Fursadaha Ugu Fiican Ee Lagu Qaadi Karo Uurka Mataanaha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Mataano waa marka caloosha hooyada ay wada galaan in ka badan hal cunug. Mataanuhu waxay ka kooban yihiin labo qeybood oo kala ah mataano ka samaysmay hal ukun iyo kuwo ka samaysmay labo ukun.
    Dumarka caadada u hela sida joogtada ah waxay soo deyaan hal ukun bil kasta, ukuntaas haday bacrimin heli weydo dhiiggii caadada ayay noqotaa. Ukun kasta waxaa gala hal xabbo oo manida ragga ah
    Fadlan like share iyo subscribe hailawin.
    / dr._sadam_hussein
    #uurka #mataano #hooyadauurka #uur #somalia #somali #somaliland #caafimaadka #quruxkudhigle #ckay #adnan #doctor #zakibinxaaji

ความคิดเห็น • 7

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 หลายเดือนก่อน +1

    Rabbiyow isii caruur mataano ah 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @umuraxa4267
    @umuraxa4267 ปีที่แล้ว

    Alle aya bixiyo matanaha iyo uur odhan

  • @habibtyhabibty7285
    @habibtyhabibty7285 ปีที่แล้ว

    Asc walal cajiska badan maxa kenaa markat urka cusub tahye

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 10 หลายเดือนก่อน

    ISO duceya wilal isku eg inu ale isiyo😂

  • @habibtyhabibty7285
    @habibtyhabibty7285 ปีที่แล้ว

    Asc walal cajiska badan maxa kenaa markat urka cusub tahye