Wsc soo dhowoowda Xamar cadey waa idinku faraxsahay walalaheen waqooyi,wadaniina ku soo dhowoowda (Adinkoo dalweyn heli kara deyr laysku maxaa idin dhigay laba gobol) bal arka quruxda waddankina, please taga (Dayniile) Meesha dalxiiska (caana -buura) Iyo jiisow iyo Darisalaam soo dalxiisa dalkiina soo dhowaadha Thanks ❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❣️❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️
Wll qof aan dhul marin dhaayo ma leh ayan maqli jirey magaloyinka somalida waxa jira meelo badan oo qurux badan ee buurta daalo iyo sheekh saw inad so aragto ayey aheyd markas ayd ayd ogan laheyd inan dayr ku xidhaney iyo in kale Allah dhaman umada somaliyed ha u barwaaqeyo
Dhalinyarada reer Hargeisa Xamar keliya ayaa garanaysaan miyaa? Bal Galkacayo soo eega - waa magaalo aa kusoo baranaysaan reer Puntland iyo reer Galmudug , iyo weliba hablo qurux badan oo ilka cascas, sida kuweena reer Burco.
Asxaabta waxaan jooga Muqdisho Muuqaalo quruxbadan ayaan idiinka so diyaarin doona isha ku haya love u guys ❤
Niyad same wa jeclaan lahaa inaan kula kulmo lkn Muqdisho ma jogi😩🥹
Sxb xeebta liido degmada Cabdi casiis iyo degmada kaaraan imaad meshas habeenki lagu caweeyaa oo dad badan iskugu imaadaan
Muqdisho hooyada iyo caasimada ummadda soomaaliyeed. Ku soo dhawaada
Muuq Bilan alcaasimah kusoo dhawow saaxiib iyo muuqaal quruxbadan✌
Soo dhawow wll waan ku faraxsanahy reer Hargeysa na soo booqdaan welcome my brother 🫶🏽🤍🤍🤍
Mogadishu muqbelan ❤🇸🇴
WELCOME TO MUQDISHO ❤
Welcome to Somalia Mogadishu enjoyed your life
Qof dalkisa jooga lama yirahdo welcome to Somalia 😂
Masha allah muuqaal qurux badan
So dhawaw wll mcn Mogadishu adiga leh❤❤❤ maxan u xiiise caasimadeydi🥺🥺
From dhaqtr
Muqdisho marna caaya marna uso dalxiis taga😂😂😊
Waxasi waa kaftan somali ka.dhaxeeyo. ee.mhan run
Ee umada amaan sii magaldan kama taliside
Welcome to Abaaydhaxn meeshi an kuso barbaaray
Mnsha. Allah alle swt ha barakeeyo balad kasto somali dagan tahay aammmiin ❤❤❤
Welcome our bro 🙏
Mash Allah guulayso Niyadsame my brother ❤❤
❤❤❤❤ masha alaah
Soo dhawow wllo Magaladu waataadii ❤️❤️
Magala madaxdeena allow nabad noga dhig🤲😭😭
Muqaalo qurux badan ayaan ka sugayna Niyadsamoow❤❤❤
Muqdisho caddey ilahow anoo aan tegin ha I dilin😂😂
SiDa miraha luulkaa muqdishooo❤
Woooow
50k hala gaadhsiiyo Niyadsame
Djibouti kaalay sxb ❤❤❤❤
I subscribed 👍good job muqdisho my birth city
My homeland somalia hanolato 🇸🇴❤
Welcome brother ❤
maa sha allah muuqaal wanaagsan ❤
Walal niyadsame muqalathatha sobadhi wankuhaysanaa ❤❤ walal asxabtathi kale awi abdalla jamal iyo qeys qeysar miyay iloben inay utube lehyahiin walal farintan igagarsii ❤❤ love you from Nairobi 🇰🇪🇰🇪
Welcome saxiib Mogadisho
Beautiful 😊
🎉masha alah muqal.qurxoon hore usoco
Wsc soo dhowoowda Xamar cadey waa idinku faraxsahay walalaheen waqooyi,wadaniina ku soo dhowoowda (Adinkoo dalweyn heli kara deyr laysku maxaa idin dhigay laba gobol) bal arka quruxda waddankina, please taga (Dayniile)
Meesha dalxiiska (caana -buura) Iyo jiisow iyo Darisalaam soo dalxiisa dalkiina soo dhowaadha Thanks ❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❣️❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️
Wll qof aan dhul marin dhaayo ma leh ayan maqli jirey magaloyinka somalida waxa jira meelo badan oo qurux badan ee buurta daalo iyo sheekh saw inad so aragto ayey aheyd markas ayd ayd ogan laheyd inan dayr ku xidhaney iyo in kale
Allah dhaman umada somaliyed ha u barwaaqeyo
Soo dhawaaw niyadsame😂❤
Wellcom home wll❤
Alle haku sharfo wllo
Wlhi dadka KaliYa quruxda io bilicda Muqdisho soo gudbiya Waaa Rer somaliland Walipa way kala fican Yhn Qeys qeysar waaan wadanaaa 100%
Niyadsawo inaan ku arko raaba muqdisho joogay
Masha alha qurux waye
Well done 👍
Guulayso wll qalbigaan kaala soconaaa
Mansha alah muqal qurbadan
I.a mar uun waa imaan doonaa
Mr niyadsame Kunjeer sodhawaw tliye
Kusoo dhowow zxb magalada wa magaladada
welcome aboowe
Horay usocda
Wiilkan maxa lagu haysta 50k an ku tuurno 😊
War itiobianka dhulkeena ka ilaaliya walalayal ALLAHA idiin xafidho
Xeebta jaziiro nimow waxa tagtaa saxaraha abaay dhaxan oo mesha ka agdhaw
🎉🎉🎉🎉❤❤❤
Agahvlogs mee
2:55 2:57
abaayo dhaxan aaaa😂😂😂😂😊
Sxb muqaalo shidan oo muqdisha Ayaan kaaa sugayanaa hadaan nahy rer xamar
waxaan video maaha niyhow wax fiican sogudbi jaaw
We We
Abay dhaxan
Walalyaal wxaan rabay whatsappkah niyadsame hawl ayaan karabaye mudo badan baan raadinaaye😢😢
Welco zxb
Dhalinyarada reer Hargeisa Xamar keliya ayaa garanaysaan miyaa? Bal Galkacayo soo eega - waa magaalo aa kusoo baranaysaan reer Puntland iyo reer Galmudug , iyo weliba hablo qurux badan oo ilka cascas, sida kuweena reer Burco.
Somaliland waa inay mamnuucdaa tegida xamar ama somalia si aan loo khaldin dhaliyarada sidii 1960 loona jeclaysiyo midnima aan jirin
Siyaasada waa gooni lkn dadka waa Isla dadkii Somaliland xaq bee uleedahay inee wadan noqoto Marki hore xtaa wey uqalantay ee iyada midnimada doontay
Waxaasi waa caqligaga somaliland waa qadiyad shacab hal qofna waxba kama badali karo
Somalia waa wllahen siyasad wanu isku diidi karnaa lkn shacabku way wada ceeshayan ganacsanayan taasina wax dhiba maaha thing deeply from hargeisa
Cuqdada day😂😂😂😂
Wow bro