Hoodo Garays oo Qosolkii ka dhamaysay Reer Buuhoodle iyo Jawaabta ay u siday Abwaan Dawlad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 343

  • @siradm
    @siradm 3 ปีที่แล้ว +12

    Daraawiishta aan isir dhaanka ahayn ee wali calanka sida iyo Hoodo xulkaba aad ban u salaamayaa maasha Allah

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 3 ปีที่แล้ว

      Calankii cawadarane xaarka iskaga bii sii barooro soo barooro suuko

  • @mohaboqor4763
    @mohaboqor4763 3 ปีที่แล้ว +18

    Buhodle magalo mujahif from laascanod😍🇸🇴✅

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 3 ปีที่แล้ว +28

    Hooda.siman
    Haweenkoo.dhan bey.ugu Sareysaa
    Maasha Allaah
    Reer buhoodle
    Guri.Soomaliweyn.Wada leedahay.Dheh.
    Guuleysta

  • @safiaomer4732
    @safiaomer4732 3 ปีที่แล้ว +28

    Ilaahay masuul fiican haku siiyo isha cadawgana hakaa xafido

  • @aniisamahad3647
    @aniisamahad3647 3 ปีที่แล้ว +30

    Mnsha Allah quruxey kuso dhawow gobolkaga io waliba dadku jecel❤

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 3 ปีที่แล้ว +19

    Hooday hablaha maanta kacay waad ugu horaysaaye
    Halna kuma qaldine wakaa marag hor joogaaye
    Indhaha Aadamiga iyo walaal cadow kuma halaakayo
    Sengi halabtileeyey
    Dhamaan waan ku han waynahay
    Hanfi kacay, habaas buuxsamay
    Harada oon buuxin
    Haddii roob hareeraha ka da'o
    Loo hantaag badiye
    Adiguna hulaabsiga qurxoon
    Iyo haybad lagu saarye
    Buuhoodle howgii gobta oo aad hebed ku maalayso
    Haraha oo biyuhu buuxsameen
    Oo lagu haraad gooya
    Hoomaaliga baan kun hala lagugu haybsheene
    Allahayow Allahayow ninki kuba helaa
    Hoori noqonayne
    Afarta intaan ha'd ka degay
    Haybad ma u yeelay
    Ragbaan hadalka kala hawl gurin
    Hadhac ma qaadsiiyey
    Hartinimadu waa igu hibo hadal miyaan dhaafay?

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 3 ปีที่แล้ว +5

    Hoodo Garays
    waa gabadh sharaf leh masha allah . naagi waa dheg
    soo dhawoow inaabtii

  • @xayaat7716
    @xayaat7716 3 ปีที่แล้ว +11

    Mashallah Mashallah reer buuhoodle dadka bay igu raseeyaan iLahay ha idiin barakeeyo

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 3 ปีที่แล้ว +4

    Waaaaaaaw mashallah ilahey ha ku xiifdiyo Amin yaa Rabi from USA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤🌷🌷🌷🌷🌹🌹🌹

  • @subax5439
    @subax5439 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah tabarik allah hooda qurux badan soo dhawow

  • @suweydaqurux869
    @suweydaqurux869 2 ปีที่แล้ว +2

    Insha allh wad heli masuul fican xbbti from muqdusho🇸🇴🇸🇴👈

  • @kaltunjama8503
    @kaltunjama8503 3 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allha waa gabadh qaliya ilahay siyay sharaf iyo gesinimo

  • @nawaalcabdi2798
    @nawaalcabdi2798 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ' ilaahayow Masuul fiican kagayeel manta ba kii ku hantiyay Aamiin yaarab ' Masul fican Gabadh mudan ayad tahay o Qiima leh Rabi hayku kiin barakeyo wllo insha Allah🤲🤲 Hooday.❤❤❤❤❤❤❤👍👌

  • @salebanabdallah9405
    @salebanabdallah9405 3 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah gabadhani runti wagabadha Gabadhii Qarnigan

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 3 ปีที่แล้ว +10

    MASHALLAH ilahey ha ku xiifdiyo habo 🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💟

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma sha Allah Tabaraka Allah,
    Baaraka Allahu fiyk wlle

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 3 ปีที่แล้ว +9

    HOODO qof nool ...ilaahay haku xafido

  • @halimomohamed5387
    @halimomohamed5387 3 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah Hooda garey iLaahey ha ku barakeeyo wa gabr Somali wayn ah Alle cadowga ha kaa qabto

    • @saidsaidhasan3349
      @saidsaidhasan3349 3 ปีที่แล้ว

      Masha Allah mashA Allah masha allah

    • @rabitaloudaa32
      @rabitaloudaa32 3 ปีที่แล้ว

      Soomaali weyn maxaa la dhahaa kkkkkk

  • @nimo712
    @nimo712 3 ปีที่แล้ว +3

    Hooda sharaf you deserve everything walashey.farhad kunolow

  • @maryammoh1450
    @maryammoh1450 3 ปีที่แล้ว +9

    Maasha allaah hoodo geenyo illaahoow ku dhawr soo dhawoow waa gurigaa buuhoodle waan kugu soo casumaynaa marar badan ilxuni kuma aragto oo cadawgaa hajabo waa inan qiima badan illaahow kuxafid inbadan

  • @sadamsk3547
    @sadamsk3547 3 ปีที่แล้ว +29

    Hhhh hodo garays nolow wllo sidad muwadinada utahay ayan jeclahay

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 3 ปีที่แล้ว +3

    🙏🙏🙏Wwww maansha alaah hoodo gaRays dawlad waanku siinay ss ee soodhaweey🙏🙏🙏hadaan nhy umadii somaliyed❤️

  • @abdirashidmohamed1258
    @abdirashidmohamed1258 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha ALLAH...runti abwanka wad qancise si xikmad badan...ALLAH kakusharfo

  • @zuhaybkhadar090.2
    @zuhaybkhadar090.2 3 ปีที่แล้ว +9

    HooDo GaraYz wllhy waxYapo padaN oo WANAAGZAN isku darsataY mchallah

  • @arwaamuhammad111
    @arwaamuhammad111 3 ปีที่แล้ว +3

    Illahay ha xifdiyo gabadhan aqoonta iyo quruxda illahay siiyay

  • @xusenmaxmed1316
    @xusenmaxmed1316 3 ปีที่แล้ว +5

    Msh alh abwaanad hoodo waan ku heystaa runtii illh ku sharfo

  • @khadrasaleebanabdi5021
    @khadrasaleebanabdi5021 3 ปีที่แล้ว +7

    Msha alhaa darawishtiii dad boqortoyo💗💘

  • @khadijasamater7211
    @khadijasamater7211 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah walashey Hoodo Gayers afkaga caano geel lagu qabay🐪🐪🐪
    Wll il xun kuma aragto❤

  • @cabdimajiidbukhaari3910
    @cabdimajiidbukhaari3910 2 ปีที่แล้ว +4

    Maashaa allaah
    Ducadii alle wuu kuu aqbalay allena wuxuu kugu guuleeyay
    Inaad is calafsateen nin masuula oo kuu qalma
    Alle haisku kiin barakeeyo
    Wada jooga oo wad jira oo wad dhaqda

  • @hamdiabdi3544
    @hamdiabdi3544 3 ปีที่แล้ว +9

    Darawiish💙🥰🥰

  • @cajabfiqi
    @cajabfiqi 3 ปีที่แล้ว +1

    waa gabadh Somaliyeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Alle haku sharfo

  • @abdinurmahamed2948
    @abdinurmahamed2948 3 ปีที่แล้ว +9

    I love 💘 this girl mashaallah ❤ somali dhalad ah keep up sister

  • @buraale134
    @buraale134 3 ปีที่แล้ว +9

    Mashallah guul iyo gobanimo 🇸🇴💪🏿

  • @fadumoali620
    @fadumoali620 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allh weey heshe masuul fcn afkeeda Allah u aqbale hodo muuq dheer jambalaya kun mar huno

  • @nuuraabdulaahi3803
    @nuuraabdulaahi3803 3 ปีที่แล้ว +6

    Mnsha AlllAh mnsha Alllh

  • @jamalabdulrahman6997
    @jamalabdulrahman6997 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Hoodo Allah ha ku dhawro

  • @minaacabdiweli3121
    @minaacabdiweli3121 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah hodo manta waxay kumehersantahy wil darawisheed alx
    Guurkino nafarax gali hoda iyo saygeedu

  • @maryanhassan3042
    @maryanhassan3042 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah reer buhodle waa halkey ku dhiman. Waysay somaalinimada guulaysta

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah HooDo GaRays kusoo dhowoow HOYGII DaRaawiista buhodle
    Xaruntii laga hujuumey gaalkii sayncadaaga ahaa

  • @hassanmahamoud6489
    @hassanmahamoud6489 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah illahow caqligaaso kle gabdheheena wadasii,hooda garays allaha kusharfo

  • @saidali7233
    @saidali7233 3 ปีที่แล้ว +5

    Hoodo boqoradii haweenka aftahanad allah ha xifdiyo

    • @saidali7233
      @saidali7233 3 ปีที่แล้ว

      asc siduu abwaanku sheegay waa gabadh umada somaliyeed qadarin u hayaan waxan leeyahay iL iyo carab Allah ha kaa xijaabo

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 3 ปีที่แล้ว +7

    ماشاء الله❤❤❤❤❤❤🌟🌟🌟🌟🌟

  • @umomar2743
    @umomar2743 3 ปีที่แล้ว +8

    maashaa alaah quruxda soomaaliyeed hoodo soodhawooooow

  • @HodoAhmed07
    @HodoAhmed07 3 ปีที่แล้ว +15

    Mahadsanid Quruxleey Ku Soo dhowoow Daraawiishta ❤💋❤

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 3 ปีที่แล้ว

    Mama mia , che bellissima!
    Maashaa Allaah, dhiigii iyo maskaxdii Daraawiishta ayaa gabadhan ku dhexira oo ku dhexsocda: " GEENYADII MA GAABININ , MA GABLAMIN DARAAWIISHTII , MA GUN NOQON GABDHAHEENII,.." Ilaahay bey mahadi u sugnaatey oo iska leh.
    Waa gabay isku fuuqsaday jeceelka dalka iyo dadka Soomaaliyeed! Hoodo Qamareey , cadceedeey, Eebe ha ku xafido, xaasidka iyo cadawga Ummadda Soomaaliyeed ha jabiyo, oo ha dhinto, " ka naxoow nafta waa", Inshaa Allaah.

  • @nimohussein5418
    @nimohussein5418 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah waa abwaanadii geyiga soomaaliyeed ilaahay meel khayr qabta ku mari Walaale

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 3 ปีที่แล้ว +2

    ASC MASHALLAH NOOLOW MISS HOODO GARAYS ESHA IYO CAWRIDA IYO XAASIDIINTA ILLAHAY HA KA XIJAABO ILLAHAY HA KA DUWO😆 🙏🙏🙏

  • @hamzmo774
    @hamzmo774 3 ปีที่แล้ว +5

    Viva buhodle Viva somalia 🇸🇴 ♥

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 3 ปีที่แล้ว +5

    Mansha allah guuleysta reer inmderadey🇸🇴👌🙏🖐💕🇸🇴💕🇸🇴💞🇸🇴💕🇸🇴🙏🖐

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 3 ปีที่แล้ว +11

    Hooda garays gabadh goba ilaahay ha barakeeyo

    • @ah5023
      @ah5023 3 ปีที่แล้ว +1

      Haa waa gobtii ISAAQ WELIBA
      GARXAGIS ALLAH HA XAFDIYO MASHALLAH

  • @mohamedshire8747
    @mohamedshire8747 3 ปีที่แล้ว +7

    Mansha Allah waxba ka dhacay lkn Aniga suaaal baa itaagan hooodo weli xaaas maaha miyaa?

    • @degelkhayr
      @degelkhayr 3 ปีที่แล้ว

      May soo ayada ducada dalbaty

  • @massmass8300
    @massmass8300 3 ปีที่แล้ว +2

    maansha alaaah hoodo garays gabadh
    qaran 🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝

  • @ayahesse555
    @ayahesse555 2 ปีที่แล้ว

    Gob dadkii ahaa ee dunida kaso hadhay ba ku dhalaY Hoodoy✊✊

  • @yabaalcade4759
    @yabaalcade4759 3 ปีที่แล้ว

    Macadalaahiye jawaabtiisa waad siisay

  • @kanzagelinbacayn
    @kanzagelinbacayn 3 ปีที่แล้ว +5

    Fariid libaaxad ah.❤💋

  • @saadomahdi6976
    @saadomahdi6976 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah tabara kallaah ilahay janada ha ku geeyo 💓💓💓💓💓

  • @omergul4363
    @omergul4363 3 ปีที่แล้ว +1

    Horaa looyidhi jacayl indho,was,sidaas mashaa alla

  • @subax5439
    @subax5439 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah tabarik allah habalyo habalyo hooda welcome buuhoodle

  • @aminahusein8399
    @aminahusein8399 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah walaal waad heshay maanta masulfiicnahay

  • @nasrayuusufelmatan2258
    @nasrayuusufelmatan2258 3 ปีที่แล้ว +2

    AAMIIN MADAXSARE MASUUL KUFARAXAD GALIYA ILAALIYA SHARAFTAADA DAREENKAKA KUHADAQAA HOODA WAXAYTIRI

  • @c.nzakiecali1411
    @c.nzakiecali1411 3 ปีที่แล้ว

    M.a Allah wllshy mcn Allah ha ku siiyo masuul sare Ammin dhahaa somaliwayney 💞✌✌

  • @dhiirigaliyahanolosh6011
    @dhiirigaliyahanolosh6011 3 ปีที่แล้ว +4

    Hoodo alla haku sharfo

  • @sahraibrahim8039
    @sahraibrahim8039 3 ปีที่แล้ว +4

    Maansha allah hambayo hoodo 👏👏👏🇸🇴🇸🇴💞🌹💐🥰💕🤭💙🌺🥳👍

  • @abukarmohamud2661
    @abukarmohamud2661 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Allah dad u Hibo Ku maneeystay Allah ha iddin dhowro

  • @maryanhassan7386
    @maryanhassan7386 3 ปีที่แล้ว

    Alaha Ku xifdiyo hoodo alaah Ku xifdiyo from muqdisho

  • @haamudmohamed5115
    @haamudmohamed5115 3 ปีที่แล้ว +4

    ماشاء الله
    انتم الشعراء الوطن

  • @Dukaanka
    @Dukaanka 3 ปีที่แล้ว +6

    Geenyo Farasta la sheegaa waaba tan, waar inantu gobsanaa oo quruxsana, toloow xaas miyaa?

    • @caaisha71
      @caaisha71 3 ปีที่แล้ว +2

      May wa inan

    • @zamzamabdi5279
      @zamzamabdi5279 3 ปีที่แล้ว

      @@caaisha71 warr gurrsoo

  • @yasinalih6685
    @yasinalih6685 3 ปีที่แล้ว +1

    Quruxdii oo qof ah +gobtii sharaf iyo
    #hoodogares
    karamo adtaada ha ahaato😘

  • @barwaqobahjacooking3263
    @barwaqobahjacooking3263 2 ปีที่แล้ว

    Mash Allah mash Xabibti 👍👍👍👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️

  • @munamustafe3830
    @munamustafe3830 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah hoodo garays ilaahay Haku barakeeyo guur khayr qaba iyo awlaad Salix Hakugu arsaaqo waan jeclahay gabadha ilaahay ha jeclaado insha Allah

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 3 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah Walaashay Hooda Buuhoodle waa Magaalo Somaali wayn dad qaayo lahina degen yahiin Viva Somaliland

  • @nafisoabdimohamuud3925
    @nafisoabdimohamuud3925 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah❤❤❤

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 3 ปีที่แล้ว +12

    Hoodo waa somalidii asal ka hayd

  • @cabdirisaaqxuseen3281
    @cabdirisaaqxuseen3281 3 ปีที่แล้ว

    Manshalah ale haku xafido hodo garayas

  • @aliibrhim4573
    @aliibrhim4573 3 ปีที่แล้ว +1

    Maanshalah gabar somaliyeed

  • @abdifatahmoge7145
    @abdifatahmoge7145 3 ปีที่แล้ว +1

    M.A abwanad hodoo gareys walahi wanla dhacay tixda ey tirisay allaha ku dhowra

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 2 ปีที่แล้ว

    Gabadhaani waa wadaniyad soomaaliyed masha Allah barakallah way uqalantaa konton kun oo dollar is wax ka badanba.

  • @soojirefilms2163
    @soojirefilms2163 3 ปีที่แล้ว +14

    Hadaanu nahay daarood hoodo gareys waxaanu ka bixineynaa 100geel ah faras iyo qori ak47 ah abwaan dowlad baana guursanaya waaana isu dhaamatay

    • @safwanali1233
      @safwanali1233 3 ปีที่แล้ว +2

      Way diiday Sorry gabayga mad fahamine ku cesho😂😂😂

    • @Ayaan_wadaani
      @Ayaan_wadaani 3 ปีที่แล้ว +2

      Masha allah 100 ka halaad Qori iyo Farazba waa kuwii ay asalka uu ahayeen ee laga bixiin jirayee. Ku soo dar Faraskaan Ducaadaana weynuu Raciin

    • @fatumali4500
      @fatumali4500 3 ปีที่แล้ว

      @@safwanali1233 adigu xageed ukala karaysay waa laysku dhslaalee gabadha dhulbahantaa iska leh insha allah

    • @hamsahhussein4029
      @hamsahhussein4029 3 ปีที่แล้ว

      Caac iska hadle Ina higir

    • @safwanali1233
      @safwanali1233 3 ปีที่แล้ว

      @@fatumali4500 hhh ani jwbteeda le sheegy yaqe😉

  • @muxudiincali4491
    @muxudiincali4491 3 ปีที่แล้ว

    Wlshy nambar kaaga iisoo qor ama fur wada sheekeysiga ti tokga

  • @maryammoh1450
    @maryammoh1450 3 ปีที่แล้ว +1

    Waar waa xidig inantani masha allaah tabaaraka raxmaan allaahu akbar

  • @MyPhone-kh6mu
    @MyPhone-kh6mu 3 ปีที่แล้ว +6

    hhhhh masha.allaah afkaaka caano laku qabay abayo macando waan ku jeclahay waxatahay kabar fiican wiilga waa wiil wanagsan guuleeso

  • @maxamedcalixasan9233
    @maxamedcalixasan9233 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah hoodo garays muwadimad somaliyeed

  • @shukrimaxamud7191
    @shukrimaxamud7191 3 ปีที่แล้ว +6

    Maash allh maash alllh maash allh ❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏

  • @deeqocalibadiirloyf9094
    @deeqocalibadiirloyf9094 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah hoodo quruxley

  • @abdiguled8200
    @abdiguled8200 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah wa Ga dhhi gayanka ha. Waylay habaryoniis

  • @IkraanSubeer-lg3dm
    @IkraanSubeer-lg3dm ปีที่แล้ว

    manshalah hoodo garayis iyo gobolkayi buuboodle madaxay isarantahay

  • @omararale7962
    @omararale7962 3 ปีที่แล้ว +1

    We 😘💕 Hoodo

  • @maryanhassan7386
    @maryanhassan7386 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah afkaada caano lagu qabay hoodo caday

  • @ahmedsharmarke9454
    @ahmedsharmarke9454 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah waxaan oran garaa Oo kaliya AMIIIIIN

  • @ugaasoinaahmed6835
    @ugaasoinaahmed6835 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah gbr aad ufcn Allah hakusharfo

  • @muusehassan9084
    @muusehassan9084 3 ปีที่แล้ว +8

    hodan waa abwaanad haldoor ah

  • @halimah7164
    @halimah7164 3 ปีที่แล้ว +9

    Allaha kuu calfo haduu khayr kuu leeyahay gabadh qiimo leh baad tahay

  • @apdikaafiajzamiir5184
    @apdikaafiajzamiir5184 3 ปีที่แล้ว +2

    M A keep going hoda simqn

  • @babunabdan8063
    @babunabdan8063 3 ปีที่แล้ว

    Maash Alaah ale Haku xafido walaal

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah abwaanad

  • @amaladen7464
    @amaladen7464 3 ปีที่แล้ว +1

    Alla ha noo ka xafido boqoradeena ayaad tahay qaali

  • @afrahafrah6819
    @afrahafrah6819 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah hodo siiman geeyab waada tahay dhiigi somalid kugu jiira alle noxafadi gabadh yaga

  • @samsamabdi6394
    @samsamabdi6394 3 ปีที่แล้ว

    Guuuuuuuuuul hodo garasey

  • @nuromarbagsi9148
    @nuromarbagsi9148 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah geesiyad geesi dhalay
    Noolow walal