Dhibtaan Kala Kulmay Barnamijka ILINTIR iyo Go'aanka Joojinta Baafinta ee aan Qaatay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • #abdiaziiz_really #ilintir

ความคิดเห็น • 1.7K

  • @rahmashidane6360
    @rahmashidane6360 2 ปีที่แล้ว +198

    Asc. Waxaan kaa codsaneynaa adiga oo mahadsan in aad joojin wanaaga wanaaga aad sameeysid… dadka xun waxaa ka badan kuwa wanaagsan, dadka xun waxeey necebyihiin qofka runta sheega, iyo qofka runta ka sheega, waji ha ka sugin inta yar ee xun, illahey ajir ha kaa siiyo, anaga xitaa Waa kuu duceeyneynaa.. qeyr iyo ajar allaha kaa siiyo ♥️

    • @sahromudey6415
      @sahromudey6415 2 ปีที่แล้ว +4

      Asc walal arinta aad ka hada shey waa arin jirta wax dhicikara oo macquula sas ooy tahay hadana umada soomaaliyey howl muhiima ayat uheysaa dad dhibaateysan dad kala maqan aa is helay ajar allaha kaasiiyo samir intaa sabri karto dadka ku eedeynaya waa dad xuman jecel wanaagu dhibo xaq aan garaneyn ilahay walalkeyowkheyr haku siiyo adun iyo aakhira taama

    • @chokzchokz269
      @chokzchokz269 2 ปีที่แล้ว +2

      Wcs wr wbrk maamoow ha joojin alle dartii u qaado dhibka waa aduun waana waqti kooban ta danbe aan dhamaaneyn ee u shaqeyso tuugo iyo in xunba way badan yihiin ee maamoow samir laakiin ha joojin allaha ku barakeeyee aniga wallaahay inaan waligay TH-cam aanan saarin abonnement laakiin kheyrka aad wado ayaan kuugu saaray ee allaha ku xafido

    • @anabmataan7708
      @anabmataan7708 2 ปีที่แล้ว +1

      Asc eedo waad ku mahadsan tahay fikirkaaga in aad noo soo ban dhigto waan ognahay in dhibaato badan aad kala kulmi karto hadana waxaan ku leeyahay ajir iyoxasanaad allaha kaa siiyo ee ha joojin waayo dadbadan ayaa kala maqan si kasto haku kala maq naadaane ruuxii kuu yimaado ee ku dhaho iibaafi qof ka maqan ilaah dartii ucaawi allaha ajar kaasiinaa isha allaah wax shar ahna allaha kaa haayo mida kaleaniga ruuxeyga wax baa iga maqan inkastoo aan rabay in aa ku iraah iibaafi marka eedo allaha ku xifdiyo ee hajoojin barnaamijka

    • @gaasiranagye6178
      @gaasiranagye6178 2 ปีที่แล้ว +1

      👍👍👍👍👍👍👍👍

    • @moussabouleleh3577
      @moussabouleleh3577 2 ปีที่แล้ว

      Moussa buullaleh

  • @mmohamoud6330
    @mmohamoud6330 2 ปีที่แล้ว +40

    One of the best show ever, keep going don't stop it helps Somali People

  • @nacimaiman
    @nacimaiman 2 ปีที่แล้ว +30

    Waa ku baryaa abowe ha joojin dadka waad caawisaa Somalida qaar dad waalan ku juraan oo waxay rabaan iskasoo qoraayo raali noqo ❤️❤️❤️🙏🏿

  • @deqaabdisalan1095
    @deqaabdisalan1095 2 ปีที่แล้ว +1

    Cabdicaziz ha ujoojinin ee ka soco ajir weyn ayaad ka helaysaa, ogow nabi muxamed scw ayaa la dhibi jiray marka qofkasta oo wanaagsan cadaw ayuu yeeshaaye, ha joojinin.

  • @zainabmahamed1042
    @zainabmahamed1042 2 ปีที่แล้ว +99

    Hajoojin wll ilaahay ajar iyo xasanaad hakaasiiyo halkas ayan kaaga duceeyaa

    • @ridwans3706
      @ridwans3706 2 ปีที่แล้ว

      wllky waxaan wax garn baakucaayey

    • @rahmaelmi5885
      @rahmaelmi5885 2 ปีที่แล้ว +1

      Asc habo ha joojin allaha kaa abaal mariyo ajar iyo xasanaad allaha kaasiiyo dadka xun ku dhaaf inta wanaagsan habo

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 2 ปีที่แล้ว

      Please don't hesitate to illintir

    • @sser4622
      @sser4622 2 ปีที่แล้ว

      Asc walaal ha joojin intah Aad sooqabatay ayaa ka badan
      Midakale dadkaan somalidah Wuu ku cusub yahay iyagaa iskala qabsandoonaj mihiimadu waa in laysku raadiyi dadka kalamaqn

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 2 ปีที่แล้ว +1

      Somali SINA khayr loogama helo

  • @nuuramaxamuud8967
    @nuuramaxamuud8967 2 ปีที่แล้ว +17

    Asalaamu calaykum walaal ha joojin waa barnaamij aad u fiican ood soomalida ku caawisid ajar iyo xasanaad allaah ha ka siiyo aamiin

  • @Ania123-g8u
    @Ania123-g8u 2 ปีที่แล้ว +19

    Walaal Allah ayaa ku caawinayee walaal ajar Allah ku siiyee walaaloow ha joojinin aan kuu duceeynee hooyooyinka iyo aabayaasha wanaagsan Ayaan ku jecel ee hajoojin in shaa Allah

  • @hassanyarrow7564
    @hassanyarrow7564 ปีที่แล้ว +2

    Iga raali noqo
    Cabdi casiis really
    Hada aad ayaan u faraxsanahay waayo markii ma eegin muuqaalkaan waxaan u qaatay mid cusub
    Markaan dib u fiiriyayna wuxuu ahaa waqti hore , marka ku faraxsanahay barnaamijka inuu yahay mid guulaystay oo soconaayo.
    Hambalyo 100% horey u sii wada

  • @saabiriinshiiqow486
    @saabiriinshiiqow486 2 ปีที่แล้ว +57

    Wll dhag ha idhigin dad bdn ku duceeye Allah hagiisa ajir lagaaga qorayaa keep going plz

    • @hibaali4666
      @hibaali4666 2 ปีที่แล้ว

      Hajoojin intaxun intafiican kabadan walalkaya

  • @hassanyarrow7564
    @hassanyarrow7564 ปีที่แล้ว +2

    Walaal
    Cabdicasiis Really
    Wax baadi ah ma qabi runtii mana hayo , barnaamijkana aad u daawanayay uuna ii ahaa midka ugu qiimaha badan ee laga daawada waxa ay dadka Soomaaliyeed soo bandhigaan , hada marka aan daawaday muuqaalkaan aad kaaga hadlaysay caqabadaha ka hor yimaada adiga iyo macaamiisha Soomaaliyeed ee ilmaynaya mudo yar ka dibna ay farxad isku bedesha , markii aad tiri waan joojinaynaa , runtii waxay noqotay qol nalkii laga damiyay oo dibada looga baxay.
    Alle waxaan kabaryay muddada 30ka casho ama maalmood ee aad qabatay arinku uu hagaajiyo si barnaamijka uu u sii socdo .
    Umada soo maaliyeedna ay gartaan oo ay joojiyaan waxyaalaha caqabadaha ku ah inuu sii socdobarnaamijkaaga muhimka ah , oo dawada u ah dadka murugta iyo uur kutaalda qaba ,kala lunsan ,is waayey dib u midayntooda.
    Mahadsanid

  • @suweyssharif3554
    @suweyssharif3554 2 ปีที่แล้ว +24

    Waan kaxumahey wll key dadkeena waa iska sidan
    Raali noqo intaad dad caawiseyna ajar iyo xasanaad Allaha kaa siiyo aamiin 😭😭😭

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 2 ปีที่แล้ว +1

      ASC Walal ha Jojinin ee samir waxaa kahelesa qeet badan iyo ajiir weyan ee firi qeerka aad ka heleso baa badan Somalid Ed laga mawayo oo Somali baa ka dhalatay oo wad lasocota wax waliba ee samir aniga weligeey wax xun kuma soo qaranin wax aan duco aheen oo Somali kala maqan baa isku kentay markan ku firasado waa ku sara oo baranamikani waa mid Shanta Somaliyeed qeer ugu jiro ee raali ka haawo dadkaga ee qeerka firi iyo inta ku duceyo oo badan

  • @GRONINGEN60
    @GRONINGEN60 2 ปีที่แล้ว +7

    Scw adeer ha jojin u adkayso somali way iska dhib badantahay , dadka ad cawisay misanka akhiro ayad xasanaad ku heli inshallah

  • @qarandoonyusuf1668
    @qarandoonyusuf1668 2 ปีที่แล้ว +14

    ASALAMU CALEYKUM HADII AAN NAHAY UMADA SOOMAALIYEED WAXAANU KU LEENAHAY JIZAKA ALLAHU QEYR HOWSHA CULUS AAD INOO HAYSO , MIDA LABAAD SABARKA BADI WAANU GUULEEYSANEEYNAA HA QUUSANIN ILLAHEY AYAA GARABKAAGA AH INSHA ALLAH.

  • @romi520
    @romi520 2 ปีที่แล้ว +6

    Subxaana Allah, dadka lagama eed beeli karo laakin Somalida waa dhib badan yihiin Allaha na hanuuniyo. walaaloow ha xirin barnamishikaan dad badan oo dhiban baad caawisay, Allaha ha kaa ajir siiyo Aamiin yaa Allah.

  • @amuunnageeye2901
    @amuunnageeye2901 2 ปีที่แล้ว +4

    Wallahi waa yaab asxaan ha falin shari kuma timade aan maqli jiray Somali ayad kadhalatay walaalkey sabarka badi Insha allah

  • @az.o.4694
    @az.o.4694 2 ปีที่แล้ว

    Ha shafeecin Shari kuuma timaadee waa qalad.Ilaahay ayaa ajar ku siin hadaad dadka ugargaarto

  • @xalimoarchway31
    @xalimoarchway31 2 ปีที่แล้ว +55

    Asc Abdiaziz. Barnaamijkan ka hor TH-cam maan geli jirin imminkana inta aad soo deynayso barnaamijka waan raagsadaa. Welina comment kamaan bixin maanta kahor lakiin markay dadkj farxaan aniguna waan la farxaa markay ooyaan na waan la ooyaa. Qof dan gaar ah leh ha u joojin. Ducada ayaa kugu filan ee jazakallah kheyran hooyo.

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid abdicasiis samir jamiil ah yeelo u gargaar ummadda soomaliyeed waad guulasane

  • @illintir
    @illintir  2 ปีที่แล้ว +35

    Iga raali noqo hadaan Qaldanahay sorry🙏💯

    • @cazmisalad8064
      @cazmisalad8064 2 ปีที่แล้ว +2

      xaqiiiiiqdiiii arin fiicanaa waday
      balse dhib mlh inbdn waa dulqaadatay
      alllh kaaa abaal mariyo
      xaqiiiiqdiiii insha hormar wacan baan kuuu rajeynayaa

    • @fadumobashir1042
      @fadumobashir1042 2 ปีที่แล้ว

      Waa naga nixisay wll anoo qofna iga maqneen dadka laga maqanyahy maxaa u maleenen

    • @fatmasamatar3776
      @fatmasamatar3776 2 ปีที่แล้ว

      Hbo waan Ka xumahay niyad Jabka Ku gaaray lkn barnaamijyada aad sheegtay iyo Kan isku wad natixgeli hbo dadbaad baafin idirtay rajuu qabaa fadlan barnaamijka daa khayrqabe wax aadan malhayn Alle ha Ku siiyo

    • @quruxabdi8465
      @quruxabdi8465 2 ปีที่แล้ว

      Walaal ilaahay intaad Ajar shaqeysatay hakaa aqbalo waxaad tahay qofka kaliya dadka somaliyed baafinta ilintir usameyey cawitan iyo dulqadna ugudaray marwalba ood qofdhiban caawisay ajarkeda ayaaa ledahay anigoo qurbaha jooga ayaa halkan kagasoo duceeyaa adunka farxad kunoloow

    • @quruxabdi8465
      @quruxabdi8465 2 ปีที่แล้ว

      Abdiaziiz inta ku dhibtay inta ku jecel ayaa ka badan 🥰🥰🥰

  • @osmanahmad8509
    @osmanahmad8509 2 ปีที่แล้ว

    Abdi Aziz really khayr allaha Ku siiyo ejerna allaha kaasiiyo.
    Hadaad Allaah dartii usamayneysey barnaamij kaan Allah .waa wax Allah raali Ka yahay waxii Allah raali Ka yahayna cidii dhibsanaysa wax ba ha u Saba yeelin. Haduuba Allah raali Ka yahay.
    Midna ogaw HAL bil inaad maajid Ku jitid oo Ku ictikaaftid meeqa ajer ah ayaad Heli lahayd ayaa filee Allaah in bis baa oh inta ejerkaa la eg yahay. Lkn inaad qof caawiso ayaa Ka ejer badan bishaa aad ictikaafka aad masjidka ufedhudey
    Intaa dadka caawinaysid waxaa Ka ejer badnaan kartaa Kan masaajidka Ku Jira ee habeen iyo maalin Ku ictikaafsan.
    Inaad tiraahdid. Dad I caayey ayaan intaas oo ejer ah uga tegaa oo caawinaadii waan joogin .waxay lamid noqon kartaa adoo masaajid Ku cibaadaysanaa oo Ku
    ictiKaafsan inaad tiraahdid dadbaa igu caayey ictikaafkii mar masaajid danbe Ku ictikaafayo
    Dad qaar waxaa Ku Jira dad shaydaamul insi ah oo aan wanaag Kula Rabin , kuwaa sida shaydaankii isaga dhegatir
    Ejerkaagana Hays Ka goyn
    Balfiiri inta kuuducaynee intaa ducadooda oo Allah Ku aqbali ayaa aduun iyo akhiroba Ku liibaani kartaaa

  • @luulmohamud
    @luulmohamud 2 ปีที่แล้ว +23

    Walaal marka hore Allah aktiisa ayaa kaaga kheyr badan biniaadanka waayo waxan aad u xiiseynaa xumida wixii water leh aduun iyo aakhiro ma rabno
    Ka raali noqo aflagaadada dhibka kaa soo gaara adoo dadaalaya ay na kaa tahay dar Allah waad ku guuleysan hadafkaaga walaalkey horey u soco don't stop may Allah with you and protect you

  • @idontwan
    @idontwan 2 ปีที่แล้ว

    Asc cabdicasiis walal inta wanaaga jecel ee kuuducaysa kulana socota kuuna aragta inaadtahay masaakiincaawiye eenkamid ahay waxay u codeeyeen kaana codsanayaan inaad ogaatid wanaaga samir inlagugaadho samirkuna Janna kuuhorseedikaro hadaad niyadaada wanaajisid, marka walal ummadeena ugargaar unasimir Allah ayaankuuwadiinayaa inuukuxifthiyo adigiyo ehelkaba AAMIIN

  • @beydanabshir4058
    @beydanabshir4058 2 ปีที่แล้ว +44

    Abdiaziiz aniga waxaan kuula socdaa barnaamijkaaga ilintir dartiisa , in aad joojin ayaan kugua talinlahaa waxkasta oo wanaag ah dadbaan ogolayn kuwa bilaa macnaha soogeliyo Cid ku dhagan ma jirto .dulqaado inta samaha jecel waa kula jirtaa

    • @deeqoqaliifcabd8729
      @deeqoqaliifcabd8729 2 ปีที่แล้ว

      ﹰﹰasc walaal ala hakaa ajar siiyo haku daysan dadka xun hooyooyin dhibaateey san ayaad caawisaa waan kuu wada duceeynaa

    • @aaminoaweesmohammad2121
      @aaminoaweesmohammad2121 2 ปีที่แล้ว +1

      In Allah macasabiriin illahey dartiis usawar

  • @shamsaahmed7314
    @shamsaahmed7314 2 ปีที่แล้ว +4

    Sc remember ABDI Aziz we never be blameless specially with our community but again there so many of us who are really good and love you for what you are doing helping people to find their family don’t listen to small mind people you biger and better than them what you doing you will not get reward only from the people you helped but also from allah who can see what and who you really are inside out so keep going if you life is danger then that s another case we don’t to loose you but if not or if there s another you can do without dangering yourself please think deep and far before you stop the programme I always cried when I see someone specially Mums crying and looking for children so please it s very good job you doing for us thank you u deserve the whole world under your feet if we could do we would let alone harm u or treat hen you that s how much we love you

  • @kamiilahkulmiye1755
    @kamiilahkulmiye1755 2 ปีที่แล้ว +29

    Wll ilahybn kugu dharinye ha jojinin inta walid iyo wlal ed ka Frxisy ba ka mihimsan Frxdna inogu filan dhmntenba adigana ajar iyo xsanad allha ka siyoh🤲 wixi dhibato ahna frxdas ku ilow wll🥺

    • @aaziyaahmedomer4788
      @aaziyaahmedomer4788 2 ปีที่แล้ว +4

      Asc walaalkey waa kusalamay intaa kadib wax walba ee kusoo gaaro alle ayaa kaa abaal marinaya ha u joojin ee caawi dhibanayaasha
      inta wanaagsan ayaa kabadan inta xun

  • @nimoali601
    @nimoali601 2 ปีที่แล้ว +18

    Jazakallahukhairan for all your support, we are here for you ❤ we respect your decision brother keep going nimco from 🇬🇧

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 2 ปีที่แล้ว +7

    Aad ayaa uga xumahay inay kuugu dhacaan intaas oo dhibaataa. Dad badan ayaa murugo ka qaaday. Allaha soo hadeeyo dadkeena! Aamiin

  • @safahayaan6480
    @safahayaan6480 2 ปีที่แล้ว

    Asc habo macaan Ilaahay dartii baan Kuu jeclahay ha joojin ogow rasuulka scw dacwada dhibkuu kasoomarey kamana uusan quusan rajada ilahay habo Mcn ha niyad jabin waad guuleysan insha allah

  • @haniqanichannel7027
    @haniqanichannel7027 2 ปีที่แล้ว +26

    Inta yar oo Xun inta Badan oo fiican ayaa Ka Badan walalkey ha joojin wax Weyn ayad u heysaa umada Somaliyeed jizaakallah 🙏

  • @fatimasiidow6613
    @fatimasiidow6613 2 ปีที่แล้ว +8

    Ha joojin inta xun inta san ayaa ka badan insha Allaah Allle ayaa qeyr kugu badalaayo cuma kasta oo laguu geyso.

  • @fardawsakheyre2487
    @fardawsakheyre2487 2 ปีที่แล้ว +5

    Walal qali ah waxi qeerka ku jira allah ku wafajio aduun io aakhariba kana fagaw waxai dhibta ku geenaya ilen xathiski rasullka ahay scw

  • @HassanAhmed-jq3ed
    @HassanAhmed-jq3ed 2 ปีที่แล้ว +10

    Abdiaziz,have you ever seen any good deeds supported by all,so pliz don't give up people will speak and they will keep on speaking even if u stop this good initiative,
    Pliz never try to stop.
    Thanks

  • @faisomaxamed3636
    @faisomaxamed3636 2 ปีที่แล้ว +15

    Wll hajojin qofkastan oo wanagsameya waxow lakulma caqabado farabadan abalkagana allagudikara ee horay usoco allaha kuxafido

  • @sacdiyasiyaad7241
    @sacdiyasiyaad7241 2 ปีที่แล้ว

    Cabdi Casiis Habo Qayr alaah ku siiyo aduun iyo Aqiro adiga Familkada oo dhan Somali hadan nahay waxaan Horumar U gaari Waynay Waa Xaasinimada Qabiil ka Diinta islamka Uga Wayn Ha Joojin Ilaahay swt Dartis Ayaa Shalayba U bilowday IFTIN Umada somaliyed Ka Maqnaa Ayaa U keentay ilaahay swt Ka sokow Aniga Commentika Dadka Qora Waa u duceya Waayo somali Waxa Ka Soo Haray Hadal aan Laga Fiirsan OO Qofki Qalbigisa Dhaawaca Habaryar Waa Ognahay Meeshas Waxa na dhigay Waa Xaasidnimo Hadan Maanta is Cafin Lahayn Aan isku Naxarisan Lahayn ilaahay swt Wuu Noo Naxarisan lahaa ilaahay swt waxaan ka barya kuwi qalbigoda qulubtoda isku Furo Ameen ya rabi

  • @qaaliabdijamac3253
    @qaaliabdijamac3253 2 ปีที่แล้ว +13

    Alla walalkey hajojiin ajar iyo xasanaad allaha kaasiyo meqo hooyo somaliyeed ilinta katiray 😢😢😢

    • @nuuriyodaahirmacallin9536
      @nuuriyodaahirmacallin9536 2 ปีที่แล้ว

      Wll hajoojin markii hore alle dartii ayaa u bilawday hadana alle dartii u wad wll dad badan ayaa qalbiya dooda farax gelisey ee qof iyo labo hafiirin hadalkoda xun

    • @fahmoabdi284
      @fahmoabdi284 2 ปีที่แล้ว +1

      War dadka wanaga inta ku heysataa ayaa badan sidada waxa ogataa in baniadamku isugu jiran kiwo wanagsan iyo qaar ixtiramku ku yaryahay marka goanka waa lagula leyahay san fila hanaga jojin hadii ay macqul tahay.😊

    • @hawosaid139
      @hawosaid139 2 ปีที่แล้ว

      Waa sax soomaali waa dhib badan tahay

  • @sucaadqaabil2374
    @sucaadqaabil2374 2 ปีที่แล้ว

    Walaal barnaamij fiican oo khayr leh ayaad waday laakiin soomaalidu ma kala yaqaanaan ka wax u taraya iyo ka kale markaa walaal waxan sii jeclaa in aad sii wadid laakiin walaal hadaad dhibaato kala kulantay intii hore allah ha kaa jasaai siiyo

  • @dhooredheere3583
    @dhooredheere3583 2 ปีที่แล้ว +14

    Asc wll erayga sabar waxaa
    Fiican inaa fahan tid mic nihiisa
    Waxaa lagaa rabaa dulqad inaa
    Muujisid aduunyo iyo aaqiro kala
    Weyn adigoo mahad san hajooji
    Nin ilintir blz👏👏👏👏👏👏👏

  • @boqorda665
    @boqorda665 2 ปีที่แล้ว +1

    walalo duca qaba tahye hajojin Barna mijkn horay u soco iskada dadka xanunsan warkoda o xasidinta ah horay u soco wll

  • @zahramohamoud8835
    @zahramohamoud8835 2 ปีที่แล้ว +3

    Walaal Kay waad mahadsan tahay waxannrajaynayaaa in aad qaadato taladayda Ilaahay kuwa sabro ayuu la jiraa marka Alaa kul jira dulqaado sabir dhag ha u dhigin biniaadam ilaa in naftaada lagu ugu timaado maahane waad mahadsantahay qeeer badan Alaha kusiiiyo 🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️

  • @siyaadchannel1439
    @siyaadchannel1439 2 ปีที่แล้ว +1

    Maya Maya Maya, Marka kuma faraxsani inaa joojiso Shaqo aad u Hayso Ummada Somaliyeed, Please Waxba ha u arkin Wax yeelada Dadka Cadowka ah sxb sare. Guul Wacan. Ogow Ainga xitaa waxa iga maqan Hooyadey Faadumo Shiikh Muxumed Maxamuud.

  • @fowsiamohamed5682
    @fowsiamohamed5682 2 ปีที่แล้ว +9

    Cabdicasiis wll please don't stop you know what wallaahay jidka janadu waa very expensive Qaali, Allaah iyo iyo madluumka ducadiisaa kugu filan if ay kaa go,antahay adiga, ha u joojin

  • @hamdihassanahmed976
    @hamdihassanahmed976 ปีที่แล้ว

    Ilahey haku cawiyee haxirin ilintir kuwa xun waxey kaxun yihin muslinka aad cawineysid ilahey ayaa xanad fara badan kusinayo cawiye adigana alah ayaa kucawin luul quruxdeda wad ujedin wiilficn alaha usahlo odin leh ajar badana alha kasiyo ilmo qur xona udhali inshalah asc

  • @cashoascilaahayownookaalme5453
    @cashoascilaahayownookaalme5453 2 ปีที่แล้ว +13

    Hooyo.waad.mahdsantahy..allaah.dartii.uwad.waan.guulesasaysa

  • @HusseinMohammed-e2e
    @HusseinMohammed-e2e 2 ปีที่แล้ว +2

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أخي الكريم عبدالعزيز الله يرزقك في الدنيا والآخرة أرجوا لا تأخذ هذا القرار لا توقف برنامجك الخيري أنت إنسان طيب وتستاهل كل خير أرجوا ثم أرجوا لاتتوقف الله يرضى عليك وجزاك الله خير الجزاء

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 ปีที่แล้ว +6

    Wcs wallo really

  • @cabdilaahiiidle6454
    @cabdilaahiiidle6454 2 ปีที่แล้ว

    #Taladaydu:
    Walaal waxaa la dhibay nabiyadii ilaahay soo diray ,
    Ilaa qaar ka mid ah ayaa la laayay ,
    Cidna dheg hawdhigin ee siiwad ajarka ilaahay ayaa ku siinaya.

  • @jawahirhasan1186
    @jawahirhasan1186 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc wall Abdi Aziiz khayr Allah haku siiyo inta xun waxaa kabadan inta wanagsan waxana kaa codsanaynaa inaad noodul qadatid insha Allaah waxkastan khayr ayay kudhamanayan

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 2 ปีที่แล้ว

    ASC Cabdi Caziiz Really, walaal fadlan ha joojin Barnaamijka, kuwa idin dhiba waa Shayaadiin sax ah. Waxaa jira dad aad moodo dad caadi ah lkn shayaadiin ah, hore u soco dheg ha u dhigin

  • @sahraxusen6005
    @sahraxusen6005 2 ปีที่แล้ว +8

    Wall hajoojin wall dad bdn o samali kugu xiran ilaaheey ajar io xasanad ha kasiyo hore usoco wall cadawgada ha ujabin wall wanaagsan🌷🙏❤

    • @zamzamcaydiid9514
      @zamzamcaydiid9514 2 ปีที่แล้ว

      Asc ha joojin inta dhiban ee wanaaga ku haysa ayaa badane ilaahay ayaa kuu abaalgudayee biniaadan abaal lagama sugo waanu kuu ducaynaynaaye ha joojin yuutubkaba ilintir ayaan kaga xiranahaye
      Fadlan hajoojin.

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 2 ปีที่แล้ว

    Maya maya hanaga tegin fadlan Cabdicasiisow anagaa ku jecel Soomaali oo dhan ayaa kuu taagan, Abaalkaagana Allah ayaa kuu gudaaya

  • @yaasircaddeaadan1898
    @yaasircaddeaadan1898 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc walal cabdicasiis allaha ku xifdiyo allaha ku barakeeyo howsha aad ummadaada u heeysana ajir allaha kaa siiyo . Midda kale dadka inta xun ayaan yar marka dadka wanaaga iyo kheyrka jecel ayaa badan ee barnaamijka illintir ha joojinin waa codsi ka yimid dadka walalahaa ah oo kheyr ka jecel

  • @abdiwaligacal8913
    @abdiwaligacal8913 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc abdi aziz sxb waaan ku jeclahy .
    Barraamijkana anfaciisu wuu badnaa
    Garabkaada allah hagalo .
    Mahadsanid sxb qaaliya .

  • @lulali6059
    @lulali6059 2 ปีที่แล้ว +2

    Be strong my brother dhag ha u dhigin dadkaas an aqoonin sida dadka loo xushmeeyo, anaga ayaa jecel channel kada, we like your channel so much❤️❤️❤️❤️🌹💯💯💯💯💯🌹🌹🌹. Don’t gooooooo😭😭😭😭😭😭

  • @deqaabdisalan1095
    @deqaabdisalan1095 2 ปีที่แล้ว

    Cabdicazizow hadii aad akhrisato commentga waxaad arki lahay adoo laguu ducaynaayo sida janatul-firdowsa Allah la ku geeyo, haka fakarin aduunka kaliya ee aakhiradaada ka hor mari aduunka ee ha joojin barnaamijkaan, waad ku faaiididoontaa.

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 ปีที่แล้ว +6

    Maxaa dhacay walaalkey farxado badan ayaanba kaa sigeynee maxey tahay dhibka ilaahey kuma dhibee wallo soomaali wey dhib badan yihiin adna dulqaad

  • @jamilomuhidin5423
    @jamilomuhidin5423 2 ปีที่แล้ว

    Waxan ka dhihi laha fikirkeyga shacabka
    Wax fcn bad u heysa waana barnamish
    Aad loo bahan yhy anago ah shacab
    Dagal iyo burbur weyn ku dhacay
    Marka sida horey ugu soco

  • @123flower5
    @123flower5 2 ปีที่แล้ว +3

    Somali buugta hawo joojin walalo cawimada aad daad ka uu hayisid insha Allah

  • @nuurahaji9723
    @nuurahaji9723 2 ปีที่แล้ว

    Somali laga dhamaan maayo khayr baad ka shaqaysay alle hakaa abaal mariyo dad badan baad ka farxisay adna alle hakaa farxiyo inaad joojiso may ahayn inaad dulqaadato oo ajarkaaga shaqaysato ayay ahayd

  • @hassanwali6055
    @hassanwali6055 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc C/caziz inallah macasaabiriin Inta xun waxaaka badan Inta allah dardiis ayaan kuu jecelnahay.

  • @fardowsohasan744
    @fardowsohasan744 2 ปีที่แล้ว

    Cabdi casiis aboowe ha joojin wlhi waxaad u shaqeysaa qeyrka alle hagu sharfo aboowe dadka warkooda iska dhaaf waa dad aan ku gaari garen waana dad diidan hormar kaaga wll cabdi casiis codsi codsi codsi ha joojin ❤❤💯💯💯❤❤❤❤

  • @ahmedjekey7751
    @ahmedjekey7751 2 ปีที่แล้ว +5

    Asc bro waxaa umada soomaliyeed u heysey shaqo fiican aan kugu tixgalineyney aaah ajar hakaa siiyo
    Hawsha aad u heysey umada somaliyeed dagaalka sokeeye kala firdhiye ha joojin kheeer badan ilaaah haku siiye bro mahadsanid

  • @sahramohamud9894
    @sahramohamud9894 8 หลายเดือนก่อน

    Asc cadicziiz shar&sheydaan allaahayow ka xifdi wiilkeena cabdicaziiz aad baad u mahadsantahay side wanaagsan ee aad u daadihinaysay barnaamka illintir allahayow barakee wiilkeena&qoyskiisa Amiin.

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 ปีที่แล้ว +4

    First

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 2 ปีที่แล้ว

    Allah abowe walaahi aad ayaan ugu xumahay inaa joojisay. Abowe aakhiro ayaad ka helaysaa. Aduunyo waxba ma ahan. Ajir ayaad heleysaa. Culeyska ku saaran allah hakaa qaado

  • @hassankaafi4525
    @hassankaafi4525 2 ปีที่แล้ว +22

    Ilaahay Prank Haka Dhigo Wllhi Anoo Rabin Inaad Baafin Iisamayso Haddana Waxan Isdhahay Dadka Kala Maqan Yaa Isku Raadin Doono

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama1546 2 ปีที่แล้ว +1

    Alla walaal ha joojin umada soomaaliyeed baa kuu baahan

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 2 ปีที่แล้ว +5

    Ascwr Abdi Aziz you don’t worry about it
    Maa shaallaah waxaad tahay qof wanaagsan Ajar iyo xasanaad badan Allah SWT hakaasiiyo don’t worry Soomaali caawi dadka masaakiintaa
    Hana ujoojin kuwa noocaasa walaalkiisa jisaakallaahukheyrn 🙏🙏❤️

  • @hanihassan1766
    @hanihassan1766 2 ปีที่แล้ว

    Bisinka bisinka cuudubilayso wiilka ugu Fiican dadka wax Fiican u qabtaaa tahay adiga iyo culumada subhanallah weli ma dhagaysanin sababta shaqaan ku jiraaa cinwaanka leen aqriyay your hero umada jeceshahay ayaa tahay plZz

  • @habibadahir4298
    @habibadahir4298 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc waxaan kacod saneena in aa dan joojin barnaamijka bafinta waayo allah ayaa kuuku bedelaayo ajir badan (walaahu fii cownil cabdi maakaanal cabdu fiicowni aqiih) midakalana xaga sabaskareebka adigana waxad kabadan tahay xaga ajirka aakhiro marka ha,u joojin dad yar oo kaxun wanaag gaaga mahadsanid

  • @iglanahmed7416
    @iglanahmed7416 2 ปีที่แล้ว +1

    Abdiaziiz will Qaal sidaad umada Ugandan Farxiso Alaha kaaga Farxiyo ee hajoojin

  • @faisaahmed2312
    @faisaahmed2312 2 ปีที่แล้ว +30

    Sorry AZ whatever decision you make is what you made n I'm with u no matter what 😭😭😭😭😭😭😭🇸🇴🇺🇸

    • @cwaxidcismaan1567
      @cwaxidcismaan1567 2 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/channels/4cSyZxF3W4_XHdbG3mD3Ew.html

    • @munohaji3841
      @munohaji3841 2 ปีที่แล้ว

      Asc Aabdi caziiz walal dadka aad u cawineysay ilahey dartiis haujoojin dadka xumaha ka shaqeynaayo ilaheey ayaa laxisabtamaayo caawinta meshedii ka siiwad mahadsanid👍💯

  • @haboon123
    @haboon123 2 ปีที่แล้ว

    Please hajoojin waa best program aan daawado laakiin waan jeclayn lahaa marwalba laakiin mahaleelo waanan kuu duceeyaa program kan fiican

  • @canababdi7659
    @canababdi7659 2 ปีที่แล้ว +4

    Cabdicassi waan ku salaamay salami
    Walaal waxaad waday barmamish wanaagsen waxaana kana socker anser walaal hajojiin fadlan.
    Aad baan ulasocda waana
    Kagaduceeyey.
    Wadmadsantahay.
    Waxaan kugubartay barmamish wanagsen magasin walaal .😃

  • @Hooyo309
    @Hooyo309 2 ปีที่แล้ว

    Walaaloow ha joojin. Wax aan loo dhibatoonin lama helo.
    Ee inta xun ha u jabin. Ee ha joojin.
    Waxaad haysaa kaalin aad iyo aad u weyn. Ee hadii aad caawinaad rabto ummada inta fiican ayaa ku garab joogta.
    Walal ha joojin baan ku oran lahayn.
    Soomaali xumaan kama dhamaato.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 ปีที่แล้ว +6

    Respect your decision brother 🙏

  • @yusufosman8714
    @yusufosman8714 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc my brother please continue you are doing great work Allah will reward you for what you have done for your people and I thank you personally ilahey dambigaga hadhafo oo dhib kuma tuso I respect your decision but remember there is more people who needs your help

    • @fatimacali2566
      @fatimacali2566 9 หลายเดือนก่อน

      Waxat heysa hool aat u qimo badan e ha jojin allah Kula garabgalo

  • @amaaladen1134
    @amaaladen1134 2 ปีที่แล้ว +4

    Asw waan ku salaamey aad iyo aad maxaa kaa galey dadku waxay leeyihiin adigu wanaagaga wado khayr aad sameysey inta ka xun ha u joojin ,dad badan ayaa ku taagreesan waana arrin akhiro iyo aduunyoba kuu fiican in badan ayaa kuu ducaysa adoo khayr wada ka wacan wax kale

    • @aaminaxaliye3703
      @aaminaxaliye3703 2 ปีที่แล้ว

      Wll sufahada warkooda iskaa dhaf waxba garan mayaane

  • @mulkij961
    @mulkij961 2 ปีที่แล้ว

    Asc walketgi ha jojinin allah dartis u wad allah aa fatax furido culeskey wada shayadiinta allah ka qabanayo sababtoo ah xasad kii aa batey allaha ka xafido ha u jojinin ee xijabkaga badi weyso la ana melna ha fariisanin dadna ha qabilin aduunka wuu xumadey walkey allaha no ka xafido waligey comments ma so qorin lakiin marwalbo aan arko like tan saraa ee umada u adegta allah dartiis shaqadada wado

  • @sumayayounis3970
    @sumayayounis3970 2 ปีที่แล้ว +5

    Asc walaal ha joojin Allah ku caawenaye dadka xun na ha dhageey san waxwanaagsan ayaad umada somaliyeed u haysaa

  • @cashachamac2568
    @cashachamac2568 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah Allah hakubrkeyo adun iyo akhiro hakuxiftyo

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 2 ปีที่แล้ว +4

    Ascw cabdicaziz brother waan dareemi karaa xaaladaha adag lkn duco & dhiiri galin ayaad ka heleysaa & duco waalid oo dhulka dhicin marka waxaan kaa codsanayaa ha joojin, waxaan mar walbaa xanuu ka & murugta la qeybsadaa dadka dhiban adiga waan kuusoo duceeyaa walaal allaah dartii u caawi ha fiirin dadka negative ah

    • @fatimaabdalla8321
      @fatimaabdalla8321 2 ปีที่แล้ว

      Wll waa mhdsanthy lkn videoyadada Facebook haiska geeyn si TH-cam laguugù daawadò

  • @xawohodon786
    @xawohodon786 2 ปีที่แล้ว

    Ha joojin abowe iskaga dulqaado samirku waa kharaar badan yahy khyr allah kugu badalo ha xirin barnaamijkan

  • @faizaisaq9206
    @faizaisaq9206 2 ปีที่แล้ว

    ASC walaalkey wanaagsan baa tahay ee ha jooin umada aad u gargaareysid dhabdha soomaaliyeed intooda wanaagsan ayaa ku difaacayo ha kabiqin munaafaqiinta
    ILAAHEY mooyee wax ay qaadi Karan majiro mana jiridoono isha Aleah
    Mufaq siba uma guuleysto hore u soco
    Ilaahey garabkaada ha galo isha Alaah

  • @rentonplayzr5935
    @rentonplayzr5935 2 ปีที่แล้ว +1

    Walalal dadabadanbad cawisay jazakalah kher misanka xasanadka allha kusaro aniga dawadashaya unbankamid ahay jazakalah kher inshallah

  • @cuudcuud
    @cuudcuud 2 ปีที่แล้ว

    hajoojin walaal wax wanaagsan baad umada uhaysaa ilaahay dartii u wad dowladu mushaarna haku siiso amaankaagana dowladu ha sugto runtii ajar badan baad ka helaysaa

  • @hudahashim3062
    @hudahashim3062 2 ปีที่แล้ว

    Subxanllaah somali dad xun aya ku jiro. Walal wixi ku dhibayo iska day. Waa ka xumahay koley inta fican yaa badan

  • @filsanisse1852
    @filsanisse1852 2 ปีที่แล้ว

    Walal qaali hajoojin dadka waxaa ugu fiican أنفع لناس qofga dadka anfa ilaahay ajarkaaga ku xisaabso

  • @saynabmohamedali5579
    @saynabmohamedali5579 2 ปีที่แล้ว

    Acm wallow ilahay haku xiftiyo hajoojin.
    Cawinta bulshada.
    Wixii dhib ahna allaah hakaa xifdiyo.

  • @mohakadar6686
    @mohakadar6686 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaha wll ajir iyo xasanaad allaha kaasiiyo ee hajoojinin inta xun inta wansgsanbaa kabadanee

  • @ifraaxaxmed8767
    @ifraaxaxmed8767 2 ปีที่แล้ว

    Dhag ha udhigin walaal.aduun iyo aaqiro kalabadan aaqiradaada ushaqeeso shaqo wanagsan baaheysaa aadbaan kuugu hanbalyeena waxaa jeceshahay waad heleesaa insha alaah

  • @boosteeyorooble5287
    @boosteeyorooble5287 2 ปีที่แล้ว

    إن مع العسر يسرا
    ILintir waa Barnaamij aad iyo aad waxtar weyn ugu lahaa ummadda Soomaaliyeed, balse haddii uu culeys kugu noqday👉 Waxii kheyrka kuugu jiro ALLAAH ku'waafajiyo 🤲

  • @adanyahye1711
    @adanyahye1711 2 ปีที่แล้ว

    Ha joojin wll barnaamijka wax kasto rabtid alle xagiisa ka hele inshaallah

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 2 ปีที่แล้ว

    Abdiaziz please u are doing something good for your people so leave this people to Allah

  • @nurtaosman9571
    @nurtaosman9571 2 ปีที่แล้ว

    Mama waad mahadsan tahay rabi kheyr badan ha ku siiyo ducada dadka aad kalmaysay waad heli doontaa bi idni llah shukran

  • @abdishukribinabdallah5020
    @abdishukribinabdallah5020 2 ปีที่แล้ว

    Thanks bro haxirin

  • @hamdiabdi883
    @hamdiabdi883 2 ปีที่แล้ว

    Wall waxanuun intas odhibata misana dulqado masakintad caawisa insha allh wad kagudbaysa caqabad walba ookusoowajahda ilahay dardii ayaad ugu adeegta masakinta ajar ayaad helaysa insha allh

  • @khadarcabdinuur3625
    @khadarcabdinuur3625 2 ปีที่แล้ว

    Maa shaa alaah ilaah hakula Garabgalo Kaley Umata sooliyed Aayad udadaashaa

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 2 ปีที่แล้ว

    Horaa loo yiri kheyr ha sameyn shari kuuma timiaadee waan ka xumahay dhibka ku soo gaarey

  • @farahmohamud138
    @farahmohamud138 2 ปีที่แล้ว

    ACWW adeer waxaan ka mid ahay dadka sida jootadaha barnaamijka ilintir ula socda anigoo ah oday waayeel ah, waxaan ku leehay ha joojin ee ILAAH dartiis u wad.
    Ha dhageysan hadalka gafka ah oo ku soo gaaraayo.
    Markastana waan kuu duceeya, markii dadku is helaan farxada ayaan la qaybsada.
    Aqoon gaar ahna kuuma lihi.
    Jazaakalaahu khayran

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaalow hajojin barmamijka dad badan ayaa kuguleyistey adna waxaad kaheleysey ajar iyo xasanad hana iska joojin ajarkaga waa faa iido Rabbi kusiiyey hana fiirin munaafaqiinta shartoda Rabbi ayaa kaga filan Rabbi haka bad badiyo Aamiin yaa Rabbi. ❤️🇸🇴☪️

    • @zeynebibrahim5915
      @zeynebibrahim5915 2 ปีที่แล้ว

      Asc waan ka xunhay Crasaaq fadlan ha joojin Barmaamijkan Waxaa ka Helysaa
      AJAR WEY oo Aakhiradaada u wanaagsan Aduumyo Waa bilaash waxaan kugula talinyaa Wall in aanad joojin Samirku waa qaali huuno dul qaado