Maqal Ma jira Dumarka Ku Nol Kenya 🇰🇪 Nayrobi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • #ruumikitchen #subscribe #like #share #byruumikitchen #dhiragalinta @jadwalka @ruumi channel ‪@ruumichannel‬

ความคิดเห็น • 202

  • @kaaftoonlifestyle4685
    @kaaftoonlifestyle4685 ปีที่แล้ว +11

    Wlhi intaan shaqaysto een shaqaale iska daayay ayaan waliba wax dheerahay kuwa shaqaalaha haysta gurigayga organise caruurtayda qurux ka dhigta lacagtayda iyo raashinkayga iyo wax walba waa ii dhaqaalobeen manzha allah aniguna fudaydka warqadbaan noqday naa dumaroow isku tashada ❤

    • @runkahadasho8495
      @runkahadasho8495 ปีที่แล้ว +1

      Walaahi naag adag ayaa tahay masha allaah masha allaah
      ❤❤❤❤

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  ปีที่แล้ว

      Nag nol

  • @aishamaalin7762
    @aishamaalin7762 ปีที่แล้ว +4

    Hhh antii wlhi waa kalaam run ah dumarka Nairobi jooga iyago ubad leh iska dhaafe iyago aroos ah bay antii qortaan

  • @amiiirah8767
    @amiiirah8767 ปีที่แล้ว +9

    Ruumi rer kenya dhan looma shaqeeyo aniga 6 sano guri leyahay waligey ma qabsan masha Allah waanba necbahy shaqada la aanteed xanuun darema waardiyo intaa ku jiri lahaa maan qabsado xornimo u noalane wlhi marka naag haysan qofka naag u joogto xor ma aha

  • @AsmaMaxamud-un2td
    @AsmaMaxamud-un2td 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allaha

  • @aminaanfac5688
    @aminaanfac5688 ปีที่แล้ว +2

    Naa heedhe danahaga qabso gabdhah haku mashuuline lacagtoda ugoysaye

  • @umuzeyd
    @umuzeyd ปีที่แล้ว +3

    wahuwa khayrun la kum - waa runtaa

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @Feyla731
    @Feyla731 9 หลายเดือนก่อน

    Sax aniga xita sasa is dhihi jirey TikTok marka kugu arko lkn hada muqalada dhan dawanoya masha Allah

  • @FaadumoAhmedmuuse
    @FaadumoAhmedmuuse 3 หลายเดือนก่อน

    Rumiyey walh wxban kafidni mashall ❤❤❤❤

  • @xaawogeenyo4957
    @xaawogeenyo4957 ปีที่แล้ว +4

    Ruumi waaruntaa shaqale walgay makensan 9 ilman koriyaa

  • @zuhursharaafinamowlid1889
    @zuhursharaafinamowlid1889 ปีที่แล้ว +2

    Hamdi home decor iyo ruumii walaahii waxaay uqalmaan 1.m in lagarsiyo ee gabdo peace and love ayan idiin leeyahay

  • @ubahkassim6661
    @ubahkassim6661 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah rumi qurahey wadmahasantahay walashey kenya ayan joga lakin malinkasta vidiogada wandawada imadafo waliba ano sugaya ayusogala aboyo shaqala aya ijogta lakin mardaw .bugeda wahira

  • @NasroCabdi-yb9gn
    @NasroCabdi-yb9gn ปีที่แล้ว +1

    Alx ani inta ugu badan hanenki aan qabsada

  • @sakariyaaden7309
    @sakariyaaden7309 ปีที่แล้ว +2

    Asc wr wb xbt maasha allaah alaha ku barakeeyo dadku waa kala firfircoon yahay xooga alaha kuu siyaadsho dhamaana ilaahay firfircooni hana siiyo AAMIIN Yaa Allaah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Rooda-q1u
    @Rooda-q1u ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah

  • @hiboabdirahman7271
    @hiboabdirahman7271 ปีที่แล้ว

    Jarer

  • @faysamashaallahqoysakudays9800
    @faysamashaallahqoysakudays9800 ปีที่แล้ว +2

    Mashallh waxa baan kafaaiday

  • @allowikaalmeyofficialchane4488
    @allowikaalmeyofficialchane4488 ปีที่แล้ว +2

    Asc. Maansha Allaah waad la talisey. Dibada hadey yimaadaan banaanka iyo gudahaba waa laga shaqeeyaa. Illaahow noo saqir Aduun iyo Aaqiro iyo nolosha u dhaxeysa.

  • @ZeynabAbdull
    @ZeynabAbdull ปีที่แล้ว

    Masha Allah abyo

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 ปีที่แล้ว +1

    Jizakllhu khayran xbbty koley aniga rulmodel baad iitahay

  • @Dkerriejekrero
    @Dkerriejekrero ปีที่แล้ว +2

    Mashallah

  • @ayushupdy
    @ayushupdy ปีที่แล้ว +3

    M.alh gabdhas warunted ruun channelkada hdi lasogalo kabax kuma qabaneso midbamido kdrnyhy m.a allh yahfidak❤😊

  • @rukiagedi5016
    @rukiagedi5016 ปีที่แล้ว

    Good advise

  • @hamdaahmed5208
    @hamdaahmed5208 ปีที่แล้ว

    Mashalh qurux baad noqoty Walhi

  • @zaynabali2712
    @zaynabali2712 ปีที่แล้ว +4

    Markaan arkay reer Kenya ayaan soo orday

  • @hodanmohaned7548
    @hodanmohaned7548 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤Manisha Allah was runtaa Abaayo

  • @munawarsame1043
    @munawarsame1043 ปีที่แล้ว

    Allah yaxfiduki yaa ukhtii

  • @abdiladifscdcarle3315
    @abdiladifscdcarle3315 ปีที่แล้ว +1

    Labo antii qoro ayaa isdhahaayay lkn roog weynin badan markaa dhaqay ayaa isdhahay allelahey nag uma bahnid hallee iska qabso

  • @anisamohamed-2764
    @anisamohamed-2764 ปีที่แล้ว +10

    Maashaa Allah tabaaraka Allaah ❤waa Runtaa Abaayo Mcn
    Gabdhaheena ma oga Riyaaltiga qurbaha Ayala inaa waxkasta intaa qabatid waliba shaqo ama waxbarasho ku sheer tahay gurigii caruurtii ninkii qof ku caawinaya Aanu jirin,oo waliba ilmaha qurbaha soda xoolaha loo raaco school gee dugsi gee masaajidka gee home work gee causation gee Dabaal gee barkaha gee Subxaana Allah subixii gabadha la gashto habeenkii baa laiska saaraa iyo marka guriga gashouders iyo markaa tukaneyso,markaa wallaalayaalow ta nasiib leh waa tan Aan shaqayn AMA school Aadin ee noo soo duceeya inuu illaahay Wadankeena noo barakeeyo collaada iyo qabiilka
    Naga qaado Allaahuma Aameen ❤

  • @IbaadoAli
    @IbaadoAli ปีที่แล้ว +1

    Wll ruumiyeey horta jasakilahi khyr wa baarakalahu fii wlhi inaaaynu isku dabeecd nahaybaad moodaa sababtooo ah shaqaale maba aamina waxuunbaa is odhanaaya ma kolaad sidaad wax uqabsato laguuvu qabanaa aniga shansanoo wax yarlabaan guri leeeyhy alle ha noo barakeeyee awlaadna sadexbaan dhalay alxmd wlhi inaanan waligay shaqaale qabsan kumana talo jiro inta cimrigayga ka dhiman inaan qabsado ilhy caafimaafka iyo cimriga ha noo barakeeyo sababtoo hadaanad caafimaad qabin waxba ma qansan kartiddi inta caafimaadka qabta oon ugu horeeyo alle ha noo siyaadiyo inta xanuunsana alle ha caafiyo
    Dalkiiban joogaa hbn iyo malin waxa lay yidhii maad shaqaale qabsatid waayoo dumrka la qabo wwxay ubadan yhn inay lugba meel dhigtaan ooo koobka shaahaa xitaa fadhiga loogu keeno marka aan ku idhaa oo anuu maxan qabanayaa markan shaqaale qabsado waxa lay odhan jiray cariurti markay wax barasho kuu gaadho danbad ubaqsanoo waanu ku arki hada ilmaha uwaynbaa waxbarasho iigaadh waa afar sano wlhi afarta hbeeno ayaan ukacaaa sadaalad subax intaanan la galina quraacda iyo nusasaacaha uu ilmahygu qaadanaayo waa iidiyaar markaan sidaa baska usaaro lixdoo wax la wixii hawl oitaalan hore ka lagaa sideedaba waan iska fadhiyaaaa qado waxaan ahayn oousugaysaa ma jirto marka laga reebo labada caruura hawshooda
    Dumarooow kolba waa sidaynu hawsha ka dhiganeeee aynu isku tashano oon fadhiga ka kacno

  • @Nacimo-ug2tt
    @Nacimo-ug2tt ปีที่แล้ว +1

    abaayo gartaada waayey sababtoo ah yurubaad ujoogtaa laakiin anaga aantiiyaan bursanaa eehakuu macaato holan

  • @ayanbadan8856
    @ayanbadan8856 ปีที่แล้ว +2

    Ruuneey habo mcn aniga wlhi wanka faaiday yurup ayankula joga Howsham guriga anoo meel ankaga hagago garan la ayaan kugu so biiray daal ayaa nafta iga jaray maanta dhan wan shaqaynaya hadana hawshi way buuxdaa lkn hada wan kala fudeeyay qayba maalin ayaan qabta kaalay iska arag waxan xataa helay wakhti anku nasto msha allaah mahadsanid ruunmii

  • @tuna-nd6se
    @tuna-nd6se ปีที่แล้ว

    Mashaalah hoto rumi

  • @shukriali5038
    @shukriali5038 ปีที่แล้ว +1

    Waa ku jcli qaaali dhiirigaliyashyda ka mid tahy ❤❤❤❤

  • @raxmayuusufcabdi5815
    @raxmayuusufcabdi5815 10 หลายเดือนก่อน

    Wll qaali daa baan kuutaageeraa

  • @umriyaan9
    @umriyaan9 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh abayo warunta shaqalo galo ahmabala aminikaro kuwiimuslimka ahaa abakukalsonankarin waligey shaqalo iimashaqey anoshomaliyajogo alx labatansano kabadan anrer leyahay walina shaqalo maba kukalsoni wlhi

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 ปีที่แล้ว +9

    Reer Kenya ayaan ahay wayadaan dambe xanun ila soo darsay ayaan igu kalifey inaan dharka iyo weelasha udhiibto lkn caruurta hadaaan xanun dartii istaagi karin xataa waligey schoolka ay dhigtaan ma baro mana rabo inay iga barato waayo kuma aamino waligeyna caruurta ulama tagin markay intas ii qabato waa diraa markaas hadaan adeeg donan lahaa ama school ka soo kaxaysan lahaa cunta ilahow haigu kalifin inay iikariso

    • @Aragsan-2
      @Aragsan-2 ปีที่แล้ว +6

      Sas kuwad waligaa ilmahaga ka ila li xitaa dharka markay sogurayso iyo marka ay sowadheyso yeyna kor uraci haday donto dabaqay kaso turi isaga koray ayey kugu oran ama intay ushekeyso ayey isjecleysin ani malinki Nairobi igu yabka badna waxay ahed ano magalka ku cusub oo 7 days jogaa oo kiswahili aqon ayaa adeg so dontay nag madwo ah oo afsomali taqano ka adegan jiray markasa subax walba oo hilib iyo adeg so radsadaba waxan arki jiray nag madwo ah oo folxumo badan oo san wayn wa say ila ahayen marki Kenyatigu oo carur yaryar oo gabadho ah oo qurqurx badan dharkay qaban ad yabi oo dorsoyin wato wadada la gudbaysa markasa waxa isdhahay nagtan qawan ee carurta asturan wado waxay marka waxa islaha nin somali oo qurbaha kayimid ma qabo ilen waligay ma arag shaqalo gal ah oo carur lagu amine ano sidi uyabaan malindabe maqlay carur laleyahy nagba xaday walwal waxa igusodhacay carurti malinki nagti wadatay ila hada waka baqaa nagaha

    • @IbaadoAli
      @IbaadoAli ปีที่แล้ว +1

      Allah ha ku caafiyo wll caafimaad dag dag oon cudur ka dambeyn

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 ปีที่แล้ว

      @@IbaadoAli aamiin wlalo allha ii aqbalo adigana ajar hakaa siiyo

  • @nastexomaxamed815
    @nastexomaxamed815 ปีที่แล้ว +1

    Abyo Nairobi south Africa karaaxo badan lama lugeeyo xitaa😂😂😂😂

  • @meymunaali7850
    @meymunaali7850 ปีที่แล้ว +2

    You are the only one I subscribed long time ago.
    Am from Kenya, leaving in Nairobi

  • @qamaraliaden4029
    @qamaraliaden4029 ปีที่แล้ว

    Walaahi waan kuu Bogay maansha Allah mcnto

  • @UgaasoChannel-um9se
    @UgaasoChannel-um9se ปีที่แล้ว

    ❤❤❤

  • @aminaosman9392
    @aminaosman9392 ปีที่แล้ว +2

    Rumin aniga 14 cunug manshallah kenya ajoga 3 Sano asheqeya wancafimadhe daqala nowanheley

  • @hodanmohaned7548
    @hodanmohaned7548 ปีที่แล้ว

    Manisha Allaah❤❤❤❤❤❤

  • @ikranmohamed8110
    @ikranmohamed8110 ปีที่แล้ว

    inbadan baan kula socda hooyo cusub baan ahay waxbadan baan ka fa iday

  • @ikramciise3909
    @ikramciise3909 ปีที่แล้ว +1

    Heer somalia hadaan nahay waan xamaalanaa abaayo shaqale waa ku bahdilaa lacagna waa ka baxaysaa

  • @meymunaali7850
    @meymunaali7850 ปีที่แล้ว

    Waa runtaaa rummi yey

  • @FatumaAhmed-r4f
    @FatumaAhmed-r4f ปีที่แล้ว

    Walalkey shaqala laana manola Karna wayo darka Aya nogadaran

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 ปีที่แล้ว +1

    Manshaallah 😍 tabaralah ❤️

  • @khadramohamed1818
    @khadramohamed1818 ปีที่แล้ว +1

    Walahi waruunta dumarka afrika joga inay waxgabsadan maraban inay raxaystan aya jiclyihiin

  • @simanadan1227
    @simanadan1227 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah❤❤

  • @Macad-k2d
    @Macad-k2d ปีที่แล้ว +1

    Manshaa Allah thank you abayo ❤

  • @rahmaosble8514
    @rahmaosble8514 ปีที่แล้ว +10

    Abaayo dada guriga iyo nadafada kala jacleen dadna shaqada guriga hadee qaldamn xamaq iyo waxee ka qaadan istuuf gafuurkaba u dheer 😂😂 aniga malintaa ogahey inuu guriga wax ka qaldan yahey xanaaq mutka iga qaldamo lkn arkaa guriga meelkasto ka taago m.a leeer cafimada iso marto
    Inta commrntigan aqriso iso ducey inuu allah cafimad sariica isiiyo iyo cibado salixaa adigana allah kusiiyo❤

    • @Shamsa-o5j
      @Shamsa-o5j ปีที่แล้ว +1

      Cafimaad Ayaan ku rajeynaa abaaaya

    • @IbaadoAli
      @IbaadoAli ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin wll dhamnteenba❤❤❤😂

    • @najmaali17
      @najmaali17 ปีที่แล้ว

      ANI camal

  • @FatumaAhmed-r4f
    @FatumaAhmed-r4f ปีที่แล้ว

    Wlh geber nool batahay Allah hakubarakiyo Masha Allah 🥰 shalay Ayan arkay vidiogada wahba kafaiday runti

  • @samiiragurey6812
    @samiiragurey6812 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa haday lafaha kuxanuunan waa shaqo la.aanta

  • @taysirhaji2893
    @taysirhaji2893 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 ปีที่แล้ว

    Mashallah Mashallah abayo ❤❤❤

  • @nimco9305
    @nimco9305 ปีที่แล้ว

    Wcs wr ruumi abayo wa runta qurbaha ayan kula joga mana aminsani shaqalo wa sida ad shegtay isku tasho o timetable samayso ama jadwal.
    Wa iga talo gabdhaha somaliyed carurtoda yeysan u dhibin nag shaqalo ah carurta o iyagu ha geystantan schoolka way ka xadi karan intee u radinaysa .

  • @sahrasancad3187
    @sahrasancad3187 ปีที่แล้ว

    Anaga re somaliya nuguso xiji macaney nuguso xiji abayo farom mukhdisho nasogar

  • @cabdixasan1747
    @cabdixasan1747 ปีที่แล้ว +1

    Abayo Masha allah ❤❤

  • @khadijaibrahim6019
    @khadijaibrahim6019 ปีที่แล้ว

    Abayo neyrubi qawo waye welka lamadhaqikaro

  • @JoyaKMA
    @JoyaKMA ปีที่แล้ว +2

    Mashallah Ruumi you look so beautiful 😍😍😍

  • @ruuney7083
    @ruuney7083 ปีที่แล้ว

    ruuney gabar walshay south africa jogta sidaas amin saneed shaqalo la.anteda waxba maqab sano karo sidaan u tashkilinaye manshaallah hada mudo 9 bilod iyada shaqaysato waxayna ii shegtay cuntada inay xaasid nimo u dhamaynyso ama way xadaysa ama way cunaysa xogena iillahy hano dayo shukran qaali ❤❤❤❤

  • @fatumoahmed8093
    @fatumoahmed8093 ปีที่แล้ว

    Masha. Allha abayo. Qali❤❤❤❤❤

  • @farhiyaaliahmed5483
    @farhiyaaliahmed5483 ปีที่แล้ว

    Love u

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 ปีที่แล้ว +1

    Abyo maanta baan tiktok baan kaa soo arkey isla muqalkan qayb kw mida wan ku so radiyey si muqalkan u dhameysto inan wax kaa faaiidi doona ban rajeynayaa iinsha Allah🥰

  • @umuxafsaxayad254
    @umuxafsaxayad254 ปีที่แล้ว

    Abayo aniga kenya nairobi daganahay nag shaqo keliya dharka i dhaqda week 2 jeer waxeyga aniga qabsado hoyo 2 carur u jogta ahay Alxamdullilah weliga 3 bil ayan operation ahay dharkana wan kaga marmi lahaa hadan qasalad heysan lahaa wan ka weswesaa nagaha

  • @dekaabdi2244
    @dekaabdi2244 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid abayo wainan fadhiga ka kacna from rairobi

  • @JoyaKMA
    @JoyaKMA ปีที่แล้ว +3

    Nuurka wajigada, subhanallah 😍 please natus creamka ad isticmaaleysid

    • @meymunaali7850
      @meymunaali7850 ปีที่แล้ว

      You are right.
      Let her share

    • @aminaali9108
      @aminaali9108 ปีที่แล้ว +1

      Manshallah

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  ปีที่แล้ว +2

      Man sha Allah i dhaha walalo

    • @queenhijaaby3625
      @queenhijaaby3625 ปีที่แล้ว

      Mansha Allah deh walasha somaliyed waaye

    • @queenhijaaby3625
      @queenhijaaby3625 ปีที่แล้ว +1

      @@ruumichannelrumi abayo naag shaqalo faaido maleh qasaalad uguwanagsan company uguwanagsan cml

  • @bureqoahmed6379
    @bureqoahmed6379 ปีที่แล้ว +1

    Wa cafimaadka masha allah lkn gabdhahan way barteen san

  • @hibomohamed4531
    @hibomohamed4531 ปีที่แล้ว

    Reer somaliya xata way qabsadaan shaqalaha hargaysa jigjiga muqdisho meel walba

  • @shamsoabdulqadir8708
    @shamsoabdulqadir8708 ปีที่แล้ว

    Rumiyey aniga kumajiri 2labacunug bn kudhalay laimanashaqeyn

  • @siciido8920
    @siciido8920 ปีที่แล้ว +1

    Ruumi aniga shaqalo imajogo Nagaha markey iyimadan wey ilayabaan waxey kabilaban awey anti markan dhaho imajogto wey ilayabaan

  • @mohazpoi365
    @mohazpoi365 ปีที่แล้ว

    Manshaa Allah abayo ruumi waad ku mahadsantahay dhiiri galintaada❤❤❤❤ from kenya

  • @siradm
    @siradm ปีที่แล้ว +1

    ف
    Maaha
    و
    Waaye abayo.
    كُتِبَ عَلَيْكُمُ الْقِتَالُ وَهُوَ كُرْهٌ لَّكُمْ ۖ وَعَسَىٰ أَن تَكْرَهُوا شَيْئًا وَهُوَ خَيْرٌ لَّكُمْ ۖ وَعَسَىٰ أَن تُحِبُّوا شَيْئًا وَهُوَ شَرٌّ لَّكُمْ ۗ وَاللَّهُ يَعْلَمُ وَأَنتُمْ لَا تَعْلَمُونَ .
    جزاكالله خيرا

  • @nasramchannal
    @nasramchannal ปีที่แล้ว

    Rumiyey rashinka waxa kenay wey xadaan qashinkey ku gurtan

  • @shamsogurey1257
    @shamsogurey1257 ปีที่แล้ว

    maasha Allaah abaayo wadumarka Qaarkod

  • @mimipuloo7879
    @mimipuloo7879 ปีที่แล้ว

    GABAREEY GAARI BAA TAHAYE ADIGA GABADHU IN AY GURIGEEDA GACANTA KU HEYSATO BAA FIICAN

  • @rukiagedi5016
    @rukiagedi5016 ปีที่แล้ว

    Kenya gabadha arooska hata wa auntie

  • @leylaladan864
    @leylaladan864 ปีที่แล้ว +1

    Antii la,aanteed wa abaar

  • @fardawsoabdirahman7158
    @fardawsoabdirahman7158 ปีที่แล้ว

    Wlahi rumiyey ani cml thy wlahi Ma aminayo naag inay ishaqayso

  • @NayrusAhmedFarah-wf4ch
    @NayrusAhmedFarah-wf4ch 11 หลายเดือนก่อน

    Alla abaayo maxaan mar Hore ku arki wayay whi Ani inaaa iga hadleysid ymaleynaaa xafashka gurigeyga😢

  • @Sahrokeyf978
    @Sahrokeyf978 9 หลายเดือนก่อน

    wlhi shaqo ayaa sharaf leh

  • @fatushdimples
    @fatushdimples ปีที่แล้ว

    Abyo vitaminadka hooyada ey isticmali karto inososheg please

  • @sumayalaki8380
    @sumayalaki8380 ปีที่แล้ว +1

    Wllo fariid baad tahay ..maansha aalah..... huno waa ku qiray kart8nimada anigu waa isku tashatay anoo shaqadii guriga soo dhameeyey ayaa social media soo xasuusta markaasad happy ku dareema maansha allah hore u soco qaali.

  • @abyanshiekh6867
    @abyanshiekh6867 ปีที่แล้ว +2

    abayo. Nairobi. ahjogaha.wanashaiyah..imanah. wa hassan wafacatahy

  • @maymunahmed5492
    @maymunahmed5492 ปีที่แล้ว

    sax waaye abaayo waan kaafaa idan abayo

  • @adoontiiallah6682
    @adoontiiallah6682 ปีที่แล้ว +1

    maasha Allah Ruun wax badan baan kaa faaiiday ❤walashay

  • @H2o..2go
    @H2o..2go ปีที่แล้ว +1

    hadikale isbuuci hal maalin qabso shaqaalo saa shaqada xooga leh ku qabta kadib iska fasaxa maxaa 7 bari la iska ag qabanaa?

  • @ahe508
    @ahe508 ปีที่แล้ว

    kenyo anaa joogo mana qorto waa saa iska dhigto

  • @umuxudayfa1945
    @umuxudayfa1945 ปีที่แล้ว

    Howl maqabankarnee iyo dhabar xanunkeeda
    Cunada anaa karsada ilmahana anaa heesta naagta 4saac subaxii ay imaanee 12saac way baxee intas leeba ila joogee
    Guryaha iyo alabta iyo dharka intas lee qabataa naagta

  • @umusafabeuty8358
    @umusafabeuty8358 ปีที่แล้ว +3

    Waan so orday😂😂😂😂 ku soco jafitank❤

  • @fatushdimples
    @fatushdimples ปีที่แล้ว

    Abayo kor xanunka waxa kena wa salad subax laan lagamatukado nairobi in yar maogi salada subax tukada hal surad xita aqriso malinki oo dhan faxfax ayad ahani cajis laan

  • @MohamedNasro-zt2lp
    @MohamedNasro-zt2lp ปีที่แล้ว

    Hhhh abaayo rumi weel yaa dhaqi kara sow faruhu laga xuman mayaan

  • @AyaanWarsame-rq2zf
    @AyaanWarsame-rq2zf ปีที่แล้ว

    Asc Ruumiye samaaliyan joga family 10 waligay shagaale magabsan xitaa marbaa ilmo laygu qalay alxdulilaah aniga shaqaysta

  • @suadmuse4643
    @suadmuse4643 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhh walaahi waa run

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul ปีที่แล้ว

    Waa yaab dad Alle lixaadkoodi u dhamaystiray oo naag facooda ah u shaqeeynayso. Reer somalia xataa saas ayay noqodeen. Baf dam iga dheh Ruumiyay.😂War kaca oo wax qabsada.

  • @somalifood6935
    @somalifood6935 ปีที่แล้ว

    Shaqaalo waxaan ku arkay ayadoo ilmaha dhaqan xumo barto ayadoo qarashka gubto raashinka korontada biyaha wax kasta waa dhabal sidaa gacantaada usameysato kuuguma sameyneyso maalintey tagto guriga hagaaji isdhahdo waad yaabeysaa

  • @Wadakirbilquran
    @Wadakirbilquran ปีที่แล้ว

    Ruumiyay wll dadkaaa gaarisan oo kaa garasho badan baajira

  • @ummuintisaarchannel3655
    @ummuintisaarchannel3655 ปีที่แล้ว +6

    Ruumiye wad iga qoslisey wad mahadasantahay dhirigalinta ad nadhiri galisay❤😂😂❤❤❤❤❤

  • @Ummacooking2023
    @Ummacooking2023 ปีที่แล้ว +2

    Naa wll ani shan cunug lee ii joogta ani lee shaqaydata lkn anga hadaan reer Nairobi nahy dhibaab qabnaa ah in aaa ilmo subaxdii wadid qado kadaba geysid iyo quraac galabtiina soo wadid