan ahaa malin walba go,aan ayan gadha hadana kuma dhaqmo plse manta ayan bilabay insha allaah manta daalki aduunka maxa hawl ii radsan maalinwalba qayb ayan iska qabanaya insha alllaah

  • @iqrahassan491
    @iqrahassan491 ปีที่แล้ว

    Maasha allah

  • @ruuney7083
    @ruuney7083 ปีที่แล้ว

    mansha allah ruuney iillahy haku barakeeyo waa jadwal kan ugu wanagsan shukran

  • @halimosalad6076
    @halimosalad6076 ปีที่แล้ว

    Mashalah ilhay haa kuxifdiyo

  • @FartuunhusseinAxmed-kv1dk
    @FartuunhusseinAxmed-kv1dk ปีที่แล้ว

    Masha allah ❤

  • @fardosaabdi4975
    @fardosaabdi4975 ปีที่แล้ว

    Masha allah allah hakuxifdiyo qali❤❤❤

  • @siman388
    @siman388 ปีที่แล้ว

    Mashallaah ❤shukran 😊😊😊😊

  • @khadramohamed1818
    @khadramohamed1818 ปีที่แล้ว

    Mashaalah shugran walaal gali

  • @KhadraXakame
    @KhadraXakame ปีที่แล้ว

    Mahasanid abyo jazakalaah khayr❤❤❤❤

  • @MaryamAhmed-sk1mv
    @MaryamAhmed-sk1mv ปีที่แล้ว

    Wakusary abayo nosobadi❤❤❤

  • @Jeceel
    @Jeceel ปีที่แล้ว

    Cuntada ayaan nacay aniga intan kafakara iyada waqti iga qaadato

  • @habonali9734
    @habonali9734 ปีที่แล้ว

    Sax waye abaayo ❤❤

  • @fardosaabdi4975
    @fardosaabdi4975 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤

  • @hamdaahmed5208
    @hamdaahmed5208 ปีที่แล้ว

    Abaayo ilove dhiiri

  • @hamdiahmed4504
    @hamdiahmed4504 ปีที่แล้ว

    Qeyr badan oo laso koobi karin ilaah haku siiyo Ruumiyey

  • @Laki2017
    @Laki2017 ปีที่แล้ว

    Ducada caruurta xage kahelnaa

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 ปีที่แล้ว

    Subaxdii salada hadan tukado ilma diyaaris ilaa midka ugu yar aan geeyo schoolka telka quraan baan ka shitaa markaan wada geeyo laga yabee inaan usoo fariisto

  • @safiyosalaam9982
    @safiyosalaam9982 ปีที่แล้ว

    Asc walaal calenta cabtid malagu caatowaa

  • @som1
    @som1 ปีที่แล้ว

    MashAllah waa muhiim.

  • @sundusabdiomar3041
    @sundusabdiomar3041 ปีที่แล้ว

    Asbuucaan wan xanunsaday waxaa hargab u eg gaduudiye u eg ayaa iku dhacay ano jiifaa waxan ka wal walaayey wax dharka schoolka iku dhaqo gabdhahana madaxa iiku hagaakiyo ayaa ka murugooday walhi

  • @user-wu6ub6cc4h
    @user-wu6ub6cc4h ปีที่แล้ว

    Mashaallh abayo allha kubarkeyo

  • @user-yn1zb8pt3j
    @user-yn1zb8pt3j ปีที่แล้ว

    asc.runey wan kuxisay taladada wacan

  • @halimahassan8341
    @halimahassan8341 ปีที่แล้ว

    Masha allah