SAFARKAYGII CHEVENING SCHOLARSHIP UK🇬🇧 PART 2 : ESSAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 45

  • @ahmedhassennur1292
    @ahmedhassennur1292 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad Yusuf shire runtii aad ayaad noocaawisay allaha ku xafido

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 ปีที่แล้ว +1

      Amin thanks wll

  • @enghassanmohamedelmi856
    @enghassanmohamedelmi856 3 ปีที่แล้ว +3

    1000 jeer mahadsanid xogta aad nala soo wadaageysis

  • @ahmedabdi4571
    @ahmedabdi4571 3 ปีที่แล้ว +2

    wow masha allh next level mahadi hakaa gaarto xogta qiimaha badan ee aad nala wadaagtay allaha ku barakeeyo wllo

  • @miski3389
    @miski3389 2 หลายเดือนก่อน +2

    Qodobo muhiim u arkay:
    1. Kala shaandhee wax qabadyadaada, khibradaada iyo shaqadaada
    2. Isku day inaad si qoto dheer u soo bandhigtid awoodaada hoggaamineed (Leadership) iyo saamaynta aad ku yeelatay dalkaaga/dadkaaga raacina tusaalayaal: Leadership essay
    3. Isku day inaad soo bandhigtid xirfadaada dhanka xiriirka (Relationship skills) raacina tusaalyaal cad cad.
    4. Caddee sababta aad u dooratay minxadan, UK, Jaamacadda iyo courses-ka. Waa in la arkaa sida ay kaaga go'antahay inaad ka dhabayso hadafkan muujisaana passion badan.
    5. Isku day inaad si cad u qeexdid qorshahaaga iyo sida ay ula xiriirka fursaddan. Haddii aad barnaamijkan ku guulaysato saamaynta aad ku yeelan doonto bulshadaada iyo waxa ay kugu soo kordhinayso.
    6. Akhri maqaalada ay dadka kale ka qoreen barnaamijkan, aad u baar tusaalayaal ku saabsan essays-ka lkn ha koobiyayn! Si daacad ah u qor xogtaada kana run sheeg!

  • @_araye1
    @_araye1 ปีที่แล้ว +1

    Thanks walaal

  • @ladanjama9119
    @ladanjama9119 3 ปีที่แล้ว +1

    jazaka allh habo horay u soco bulshada shaqo wayn baad u haysaa

  • @xasanjama8977
    @xasanjama8977 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid sxb sare qaybaha kalena waan sugaynaa shukran

    • @yusufshire
      @yusufshire  3 ปีที่แล้ว

      insha allh thanks

  • @mohamedfarah1326
    @mohamedfarah1326 3 ปีที่แล้ว +1

    Thank you very much very informative indeed jazaka allh

  • @husseinhassan976
    @husseinhassan976 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahey haka ajar siiyo walal

  • @Avacado.A
    @Avacado.A 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid mudane.👏🏻

  • @Bildhaan2020
    @Bildhaan2020 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wallaal Yusuf
    Su'aal baan inaan ku waydiiyo rabbaa
    Kolaya iska mashquul batahaya wallaal
    Facebook kaala hadlaya iimaad jawaabin dabcan.
    Su'aashayadu waa markaad leadership ka aan qorayo eeen sharaxayo Hogaamiye nimadayada horre
    Shahaado cadaymo ma la iwaydiinayaa hadhaw interview ga ah inaan Hogaamiye soo ahaa.
    Waxaan rajayanayaa inaad ii soo jawaabi Doontaa.

    • @yusufshire
      @yusufshire  3 ปีที่แล้ว

      may laguma waydiinayo

  • @saedabdi8431
    @saedabdi8431 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsnid bro

  • @akramportal.8831
    @akramportal.8831 10 หลายเดือนก่อน

    Asc wll Yusuf Shire miyaad nala wadaagi kartaa intaas oo information ah sida aad hal short essay ugu kulmisay. I really curious to know about that and if you can show me, I would really appreciate it.

  • @saadakahmed5316
    @saadakahmed5316 3 ปีที่แล้ว +1

    the most difficult and important part of chevining is easy, if u correct easy 80% you get it this scholarship
    hadaad easy ka saxdo waxkle waaad ka badbaaadi kartaaaaaaaaaaa ani ilaa 2 months ayaan ku rafa hayaaaaa ooo quri hayaaa

  • @ishow252
    @ishow252 3 ปีที่แล้ว +4

    Well explained, thanks for your effort, i got a question, i applied i wonder when the universities confirm your admission and what will if i dont get admission from any of the 3 universities that i chosen.

    • @yusufshire
      @yusufshire  3 ปีที่แล้ว +1

      Well thanks
      it depends on the university but it takes about 3 weeks. If you don’t get any university thats bad news but try to also apply other universities incase you make it to the interview stage they will give a chance to change some of your listed universities

  • @zudaysiahmed9521
    @zudaysiahmed9521 2 ปีที่แล้ว

    zxp yusuf ma jiraaa dad ama shirkado nga caawin karra processkan kol ad adiga nga caawiso wn buuxinaynaa shuruudaha lkn processka ayaa vcn in nalaga caawiyo

  • @fuad5428
    @fuad5428 2 ปีที่แล้ว +2

    Verification ama certificates miyaa lagaa rabaa marka leadership actions you achieved aad ka hadashid?

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 ปีที่แล้ว +1

      May wax proof ah lagu waydiin mayo

  • @filsanabdillahimuse8416
    @filsanabdillahimuse8416 2 ปีที่แล้ว

    Wll ma inad jamac offer ka hesha ba muhima markaas. Ba xaraynysa

  • @sabirinahmed8782
    @sabirinahmed8782 2 ปีที่แล้ว +1

    Marka jmacada laga dhameyo mesha daganasho mala si ogolanaya mise wll tas iga sojwaba tnx

    • @mohamedmumin957
      @mohamedmumin957 2 ปีที่แล้ว

      Mya waa inad dalkaga kusoo laabataa sharuudaha bay kamid tahay

  • @abdulkadiribnufarah1934
    @abdulkadiribnufarah1934 2 ปีที่แล้ว +1

    Zxb isku soo duuduub lacag inte leeg baa kaaga baxday safarkaga IYO scholarship ilaa IELTS

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 ปีที่แล้ว +1

      IELTS Ka uun ban 200$ ka baxshay waxa kale shilin ma bixin

    • @AhmedMohamed-tv4zt
      @AhmedMohamed-tv4zt 2 ปีที่แล้ว

      @@yusufshire xagaad ka samaysay sxb , waxa kaliya ee caqabada nagu ah weeyaane TOEFL & IELTS ?

  • @hodanhassan4394
    @hodanhassan4394 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll su.aal ayaan ku weydinaa waxan rabaa dugusi sare ayaa jogaa maxaresan karaa wll plz plz iga so jawb

    • @yusufshire
      @yusufshire  3 ปีที่แล้ว +1

      May abayo wa inu haysta qofki shahaado jmacadeed heerka 1 aad

    • @hodanhassan4394
      @hodanhassan4394 3 ปีที่แล้ว

      @@yusufshire shurkan wll mcn mid kale wan ku weydinaa UK sida kugu fududa lagu dagikaro ma isheegi kartaa wll wad mhadsnthy

  • @abdirahimabdullhi158
    @abdirahimabdullhi158 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxpw turkey maka baxday miss somalia visa halkey ka qadaty

    • @yusufshire
      @yusufshire  3 ปีที่แล้ว +1

      Turkey ban ka qaatay

    • @abdirahimabdullhi158
      @abdirahimabdullhi158 3 ปีที่แล้ว

      @@yusufshire will number kada whats app Ila wadag

  • @fardawsaxareed9158
    @fardawsaxareed9158 2 ปีที่แล้ว

    Leadership kan aad kuso celcelineyso ma fhmin wll

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 ปีที่แล้ว

      Waa warqad la rabo inaad kaga hadasho khibradaada hogaamineed