Safarkaygii Waxbarasho ee CHEVENING SCHOLARSHIP UK🇬🇧 Part: 1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • #chevening
    waa taxane ka hadlaya khibradayda deeqda waxbarasho ee UK Chevening scholarship 2021/22.
    websites ka rasmigaa: www.chevening....
    chevening.smar...
    keliya waa xog iyo khibradayda waxa aan idinla wadaagayo kuwaasna guarentee ka dhigi mayaan in aad hesho schollarshipkan.
    dadaal iyo talo saarsi eebe guul baan idiin rajayn.
    you can also follow me on social media
    📸 Instagram - / yusuf_shire.... .
    🐦 Twitter - / shiremuse​​​​
    🔵 facebook - / yuusuf99​
    CAMERA GEAR
    [www.youtube.co....](www.youtube.co...)
    Affiliate links
    📌 [amzn.to/3vlFFc7](amzn.to/3vlFFc7)
    📌 [amzn.to/3hSTryT](amzn.to/3hSTryT)
    📌 [amzn.to/3fmYwOq](amzn.to/3fmYwOq)
    ▶️ My FAALLOBUUG Playlist
    [www.youtube.co....](www.youtube.co...)
    DISCLAIMER
    This channel is created in good faith for informational and educational purposes only. All persons associated directly or indirectly with this channel and videos use their best efforts in preparing the content. The accuracy, completeness, and correctness of the information shared here are our top priority and we will always be at our best in delivering quality content.
    However, you are advised to always make your research and ask when not too clear.
    Lastly, my description may contain links to other websites or content belonging to or originating from third parties, and when you click on them, I get a small commission. So thank you.

ความคิดเห็น • 105

  • @Avacado.A
    @Avacado.A 3 ปีที่แล้ว +38

    Great content. Soomalida waxaan u rajenynayaa hormar wacan waxaan idinka soo salaamayaa Dalka russia. Sanadka dambe waxaan noqon doonaa Dhaqtar dhameystiran oo ka shaqeyn karo Hospital walbo oo dunida ku yaalo alxm.

    • @yusufshire
      @yusufshire  3 ปีที่แล้ว +4

      masha allh hanbalyo halkaas kasii wad

    • @najlaaliahmed5950
      @najlaaliahmed5950 2 ปีที่แล้ว +1

      Sxb i caawi nh ani medicine ayaa rabaa ina barto mxaa i xal ah somali wa ka wye jamacad fican plz isoo jwb ado mhdsan

  • @nawalally1551
    @nawalally1551 3 ปีที่แล้ว +8

    Thank you for your wonderful explanation of the scholarship and we look forward to the next part.

    • @yusufshire
      @yusufshire  3 ปีที่แล้ว +1

      You welcome dear

  • @shahrazadahmed7845
    @shahrazadahmed7845 หลายเดือนก่อน

    the first somali youtube i ve ever subscribed ,well deserved

    • @miski3389
      @miski3389 หลายเดือนก่อน

      Makaa dhab baa?

  • @AbdullahiMFarah
    @AbdullahiMFarah 3 ปีที่แล้ว +5

    Thanks for the brief and complete explanation..

  • @quratuceyni7324
    @quratuceyni7324 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Yusuf hormar wacan wan kula soconaa ♥️

  • @mohamedfarah1326
    @mohamedfarah1326 3 ปีที่แล้ว +1

    we have been waiting this thanks bro looking forward to watching the rest of the series

    • @yusufshire
      @yusufshire  3 ปีที่แล้ว

      thanks working on that

  • @ahmedabdi4571
    @ahmedabdi4571 3 ปีที่แล้ว +1

    Thank you very much kuwa kalena kusoo dhaqso ustaad allaha ku sarfo waa xog dhaxal gal ah

    • @yusufshire
      @yusufshire  3 ปีที่แล้ว

      mahadsanid kuwa kalena waa soo socdaan

  • @ayaanahmed3421
    @ayaanahmed3421 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa'allah tabarakallah walalo Yusuf hore u soco aad baan u jecelahay sidaad horumarka aad ugu dadaashid Inshaa'Allah dhalinta Soomaaliyeed inay sidaada u dadaalaan ayaan rajaynayaa
    ILAAHAY HA KULA QABTO HAYAANKAGA walal

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid wll amin

  • @ClrisaaqMire
    @ClrisaaqMire 20 วันที่ผ่านมา +2

    Sxp arday ahay waxa ubahanahay inaa xareysto scholarship marka icaawi pro

  • @alisalad9370
    @alisalad9370 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaadii

  • @ladanjama9119
    @ladanjama9119 3 ปีที่แล้ว +1

    jazaka allh habo

  • @abdimajidabdeq8939
    @abdimajidabdeq8939 ปีที่แล้ว +1

    codkaga lama sifican loma maqlo, labada sano ee khibradda shaqadda malaga badin karaa\

  • @cayniabdi6817
    @cayniabdi6817 6 หลายเดือนก่อน +1

    Qof aanba luuqada ku hadlikareyn kwrn bro

  • @maalliisaqaali2866
    @maalliisaqaali2866 ปีที่แล้ว +2

    Ani hada high school sandakan buu ii dhamaana waxaa jeclahay in aan diwada wax kasoobarto
    Sidee ku helaa scholarship diwada ah?👍

  • @sahromaxamedaxmed2529
    @sahromaxamedaxmed2529 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @xakojr7782
    @xakojr7782 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllo yusuf waan kala soo xidhiidhay fbkaaga balse imaad soo jawaabin wll

  • @Suheyb639
    @Suheyb639 3 ปีที่แล้ว +6

    Sidoo kle waxaad muuqaal kasoo diyaarisaa schools ka ama colleges ka lagu barto luqada englishka ee uk sida loo apply gareeyo iyo waxyaabaah looga baahanyahay qofka mahadsanid

    • @yusufshire
      @yusufshire  3 ปีที่แล้ว +1

      haye insha allh dhamaan waa english

  • @israaali4315
    @israaali4315 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks 🙏

  • @assad3649
    @assad3649 3 ปีที่แล้ว +1

    Ty 🙏🏾

  • @guledali5214
    @guledali5214 ปีที่แล้ว +1

    Haday master I dhamato ma si jogi kara

  • @fatmaelmi7771
    @fatmaelmi7771 หลายเดือนก่อน

    I don’t have bachelors but I want to apply in uk can someone help me

  • @somalimaxamed80
    @somalimaxamed80 2 ปีที่แล้ว +4

    Walaal maloo ogol yahay ardayda bachelor degree iney helaan deeqda waxbarasho

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 ปีที่แล้ว

      Qofkii shahaado degree haysta bes baa xarayn kara

  • @hassanali-yg2dk
    @hassanali-yg2dk ปีที่แล้ว

    Glad to see you helping your people, as i heard three days are remaining is it enough to apply within three days if i work hard.

  • @miskiadan3645
    @miskiadan3645 3 ปีที่แล้ว +2

    Thnks but wn rabaa

  • @abdulazizabdulkadir7747
    @abdulazizabdulkadir7747 3 ปีที่แล้ว +3

    Waad noo faa’iideysey Sxb Thanks adiguna nasiib wacan. Kuwa soo socdana waynu kaa sugaynaa. Sxb İELTS mala iskaga baahan yahay?

  • @hoodoali6436
    @hoodoali6436 2 ปีที่แล้ว +2

    Huno waxad no so galisa scholarshipka rashia sida lo apply gareyo

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 ปีที่แล้ว

      Haye huno kaasna waan eegin

  • @ahmedkilwe4028
    @ahmedkilwe4028 2 ปีที่แล้ว +1

    ustaad codkaagu aad buu u hooseeyaa, fadlan codkaaga kor u qaad markaad duubaysid videos ka.
    mahadsanid.

  • @Suheyb639
    @Suheyb639 3 ปีที่แล้ว +3

    Sxb waad mahadsantahay marka hore waxaan kuweydiinayaa passport somali ah kaliya miyeey kugu aqbaleen mise mid kle wadatay

    • @yusufshire
      @yusufshire  3 ปีที่แล้ว

      passport Somali wllo

  • @hassankamiinmire9845
    @hassankamiinmire9845 3 ปีที่แล้ว +4

    Please ustaad
    Waxaa iiga soojawaabtaa
    Waxaan bachelor degree ga soobartay IYO waxaan rabo inaan master ka kadiyaariyo shardi miyaa inay related yihiin.

    • @yusufshire
      @yusufshire  3 ปีที่แล้ว +1

      shardi maahan sxb

  • @KooshinCabdiqani
    @KooshinCabdiqani 3 ปีที่แล้ว +3

    Marka loo fiiriyo 50k oo sanad kasta inaan kabhelno 12 qof ma qoondadena sida u yar mise dadka somalida ee si dhab ah oo sax ah u codsada ayaa yar
    Waxaa kalo isleeyahay in ardada somalida scholerships si dhab ah u raadiyaaan iyana wacyi galin ayeey ubaahantahay

    • @yusufshire
      @yusufshire  3 ปีที่แล้ว

      May sanadko 1000+ bay qatan populationka wadanka iyo baahida bayna lu daleyan intan maqlay

  • @hodanaelmi2429
    @hodanaelmi2429 ปีที่แล้ว +1

    Naga caawi walaal sida u xaraystay

    • @yusufshire
      @yusufshire  ปีที่แล้ว

      Muqalada wada dawo wixi adan fahmina iso waydi

  • @ceelbuur607
    @ceelbuur607 ปีที่แล้ว

    codkaaga wuu hooseeyaa

  • @Haji-Dayib
    @Haji-Dayib 3 ปีที่แล้ว +2

    Yusuf Hamblyo Zhp Ku guuleysigagi Cheveningka waxd no sharxda Habka asseyayda Loo qoro iyo habka jamacdaha Loo apply gareyo iyo Interview Aad bad umhdsntahy wll

    • @yusufshire
      @yusufshire  3 ปีที่แล้ว +1

      Insha allh waa soo gelin weekgan

  • @abdiqadirali1562
    @abdiqadirali1562 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc, walaal hal ama labo ma nooga sheegi kartaa jaamacada aan kugu xirayn shahaadada ingiriiska ee "ILETS"? Mida kale qof Garowe jooga ma codsan karaa walaal...

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 ปีที่แล้ว

      Wllo hada mahayo lISt lkn waan baari insha allh waana idinlan soo wadAgi gDii ay jiraan jmcdo sAsa

  • @yaxyamaxamud5865
    @yaxyamaxamud5865 หลายเดือนก่อน

    Mahadznid uztaad

  • @yasminhassanmohamed5824
    @yasminhassanmohamed5824 2 ปีที่แล้ว +2

    Bro waxan ku sualay luuqadu muhiim miyaa ama inuu ahaado qofku advance english language se malaga cawinaya luqada marka guleysato

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 ปีที่แล้ว +1

      luuqada waa inuu qofku heer sare ka joogaa
      sanad course ah ba lagu siin cidna luqad kaa bixin mayso

  • @MohamedHassan-le5xl
    @MohamedHassan-le5xl 3 ปีที่แล้ว +3

    Yusuf shire salama wll, magacyga waa mohamed degree India ku qaaty 2019, 2020 ban wadanki hooyo ku laabtay sidoo kale iminka waxa ka shaqeeya suaasha kaliya aan ku waydiinyo waxa weeye chevening scholarship ka inaad ielts exam haysato shahadadeda ma laga maarman baa oo waa inaad haysta oo waa kaga hari karaa process ka Mahadsanid

    • @yusufshire
      @yusufshire  3 ปีที่แล้ว

      Xogtaas wan kuso ogan anaga chevening nama waydin jmcdaha aya qaar waydiinayen dadka

  • @princesslastbbe5790
    @princesslastbbe5790 2 ปีที่แล้ว +1

    Walal kawaran qof so shaqeeyey OO jamacad shahadadeda wadan school kaliya so dhigtay shahaado schoolna wata

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 ปีที่แล้ว

      shahaado jamacad waa qasab wllo

  • @hindasagal885
    @hindasagal885 ปีที่แล้ว

    Walalla interview maxaa laa sameyaa walllal ii soo sheeg ????

  • @abdirashiidibrahimmuse5771
    @abdirashiidibrahimmuse5771 ปีที่แล้ว +1

    Codka zxb aad buu u daciif yahay

    • @yusufshire
      @yusufshire  ปีที่แล้ว

      Haa sxb waagaas kuma baraarugsanayn codka hadankuwa an dubo wa caadi

  • @saaraibraahim2021
    @saaraibraahim2021 2 ปีที่แล้ว

    Wll Thnks So much Lkn Hada Dhaw Ayan DhameeYy High school then Mrka Results ka Helo Ma XareySan Kara Wll 🥰🥰

    • @alizabeth8482
      @alizabeth8482 ปีที่แล้ว

      High school looma bahna walal waa inaad bachelor degree hesataa

  • @sabrinkhaliif8870
    @sabrinkhaliif8870 ปีที่แล้ว

    Wll aniguba waan Rabaa scholarship can you help me

  • @kaamil9022
    @kaamil9022 2 ปีที่แล้ว

    Wll deeqda wax barasho ee UK Ayaan raway in aan kaa waresto marka xag4e Kala soo xariiraa wll

  • @mohamudomar456
    @mohamudomar456 3 ปีที่แล้ว +2

    Walal passaport ma waajiba ba. Mise adoon passaport heysan waad apply gareynkadhaa

    • @yusufshire
      @yusufshire  3 ปีที่แล้ว

      Adon paspoort haysan waad apply garayn karta

  • @fardawsaxareed9158
    @fardawsaxareed9158 2 ปีที่แล้ว

    Anoo school dhignyo ma dirsan karaa scholarship

  • @ahmednurusman5791
    @ahmednurusman5791 2 ปีที่แล้ว +1

    Codkaga Kor uqaad brother

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 ปีที่แล้ว

      Armuu volume ku kaa gaabanyahay codku wa caadiye

  • @wakeupreality145
    @wakeupreality145 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxp codkaagu wuu hooseeyaa

    • @yusufshire
      @yusufshire  3 ปีที่แล้ว +1

      Haye waan habayn

  • @starawale867
    @starawale867 2 ปีที่แล้ว +2

    Thank you for your explanation .
    So when they sey (Find the right courses) what's mean , like there is no specific course which can we choice ,
    If I went to prepare pediatric resident can I?

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 ปีที่แล้ว

      Which scholarship are you thinking of
      Visit the university websites you can find further details

  • @Muuminacademy
    @Muuminacademy 2 ปีที่แล้ว

    Zxb scholarship 2022 ayaan rabaa inaan xaraysto sideen ku heli karaa.

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 ปีที่แล้ว

      Linkga raac wuu furanyahy

  • @abdullahimohamadshide271
    @abdullahimohamadshide271 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll mahadsanid aniga wali jamacdii maan dhaamyn sanadkaan ayy ii dhamanysaa marka continue student inaan ahy maan ku xaryn kara sida transcript.

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 ปีที่แล้ว

      Haa

    • @abdullahimohamadshide271
      @abdullahimohamadshide271 2 ปีที่แล้ว +1

      @@yusufshire yacnii waa caadi miyaa inaan transcript ku xareeyo midakale ielets ama tofel ma haysto maa caadi baa wll

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdullahimohamadshide271 chevening uma baahna Ielts jmacadaha aya u baahan hdhow

    • @abdullahimohamadshide271
      @abdullahimohamadshide271 2 ปีที่แล้ว

      @@yusufshire shukran wll qaali

  • @hayirsahal149
    @hayirsahal149 3 ปีที่แล้ว +6

    Thanks for you classifications. Imagine I applied three UK universities in my choice and I added the list of chevening portal. If I failed to any of them to get an offer but I get offer another University which is different ones I entered the chevening portal , may I change the previous one?

    • @abdirashidmohamedmuse717
      @abdirashidmohamedmuse717 3 ปีที่แล้ว +1

      Yes u can change it bro, at the interview time they will ask u weather u want to make some changes related to ur chosen universities.

    • @daacadyare321
      @daacadyare321 2 ปีที่แล้ว

      Zxp maiga caawineysaa maadaama aad xareesatat

  • @saphiekante9860
    @saphiekante9860 ปีที่แล้ว

    Why is not in english 😭😭😭😭

  • @abdihakinabdulkadir7263
    @abdihakinabdulkadir7263 3 ปีที่แล้ว +1

    Walal Waxaan Rabaa inan kuweydiiyo waxan joogaa Somali
    Marka soo la iigama Baahna Shahaadada IELTS, Qaabkeese ama sidee ku heli karaa Saxib?

    • @yusufshire
      @yusufshire  3 ปีที่แล้ว

      Wllo sanadki dhawayd la iskama baahnayn sanadkaan ma aqan wan so ogaan

  • @abdirahimaliadow234
    @abdirahimaliadow234 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc Wll, marka aan soo submit gareynayo shahaadadayda iyo transcriptga jaamacada, ma waxaa igu waajib ah inaan shaabada wasaaradda waxbarashada iyo wasaaradda A. Dibada aan soo Saaro?

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 ปีที่แล้ว

      Qasab maahan lkn wa jnay rasmi ahaata

  • @anazzaylicihussein3176
    @anazzaylicihussein3176 3 ปีที่แล้ว +1

    Use microphone plz🙏

  • @abdiazizmadari5066
    @abdiazizmadari5066 ปีที่แล้ว

    𝑺𝒙𝒃𝒐𝒘 𝒄𝒐𝒅𝒌𝒂𝒂𝒅𝒂 𝒉𝒐𝒐𝒔 🙄

  • @maxamuudmawelo7658
    @maxamuudmawelo7658 3 ปีที่แล้ว +1

    Laba su'aalood aan ku waydiiyo wll yusuf.
    1. Degree-ga layga baahan yahay kawaran hadaan jamacadaha dalka gudihiisa ee somalia aan ka baxay jamacadahaas ma layga ogalan karaa inan ku apply gareeyo mise wax shuruud ah oo kale ayaa laygu xidhaya??
    2. Kuliyadaha(facultys) badana master kooda laga helaa scholarshib-ka waa kuwee ma social science uun baa wll??

    • @yusufshire
      @yusufshire  3 ปีที่แล้ว +1

      wllo ardo dalka ku bartaa sanad kasta baxa waa ay aqbalin jmacadaha dalka
      kuliyadana postgrad.com eeg kuli waad ka heli social keli ah maahan

  • @AbdirashedMAbdi
    @AbdirashedMAbdi 2 ปีที่แล้ว

    Which websities to look at universities in the UK

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 ปีที่แล้ว

      Course finder Uk postgraduate

  • @Kamalkamal12347
    @Kamalkamal12347 2 ปีที่แล้ว

    Asc sxp yusuf waxan haysta shadada degree cafimad ah GB 3.04
    Luqadana xoog iskuma fiicnin ma applay kara ? Balse ma la igu xiraya eiltska

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 ปีที่แล้ว

      Stage kan IELTS chevening ku waydiin mayan lkn jmacadaha ayaa hdhow ku waydiinaya.

    • @Kamalkamal12347
      @Kamalkamal12347 2 ปีที่แล้ว

      @@yusufshire mar haday ku waydiinayan jamacadu sow lama odhna karo wa isku xidhantahay hada micnaha ka so gudubta kas ina kan lagugu xidhayo