Mataano.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Waa maxay mataano sideese u samaysmaan?

ความคิดเห็น • 398

  • @sawjatulcabdifatax4419
    @sawjatulcabdifatax4419 5 ปีที่แล้ว +16

    Illahay waxaan kabaryayaa aniga iyo intii jecelba inuu siiyo mataano khayr qaba

    • @maryamcumar8596
      @maryamcumar8596 3 ปีที่แล้ว +1

      Aaamiin yaarabi alle hanawada siiyo mataano insha allh

  • @nasraabdullahi8063
    @nasraabdullahi8063 8 ปีที่แล้ว +41

    Masha Allah ani matano wa jeclahy
    hoyadey wa matan edadey matano ayey dhashe xajigey cidisana matano way dhalen anigana wan jeclahy in an dhalo matano inta jecel na Allah hasiiyo Aamiin Aamiin

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว +1

      +Nasra Abdullahi mashaallaah tabaarakallaah, mcnto 😙.
      Allaah subxaanuhu watacaalaa hakugu arzaaqo mataano.
      Jazaakallaahu kheyran adigana quruxeey. 😙 😙 😙

    • @RidwaanYaasin
      @RidwaanYaasin 7 ปีที่แล้ว

      Nasra Abdullahi ee Adina wad dhaliyee sug adaaba fir ulahee

    • @hamdisicid1484
      @hamdisicid1484 7 ปีที่แล้ว

      Ridwaan143 Yaasin143

    • @hamdisicid1484
      @hamdisicid1484 7 ปีที่แล้ว +2

      Ridwaan143 Yaasin143

    • @najaxadam3978
      @najaxadam3978 7 ปีที่แล้ว +1

      amin amjn amin abyo anba adban u jeclahay mataano illahay dhamantaya hana siyo

  • @qalanjadaqarniga5761
    @qalanjadaqarniga5761 7 ปีที่แล้ว +30

    Anigu waxan Ahay Mataano, Wiil ayaa Mataan ila ah Alxamdulilah Walalkey Aad baan ujecelahay ilahey Cimrigiisa haidhereeyo, Anigana Allah isiiyo Caruur Mataano Ah Yaa Rabii
    Mahadsanid Adiguna Walashey

    • @mahadmataankuriya
      @mahadmataankuriya 3 ปีที่แล้ว

      mansha allaa alle hakudayo mataan kaga wall alle hakusiyo waxad jeceshay u khayrku kujiro
      ifka waxan ugu jecelay matanaha
      nasib wanag mataan ayan ahhhay
      alle haydayo walalkay awil matan
      dadku adbay iskugu kaya khaldan

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895 5 ปีที่แล้ว +9

    Mataano waa mashalah ilahay hanasiiyo hadey qeer noo yihiin dhaxal wey noqdan aniga Hooyadey ayaa dhashay waliba 3 mar ayaa ilahay ku arzuqay Hooyadeyne waxey ka dhaxashay Hooyadet Ayeeydee mashaalah tabarakalah 😍

  • @xamdaxamda1193
    @xamdaxamda1193 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaw awlaad khyr qabta ku weydistay inta hysatana u barake Aaminta so raaciya wll Insh allah

  • @rumaanmohamed791
    @rumaanmohamed791 6 ปีที่แล้ว +2

    Aniga mataan ma ihi firna ma ulihi wana jeclahay walhi iso duceyaa walalhayga naxarista ilahay lagama qusto Waa u awodaa in I siiyo anigoo fir Ku lahayn iso duceya walalahyga inta jecel in at dhalaan mataano ilahay hasiiyo. Ameeen

  • @maryamcumar8596
    @maryamcumar8596 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh iisoo duceya inuu alle isiiyo mataano inta jecelna alle hasiiyo insha allh

  • @ifraahosman7623
    @ifraahosman7623 8 ปีที่แล้ว +11

    mashalah Allah...ubahina Musa, xayati aad ayaad nagu faideysay waxbadana wan ka bartay jazakallah xayati..... Aniga iyo xajigeyga 2dhinac dhaxal ayan kawadanaa marka Alle hanogu deqo matano cafimad qaba. aaaamiin yaarabi.....

    • @sameerahajia4600
      @sameerahajia4600 8 ปีที่แล้ว +4

      amiin sis Ilahay haidinku iraaqo awlaad cafimadkabta oo ad ku Indha kuqabowsatan
      sido kale family yada kale ee Musliminta ah sida anago kale

  • @duniyachannel1335
    @duniyachannel1335 8 ปีที่แล้ว

    Maashallah Ubahina Musa jizakilaahi khayr xbbti sidaad mar walba noogu faa'iideyso alle wanaag iyo xasanaad hakuugu badalo waan ku salaamayaa in badan:-)

  • @abdulahimohamed5785
    @abdulahimohamed5785 8 ปีที่แล้ว +2

    asc waan kusalamay macaanto ilaah haku xifdhiyo adiga iyo reerkada oo dhan guleyso waligada

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +Abdulahi Mohamed Aamiin yaa Raxmaan. Adigana sidoo kale ayaan Allaah kuu waydiinayaa. Jazaakallaahu kheyran, walaal qaali.

  • @qadroumueyman5463
    @qadroumueyman5463 8 ปีที่แล้ว +3

    masha Allah macaanto waxaan kahelay sida nooga faaideesid macaanto waan ku jeclahay ilaaheey dardiis ilaaheey qeer hakusiyo aamin aamin aamin

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +Qadro Umueyman quruxeey Allaah hakuu jeclaado sidaad ii jeceshahay ka badan. ♡ ♡

  • @isxilqaanofficial8344
    @isxilqaanofficial8344 7 ปีที่แล้ว +1

    wan jeclahay mantaano allah waxanka baryaya inu isiiyo inta muslin orabtane allaha siyo adna waad mahadsan tahay abaayo qaali qer allaha ku siyo aàaaaaaamiin

  • @muhudiinsamaleey2975
    @muhudiinsamaleey2975 8 ปีที่แล้ว +1

    ubaxina Thanks in badan Cilmiga sheegtay waad ku mahadsan thy Cilmigaan qofki soo maray dugsi sare High School aad ayuu u fahmi karaa dadaal ayaa lo baahan yahay thanks.

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +Muhudiin Samaleey jazaakallaahu kheyran, walaal. 👍

  • @springbutterfly_914
    @springbutterfly_914 2 ปีที่แล้ว +1

    illahow mataano cafimaad qaba ooo 2 wiil ah isiii🥺🤲

  • @abuabdullahabdirahmanbaris2794
    @abuabdullahabdirahmanbaris2794 8 ปีที่แล้ว +2

    asc abaayo wlhi waankuugu qancay waayo wax run ah ayaad kahafashay xabiibti aniga waxaan dhalay mataano an isku ekeen oo sidaad u sheegtay wiil iyo gabar waaaa maasha allh apostasy allha kuusiyaadsho

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +abdirahman mohamed wcwswrwb quruxeey, aad baan kuu salaamayaa, aamiin ducadaada. 💖
      Sax marba mataanuhu haday yihiin wiil iyo gabar waa labo ukumood.
      Farxad iigu noolaada, hambalyo ayaan ku leeyahay. 😍 😙 😙 😍

  • @samabdi7989
    @samabdi7989 6 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo thanks waan jecelahay mataanaha in aan dholo aniga waxaan ahay xaas cusub wili ilmo madhalin lkn dhiiga waa igu soo dag dagaa 20 cisho buu iga maqnaadaa kaliyaa

  • @amlaindhojecelamla5618
    @amlaindhojecelamla5618 6 ปีที่แล้ว +1

    Ilahayo gawadhan aqiriyo adunpa u naxariso aqontedana u siyade masha Allh

  • @nuroali7526
    @nuroali7526 8 ปีที่แล้ว +3

    anima amun ilaahey owlaad baariyaal ah haku siiyo aamiin aamiin yaa rabi

  • @harragoocean6475
    @harragoocean6475 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walal qaali ah I thinking you so strong lady because you have confidence of course

  • @dhahaboahmed9734
    @dhahaboahmed9734 8 ปีที่แล้ว +1

    shukran ubahina sidaad noogu faa iideeysay alaahna miisaanka xasanadka hakuu saaro maadaama cashirkaan anigu aad iyo aad aan ugu ciil qabay waan ka faaiidey mahadsanid walaasheey

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +Dhahabo Ahmed xbbti qaaliya, jazaakallaahu kheyran, waana ku faraxsanahay inaad ila socotid. Ii nooloow in badan. ♡

  • @fatumaabdirahman5996
    @fatumaabdirahman5996 7 ปีที่แล้ว +1

    asc abyo su"aal waxan ahay hoyo nasnujisa. 8 bilod ayey jirta gabartayda uur ma qadi Kara. abyo cadana igu ma dhacdo. Thanks abyo

  • @shamsoaxmed866
    @shamsoaxmed866 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah qaali alle haku xifdiyo aad baan kaaga mahad celina waa kugu cusubahay mcnto alle haino xifdiyo wllkey ila dhashtay baa loo dhalay mataano mardhow ilahay intii muslima hasiyo oo jecel markaa leeyahay intii jecel waxaa ula jeeda waxaa arkay dumar dhahaayo marbo uur inaa qaado oo caruur badan heeysto oo cirbad isku Duran

  • @ruwaydodear5993
    @ruwaydodear5993 8 ปีที่แล้ว +3

    Shukran abaayo mcney
    WA mahdsnthy ubahina muse
    Abaayo
    Waxan jiraa 18years
    Abaayo
    Dhiiga cadada waa helaa bil kasta alx
    Wuu igu soo dagdagaa 20 bari cml buu iga maqnada
    Hadhow
    Markan guursado dhib Miyaa ii iman karaa
    Dadka waxay leeyihiin
    Ukuntada way dhamanysa

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว +1

      +Ruwaydo Dear quruxeey, aad baan kuu salaamayaa.
      Ukunteenu waa 400 000 si dhakhso ah kuma dhamaato. Walwal yaan lagugu ridin ee haddii aad shaki qabto la xiriir gynecologist ama dhakhtar si aad u shaki baxdo oo aad jawaab sax ah u hesho.
      Jazaakallaahu kheyran, xbbti. 💖

  • @khadraqaalibeauty8560
    @khadraqaalibeauty8560 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah alaha kaa amaal mariyo qaali dumar wax badan baan kaafaaiiday

  • @susana_11
    @susana_11 5 ปีที่แล้ว +10

    Hooyadey aya dhashay matano illahey ana ha igu irsaqo wan jeclahay iyo inta jecelba allaha siiyo

  • @muslimahabdulkadir4187
    @muslimahabdulkadir4187 8 ปีที่แล้ว +1

    ubahina dear älskar dig mycket för guds skull dina videor e så lärorika o kommer insha'allah att hjälpa våra systrar och mig i framtiden må allah vara med o tack så jättemycket qaali

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +Muslimah Abdulkadir Tack snälla dina fina ord värmer mig oerhört mycket, lilla syster Muslimah. 😍😍😍

  • @kaahakiinahmed8346
    @kaahakiinahmed8346 8 ปีที่แล้ว +1

    ubahina muse mahadasanid abaayo sidaa noogu faaideyso mar walba shukran qaalii

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +kaaha kiin Ahmed mcnto, jazaakallaahu kheyran ii nooloow waligaa. 😙 😙

  • @xumeyraadagan4855
    @xumeyraadagan4855 8 ปีที่แล้ว

    shukran mcnto Allaha kucizeeyo👍👍👍👍👍 abyo waxan Ku weydinaa sidee ku dareema inaa mataano wado

  • @ladanislaw7238
    @ladanislaw7238 8 ปีที่แล้ว +1

    Mash allh xabiibti ilaahay ajar iyo xasanaat haka siiyo somaalida wax kasta wax xun ine kaso saaran e jecelyihiin warkoda iska daa wax xun MA aaday sheegin meshaada kawad walaasha ❤️❤️

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +ladan islaw quruxeey, Allaah haku xifdiyo.
      Waa run lkn inta fiican baa ka badan inta xun ee xaasidka ah.
      Mahadsanid in badan, xbbti. 💖 💖 💖

    • @RidwaanYaasin
      @RidwaanYaasin 7 ปีที่แล้ว

      Ubahina Musa Abyo aadbaad umahadsanthy aadban kula socdaa

  • @riyadhassan2080
    @riyadhassan2080 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashllh ilaahay ajar haka siiyo abayo mcn jazaakallaah aniga hoyaday 4 mataano ahay dhashay ninkayga hoyadiina 2 ayay dhashay anigana ugub ayan ahay alle ayan ka baryayaa mataano barakaysan oo baariyaal ah aniga iyo dhaman muslimiintaba

    • @Zaam495
      @Zaam495 2 ปีที่แล้ว

      Hda ilhey maku siiye apyo

  • @saharaahmed1899
    @saharaahmed1899 8 ปีที่แล้ว +1

    asc abaayo qaali mahadsanid aad ayaad u mahadsantahy dadaalkaaga aad noo wadid

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +sahara Ahmed quruxeey ii nooloow waligaa. 😙 😙 😙

  • @kidstoytoychannel3289
    @kidstoytoychannel3289 8 ปีที่แล้ว +2

    horta marka hore wa qadar. lkn mataanahu wa dhaxal. anigu se mataano aad ban u jeclahay ina dhalo adiguna mahadsanid. wan ka helaa sida dhiiran ad somalida. ugu so gubineysid howl adag bad heysa tnx

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +Mumina Mohamed quruxeey, jazaakallaahu kheyran ii nooloow in badan. ♡ ♡

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 8 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah khayr Ubahina muse Cilmigaaga iyo Caqligaaga Allaha kuu ziyaadiyo Mataanaha waa qurux badanyihiin lknse ma howl yara 😉

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +Faaska Dahir quruxeey, jazaakallaahu kheyran adigana.
      Mataano ma dhib yara balse labo uur dhibkii aad ka mari lahayd hal mar mar ayaa roon soow maaha? 😉 😂
      Mahadsanid, mcnto. 😚 😙

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +Faaska Dahir quruxeey, jazaakallaahu kheyran adigana.
      Mataano ma dhib yara balse labo uur dhibkii aad ka mari lahayd hal mar mar ayaa roon soow maaha? 😉 😂
      Mahadsanid, mcnto. 😚 😙

  • @rodobashir6632
    @rodobashir6632 7 ปีที่แล้ว +1

    Ani ayeyday aabo wey dhashay ana ma dhalin waa amar alle shukran xbbt

  • @sameerahajia4600
    @sameerahajia4600 8 ปีที่แล้ว +1

    jzk khayr ubahina Ilahay hasiyo awlaad khayr qaba hasiyo family yada Somaliaed adana Ilahay hakubarakeyo

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +Sam Ali aamiin yaa Allaah. Mahadsanid, mcnto. 😚

  • @ikranmohammedahmed4139
    @ikranmohammedahmed4139 7 ปีที่แล้ว

    Maanshaallaah xabbti jisaakalaah wax fiicn baaad samesaa ani waxan kaa cod sanayaa waxad iiisheg taaa ita maaal moood uurka lagu garan karo amah laysku baari karo

  • @maarwowanag3527
    @maarwowanag3527 8 ปีที่แล้ว +1

    shukran abayo ubahina sida wanagsan e ad noguso gudbiso iyo sad nola qeybsato wanaga kher ale haka siyo

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +maarwo wanag mahadsanid in badan, xbbti. 💖

  • @munasharaf5633
    @munasharaf5633 8 ปีที่แล้ว +1

    ubah dar ilhay ban ku jeclahay wanan xiiseya banamij kaga thanks walaal

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +mansur mahamed Allaah haku jeclaado walaal sharaf.

  • @sahrokhalif6655
    @sahrokhalif6655 8 ปีที่แล้ว

    asc abayo mahadsanid waxan kuwaydina wamaxay goljex maxasa keno bal igajahilbixi insha alaah

  • @umumaryamasheikh688
    @umumaryamasheikh688 8 ปีที่แล้ว +1

    asc walashay adoomahad san xageen kala xiriraa si qaasa jazakalah khayran

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว +2

      +umumaryama sheikh wcwswrwb xbbti. Ubaxiina3@hotmail.com igala soo xiriir.

  • @jeylaanibeelaa453
    @jeylaanibeelaa453 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah abaayo mcn marwalba noo faaidey inkasto aqoonlaheen waxa ban kaa barayan wane ubahananay qer alle kusiyo waxa jecshahay

  • @nasromaxamedsaciid7903
    @nasromaxamedsaciid7903 6 ปีที่แล้ว +1

    ilaahow isii waan jeclahay mataana igu soduceeya ani iyo wixii Muslim ah

  • @hafsaomar6585
    @hafsaomar6585 2 ปีที่แล้ว

    Ayeeyaday hooyo dhashay baa dhashay alle hay siyaan kuwo khayr qabaa o cafimad qaabaa

  • @soomaliyahanolaatohaaisraa8617
    @soomaliyahanolaatohaaisraa8617 8 ปีที่แล้ว

    shukran xabibti jazakilaah qeer

  • @فرؤؤحهيوسف
    @فرؤؤحهيوسف 8 ปีที่แล้ว +2

    ubahiina muse xbbtay wan jeclahy matanaha waxn maqlay kinin lacuna aya jirta maxa ka jira

  • @suleymanaden307
    @suleymanaden307 8 ปีที่แล้ว

    ubaxina muse wlasheyda si kal iyo laab ah ayaan ku salamaya. wana kaga mahadcelinaya sida quruxda badan aad wax noogu faidaysay qasatan aniga iyo xaaskayga jazakallah.

  • @shankarooncadeeyjecliyaada5421
    @shankarooncadeeyjecliyaada5421 8 ปีที่แล้ว

    thanks abaayo qaali illahey hana wada siiyo owlad baari ah mataano wan jeclahay aniga 💙💚💜

  • @malyunhussein2616
    @malyunhussein2616 7 ปีที่แล้ว

    maashaa allah abaayo qeyr badana allaha kusiiyo sidaad nogu faideysay allaaha kugu fsideyo insha Allah

  • @aasiakhadar5444
    @aasiakhadar5444 7 ปีที่แล้ว

    masha allh wll
    ilaahy cilmiga ha
    kuu siyaadiyo
    wad mahadsantahy
    huuno qli

  • @hotmanburcochannel1548
    @hotmanburcochannel1548 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wllo cashar fcn ban ka faidaysanay
    Ilahay hkula qabto dadalkagas
    Lkn wll talo saburad cad isticmal oo waraqahan iska da wayo saburadu way ka baladhantahay sifcana wax wan kaga arkayna

  • @aluul6875
    @aluul6875 8 ปีที่แล้ว +3

    marban uur kooda qaaday hal ba iga soo dhacay hal baan nabad kudhalay.Insha.allah wan dhali Markalane. dhinaca hooyo Ayaan kawataa

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +Ardo Diamond waan ka xumahay balse cunugga nool baan kaaga hambalyeeynayaa. Inshaallaah waad dhali doontaa. 😚

    • @sucaadoaxmed59
      @sucaadoaxmed59 5 ปีที่แล้ว

      A luul abaayo maxaa lagu gartaa ilmaha inay mataano yihiin sharafeey

  • @faysaahmed3201
    @faysaahmed3201 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah Wllo Alle Ha ku Xiftiyo 220kii ayaan ku Daawaday Anigoo Sida ilmo Wakhi badanina iima Hadhanayn Korna Wuu U Jeeday Siduu Dhakhtarka ii Sheegay ka dib Waxaan tijaabiyey taladii Aad bixinaysay Wayna ii Shaqaysay Maasha Allaah Alle Ayaan Mahadinayaa Adigana jazaakalaah khayr Wllo Iminkana Mataano Ayaan Sidaa Alle Ha ii Fududeeyo

    • @safaibrahim5229
      @safaibrahim5229 2 ปีที่แล้ว

      Abaayo maxa dareenday walaca markaad eheed

  • @qofnahaqursan2827
    @qofnahaqursan2827 8 ปีที่แล้ว

    mahadsanid abaayo jizaakalahu kheer jizaa xabibti abaayo makahadli karta qadka qalinka ugu fudud mahadsanid xabibti

  • @ramlaali7442
    @ramlaali7442 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah aniga waxa ahay mataano wiil ayana mataan ila ah alx wana jclhy wllkey mcn waa jclhy inaa mataano dhalo ilahay ha isiiyo

  • @SANCooking
    @SANCooking 8 ปีที่แล้ว +2

    Thanks abaayo ❤❤

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +SAN- Cooking quruxeey, u wlc, ii nooloow in badan. ♡ ♡

    • @aquero1020
      @aquero1020 6 ปีที่แล้ว

      Ubahina Musa asc abaayo

  • @asiyafarah4674
    @asiyafarah4674 8 ปีที่แล้ว

    manshaAllh walaashay shukran illahay dartii kuu JECELAHAY markasto wax cusub soo geliso waan kugu farxaa rabi ha ku xifdiyo aduun iyo aakhiraba😙😙😙❤❤❤💖💖💖💘💓👍👍👍👍👍

  • @hiboalli8802
    @hiboalli8802 7 ปีที่แล้ว

    asc wll waa walaal somaleyed oo kule mel laalgala xidhiidho oo khasa iisheg please

  • @nuracabdiraxmaanabdirahman9765
    @nuracabdiraxmaanabdirahman9765 8 ปีที่แล้ว +2

    Asc walaal Masha aalah ubax musa

  • @ummismail1537
    @ummismail1537 8 ปีที่แล้ว

    masha allah ubahina illahay hakusiyaadiyo aqontaada waxan kugu hambalyaynayaa sharaxaada fiican wll hadan kusaalo macalimad maatahay .Masha allah jasaakallahu khayr

    • @qadraali2620
      @qadraali2620 8 ปีที่แล้ว

      Masha Allah abaayo macanta Allaha ku siyaadiyo aqontada

    • @qadraali2620
      @qadraali2620 8 ปีที่แล้ว

      matanaha waa wax Allah dartiid ku imado anigabo waan dhalay mataano -firna u malihi xag hooyo iyo xag aabo

  • @filsanwarsame2342
    @filsanwarsame2342 6 ปีที่แล้ว

    eedadeey hadey dhasho, maka dhaxlikaraa ?

  • @sahrujasahruja2089
    @sahrujasahruja2089 8 ปีที่แล้ว

    ada mudan abayo igu qali ah adbana ugu mahadsan tahy inta ad waqtigaga adno hurto shukran katiir xabbt ubahina musa

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +Sahruja Sahruja xubbi, jazaakallaahu kheyran adigana Ilaah haku xifdiyo adduun iyo aakhiraba. 😍

  • @Maaidobashiir269
    @Maaidobashiir269 6 หลายเดือนก่อน

    Ilahey waxan kabryaa aniga io intii lamida inuu ilahey ubad siiyo waan somanahe 😢😢

  • @sahrokhalif6655
    @sahrokhalif6655 8 ปีที่แล้ว

    si aad ufahantid waxan ahay xamilo 7bil habenki waxan darema xudunta hosteda in ay idilaceso iyo marka an socdo waxbadan anfadhisto waxan darema kaar iyo in ay idilacayso abayo igaja hilbixi insha alaah alena haka abalmariyo isojawab wan garanlahay halsin nah waxay ixanuntaa waliba marki ansocdo asc wr wb

  • @mushtaqbashiir8679
    @mushtaqbashiir8679 6 ปีที่แล้ว +1

    abaayo fmly keyka matano madhalin ninkeyka mana dhalin ee sidee u heli kara mataano in aan dhalo oo allah isiiiyi

  • @abwaanamiirxusein5566
    @abwaanamiirxusein5566 8 ปีที่แล้ว +2

    wll horta mahadsanid magacaaga no sheg mida kale si su'aalo an ku waydino xage lagala so xiriri kara

  • @sahrocumareybakarsagal2402
    @sahrocumareybakarsagal2402 8 ปีที่แล้ว +1

    mashaa allah jisaka laah abayo qeyrka alle hana wafajiyo

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +Sahro Cumar eybakar sagal 😍😍😍

  • @zeynabshekhzeynabshekh4924
    @zeynabshekhzeynabshekh4924 8 ปีที่แล้ว

    masha Aallaaah xabibti baraakaaa Allaahu fiiki amin cawa suaall gabad maqaa ukuun aye leedeehy

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +zeynab shekh zeynab shekh wa'iyaaka quruxeey. Mahadsanid in badan.
      Dumarka ukumahoodu waa 400 000 (afar boqol oo kun)
      Jazaakallaahu kheyran, xbbti.

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya 3 ปีที่แล้ว

    mataan ayan ahhay runti matankayga isku dhig ayanu nahay isku hadal ayanu nahay aadbanu iskugu eegnay dadku way iskukaya khaldan si aan inaba cadi ahhayn
    macalin kayagu nama kala yaqano
    dadka iskaya yaqana moye dadkakale qof kaya ayay namodon
    alle haydayo walkay awil mataan
    idinkana waxa ad jeceshin alle haydinsiyo oo haydinku arshaqo mataano aamiin aamiin

  • @cafifaahmed5269
    @cafifaahmed5269 6 ปีที่แล้ว

    habibti wxn jooga dalka UK ayan joogaa gurigeyga jaran jaro waye uurna waa leeyahy wax ma IGA yeleysaa jaran jarada bdn mse its not problem

  • @anababdi5866
    @anababdi5866 7 ปีที่แล้ว

    asc walaalo waxaa ku weeydiinaa marka ilma yar aad nas siineeso oo dhiiga imaaneeynin macnaheedu ma inee keed sameesaneeso qofta haweenta ah miyaa iga jaahil bixi walaasheey mahadsanid

  • @sucaadoaxmed59
    @sucaadoaxmed59 5 ปีที่แล้ว

    ubahina qurux waan ku salamay sharafeey uur ayaan leeyahay waxaan dareema culees zaaid ah waxaan dareemaa xudunta hosteda ayaa riix ama is aruurin camal ayaan isku arkaa neeftana wey igu adkata wax yar waxana ku jiraa bisha shanaad weyna dhaqaaqayaan ilmaha

  • @muniirocabdi6858
    @muniirocabdi6858 8 ปีที่แล้ว

    maasha allaah mcnto jazaakallaah wax badan baan kaa faa iday

  • @ilwadabdi948
    @ilwadabdi948 8 ปีที่แล้ว

    ubahina abaayo aad baa u mahad san thy runtii cilmi badan baa ka bartay ilah qeyr haku siiyo ee abaayo

  • @fatimabiixi4413
    @fatimabiixi4413 8 ปีที่แล้ว

    asc ubaxey walal wa mahadsantahay wax qofka ka caawinkara majiran in umataano dhalo

  • @ayaanitawaaaye3797
    @ayaanitawaaaye3797 3 ปีที่แล้ว

    4sano kadib ayaan cawa dawanaya video gan I wish inad TH-cam kuso noqoto abayo

  • @amiraabdi6523
    @amiraabdi6523 4 ปีที่แล้ว

    Illah ha nagu israqo alle agtisa waxbo kama ahan illahey inuu igu irasaqo iso ducey yaa muslimin

  • @nuurahassan4826
    @nuurahassan4826 8 ปีที่แล้ว

    masha allah abaayo jazaku allahu kheyran macaanto kasoo hadal ukumaha yar yar

  • @amishacabdi5917
    @amishacabdi5917 3 ปีที่แล้ว

    Alle ayaan kabaryayaa mataano khayr qaba

  • @maryanomar4126
    @maryanomar4126 8 ปีที่แล้ว

    abayo wn kahey jaza kalah abayo gabdha urka leh mxa uficn cuntoyinka iyo cabitanada i

  • @ayaanbadanmohamed5939
    @ayaanbadanmohamed5939 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow mataano igu irsaaq aaamiin iidhaha faldan

  • @ibrahimabdiwahid1979
    @ibrahimabdiwahid1979 7 ปีที่แล้ว

    MBchB student, thank you Dr ubahina

  • @foosmahamed1363
    @foosmahamed1363 8 ปีที่แล้ว

    abaayo qofka hadii ladhaho ugxamahaga mashaqenayaan micnaheeda waxlamadhalikaro miyaa ubahina jwb please

  • @fofoomer7557
    @fofoomer7557 4 ปีที่แล้ว

    MashaAlah xabibti ilahey haku siyadiyo cilmiga

  • @faizahassan4459
    @faizahassan4459 8 ปีที่แล้ว

    masha Allah tabaarakallaah abayo qaaliya Allah ka ajar siiyo

  • @hoodocadeey4345
    @hoodocadeey4345 8 ปีที่แล้ว +1

    abaayo macaan thankz aadbab ula socdaa video yadadaa aadna waan uga faaiday
    suaal ayaan rabay inaan ku waydiiyo XAGEEN KAALA SOO XIDHIIDHA FADLAN

  • @aminayariso8524
    @aminayariso8524 8 ปีที่แล้ว +4

    mashallah dad fican aya sobaxey oo dadalaya lkn dumarka somaliyed hurdada haga kacan ku daba dayasho mudan oo xanta dhafa

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว +2

      +Amina yariso haha xanta xitaa waa jaamacad iyadoo la aaday. 😉 😂
      Jazaakallaahu kheyran, xbbti. 💖

    • @aminayariso8524
      @aminayariso8524 8 ปีที่แล้ว

      huno macan waxan waxba aheyn bey shago kadhiigteyn ay ku mashqulayan dumarka somaliyed dadalka malahan ee ducad ban badineyna

  • @khadraqaalibeauty8560
    @khadraqaalibeauty8560 5 ปีที่แล้ว +1

    Gabar dumaashiday ah wxay marwalba tiraah ninkeyga ayaa mataan ah aniga mataano waan dhali karaa hada waxaan fahansiin doona in ay mataano shali karin

    • @maryamcumar5895
      @maryamcumar5895 5 ปีที่แล้ว +2

      Hadoo Rabbi ku arzuqo way dhali kartaa

  • @faizabaron7031
    @faizabaron7031 8 ปีที่แล้ว +1

    masha allah cilmigada Allah kusiiyadiyo walal

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +Faiza Baron aamiin dhammaanteenba quruxeey.

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 8 ปีที่แล้ว +1

    maasha allaah ubahina shaqo weyn baad haysaa, halkaa ka sii wad

  • @samiraali5972
    @samiraali5972 6 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaalayaal alle iiy barya inuu isiiyo mataano wllhi waan jeclahay mataano alle ha,iiyku deeqo mataano caafimaad qabo

    • @ubaxcabdicilmi5415
      @ubaxcabdicilmi5415 5 ปีที่แล้ว

      abyo ilaahy hanasiyo aameen yaarabii

    • @saaraa.cadeeyxaawo3250
      @saaraa.cadeeyxaawo3250 5 ปีที่แล้ว

      Abyo illahey hanawado siiyo owlad saalix ah waan wado jecel nahay allew nawada siiy aaamin aaamin aamin aan isku wado duceyno owlad saalix ah alle hanawada siiyo aaamin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @zakihajji1960
    @zakihajji1960 8 ปีที่แล้ว +4

    Macquul Ma tahay Hadii Xaaskayga Hooyadeed ee Mataano dhashay Aniga Habaryartayna ee Dhashay 2jeer Mataano isku Xiga Anigana in Mataano lee dhalo

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +zacharie mohammed walaal, wax walba Alle agtiisa macquul ayeey ka yihiin lkn khubarada wax baartay waxay dhaheen in ay dumarka ku xiran tahay mataano dhalidda.
      Adiga fursad chance-gaagu wuu wayn yahay waayo xaaskaaga hooyadeed ayaa mataano dhashay sidaa darteed waa macquul in hooyadaas ilmaheedu dhaliyaan mataano.
      Tan adiga dhinacaaga ah, badanaa ragga mataanuhu wax u galeen waxaa hiddo raaco gabdhaha ay dhaleen.

    • @mariacabdirahman3485
      @mariacabdirahman3485 7 ปีที่แล้ว

      Ubahina Musa wll aniga cadadu wey iga qaldantahey waxey iga maqnata ugu badnan 20 cisho maxan sameya

    • @saadiaibrahim2227
      @saadiaibrahim2227 5 ปีที่แล้ว

      @@ubahinamusa6208 ani wan dhalay ilmo matano ah waxeey ahaayeen 2 wiil waxayna wateen 2 dhibi waxaan Ku dhalay 7 bilood mid walbo misaan kiso wuxuu ahaa 2.5 kg abaayo SAA idna wey isugu ekaayeen awoowkood abahood dhalay ayeey u ekaa yeen abayo mala dhihi karaa hal ugun waaa

    • @Roblox_bacon-t3p
      @Roblox_bacon-t3p 5 ปีที่แล้ว

      Ubahina Musa wll ilmaha gala lugta ama sinta waxaa ixanuneysa lugta midig dhinacedana markan ufaristo way ixanuneysa 7 bilood ayan ahay Wll

    • @sucaadoaxmed59
      @sucaadoaxmed59 5 ปีที่แล้ว

      Saadia Ibrahim abaayo maxaa ku garan Kara ilmaha uurka ku jiro sidee ku garan karaa aniga jiifka idhibaayo naqas ayaan dareemaa inaa fariisto MA ehee mararka qaarna zaaid ayay II adkaata caloosha culees ayaan dareema

  • @foozeumumaxamed4318
    @foozeumumaxamed4318 8 ปีที่แล้ว +1

    mansha Allah abaayo qeer alh hakusiyo

  • @bintucumar374
    @bintucumar374 8 ปีที่แล้ว +1

    jazaakillaahu khayr wll

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +bintu cumar mahadsanid in badan xbbti.

  • @bishaaro21
    @bishaaro21 8 ปีที่แล้ว +1

    jazakallahu khair xbbti

  • @munaibrahim1140
    @munaibrahim1140 8 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo ubax aniga familkeyga oo dhan mataano madhalin anigane waa dhalay maxaa yeelay odaygeyga ayaa mataan la dhashay

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +Muna Ibrahim quruxeey, mashaallaah waan kaaga hambalyeeynayaa mataanahaaga.
      Teeda kale mataanahaagu ma hal ukun baa mise labo ukun?
      Labo ukun haddeey yihiin ninkaaga dhankiisa maaha waayo jirkaaga ayaa labo ukun soo daayey balse gabdhihiisa ayaa ka hiddo raaci kara.
      Jazaakallaahu kheyran. ♡

  • @amuunamuun4087
    @amuunamuun4087 8 ปีที่แล้ว +2

    walaal fadlan in ilhay olmo I siiyo iigu duceeya awaalad ma haystee waa ducda

    • @muhudiinsamaleey2975
      @muhudiinsamaleey2975 8 ปีที่แล้ว

      Allaha ku sahlo abaayo Insha allah waad liibaanesa waxba haka walwalin Alaha kugu Arzaaqo mataano Insha allah si Niyadda kugu duceeye wll Amiin

    • @kaahakiinahmed8346
      @kaahakiinahmed8346 8 ปีที่แล้ว

      abaay allaha kusiiyo owlaad baariya insh allah

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +Anima Amun walaasheey qaaliya, Allaaha Raxiimka ah waxaan wajigiisa kuugu waydiineeynaa in uu awlaad saalixiin ah adiga iyo zawjkaaga idinku arzaaqo.
      Waxaad sameeysaa in aad stresska iyo walwalka ka fogaatid. Qofku hadduu ilmo aad u tamanniyo waxaa gali kara stress, taasna uma roona dhiigga caadada.
      Xbbti, la xiriir gynecologist si aad jawaab sax ah u heshid. Ilmo agoon ama rajo ah dhaqaalee haddaad awooddo.
      Inshaallaah kheyr ayeey kuu noqon. Mahadsanid, mcnto. 😚

    • @amuunamuun4087
      @amuunamuun4087 8 ปีที่แล้ว

      +Ubahina Musa walaal aad baad u mahadsantihiin dhamaantiin walal welwelbadan bay arintaasi igu abuurtay bilha u danbeeyey walaal dhaqtaro waan ka xidhiidhay laaakiin raxmada alle kama quusan hadal dadbaa I wareeriyey imkana hadii xaaldaydu waxba iska bedelin inay furitaan gaadhan ka baqayaa markas sidaasbaan ducda walasha soomliyeeed idinka codsansya dhamaaan waa maalin jimcha in rabbi hamigayga farajo shukran

    • @naimafashion4242
      @naimafashion4242 8 ปีที่แล้ว

      Insha Allah xbbty ilahay tallada saaro. Quraan isa Saar. Sadaqada bAdi

  • @supernicemohamed6543
    @supernicemohamed6543 7 ปีที่แล้ว

    Masha AllaH way dhanta kuwa iska hdla aqon bay ledahy

  • @yywvy7025
    @yywvy7025 8 ปีที่แล้ว

    walashay qurux waan ku salaamay waana kuu xiisay allah ha ku xafido ubahina😍💖💜💛💚💝💖💕👄👌

  • @abdisalanfarah3106
    @abdisalanfarah3106 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @sacdiaahmed5407
    @sacdiaahmed5407 6 ปีที่แล้ว

    Asc ubahiin aniga 21 sano ayaan ku dhalay matano hoydeyna ma dhalin lkn ayeydey hoyo dhashay ayaa kadhashay matano badan 9sano ayaa laga jooga hada